Friday, May 4, 2012

HEESO QARAMI AH SOMALI XUL AH KABAN



http://www.dhagaweyne.com/Tubeec.html

http://maalmo.com/hees/m/mohamed-ahmed-kuluc_dadnimada.html

BAXSAN IYO MAXAMED YUSUF
http://maalmo.com/hees/artist/m/mahamed-yuusuf


AXMED GACEYTE DULMIGA

http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_dulmiga-version.html



http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_dulmiga-version-2.html

http://maalmo.com/hees/d/diiyow-hidii_diiyoy-hidii.html



Baydka Koobaad



waxay dani keentiyo

kalgacal baa ila durkoo

dad iyo duunyaba ka go’ay



waxbaa daris ila noqdee

dugaagaan weheshadaa

dul meerayaa kaymahoo



halkaad iga daydaydiyo

halkan heedhe heedhe

halkaan dagay kala durkee



ilaahbaa deeq baxshee

dulmiga caashaqa ka daa

digashada caashaqa ka daa



Baydka Labbaad

anoon dooda iyo deeqda

dagaal layga badinahayn

dareenkayga waad ogtoo



jacylbaan la doodayaa

bal sheeg danbigaa wax qabba

dib u raac sheekada dadkoo



halkaad iga daydaydiyo

halkan haye haye

halkaan dagay kala durkee



ilaahbaa deeq baxshee

dulmiga caashaqa kadaa

digasahada caashaqa ka daa


Waxaan tagay shabcaantii


Markii aad shib iga tidhi

shalaadkaygi diide

shaydaanka raacde

adiguna shabeelkiyo

Shaashlaha libaaxiyo

bahalaha shuraaka ah

la shakaalan caashaqa

la shufbeelay hawlaha



Fadlan dhameestirka heestaa inoo soo dir hadii aad awoodo

Inaan wali ku jecelahay

inkastoo warkeyguba

waabey qadhaadhiyo

warmo kaaga daran yahay

waxad dhigatey yaablee

hadaan anigu wacanahay

weedhaada kaama helo

iyamaa wardheeriyo

kii wabi kasoo gala

ama badaha waaweyn

adaan kaa wereystaa

inaan wali ku jecelahay

waydii dadkaba qaar



inkastoonan waayahan

wajigaaga imanoo

wadadiina soo marin

walaacaagii kama tagin

wadanaha jirkeygoo

sidaad igu weyn tahay

markaad wada jirkeenii

iyo weheshi diidaan

ana kali wareegoo

wasiisi baan ku maqanahe

inaan wali ku jecelahay

waydii dadkaba qaar



inta waqalka caashaqu

waagiyo habeenkii

wadnahaygan ka onkodo

ee aad wardiga iyo

igu eeginba quraan

waxay aniga igu tahay

aduunyada wareegtiyo

inta wacan ku nool dumar

ee weyne uumey

adaan kaa wareystaa

inaan wali ku jecelahay

waydii dadkaba qaar



http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_hees-11.html



http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_hees-1.html




http://maalmo.com/hees/m/mohamed-mooge_shacbaan.html
http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_dulmiga-version.html


http://maalmo.com/hees/h/halimo-khalif-magool_isma-aan-naqaanee.html


http://maalmo.com/hees/f/fartuun-ahmed-birimo_qaraami.html

FARTUUN /JUBA QARAMI BAL KAALAY














HEESTA.COM






































Uma Qalantid Caashaqa Cumar Shooli









Gaaywarow Fanka iyo Suugaanta Geesguud com























FAYSAL CUMAR MUSHTEEG

http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=235





Halkan ka dhageyso heesaha Faysal Cumar Mushteeg

http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=235 
7





daganeey

damaam

dugsi

gal saxar

ha derderin arlada

ha igabin

haka tagin arlada

lacageey lacageey

liilalaw macaaney


http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=235


No comments:

Blog Archive