Sunday, August 26, 2012

CAYDIID IYO Jen. Morgan "Waa Dagaal Daarood iyo Hawiye" DAGAALADII KISMAYO

Sano ayaa ka soo wareegtay Dacdadaan hada aad Daawaneysaan, waxaana moodaa in ay ku xirmeyso mida Maantay taagan. Shalay Morgan iyo Gabyoow, maantay Gaandi iyo Faroole.




Kudhawaad 30 Sano ayaa Soomaalida waxaa dhexmaray Dagaal iyo Dood aan horay Taariikhdood usoo marin. Keydmedia ujeedadeedu ma ahan inee Tiraahdo Qoladaas ayaa Qaldaneed, Qoladaas ayaa Saxsaneed, ee ula jeedadu waxey tahay oo kaliyah in ey idiin soo gudbiso Maalintaas, Goobtaas wixii ka dhacay iyo sida ey wax u dhaceen. Mid ka xanaaqa iyo Mid ku farxaba waa Dhacdo Taariikhda Soomaaliyeed maalin soo martay.

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo "Saas baa la yiri" oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la'isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.


http://www.keydmedia.net
http://www.facebook.com/Keydmedia
http://www.youtube.com/Keydmedia
http://www.twitter.com/Keydmedia





General M. Farrah Aidid & Ambassador M. Sahnoun Speaking to the Somalis - 1992 

No comments:

Blog Archive