THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Pages
▼
Wednesday, August 31, 2022
Suldanada Samaroon Siciid: Odeeyaasha Gadabuursi Dir Oo Sheegay, Isaaq Daarood Wexey Arki Jireen Isagoo Kaligii Dagalamaya, Isaaq Bah Gooni Maaha Waa Nin Direed Oo Mahe Dir Ah Hadii Dagaal Dhaco Gadabuursi Iyo Ciise Iyo Qaarkaloo Badan Ayaa U Hiilenaya
Dirnimo Dirnimo ha la arko ninka laga Walaal Badan yahay
Yaa Daaroodeey , Yaaa Daaroodeydaa Keentay Yaa Direey Yaa Direey, Isaaq Kaligii Dhalad Maaha Aduunkiina Waa Isbadalay,
Suldanada Samaroon Siciid: Odeeyaasha Gadabuursi Dir Oo Sheegay, Isaaq Daarood Wexey Arki Jireen Isagoo Kaligii Dagalamaya, Isaaq Bah Gooni Maaha Waa Nin Direed Oo Mahe Dir Ah Hadii Dagaal Dhaco Gadabuursi Iyo Ciise Iyo Qaarkaloo Badan Ayaa U Hiilenay
Shirkii Madaxda Sar Sare Somaliland Kula Kulmeen Dirka Koonfur ( Surre Iyo Biimaal) Muuse Biixi SSNM Dirka Koonfur Waad Na Cawiseen, Dirbaanu Nahay Waan Idinla Juugnaa, Idinkama Tagin
Muuse Biixi: Oo Odeyasha Mahe Dir Weydiiyen ? Maxa Noo Goyseen SNM Baan aheyn. So Meynu Wada Dhalan? Soo Idin Ma Caawiyn oo SSNM maanu ahayn ? Isaaq, Gadabuursi Iyo Ciise Xagee Noga Tagteen, ? Dagaal Nagu Socda Koonfurta Dhibaatada Na haysa ma Nooga tagteen?
2019Kii Suldaan Dhawal Oo Cagjar Iyo Darood Ku Yiri Maxaa Magac Direed Uga Baqdan- ((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)Gadabuursi Dir
Suldaan Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Dir ah Oo Daarood U Sheegay Dir Waa la Mideeynayaa meel Walba ay Joogaan Geeska Afrika
Daarood Waxa ay Isku Dayaan in Dir ay Kala Qaybiyaan.
Daarood Siiba waxa ay Jecel Yihiin In Ay Isaaq Carabeeyaan.
Waxa Kaloo isku dayaain In ay Kala Ilaaliyaan Wada dhalashada Isaaq- Gadabuursi- Ciise.
Daarood Waxa ay Doonaan in Ay Isaaq Carabeeyaan Si Dir intiisa Kale Uga Gooyaan.