Monday, September 5, 2011

HEESO QAARAAMIYA MIXED




HIBOOY AMBA WAAN KU HAYBINAYAA EEE
INAABTI MA II HANWEYNTAHAYE


HIBOOY AMBA WAAN KU HAYBINAYAA EEE
INAABTI MA II HANWEYNTAHAYE


HUBAAL AWAADAA
CISHIQIGAN IHAYAAA HAHAA
HEDYDUU JARAA
NU HALISAHAYEE


HARAAD NIN QABAA BIYO MA HUUDHEE
MAXAA SOO MARAY ABAALKEYGAYE


=====
wEYNOW WAX LAGAAMAA WAAY JIRINEE
WANAAG I XIGSII WAXYEELADEE

MUDAAN UBAXEEYEE KU EEGANAYEE
HADMAAD I ANFACEE ADUUNYADEE

WADADA BARIYEE
KU WEHESHADAYEE
wARKIYO HEYGA GOYN
WARAQAHA EE

WARKIYO HEYGA GOYN WARAQAHEE (3)

ISKAASIIYO SI KULA NOQOTEE
WANKU SAMRAYAA YEE NABSIGAA SIDEE

3WANKU SAMRAYAA
NABSIGAA SIDEE


CAKUYEE BARSHADA BADHBAA CUDUURE
CISHADAAN KU ARKAAN BARTAN I NAANBTOOY WAAN CIIL KAANBIYA CODKEYGIYEE

Agagaarka wadnaha hadaadan ku oo aqonteeydu erey ma keenteen
Asluub badanay amaan badanaey
sidii ubuxii udgoon badanee
Waxaan idiley ku oon bixilaa
Adoo idiley aroos ila gala
Adigoo idiley oorideyda noqdoo ubad dhala
Idwaad quruxeey

Ilhaanta tixeyga hadaadan ku ool agoonteydu erey makeenteen
Asluub badanay amaan badanaey
sidii ubuxii udgoon badanee
Waxaan idiley ku oon bixilaa
Adoo idiley aroos ila gala
Adigoo idiley oorideyda noqdoo ubad dhala
Idwaad quruxeey



























































No comments:

Blog Archive