tag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post5432081379515552772..comments2024-03-19T16:57:45.885-07:00Comments on The Somali Dir Clan's History: Codka Beesha Direed: HISTORY OF AHMED IBRAHIM QAZI AHMED GUREY THE DIR GENERALUnknownnoreply@blogger.comBlogger8125tag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-5909441968205272012018-03-27T01:23:25.748-07:002018-03-27T01:23:25.748-07:00Waal Bal amuurtan eega! Halkee ayuu kaga qoranyaha...Waal Bal amuurtan eega! Halkee ayuu kaga qoranyahay buuga Ahmed gurey waa soomalli, maxaa la iska wanjalayaa.<br />Qabiilada sheeganaya waa qabaail aan taarikh lahyn oo raba in ay iksusoo shaacsaraan.<br />Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-12219265152749720492017-02-25T00:44:28.835-08:002017-02-25T00:44:28.835-08:00Kawaran ninkaan aad qolo qolo iyo RER hebel isugu ...Kawaran ninkaan aad qolo qolo iyo RER hebel isugu hesataan,, waxaa idinku heesato taariikhdiisa iyo somali nimodiisa idin diiday oromda iyo harar ta iyo itoopiyaan kaa??? INTA isku sii jeedaan aya taariikhdiina la idin ka xaday , somaali maryooleey waligiin sidaana idinku ogahay!!!Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-91680995342395911022017-02-25T00:43:01.522-08:002017-02-25T00:43:01.522-08:00Kawaran ninkaan aad qolo qolo iyo RER hebel isugu ...Kawaran ninkaan aad qolo qolo iyo RER hebel isugu hesataan,, waxaa idinku heesato taariikhdiisa iyo somali nimodiisa idin diiday oromda iyo harar ta iyo itoopiyaan kaa??? INTA isku sii jeedaan aya taariikhdiina la idin ka xaday , somaali maryooleey waligiin sidaana idinku ogahay!!!Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-26969392593079914722017-02-25T00:40:58.883-08:002017-02-25T00:40:58.883-08:00This comment has been removed by the author.Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-55440780806442743652015-11-26T16:33:10.449-08:002015-11-26T16:33:10.449-08:00Tan kale ee jaarso iyo geri koombe , anigu waxan u...Tan kale ee jaarso iyo geri koombe , anigu waxan u arkaa in labadaa reer lahaayeen xidhiidh dheer , isla markaana si xun loo farsiray waayahan danbe , waxase wanaag sanaan lahayd in la soo celiyo heshiisyadii iyo wada noolaashadii geri iyo jaarso, waayo cuqdadu ma fiicna , waa laba reer oo wada dega , taariikh dheerna wada leh, uma arko in dagaalo yar oo dhacay ay tirtiri karaan taaariikhda dheer ee geri koombe iyo jaarso, waayo labadaa reer waxa ay ahaayeen laba reer ee dhamaan umada somaliyed ay ka heli jireen hadhuudhka , la aantoodna gaayo ayay dad badani u dhiman lahaayeen. alow dadka is jeclaysii oo ka dhex saar cadifada iyo waxa aan umada u fiicnayn<br />aaminAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/15456941070880677239noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-61385990747549145362015-11-26T16:29:48.460-08:002015-11-26T16:29:48.460-08:00Waxa aad u cajiba marka runta layska dhega tiro si...Waxa aad u cajiba marka runta layska dhega tiro sida ku taala futuuhal habash , garaadka geri koombe wuxu u talin jiray dhamaan Somali isaga oo ay ciidanka axmed gurey u badnaayen geri koombe , dir iyo qabiilo kale , mida kale sida ay ku qoran tahay buuga the first footsteps in east Africa oo uu qoray Richard Bolton wuxu kuu cadeynayaa sida uu garaadku u tagi jiray herar iyo sida damaashaad logu samayn jiray, marka hadii amiir nuur oo ahaa abaandulaha axmed gurey ahaa mareexaan , mar hadii gaaraadka gerigu dhamaan Somali waqtigaas u talin jiray , waxa yaab ah sida ay Somali taariikhdeeda u diidayso. Waa taariikh cad. iska da wax kale oo Garaadka geri koombe wuxu amray dadkii uu u talin jiray in ayna bixin GIBIRKA AMA CASHUURTA ,, taas oo markii danbe xabashidu adeegsatay madaafiic oo arliga Somali galbeed looga yaqaano WAAGII KANOONIGII.. ILAHAY HA IDINKA SAARO CUQDADA , LAAKIN TAAARIIHDA BEEN HA KA SHEEGINAAnonymoushttps://www.blogger.com/profile/15456941070880677239noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-57033440009743903122015-11-14T15:51:33.416-08:002015-11-14T15:51:33.416-08:00Soomaalidu wax walba way isku qabsadaan lkn xaqiiq...Soomaalidu wax walba way isku qabsadaan lkn xaqiiqadu waxay tahay imam axmed guray wuxuu ahaa sheekaash wuxuuna kamid yahay awlaadii sheekh cumar al ridaa ama sheekh faqiih cumar ibnu shamsudiin. Shariif yuusuf kawnayna wuxu ahaa awawgii oo hooyadii shariifo dhalay taariilhdan waxaa laga helayaa harar museum qofkii ubaahan. Waxaana qirayaa oo aan taageersanahay inta badan qoraalkan kor ku xusab qof wax badan og ayaa qoray balse woxogaa sixid ah ayuu ubaahanyahay. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/03401005175582159648noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-664890954748781340.post-16470492563367835622011-07-24T03:08:39.691-07:002011-07-24T03:08:39.691-07:00waxaan qabaa inay tahay wax lala yaabo inay daaroo...waxaan qabaa inay tahay wax lala yaabo inay daaroodku sheegtaan inuu axmed guray iyaga ka dhashay. ha sheegtaan ma xumee lkn waxaa is waydiin mudan axmed guray halkuu ku dhashay halkeese ayuu ka hawl gali jiray ? kolay cid kasta way og tahay halkuu ka dhashay iyo meeshuu ka hawli gali jiray meelahaas oo dhana ma ahin meelo ay ku nool yihiin beeshan daaroodka ah ee aan walaalaha nahay mida labaad goormuu darood yimid in la is waydiiso saw ma wacna gobolka hararge ama jigjiga ka celi ilaa kor u celi wakhtigii uu yimid daarood waa la og yahay mida labaad Darood waxaa ugu soo dhaw dhulkan uu axmed gurey ku dhashay ama ka hawl gali jiray beesha yar ee la dhaho GERI taasina wakhtigii ay yimaadeen waala ogaa dhulkan iyo magantii ay siisay beesha jaarso oo soo dajisay dhulkeeda inkastooy jiraan qabiilo kale oo darood ah misena aad u tiro yarjaarsohttps://www.blogger.com/profile/02040987837568550404noreply@blogger.com