KACAANKII 21kii OKTOBAR 1969.
Jeneral Maxamed Siyaad Barre iyo koox askar ah ( 25 ) ah oo uu hogaaminaya ayaa wadanka inqilaabay, iyaga oo nimankii Baarlamaanka hore ugu jiray badankoodi xidhxidhay. Muddo yar dhexdeedna waxa ay ku dhawaaqeen inaan dastuurkii hore ee wadanka lagu dhiqi jiray la tirtiray , waxayna kala ahaayeen;
Tiro magac
1.Maxmed Siyaad Barre |
Derejada
S/Gaas |
Qabiilka
Mareexaan |
Jilibka
Reer Diini |
| 2. Jaamac Cali Qoorsheel | S/Gaas | Warsangali | Cumar |
| 3.Maxamed Caynaashe Guuleed | S/Guute | Habar Yonis | Reer Caynaashe |
| 4.Xuseen Kulmiye Afrax | S/Guute | Abgaal | Wacaysle |
| 5.Salaad Gabayre Kadiye | G/Dhexe | Abgaal | Wacaysle |
| 6.Axmed Saleebaan Cabdalle | Gaashaanle | Dhulbahante | Maxamuud Garaad |
| 7.Maxamed Sheekh Cusmaan | G/Dhexe | Muruursade | Sabti |
| 8.Maxamuud Maxamed Mire | G/Dhexe | Ogadeen | Reer Cabdulle |
| 9.Maxamed Cali Samter | G/Dhexe | TUMAAL | TUMAAL |
| 10.Maxamed Cali Shire | Gaashaanle | Dhulbahante | Maxmuud Garaad |
| 11.Ismaaciil Cali Abokor | Gaashaanle | Haber jeclo | Samane Abokor |
| 12.Cabdalle Maxamed Faadil | G/Dhexe | Carab | Yamanai |
| 13.Maxamuud Gelle yousuf | Jeneraal | Majeerteen | Cismaan Maxamuud |
| 14.Cali Mataan Xaashi | G/Dhexe | Mareexaan | Reer Diini |
| 15.Axmed Maxamuud(Qoorweyne) | G/Dhexe | Abgaal | Harti Abgaal |
| 16.Axmed Maxamuud (ina lax was) | Gaashaanle | Habar awal | Ciise Muuse |
| 17.Muuse Rabiile Guud | Gaashaanle | Gadabuursi | Maxamed Case |
| 18.Axmed Xasan Muuse | Dhamme | Haber Jeclo | Maxamed Abokor |
| 19.Maxamed Cumar Jees | Dhamme | Ogadeen | Reer Isaaq |
| 20.Cusmaan Maxamuud Jelle | Dhamme | Xawaadle | Cabdale |
| 21.Abdulrisaaq Maxamuud Abubakar | Dhamme | Majeerteen | Cumar Maxamuud |
| 22.Abdulrisaq Xaji ( Masalle ) | Dhamme | Mareexaan | Guuleed Faarax |
| 23.Bashiir Cilmi Yousuf | Gaashaanle | Habar Gidir | Sacad |
| 24.Faarax Wacays Dhuule | Dhamme | Ciise | Horoone |
| 25.Cabdi Warsame Isaaq | G/Dhamme | Dir | Gaadsan |
|
No comments:
Post a Comment