Saturday, August 27, 2011

QARAMI HEESO HORE II KOSHIN OTHERS































sIDA HARA DHIMANO
BIYO GALAC KA LEEYIN
GEESANA DOOGIYO UBAX IS GAADHEEN
LAGA GUURIN WALIGEEDO WAXAD TAHAY GADEEDII
SIDA GALOW CADCEEDIYO GODKA LAGU GAMIBIYEE
GABAN MAAYO ANIGUYEE WEY IS GUURSANEYNA
ADNA GACLADEEYDAA AYNU GURI YEGLEELNEE GEESTAADA ILA QABO

SIDA GEENYO UGUBOO GEESI RABEYSATOO
GAYIGOO BARWAAQO NAQAA QUURSANEYSAA
OO GAAJO ARAGOO GALABTII LA DAAWADO
WAXAD TAHAY GABDHEERIYE WAXAD
WAXAD GURI KU LEEDAHAY HALBOWLAA GUBTIISIYO
WADNAHA GARARKIISIYO

ADNA GACLADEEYDAA GEESTAADA ILA QABO
ADNA GACLADEEYDAA AYNU GURI YEGLEELNEE GEESTAADA ILA QABO

ADNA GACLADEEYDAA AYNU GURI YEGLEELNEE GEESTAADA ILA QABO

No comments:

Blog Archive