Tuesday, October 23, 2012

Kaban Cusub Maalmo .com Fiska



http://maalmo.com/hees/a/abdalle-sagsaag_geelaa-markuu-dararan-yahay.html


http://maalmo.com/hees/s/sulfa_gedi-shambow.html

Gamuunkii soo gantidaa


Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye

Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleesahaayee



Lyrics by Maalmo.com

Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo

Gurbaankaan Ow geedi shambow

Lagu guurihaayee lagu guurihaaye



Geedba geedka ka ween

Sida loo gontoo Adaa garataaye

Goshaan minaad gashid oo alla waa gariiraa



Gabayga yeeraayow Gorxaan baxaayo iyo

Gurbaankaan Ow geedi shambow

Lagu guurihaayee lagu guurihaaye







http://maalmo.com/hees/f/farhia-fiska_cishqi-4.html
Sida ayro geelo

ilmahayda waydaan

Waan kugu ololayaa ma ogtahay?



Lyrics by Maalmo.com

Axdigeenu dhiganiyo

Arimaha dhaxdeena

Marna ha iloobin aboowe



Aduunyada dhamaanteeda

Inta joogta

Adaan kaa arkoodoo

Naftu ku ogalaatee



Waxaan kugu aqoonsaday

Ay kugu amaanayaa

Indho garad inaa tahay



Aragaa oo qura

kuma iibsadeen aduunyada



Aniguba jacaylka ?? adigaa

Inoo araxda iga galay ma ogtahay



Maalin taan ku caashaqay

ereygaad itiray baa

uurka iga yaali weli Aboowe



Aduunyada dhamaanteeda

inta joogta

Adaan kaa arkoodoo

Naftu ku ogalaatee



Waxaan kugu aqoonsaday

Ay kugu amaanayaa

Indho garad inaa tahay



Aragaa oo qura

kuma iibsadeen aduunyada





  1. Iga mudan---http://maalmo.com/hees/f/fiska-kaban-f_iga-mudan-3.html












Ka joog – Kaban



Iga mudan F- Fiska


http://maalmo.com/hees/f/fiska-kaban-f_iga-mudan-3.html

Niyadu Meeshay rabtaa---F- Fiska



Garasho     F- Fiska




http://maalmo.com/hees/f/fiska-kaban-f_garasho-2.html



Maandeeq
http://maalmo.com/hees/c/cabdilaahi-qarshe_maandeeq.html



http://maalmo.com/hees/k/khadra-dahir_ka-joog-kaban.html

Ma ogtahay



http://maalmo.com/hees/k/khadra-dahir_ka-joog-kaban.html


Hadii dhagta ruux la jaro


daloolku wuu joogayaa

jaleelada geed ku yaal

midhaha laga jalamsadaa.



Lyrics by Maalmo.com

Jiriyo hada jooguhuba

aadmigu way is jiidhayaan

hadana laba jacayl dhexyaal

sinama uma kala jarmaan

ka joog war hooy ka joog

waxbaa jire ee ka joog

ha jiidhin caashaqa ee ka joog



Hadaad jees adag adigu tahay

dadkaa jaar nimada jecel

jidgooyada loo ma dhigo

halkuu qalbigaagu jiro



Indhaha soo jeedayoo

jidhkaa i dubaaxiyee

ileen kama jiifsan karo

jacalyku waa ba’anyahee



Ka joog war hooy ka joog

waxbaa jire ee ka joog

ha jiidhin caashaqa ee ka joog





Galeyr by Abdikadir Bagaag

Rako by Mohamed Mooge

Arooskiina by Hassan Aden Samatar

Soo dumarba by Omar Dhuule 'Cumar'



--------------------------------------------------------------------------------












































Sida ayro geelo

ilmahayda waydaan

Waan kugu ololayaa ma ogtahay?



Lyrics by Maalmo.com

Axdigeenu dhiganiyo

Arimaha dhaxdeena

Marna ha iloobin aboowe



Aduunyada dhamaanteeda

Inta joogta

Adaan kaa arkoodoo

Naftu ku ogalaatee



Waxaan kugu aqoonsaday

Ay kugu amaanayaa

Indho garad inaa tahay



Aragaa oo qura

kuma iibsadeen aduunyada



Aniguba jacaylka ?? adigaa

Inoo araxda iga galay ma ogtahay



Maalin taan ku caashaqay

ereygaad itiray baa

uurka iga yaali weli Aboowe



Aduunyada dhamaanteeda

inta joogta

Adaan kaa arkoodoo

Naftu ku ogalaatee



Waxaan kugu aqoonsaday

Ay kugu amaanayaa

Indho garad inaa tahay



Aragaa oo qura

kuma iibsadeen aduunyada















Ka joog – Kaban







http://maalmo.com/hees/k/khadra-dahir_ka-joog-kaban.html



http://maalmo.com/hees/s/shey-mire-dacar_sida-meel-tigadlo.html



Sida meel tigad loo


tusku uu ku hooroo



Lyrics by Maalmo.com

Duunyaduu ku tarantoo

Todabaad xareediyo

togoganu hoganayaa

kuu soo tusmeeyee



Tii kali ahaydee

Togashadaa indhaha

Nuurka u taraysee

Qalbigaa ku tabayee



Tumahii awaariyo

Laba dhibic toos caheeriyo

Tartarada bulaalo

todobo toos u soo baxay

Ubax kaaga taagee



Quurux loogu tabayiyee

Ana waxaan ku taamaa

Talo inaan wadaagnaa

Ila tiiri caashaqa



Yaynaan noqon tabtoodii

Kuwii tuuray jacaylkee

tarkiisii gooyee shan shan ka tuuree



Kani waa mid toosoo

Tashi kaa maqlaayoo kaltrii ahayne



Taaganoo dhaqaaqinoo

Inaga tagayninee

Tiir ma uqataminaa



Talo ma u samynaa

Ubax ma utalaalnaa

Taariikh ma u xariiqnaa



Tiintaa ma ushalanaa

Timiir maugu maydhnaa



Waxba yaanan ku tumanoo

Heesta ila taraarixinee

Inaan tasayn baan ku soo tabiyay heeskee





Isma aan naqaanee by Halimo Khalif Magool

Nin Jeeb madhan by Ahmed Yasiin Digfeer

Dadka Ha Iska Weyneyn by Mohamed Mooge

Afka lagamasheegto by Khadra Dahir



--------------------------------------------------------------------------------















http://www.dhagaweyne.com/Tubeec.html









http://maalmo.com/hees/m/mohamed-ahmed-kuluc_dadnimada.html









BAXSAN IYO MAXAMED YUSUF



http://maalmo.com/hees/artist/m/mahamed-yuusuf















AXMED GACEYTE DULMIGA









http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_dulmiga-version.html





















http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_dulmiga-version-2.html









http://maalmo.com/hees/d/diiyow-hidii_diiyoy-hidii.html





















Baydka Koobaad





















waxay dani keentiyo









kalgacal baa ila durkoo









dad iyo duunyaba ka go’ay





















waxbaa daris ila noqdee









dugaagaan weheshadaa









dul meerayaa kaymahoo





















halkaad iga daydaydiyo









halkan heedhe heedhe









halkaan dagay kala durkee





















ilaahbaa deeq baxshee









dulmiga caashaqa ka daa









digashada caashaqa ka daa





















Baydka Labbaad









anoon dooda iyo deeqda









dagaal layga badinahayn









dareenkayga waad ogtoo





















jacylbaan la doodayaa









bal sheeg danbigaa wax qabba









dib u raac sheekada dadkoo





















halkaad iga daydaydiyo









halkan haye haye









halkaan dagay kala durkee





















ilaahbaa deeq baxshee









dulmiga caashaqa kadaa









digasahada caashaqa ka daa















Waxaan tagay shabcaantii















Markii aad shib iga tidhi









shalaadkaygi diide









shaydaanka raacde









adiguna shabeelkiyo









Shaashlaha libaaxiyo









bahalaha shuraaka ah









la shakaalan caashaqa









la shufbeelay hawlaha





















Fadlan dhameestirka heestaa inoo soo dir hadii aad awoodo









Inaan wali ku jecelahay









inkastoo warkeyguba









waabey qadhaadhiyo









warmo kaaga daran yahay









waxad dhigatey yaablee









hadaan anigu wacanahay









weedhaada kaama helo









iyamaa wardheeriyo









kii wabi kasoo gala









ama badaha waaweyn









adaan kaa wereystaa









inaan wali ku jecelahay









waydii dadkaba qaar





















inkastoonan waayahan









wajigaaga imanoo









wadadiina soo marin









walaacaagii kama tagin









wadanaha jirkeygoo









sidaad igu weyn tahay









markaad wada jirkeenii









iyo weheshi diidaan









ana kali wareegoo









wasiisi baan ku maqanahe









inaan wali ku jecelahay









waydii dadkaba qaar





















inta waqalka caashaqu









waagiyo habeenkii









wadnahaygan ka onkodo









ee aad wardiga iyo









igu eeginba quraan









waxay aniga igu tahay









aduunyada wareegtiyo









inta wacan ku nool dumar









ee weyne uumey









adaan kaa wareystaa









inaan wali ku jecelahay









waydii dadkaba qaar





















http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_hees-11.html





















http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_hees-1.html



























http://maalmo.com/hees/m/mohamed-mooge_shacbaan.html



http://maalmo.com/hees/a/ahmed-gacayte_dulmiga-version.html















http://maalmo.com/hees/h/halimo-khalif-magool_isma-aan-naqaanee.html



















http://maalmo.com/hees/f/fartuun-ahmed-birimo_qaraami.html









FARTUUN /JUBA QARAMI BAL KAALAY























































































HEESTA.COM







































































































































































































































Uma Qalantid Caashaqa Cumar Shooli

























































Gaaywarow Fanka iyo Suugaanta Geesguud com













































































































































FAYSAL CUMAR MUSHTEEG









http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=235

































Halkan ka dhageyso heesaha Faysal Cumar Mushteeg









http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=235



7





































daganeey









damaam









dugsi









gal saxar









ha derderin arlada









ha igabin









haka tagin arlada









lacageey lacageey









liilalaw macaaney















http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=235























No comments:

Blog Archive