



Garoowe: oo lagu Soo Bandhigay Qalab Casri ah oo cuna karint
shirkadaan ayaa waxaa xarunteeda laga furay magaalda garoowe waxaan 
shirkadan munaasabdii lagu furaayay kasoo qayab galya gudoomiyah 
baarlamaanka,wasiirda haweenka ,gudoomiyah goblka nugaal iyo masuuliyiin kaloo 
badan,
xafladaan ayaa masuuliyiinta shirkada ganacsiga ee somgas ay ku soo 
bandhigeen agabyada ay keenee iyo qaabka loo isticmaalo haamahan gaas ka ah ee 
cunda lagu karsdao iyadoo shirkadu sheegaty in faa ido badan ay uleeyihiin 
gaaska deegaanka oo uu xaalufka looga hortagi karo
masuuliyiintii kasoo qayab gashay munaasabdan ayaa siwayan ugu mahad 
celiyay agabkaan hormarka leh ay kusoo bandhigatay shirkad somgas islamrkaan ay 
shirkad looga baahanyah in ay agbkaan noqdaan mid si joogto looga helaayo 
deegaank puntland 
sikastab ahtee xarumha shirkad somgas ayaa ku yaal dhamaan deeganda 
puntland waxaan ay sheegeen masuuliyiinta shirkads in ay xarunta ugu wayan ee 
kafureen magaalda garoowe 
No comments:
Post a Comment