Tuesday, September 13, 2011




Xaflad Lagu Taageerayo Maamulka Golol Mudug State Oo Ka Dhacday Nairobi .
16 June, 2011 12:13:00 cammaara

Gabagabdii Munaasabada ayaa waxaa madasha ka hadlayay Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada Golol Mudug State Mudane Bashiir Maxamed Cali, kaas oo ugu baaqay masuuliyiinta Maamulka Golol Mudug in xiriir dhaw ay layeeshaan DKMG ee Somaliya ,Maamulka Culimaa,udiinka Ahlu Sunna,iyo maamulada dariska la ah ee Putland iyo Galmudug.





Ujeedka Xafladan ayaa aheyd sidii taageero baaxad weyn loogu muujin lahaa maamulka cusub ee Golol Mudug State oo 25 –kii bishii hore loogu dhawaaqay isla magaaladatan Nairobi




Xafladan soo dhaweynta aheyd ayaa waxaa soo qaban qabanqaabiyay Jaaliyada Golol Mudug State ee ku dhaqan dalka Kenya.

QORE BY BURCI YARE

http://cammaara.ca/index.php?news=121

No comments:

Blog Archive