""Magaalada Diraa Dhabe oo ah dalka Gurgure Madaxweyn Dir, isla Markaana hooy u ha walaal hood Ciise Madoobe Dir- Akisho Madaxweyne Dir. Ali Madaxweyne iyo Madaluug Dir Gadabuursi = waa meeshuu Maahe Dir Xiniftire oo Dhalay--Bimaal, Isaaq, Gaadsan iyo Surre (Qobeys iyo Cabdalle Mahe Dir) ka soo wada farcameen. Dabruube iyo Bajimaal
Diraa Dhabay- waa meeshuu waranka ka taagay Dir; maanta Tigree Amxar iyo Oromo ayaa kugu haysta.
dhageeyso Xabashigaan Dir Dir ta ka yeereysa
Direey hurdada ka kac- caashimadahaaga Merka, Galool, Toofiq, Galgaduud (Xeraale, Bacadweyn, Cammaara,Galkacayo)Nageele, Erer Dira dhabe Djabouti Zailac Hiiraan Doolow Luuq Jamaame Qoryooley Hargeysa Ceeri Gaabo Gibiley Nusdariiq, Babiley Harrar Faynbiiro Marsabit Ceelwaaqa (Quranyo Maxammed Darawa=Farkisho iyo Asarre Kaliye) Awdeegle iyo Boorame Boon bal ka fikir Direey
No comments:
Post a Comment