THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Pages
Wednesday, August 31, 2022
Suldanada Samaroon Siciid: Odeeyaasha Gadabuursi Dir Oo Sheegay, Isaaq Daarood Wexey Arki Jireen Isagoo Kaligii Dagalamaya, Isaaq Bah Gooni Maaha Waa Nin Direed Oo Mahe Dir Ah Hadii Dagaal Dhaco Gadabuursi Iyo Ciise Iyo Qaarkaloo Badan Ayaa U Hiilenaya
Shirkii Madaxda Sar Sare Somaliland Kula Kulmeen Dirka Koonfur ( Surre Iyo Biimaal) Muuse Biixi SSNM Dirka Koonfur Waad Na Cawiseen, Dirbaanu Nahay Waan Idinla Juugnaa, Idinkama Tagin
Muuse Biixi: Oo Odeyasha Mahe Dir Weydiiyen ? Maxa Noo Goyseen SNM Baan aheyn. So Meynu Wada Dhalan? Soo Idin Ma Caawiyn oo SSNM maanu ahayn ? Isaaq, Gadabuursi Iyo Ciise Xagee Noga Tagteen, ? Dagaal Nagu Socda Koonfurta Dhibaatada Na haysa ma Nooga tagteen?
2019Kii Suldaan Dhawal Oo Cagjar Iyo Darood Ku Yiri Maxaa Magac Direed Uga Baqdan- ((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)Gadabuursi Dir
Suldaan Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Dir ah Oo Daarood U Sheegay Dir Waa la Mideeynayaa meel Walba ay Joogaan Geeska Afrika
Saturday, August 27, 2022
Accourding To Richard Burton " The Isaak (Isaaq), Issas, Gadabuursi, And Barsuug Geneologies to Be Of Dir Origin, Aydur (Iidoor and Dirr)
First footsteps in East Africaor, An Exploration of Harar Richard Burton
https://burtoniana.org/books/1856-First%20Footsteps%20in%20East%20Africa/1856-FirstFootstepsVer2.htm
Richard Burton on Gadabuursi Issas Isaaq and Daarood origins
The old and pagan genealogies still known to the Somal, are Dirr, Aydur (Iidoor), Darud, and, according to some, Hawiyah. Dirr and Aydur (Iidoor), of whom nothing is certainly known but the name10, are the progenitors of the northern Somal, the Eesa, Gudabirsi, Ishak, and Bursuk tribes.
Daarood The False Banu Hashim Told Richard Burton- (Their Mother Was Hawiye) The Isaak Dir Clan - Told Burton Daarood is Indeed A Galla Slave Who Stole Prophets Sippers and Dismissed as Inna- Tarad- Na Hu
https://burtoniana.org/books/1856-First%20Footsteps%20in%20East%20Africa/1856-FirstFootstepsVer2.htm
I.M Lewis
The Daarood are incorrigible liars and later changed their story to their Mother being Dombiro Dir. The great Scholar I.M Lewis dismissed the Arab origin of Daarood and stated, " The Name Dombira is from Ahmed Ibrahim Qazi Wife whose name was Del Wembera Bati 1550, who Imam Nuur later married. I.M Lewis stated there is no way that the great grand father of Dir could have lived in 1550 and Dir is only known to have had four sons only and probably lived in Ethiopia at least 5000 to 7000 thousand years.
Qoute Richard Burton ( The First Foot Steps ) Please consult Book at above link:
'Darud Jabarti 11 bin Ismail bin Akil (or Ukayl) is supposed by his descendants to have been a noble Arab from El Hejaz, who, obliged to flee his country, was wrecked on the north-east coast of Africa, where he married a daughter of the Hawiyah tribe: rival races declare him to have been a Galla slave, who, stealing the Prophet’s slippers12, was dismissed with the words, Inna-tarad-na-hu (verily we have rejected him): hence his name Tarud ([Arabic]) or Darud, the Rejected.13 The etymological part of the story is, doubtless, fabulous; it expresses, however, the popular belief that the founder of the eastward or windward tribes, now extending over the seaboard from Bunder Jedid to Ras Hafun, and southward from the sea to the Webbes14, was a man of ignoble origin. The children of Darud are now divided into two great bodies: “Harti” is the family name of the Dulbahanta, Ogadayn, Warsangali and Mijjarthayn, who call themselves sons of Harti bin Kombo bin Kabl Ullah bin Darud: the other Darud tribes not included under that appellation are the Girhi, Berteri, Marayhan, and Bahabr Ali. The Hawiyah are doubtless of ancient and pagan origin; they call all Somal except themselves Hashiyah, and thus claim to be equivalent to the rest of the nation. Some attempt, as usual, to establish a holy origin, deriving themselves like the Shaykhash from the Caliph Abubekr: the antiquity, and consequently the Pagan origin of the Hawiyah are proved by its present widely scattered state; it is a powerful tribe in the Mijjarthayn country, and yet is found in the hills of Harar."
The Somal, therefore, by their own traditions, as well as their strongly marked physical peculiarities, their customs, and their geographical position, may be determined to be a half-caste tribe, an offshoot of the great Galla race, approximated, like the originally Negro-Egyptian, to the Caucasian type by a steady influx of pure Asiatic blood.
Indeed the Daarood are not of Arab origin but of Wata or Sanya origin as the practiced Waaqfeena Religion of Borana or Gujji . The Daarood which literally means the builder of house indicated he was a Boni Servent or what Borana call Watta Sanya. And that is what the Isaaq Dir responders to Richard Burton meant by Galla Slave a Boni or Waatta slave taken to Arabia and then damped back to the shores of Somaliland. The Daarood sajourned in Yeman and was a Akhdam Slave servent hence the Jeberti usage which referred to a Christian Habasha slave of Yeman who was converted to Islam and returned to EThiopia.
10 Lieut. Cruttenden applies the term Edoor (Aydur) to the descendants of Ishak, the children of Gerhajis, Awal, and Jailah. His informants and mine differ, therefore, toto coelo. According to some, Dirr was the father of Aydur; others make Dirr (it has been written Tir and Durr) to have been the name of the Galla family into which Shaykh Ishak married.
Indeeto the advent of Islaam, Somalis alongside the Oromos and Afars worshipped a monotheistic Supreme deity that had several names, the oft-used name being Waaq (cf. Oromo: Waaqa). Thus it can be rightfully claimed that Waaq was the Cushitic archaic word for God.
Name | Meaning | Clan |
Baalle | With Baall | Ciise Muuse Habar Awal, Isaaq Reer Axmed Xuseen Mareexaan, Daarood |
Baall-yeri | Word of Baall | Awesame Mareexaan, Daarood |
Ya-Baall | Honouring Baall | Reer Maxamed Ogaadeen, Daarood Baahale Ogaadeen,, Daarood Reer Siyaad Xuseen Mareexaan, Daarood Ciise Muuse Habar Awal, Isaaq Agoon-dige Xawaadle, Hawiye Xasanley Mucle Habargidir, Hawiye |
Hoom-Baalle | Shadow (silhouette) of Baall | Maqdaan Tanade, Daarood |
Somali Name | Meaning | Clan |
Aar-Waaq | Lion of God | Abgaal, Hawiye |
Amarti-Waaq | God’s order | Majeerteen, Daarood |
At-Waaq | Close to God | Abgaal, Hawiye |
Bar-Waaq | Blessed by God | Abgaal Hawiye, Dhulbahante Daarood and Ogaadeen Daarood |
Bidde-Waaq | Servant of God | Jidle, Hawiye |
Caabud-Waaq | Worship God | Ogaadeen, Daaroood |
Ciq-Waaq | Saint of God | Abgaal, Hawiye |
Dal-Waaq | God’s Country | Geledi, Raxanweyn |
Diinti-Waaq | Belief in God | Xawaadle, Hawiye |
Guddoon-Waaq | Judgement of God | Majeerteen, Daarood |
Gumar-Waaq | Plants of God | Mareexaan, Daarood |
Guud-Waaq | Supreme God | Ogaadeen Daarood and Xawaadle Hawiye |
Ibraahim-Waaq | ? | Mareexaan, Daarood |
Jid-Waaq | The path of God | Jid-Waaq Daarood |
Lixda-Waaqle | The Six of God | Hadama, Raxanweyn |
Magan-Waaq | Protected by God | Jid-Waaq, Daarood |
Miyir-Waaq | Serenity of God | Mudulood, Hawiye |
Naxariis-Waaq | God’s forgiveness | Murusade, Hawiye |
Siin-Waaq | Gift from God | Ogaadeen, Daarood |
Si-Waaq-Roon | The True Gift of God | Majeerteen, Daarood |
Tagaal-Waaq | Follow of God | Ogaadeen, Daarood |
Tala-Waaq | Consult God | Mudulood, Hawiye |
Waaq-bari | God of the East | Dabarre, Raxanweyn |
Waaq-Biyo | Water of God | Garwaale Raxanweyn and Shiidle |
Waaq-Dhaacin | Sacrifice offered to God | Abgaal and Murusade, Hawiye |
Waaq-Dheew | Supplication addressed to God | Dabarre, Raxanweyn |
Waaq-Doorre | The Choice of God | Hadama, Eelay and Geledi, Raxanweyn |
Waaq-Jire | Protected by God | Sacad Habar-Gidir, Hawiye |
Waaq-Le | Which God | Ajuuraan and Shiidle |
Waaq-Maade | Invisible God | Dabarre, Raxanweyn |
Waaq-Mahadle | Gratitude to God | Jidle, Hawiye |
Waaq-Mahadshe | Rewarded by God | Mareexaan, Daarood |
Waaq-NuurQabe | Light of God | Majeerteen, Daarood |
Waaq-Roone | Good of God | Tanade, Daarood |
Waaq-Sheen | Given by God | Tunni, Raxanweyn |
War-Waaq | Word of God | Habar-Gidir, Hawiye |
War-Waaq-Jecle | Loves the Word of God | Mareexaan, Daarood |
War-Waaq-Same | Good Word of God | Majeerteen, Daarood |
Yuusuf-Waaq | ? | Mareexaan, Daarood |
ويقول له الرومي أيشا ويقول له الأرمني أي أصفاج ويناديه التركي أي تنكري ويناديه الأفرنجي أي كريطور ويقول له الحبشي واق (al-Futuhat al-Makiyya II 683.29)
Hoobaallayey Hoobaallayey
Hoobaallayey Hoobe
Ey hoobaallaayow HooBaall
Ey hoobaallaayow HooBaall
Hoo Baalley.
Friday, August 26, 2022
Daarood Waa Laba Wajiilayaal, 1977 Dagaalkii Ethiopia Oromada Waxa Ay Ku Tilmaameen Somali Abo Walaaleheen, 2005 Dadkii Tigrey Iyo Amharey Ku Abtisadeen Oo Dheheen Waa Jabarti, Oromadiina Waa Cadow, Kadib Beenaleyaal
1) Daarood Waa Reerkii Caasimada Somalia Soo Galiyay Ciidaan Tigreeya oo Gabray Hor kacayo
2) Iyo Ajanabi Kale, Waa Dadkii Gobolka Banaadir Gaday oo Zanzibaar iyo Talyaani Dilaal U ahaa Majeerteen Iyo Gobroon Geldi Labada Sixiroole, Halka Beesha Direed Biimaalna La dagaalameysay cadawga Talyaaniga iyo Guumeystii Muslimka ahaa Barqash Sayid
3) Daarood Siyad Bare Iyo Daarood Waxa ay lahayeen Somali Abo Oromo Waa Soomaali iyaago inkiraya Oromo ineey jirto, Baale Aruusadii ka timid Waa Daarood Beey dhaheen,Af Oromoda Fartooda Nin Dir Qoray oo Gurgure Madaxweyne Dir lacagta iyo waxa walbna Dowladii Daarood ee Siyaad Barre ayaa Bixinineysay . Daarood waxey Dheheen Geri Jaarso Iyo Geri Baabili Baa jir oo Gerri u kala baxaa . Orommo Waa Daarood Guji waa Absame .. Amxaaro iyo Tigreey Xabashidu waa cadoow beey dheheen
4)2004 Daaroodkii hadan Waxa ay Goaansadeen in Tigreygii Iyo Amxaradii aya Yihii Jabarti Ismaaiil Waxa ay dhaheen Somalia noo qabta Cabdulallahi Yuusuf Majeerteen oo Tigrey Jabarit Ismaciil Noqda ayaa Casimaadii Somalia Cadoowgii Somalia ee Ab iyo Isir aan nacbeen keenay xamar iyo Yamyam Iyo Qadaadweeyn. Daarood Waxa ay bilaabeen in aya Dhahaan Oromo Somali Abo Maahaa .. Tigrey Iyo Amxaaraa aha. Oromo waa cadoowga Somali. Dagaalo ayay Somali iyo Oromo Muslim ka dhex kiciyeen iyagoo Tigreey Adeegsanaya.
5)Daarood Ogaadeen Iyo Harti oo Xildhibaanadoodi Somaliland ilaa Cagjar Dir beey Dagaal ku Bilaabeen oo Dheheen Dir Waa Cadowga Somali oo Oromo Cadow ah ayaay Wataan. Dir Waa Oromo ..Daarood kii Dhulka Somalia Ogadenya U baxshaa mar kali Somalinimodii xasuustay oo Somali State u baxshay Dalkii Dirna Yiri Somali Maaha Waa Cadowga Somalida..
6) Dhulka Jaarso Ee Kiilka Oromada lagu daray Ogaadeen Baa Ka Iibiyay Region 4 hadan. Ogaadeen Waxay Canfar iyo Tigrey hoosta kala Gorgortameen oo Canfart ku Wareejiyeen dhulkii Ciise Dir. Daarood ragii Ruush, Rwanda, Tigrey, Talyani Ingriis Uganda Ajanabir walba u shaqeeynaya ayaa manta le Dir yeesan shirin Oromadaa naga faaideysaneysa, Dir ha la qabto Somalinimaan rabnaa, waa Ogaadeenya ragii la baxay, Oo Oromada Somali Aboo Yiri hadan leh Tigrey iyo Habashi Baa Darood Jabarti Habashi Abo ah
2006 Daarood Tigrey IYo Xabashi Amxaaro Waa Jabarti Buu Yiri Iyo Daarood Jabarti Gabray Beey Keeneen Dirna Waxa ay ku dhaleeceenayaan Oromo Noqoteen haddi Aad Addis Ababa Ku shirtaan ama Oromo la hadashaan , Waa ragii lahaa Oromo Waa Somali Abo Oromo Waa Darood oo Waako Guuto iyo Arisigii Baali Yiri Waa Sada Daarood Iyo Guji waa Absame
1-Daarood Sida Ugu Fiican Ee looga Waalo waa Isaaq/Ciise/Gadabuursi Waa Walaalo, Dirka Inta Soo Hadhayna Iyaagaa Abo Iyo U ah Dheh , Naftaa ka baxeysa
2-Kadibna Oroma Iyo Dir Waa Walaalo Dheh oo Shir Addis Ku Sameysta, Daarood Heart Attack ayaa ku dhacaya Daarood Waa Dadkii Farta Oromada Qoray Xiligii Academiada Siyaad Barre Iyagoo Nin Dir Gurgure Aha Adeegsaday, Dadkan ku Dhihi Jiray Oromo Waa Somali Abo ama Samaale Walaalkii , Siyaad Barre Waxa uu Dhihi jiray la dagaalama Tirey Amxaaro, Somali Abo Oromo Waa Walaaleheen. Siad Barre continued to seek a negotiated settlement with the military regime in Addis Ababa that would allow for selfdetermination in the Ogaden. Only when his diplomatic initiative appeared to fail did Siad Barre agree to extend formal recognition late in 1975 to the Western Somali Liberation Front (WSLF), which had recently been reorganized by new leaders who had been schooled in the old SYL. Operating in the Ogaden, the WSLF was committed to the Greater Somalia concept. Linkedto it was the Somali-Abo Liberation Front, which incorporated dissident Oromos and had its sphere of operations in Bale, Sidamo, and Arsi. Somalia also backed and armed the Ethiopian People'sRevolutionary Party, a Marxist-Leninist group dedicated to establishing a civilian communist government, that fought a viciousunderground war against Ethiopia's military regime.Wednesday, August 24, 2022
Sheikh Yuusuf Al Kownin (Kaweyne) AWBARKADLE SHEIKH DIREED EE BOQORTOYADA IFAT IYO SIDUU U MUSLIMIYAY JAZIRADA MALDIVES
,Qarnigii 1150kii Taqriibaan waa Xiligii Sheikha Direed Ee Weyna Sheikh Yusuf Al Koowniin ama Aw Barkhadale oo ahaa ninkii Qorey alifayna higaada Quranka Alif La Kordhabee, Alif La hoos Dhabee, oo ka soo jeeday Boqortooyadii Ifaat waa boqortooyadii Direed ee ka horeysay Adal Kingdom ee Axmed Gurey.
Sheeikh Aw Barkhadle oo ay sheegaan beesha Dir Surre in uu ahaa Fiqi Somaliyeed kee ugu horeeyay macaliminta Quranka ama Fiqiyada Surre Dir waxa ay sheegaan in loox quraanka iyo habka Anqaasta loox lagu dhigaba isaga laga dhaxlay iyo fidinta diinta iyo Tariiqooyinka.
Sheikh Awbarkhadle waxa uu dacwo u diray Jaziirada Maldives ee India Oceanka ku taala oo uu Muslimiyay Boqorkooda oo Budhist ahaa King Dhovemi oo markii uu muslimayna loo bixiyay Sultan Muhammad al-Adil, noqdayna daaci weyn oo jaziirada oo dhan muslimiyay. Diintana ku faafiyay Ilaa India.
Sheikh Beesha Direed Waa laga xusaa ilaa hada Jasiirada Maldivas. Sheikh Yuusuf Alkownin ama Kaweyne Aw Barkhadale.Taarikhda Weey xustaa.
Sheikhyada ugu waaweyn Ee Dir ku abtirsada waxaa ka mida Sheikh Xuseen Al Bale oo isaguna Dir ka soo jeeda oo muslimiyay qoowmiyadaha oromoda ee Bale ilaa Guji ilaa Dhulka Booranta dagan. Misaajidka Xuseen Al Bale waxaa haystay oo xukumi jiray Sheikhyo ka Soo jeeda Magaalada Marka oo wada ahaa Dir Surre iyo Biimaal ba.