Monday, July 16, 2012

Hees Somali - Amina Farax (Qarami)

Hees Somali - Amina Farax (Qarami)
http://youtu.be/n1spEiFWTuo

BARBAARTII HORE IYO BANAADKII

HA BAARBAARIN BARI SAMAADKII,

HADDII AAN DHAAWACAAGA U DHIMAN WAAYO,

DHMAAN WAXAAN LA DHUUBNAHAYE,

BURKABA BAHAL HOOSE KAMA FILANE,

BAYR BAYRKII DAMBAAN BARAARUGAYE,

IN A ADEERTU WEY ISU OOYI JIRTEE,?

DHARAARTAAN IBTILOOBAY AWGAA,

AXHXHX MAAD ORAN OOHINTEYDIIYE,

amina farah


amina farah garad

No comments:

Blog Archive