THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Pages
▼
Monday, November 19, 2012
XAFLADII REER AWDAL WACDARO KA DHIGTAY DJIBOUTI PART 1
Dharaariba waa dharaar
Wadharaartii aad i dhigatee
Aan ku dhaarsadee yaanse kula dhigi
Dhankaan kaa xigo inayna
Dhaxan iyo dhiilo kaaga soo dhicin
Loo dhan yahan yoo laysku dhaarsaday? Awdal State + Djibouti = Guul
Fanaaniinta Awdal State ayaa xaflad wadajira u sameeyey Ismacil Cumar Gele iy Madaxweynaha Awdal State Mudane Rashid Aw. Nuur Xirsi