Pages

Sunday, September 5, 2010

THE ISAAQ DIR CLANS HABAR YONIS AND HABAR JECLO

Habar Jeclo (Somali: Habarjeclo) is one of the three main Isaaq (?????) clans. They are comprised from three of Sheikh Isaaq Ahmed's sons, Muusa, Mohamed and Ibrahim binu Is-haaq. They mostly live in the eastern parts of the self-declared state of Somaliland, stretching from the outskirts of the city of Berbera all the way to Ceel Afweyn in Sanaag. and Evigavo

Of the three sons the majority (about 90%) of the Habar Jeclo are descended from Muse binu Is-haaq. There are many families and subclans within the Habar Jeclo clan. Some who are larger than others and others that are very prominent in overseas country but less so in Somaliland. For example the descendants of Musa make up four large groups, which in turn go down to even more and more families. The three largest Habar Jeclo subclans are believed to be the Barre Adrahman subclan of the Musa Abokor, the Noah subclan of the Mohamed Abokor and the Reer Yonis subclan of Muse Abokor. In Somaliland the Mohamed Abokor, Samane Abokor, Sanbuur and Cibraan settled in the Togdheer Region and Haud, while the Muse Abokor is more concentrated in the Sool and Sanaag Regions.
SAYNAB CALI BAXSAN






Font size







Heesta kowad waxaa ku luuqeyneysa Saynab Cali BAXSAN: Guleysta iyo Geeri . Sadexda danbena Faynuus Sheikh Dahi. Labadan fanaan ayaa ka soo jeeda Galbeedka Somalia, oon u kala dhashay Obo Akihso iyo Reer Aw Saciid oo Madaxweyne Dir ka soojeeda.
Wareysi Dheer oo aan Layeelanay Mudane Warsame oo Dalka Itobiya ku xeel dheer.
Su'aal Dirsame : Bal dhalinta reer konfurta Direed een kala aqoon reer tolkood wax uga sheeg Madaxweyn Dirka Galbeedka Somalia. Dhamaan Dirka dagan konfurta markii ay maqlaan Madaxweyne wexey la soo boodaan inta badan laba hobol oo Wabari ku jiray, sida Baxsan iyo Cabdi Muxummed Amiin Gabyaga, heesaga, wadaniga weyn. Dhalinta waxa kale eey yaqaanan atirisho Faynus Sheikh Dahir, siiba kuwa majajilada ruwayadaha daawada. Laakin dalkas Somali Galbeed iyo deeganada ma yaqaanan dhalinyarada reer Xamarka ah sideyda, bal waxa nooga sheeg, Madaxweyn Dir itaad Ka aragtay ?
Sida ay u kala baxaan noo sheeg horta ?
Mudane Warsame Jawaab: Marxaba anigoo hadalka soo koobi doona. Saad ogsontahay Dir wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ha:
1)Madaxweyn
2)Maahe Dir-Isaaq;Biimaal;gadsan; dabruube iyo Bajimaal
3)Madoobe Dir-waa Ciise iyo beelo soo raaca oo isaga ladhashay lana dagan
4)Dir-Mandalluuga koonfurta dagan (sida Makahiilka, Nuure, Buufow, Reer Majuun, Reer xasan) iyo Gadabuursi (beel weynta Samaroon Saciid)
Horta Madaxweyn uma dhalan anigu (waxaan Ka soo Jeedaa Surre Dir). Laakin aad iyo aad ayaan u baaray, oo ku darsay beeshan balaaran ee Madaxweyne Direed. Dhowr safar oon Somalia, Kenya iyo Etioobiya meelaha ay dagaan ayaan ku soo maray, kadibna waxaan baaray oo yara raad raacay buugagta ay qoreen reer galbeedka. Marka, waxad odhan kartaa wax woogan ogahay, laakin cudurdaar, hadii aan wax is dhaf dhafiyo ha la ii dulqaato, hana la i saxo hadoow, oo foorumku waa furan yahay iyo comments kuba.

Madaxweyn wuxuu Dhalay:

  1. Maxamed
  2. Ali
  3. Yaxye
  4. Hordare

  1. Maxammed iyo Ali madaxweyn ayyeenu inta badan aan maqalnaa oo kala ah:
  • Gurgure (maxammed)
  • Akisho
  • Gariire
  • Guure
  • Waro Waro
  • Obo
  • Reer Aw saciid
  • Layiile
  • Madigaan
  • Iyo Barsuug
  • Reer Dayo ( Wardaay)
  • Jiido Geedle Cali Madaxweyn ( Wajis iyo Sifir)-Qoryoolley area.
2. Hordare waa sadex (Etiyoobiya iyo jubada Hoose)
  • Alaabweyn
  • Ijaaje
  • Khayre



3. Yaxye waa reer zona Jubbada Hoose North of Kismayo & wamo
  • Dheere Madaxweyn
Waxa kale oo Jira beelah oo Waqooyi Galbeed iyo Itobia dagan:
  • Dalbis
  • Leyiille
  • Dayle
  • Guurejenno
Su'aal Dirsame :Deegaanada Bal noo kala sheeg, Mudane DIRSAME?
Horta madaxweyn Dirku waxaa uu deegan ahaan, asasiyan uga yimaadaa Galbeedka Somaliyada Itoobiyo Guumeysato siiba laga bilaabo Erer, Harrar, Shiniile, ilaa Qabri Bayax. Laakin laga bilaabo 1600 ilaa 1890 kii ,xiligii gumeystiihii Menelik, boqorkii Itobiya uu qabsaday Harrar ilaa maanta waxaa ku dhacay Madaxweyn Dir kala daadsanaan iyo xoogaha jah wareer oo ay u kala guureen konfurta Itoobiya ilaa Afdeer, oo Doloow Ado u dhaw, ilaa Bay iyo dooxooyinka wabiyada Jubba iyo Shabeelle.
Tusaale, Guuraha oo 180,000 ruux gaaraya, ilaa Afdheer ilaa Guure Dhaamoole oo Jarati iyo Gooblka Liiban ayaay usoo qaxeen, itooda badan waxa aa u burburiyay Menelik boqorkii Itoobiya 1890kii oo gibir ama canshuur baad ah ku qoray. Beesha Guure iyo Mandalluug waxa ay barigaa ka tageen intooda badan Tog Faafan oon ka fogeeyn Jigjiga iyo Harrar.
Qeybo kala oo Madaxweyne Dir ah qarnigii 1500, markii Mujaahid Axmed Ibraahim Qaazi (Axmed Guurey) la jabiyay ayaa waxaa jiidhay Oromo fara badan oo qabsatay, Harrar iyo nawaxigeeda.
Waagaas waxaa Galbeedka ka qaxay dadka ay ka mid yihiin, Quraanyow Maxamed Xiniftire Mahe Dir ama qaybta Garre ee Dirka ah oo deegan ahaan dagay Bay, Awdheegle, ilaa Nageele. Qurac oo Mahe Dir Xiniftire ah waxa ay dageen Magalo tuulo dalka Aruusada Oromoda ah ku taal, sidoo kale Guurah oo dagay dhankaas xuduudna la leh Aruusada. Jiido Ali sidoo kale qarnigii 1600 ayay soo dageen Bay iiyo Jubo/Shabeelle Valley.
Sidoo kale, beelah Biyomaal, Bajimaal, iyo Dabruub ayaa ka mida beelah Mahe Dir ee ay Madaxweyn Dir iska soo raaceen dhankaan Harrar iyagoo soo raacaya wabiga Shabeelle ama Wabiga Jubba. Qaar Iimey iyo dhankaas ayay aadeen, Qaar shabeelle ayay soo raaceen oo waxa ay dageen Bay, Jubbada hoose iyo shabeelle. Marka, beello boqollal sanno ka hor daganaa konfurta iyo qaar dawaan ka daba yimid ayaa jira.
Beelaha dhawan ka yimid Galbeedka waxaa ka mid ah Gadsanka, Mandaluuga iyo beesha reer Aw Saciid ee fananada aad jeceshahay, Dirsame eey ka dhalatay, Marow Faynuus Sheekh Dahir.
Dirsame Su'aal :Mexeey u kala baxaan Aw Saciidka ?
Beesha Reer Aw Saciid waxa ay u kala baxaan Abkeey Xaaji oo Adeer ah iyo Farah, Abikar, Sacdi , Nuur, Ali, Cismaan, Xuseen, iyo Cumar.
Halkaan Ka daawada Sawirada iyo Bilicda Casimada Labaad ee Gurgure Dir ,Hurso: http://www.hurso.com/Photos/Index.html
Markaa waa beel aad u balaaran oo kala dagta: Ijaara, wajaale, Arabsiyo W.G Somali land ilaa Qabri bayax, Diraa dhabe, Fayanbiiro, Gura Dhaamoole, Diraa Dhabe, Jigjiga, Hadana u sii fiday Maiso, Awash,Hurso,Erer goota, Harar, Kismaayo, Buaale, Luuq ilaa NFD Garseen Lake Tana area iyo Doolow Nageele xageeda. Marka dad badan oo aan lasoo koobi karin oo Malyuun Kor u dhaaf aya weeye.
Akisho
Bil Matalan, Akisho waxa ay ku leeyihiin magaaloyin ka Waqooyi Galbeed ka xiga Hargeysa beero sida beerah ku yaal Odjiid agagaarkeeda oo ay isla dagaan is na dhalaan beesha Yoonis Jibriilka. Ingiriiskii ayaa waxa ka qoray ganacsatada iyo beeraleyda beeshan, siiba Warre Kiyo Reer Carre Cumar Bullalle iyo lafahooda sida Addo Carre iyo Reer Daud Carre ( Caddale Daud iyo lafta Geelle Daud)
Mudane Dirsame maxay ku dhacdaa ama loo moodaa in Ogadeenku ugu badan yihiin Gobolka Somali Galbeed ama dhulkan Xabishidu guumeysato ee Region 5, hadii arinku saad shegeysid yahay ?
Ogadeen boqolkiiba 30 % xitaa ma gaadhan dad ahaan dadka ku nool Gobolka Somali galbeed. Qiyaastii beesha Ciise xitaa ayaa uga badan. Dirka dalkaa dagana waa Gurgure, Gadabuursi, Beelweynta Isaaq, Gadsan, Guure, Gariire, Surre oo leh Fiqi Muxummed, Nacdoor, Fiqi Khayre, Fiqi Yaxye, Mandaluug, Akisho, Obo, Bajimaal Quraanyow Maxammed Garre iyo Dabruube. Marka waa wax saxafadaha reer galbeedka (western media) laga dhaadiciyay. Dirka waxaa weheliya Karanle Hawiye, Murille, Hiraab. Waxa agaakan dagan Shiikhaal, beelo Raxanweyn ah iyo Garre Marre, Duubo, iyo Digoodi ba. Marka waa iska probaganda raqiis ah oo hir gashay.
Tuusaale ahaan:
  • Iimey Dir ayaa ugu badan, waa run Ogaden Reer Amadin iyo beesha Duubo waa dagan yihiin.
  • Jarati iyo Liiban: Dir ayaa majority ah ilaa Waladayo, Doolo, Guure Dhamoole.
  • Godey: Iimey West iyo East iyo Booley
  • Gashaamo: Sida Nusdariiq, Kabtinuur, Qabri Dahare
  • Kalaafo Ilaa Mustaxiil. Bajimaalku waxa ay dagan yihiin iyo Dir kaleba magaalooyinka Gumar, D'are, Niman, Mayko, Qodi dudul, Burdhinle, Mustahiil
  • Baalle, nageele, dhanka kale Fayaanbiiro, Hara Maayo, Maiso, Gobolka Shiniille oo dhan Fiiq.
Ma lasoo koobi karo adeer. Hada ka hor ayaa shirkii Kenya lagu qabtay ayaa odayaal Darood iyo Hawiye ah oo Dir la yaaban ayaa waydiiyay wiil yar oo Surre Dir ah, " Waryaa Dir badatee, meeqa Gobol ayaa dagtaan?
Wiilkii Surre isagoo isku kalsoon ayuu yiri, " War adeerayaal Darood iyo Hawiyow idinkaa fudud ee is xisaabiya, wixii soo haran anaa leh, hadii aan dhaho carro Dir aan xisabinaa, waagaa baryi oo hadana baryi, marka idinkaa fudude, oo koobane lana xisaabin karaa deegankiine dee sheegta halkaad dagtaan, halkaan dagana waa dagaa anigoo Diree.
Mahadsanid Mudane Dirsame. Waxaan rajeyneynaa in aad nagala hadashid tarikhaha aad uruurisay, anaguna waa dabic doonaa.
Wareeysigu waa socon doona, kolba markii aan E-mail ka helno


Glossary
Gurra -a group of Dir living between wabi Gastro and Dumale. Gurra Dhaamole, Afdeer, lands of the Guure Madax weyn Dir, group very related to Akisho and Gurgure numbering over 260,000.
Gurra- top
Gurro- ear
Gurratti- Black
Qurac- Mahe Dir Group living in Magalo, Bale.


JARSO MADAXWEYN DIR

Beesha Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah :

1. Degmada Jigjiga
2. Degmada Jinacsani
3. Degmada Ajasa Koora
4. Degmada Baabili
5. Degmada Gursum
6. Degmada Hawaday
7. Harar,Haramaya,Diridawa,Naserat,Baali,Dhangago
8. Degmada Tuli Guuled
9. Waxay Kale oo Ay Ku Nool Yihin Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Kililka Oromada
10. Gobolka Liibaan

Hadaan usoo noqono beeshu waxay ka kooban tahay lix (6) jilib oo waa wayn waxayna kala Yihiin:

1. Wara dhaqo ( Reer Dhaqo )

2. Wara sayo ( Reer Sayo)

3. Walaabi

4. Wara Oogo (Reer Oogo)

5. Dawaro

6. Oroma

Erayga Waro waa eray oromo ah wuxuuna la mid yahay Reer

1. Wara Dhaqo iyaduna waxay usii kala baxdaa Tobadaba (7) Jilib.

Wara Yan’a
Wara Yaanyo Igo
Wara Maxamed
Wara Yaanyo Guyo
Wara Akaako
Wara Areelo
2. Wara Sayo iyaduna waxay ukala baxdaa sadex (3) jilib oo waa Wayn
Wara Buuko
Abiye
Oroma
3. Walaabi waxay ukala baxdaa sadex (3) jilib oo waa Wayn
Wara Cusmaan
Wara Cumar
Baalcad
4. Dawaro
5. Wara Oogo
6. Orama

F.G. Fadlan wixii Talo iyo Tusaaleba Ah ama Sixid Aad Iga Saxaysid Wixii Ka Qaldan Qoraalkan iigu Soo Hagaaji Ciwaankan jaarsocommunity@hotmail.com



WAXAAN LEEHAY AXMED GUREY CIDUU AHAA YAANEY SHIKI IDINKA GALIN WAXA UU AHAA HALGAMAA SOOMALIYEED OO HALGAN ADAG SOO GALAY WAXAANA KA MID AHAA AWOWGAY CIIDAMADIISII FADHIYI JIREY TULIGUULEED IYO TUURCAANOOD WAXA UUNA KA SOO JEEDAY AXMED GUREY BEESHA DIREED EE JAARSO GAAR AHAAN WARADHANQO SIIBA JILIBKA WARA YAAYO LOO YAQAANO ISAGA OO KA SOO JEEDEY TUULADA TUUR CAANOOD OO CAANHA KU CABIJIREY MARKA UU NASANAYANA KU NASAN JIREY TAASUNA MID AAD IS WEYDIIN KARTAAN MAAHA WAXAA NOOL TAFIIRTII AXMED GUREY OO JOOGTA TULIGUULEED WAA NAD LASOO KULMI KARTAAN IMAAM AHMED GUREY YAANA LAGU SHEEGIN CI UUNAN AHAYN WAANIN JAARSO AH OO DIR AH BY C\LAHI KHALIF CALI




.....


[edit] Major subclans
Adan Madoobe (wolf of the north)
Ahmed Faarah
Alah Magan Abdulle
Ali Barre
Ba'iide
Farah Ba'iide
Ahmed Farah Ba'iide(the lion of the north)
Bayle faarah
Eibraan
Fahiye Farah
Idarays
Omar Jibriil
Reer Daahir (eagle of the north)
Reer Dood
Reer Yoonis
Samane Abokor
Solomadaw
Sanbuur
Uduruhmiin
Yeesif
Ibreem Yeesif

[edit] Notable Habar Jeclo people
Mohamed Ibrahim Warsame 'Hadrawi', Somali poet and songwriter
Ahmed M. Mahamoud Silanyo, Kulmiye chairman; former SNM chairman
This article about an ethnic group in Africa is a stub. You can help Wikipedia by expanding it.

This Somalia-related article is a stub. You can help Wikipedia by expanding it.

Retrieved from "http://en.wikipedia.org/wiki/Habar_Jeclo"




Maxamuud Qaloonbi


Gabaygani wuxuu abwaanku tirshey qiyaastii 1953 kii waqtigaas oo ay colaad sokeeye ka taagnayd beelaha walaalaha ah ee wada dega Gobolka Togdheer. Maalintii Maxamuud Cali Fadal iyo ragga badan laga laayey beesha Habar Jeclo ayuu gabaygan ugu caqli celinayaa.
Markay dayrtu daantaa sariyo, Doollo ka hagaagtay
Doonbiraale iyo hawd markii, dooggu ka hillaacay
Degmo aan badnayn iyo rag yari, naga dabayl raacye
Dakanadeeda Habar Yoonistii, waayo daba joogtay

Dilkii Gumarre aar doonistii, loo diyaar noqoye
Markayse dirirtu reer Daahiriyo, duul galbeed noqotay
Dabra celiska waa wada ogayn inay, diiqo geliyeene
Raggii wadane laga doonay iyo, gaadhigaa dilay’e.

Ninse walaalkiis daab lala dhacoo, diidi kari waayey
Dumaashiisa naagahana waa, laga dibboodshaaye
Axmed Faarax doorkii ku jirey, waa la daawadaye.

Diintaan ku dhaartaye hadday, duuddayadu joogto
Amay Solamadawdii dirnayd , dab iyo hiil keento
Qoluunbaa dalkuu hadhi lahayd, labada daamoode
Intuu dunida degel Habar Jeclo ah, degel ka qiiqaayo
Duufaanka dhacaybaan inuu, damo la eegayne
Dudmada iska daa Habar Jeclooy waynu daabiqiye.

Maxamuud Qaloonbi






Habar Jeclo - Bah Majeelo



Dudmo

Habar Yoonis
From Wikipedia, the free encyclopedia
(Redirected from Habr Yunis)
Jump to: navigation, search
This article or section has multiple issues. Please help improve the article or discuss these issues on the talk page.
It does not cite any references or sources. Please help improve it by citing reliable sources. Tagged since December 2006.

It may be confusing or unclear for some readers. Tagged since January 2007.

It may require general cleanup to meet Wikipedia's quality standards. Tagged since January 2008.



Main article: Somali clan
The Habar Yoonis (Somali: Habaryoonis) is a Somali clan, part of the larger Isaaq group. Habar is the maternal grouping in the Somali tribal segmentations. Said Garxajis married, from the Daarood sub-clan, Geri Koombe (Aba-Yoonis). The most numerous Said Garxajis are from his Daarood (Aba-Yoonis) wife and hence the maternal segment's name. The clan includes Eidegalla, Arap and Ayoup of the Isaaq clan. Also included in Habar Yoonis is the Eliye of the Issa clan, and finally the Harti sub-clan of the Abgaal and Sacad sub-clan of the Habar Gedir, both of which comprise of the larger Hawiye clan. As well, the Sheikhal, Saleebaan, and Ceyr of the Hawiye, the Ashraaf clan of the Rahanweyn are also included. The Habar Yoonis is a sub-clan of the Sheik Isaaq clan. They are famous for being the only sub-clan in Somaliland that has a sizable population in all the cities of Somaliland and Ethopia's Somali region. One of the ancestral cities of the Habar Yoonis is Burco and the Aroori plain, which they still inhabit and control to a great degree.


The Burco countryside where the Habar Yoonis dominate to this date.Contents [hide]
1 Clan structure
1.1 Cali Saciid
1.2 Carre Siciid
1.3 Isaxaaq care Siciid
1.4 Ismaciil Carre Siciid
1.5 Cabdalle Ismaaciil
1.6 Muuse Cabdalle
1.7 Abokor Looge
1.8 Faarax Maxamed
2 Cumar Cabdalle
3 Adan Cumar
4 Mohamed Adan
5 Xildiid Maxamed
6 Cismaan Xildiid
7 Xirsi Cismaan
7.1 Ceynaashe Xirsi
7.2 Sugulla Ceynaashe
7.3 Muuse Ismaaiil
7.4 Yoonis Ismaaciil
8 Musa Care
9 Has Three Sons
10 Damal Muse
10.1 Habar Yoonis Sultans
10.2 Idaares Abdalle
11 References
12 External links



[edit] Clan structure
Saciid Ismaaciil (Garxajis) Is Nick name and Has two sons


[edit] Cali Saciid
(Hassan Haaji and Faarax haaji) Faarax Haaji 1)Ismail Faarax and abdi Faarax

Ismail Faarax 1) Reer ciagaale dheere 2) Reer collow 3) reer Amarre 4) Reer AWAD 5) Reer aw cabdi 6) reer xasan xirsi 7) reer cali xirsi 8) reer cadaawe


HASSAN Haaji, 1) reer samater 2) reer siyaad 3) abdi hassan 4) cismaan hassan 5)cumar xasan 6)jidh jidhan


[edit] Carre Siciid
Carre Saciid (larger group)
Carre had seven sons:

Ismaaciil Carre (Cabdale, Muuse and Yoonis)
Muuse Carre(Ibraahim, Hassan and Damal)
Isxaaq Carre(Kaliil, Cabdalle, Qaasim)
Dandaan Carre
Kuul Carre
Gambo Carre
Makaahiil Carre

[edit] Isaxaaq care Siciid
1)Cabdalle Isaxaaq 2)Qaasim Isaxaaq 3)Kaliil Isaxaaq

Cabdalle Isaxaaq= Ahmed Hassan and Hussein Hassan

* Hussein Hassan, ( heer ugaadh, ahmed liig, and cali abdalle).
* Ahmed Hassan, (mahamed ahmed, hussein hassan, and (geeda saluug, salah geel))

[edit] Ismaciil Carre Siciid
Ismaciil Carre, a branch of the Habar Yoonis, is considered to be the largest family branch of all branches within Somali clans. He is the only 4th generation descendant of Isxaaq who is buried along him in his tomb.

His lineage was: Ismaciil, son of Carre, son of Said, son of Ismaiil, son of Sheikh Isaaq bin Ahmed. Ismaciil had three sons: Musse Ismaciil (Gadhweyne and Reer Cawl), Abdalle Ismaciil (Cumar Abdalle, Idarees Abdalle and Muuse Abdale) and Yonis Ismaciil (Sacad Yonis). Ismaciil Carre members are recognized to be the backbone of the SNM struggle against the rule of Somali dictator Siad Barre. Ismaciil Carre members live mostly in the Hawd Ethiopia, Burco, Erigabo, Nugaal, Sanaag and Togdheer regions of Somaliland.

Three Sons of Ismaaciil Carre

Muuse Ismaacil (reer Awl + Gadhweyn)
Yoonis Ismaaciil (Sacad Yoonis)
Cabdalle Ismaaciil (majority of this section)

[edit] Cabdalle Ismaaciil
Cabdalle Ismaacil had three sons, the largest of his descendant are among the Cumar Cabdalle (Omar Abdalla).

1- Idrays Cabdalle a-Muuse idarays -xasan muuse -xasan magan -xasan buureed b-Max/ed idarays c-Siciid idarays

2- Muuse Cabdalle 3- Cumar Cabdalle


[edit] Muuse Cabdalle
1- Abokor Looge 2- Faarax Maxamed


[edit] Abokor Looge
A- Cigaal Abokor 1)Maxamed Cigaal (reer Maxamed Casse) 2)Xassan Cigaal (reer Diiriye) 3) Beyle Cigaal subdivided into 1) Bagaalo (Muuse cabdi + Maxamed cabdi) 2) Farax cabdi and 3)Ismaaciil cabdi 4) Maax Cigaal (reer maax).

B- Muuse Abokor (divisions of Muuse also missing)

C- Cali Abokor: 1. Hagar Cali ( Rooble Hagar, Faarax Hagar ) 2. Xasan Cali ( divisions of Muuse also missing)


[edit] Faarax Maxamed
A- Xasan Faarax B- Cali Faarax (Bah Warsangali + Cali Xasan) C- Jibriil Faarax +Xuseen Faarax(Ba-Gumaroon)

D- Cabdi Xasan Faarax)1)CUMAR CABDI{2}GADIID CABDI E- Allamagan Faarax


[edit] Cumar Cabdalle
had three sons:

A- Ugaadh Cumar (a sub clan by itself) B- Kaliil Cumar C- Adan Cumar (which is the most numerous at this junction).


[edit] Adan Cumar
3 sections:

Cigaal Adan (grouped into Gumbuur)
Maxamed Adan (the most numerous)
Cilmi Adan (reer Cilmi)

[edit] Mohamed Adan
2 sections:

Xildiid Maxamed (the most numerous)
Rooble Maxamed (Carabala).
A- Baho Rooble B- Reer Samatar (the most numerous)
Rooble/carabala, are the providers of Akils (Caaqil) for their alliane Baho ismail (Rooble Maxamed+Idarays cabdalle+Abokor xildiid)


[edit] Xildiid Maxamed
4 sections:

1- Xasan Xildiid (grouped within Gumbuur alliance) 2- Xuseen Xildiid (reer Xuseen): A- Ismaaciil Xuseen B- Samtar Xuseen c- Galab Xuseen.

3- Abokor Xildiid (reer Abokor): A- Cali Abokor (most numerous) B- Ibraahin Abokor

4- Cismaan Xildiid (the most numerous)


[edit] Cismaan Xildiid
Mumin Cismaan
Cali Cismaan (Ba-Dhulbahante)
Cabdi Cismaan (Ba-Dhulbahnate)
Maxamuud Cismaan (Ba-Dhulbahnate)
Xirsi Cismaan.
Ibrahim Cismaan
Iidle Cismaan

[edit] Xirsi Cismaan
8 sections:

Ceynaashe Xirsi (17 sections)
Siciid Xirsi (reer Weyd + reer Waraabe + reer Cigaal + Cabdi )
Cabdi Xirsi (Cawd and Diiriye)
Warsame Xirsi
Faahiye Xirsi (geedi and ducaale)
yuusuf Xirsi
Cali Xirsi
Xildiid Xirsi.

[edit] Ceynaashe Xirsi
17 sections

Axmed Ceynaashe
Liibaan Ceynaashe
Sugulla Ceynaashe ( 18 sections)
Guutaale Caynaashe
Guuleed Caynaashe
Xirsi Caynaashe
Samaale Caynaashe
Faarax Caynaashe
Ciise Caynaashe
Butiye Caynaashe
Maygaag caynaashe
Kooshin Caynaashe
Cumar caynaashe
Cigaal Caynaashe
Cabdi Caynaashe
Suubaan Caynaashe
Wacays Caynaashe

[edit] Sugulla Ceynaashe
Diiriye Sugulla ( Bah Makahiil and Baha Diiriye)
Axmed Sugulla
Roble Sugulla
Maxamuud Sugule (bah Adam madoobe)
Ducaale sugule (bah Adam madoobe)
Maxamed Sugule (bah Adam madoobe)
Wacays Sugule

[edit] Muuse Ismaaiil
The Muuse Ismaaciil sub-clan of the Habar Yoonis is the second in population after the Cabdalle Ismaaciil. They inhabit the Sanaag region in Somaliland, and some parts of Sool around the district of Xudun. The Muuse Ismaaciil are the traditional inhabitants of the city of Erigavo. Some sections of the Muuse Ismaaciil (reer Cawl) settle in Burco and parts of Ethopia around Gorgor and Qalocan area of Wardheer district. They traditionally had their own sultan who governed the eastern sections of the Habar Yoonis.

Sultaan Ducaale Muuse(1890-1955)was the first M.Ismaaciil sultan
Sultaan Cali Suldaan Ducaale (1920-1977)
Sultaan Rashid Sultan Cali the present sultan (b.1955).
Muuse Ismaaciil tribal divisions are:

Salax Muuse
Maxamed Muuse (urursuge)
Saalax Muuse ( Tuurwaa)
Yoonis Muuse.
The Tuurwaa are the most numerous and they are three sections:

Muuse Tuurwaa
Jibriil Tuurwaa (Xasan and Yoonis) (Qori Jarato)
Cismaan Tuurwaa
The Cismaan and the Muuse Tuurwaa are the main divisions in terms of population in this stage of segmentation and they spilt as the following:

Cismaan Tuurwaaa:

Xaamud Cismaan
Cawl Cismaan (reer Cawl)
Xaamud Cismaan, 3 sections:

Maxamud Xaamud
Cabdale Xaamud
Cabdi Xaamud
Cawl Cismaan, Ugaadhyahan Cawl (1 son) ,
Beyle Ugaadhyahan Cawl
Faarax Ugaadhyahan Cawl
The Beyle Ugaahyahan are the largest and are the traditional enemy of the Daarood (Dhulbahante) sub-clan, this is the only major H.Y sub-clan that shares land with the Dhulbahante in the Hawd region. From this section of the clan hails the famous Guba poet Yawle.

Beyle Ugaadhyahan

Maax Beyle
Gadiid Beyle
Cismaan Beyle (Yawle's sub-clan)
Adan Beyle.
Notice some sub-clan division are missing, specially the Muuse Tuurwaa the second largest in Muuse Ismaaciil.


[edit] Yoonis Ismaaciil
Yoonis Ismaaciil is better known as the Sacad Yoonis subclan. Sacad Yoonis members live mostly in the eastern part of Somaliland, more specifically in Burco city, Sanaag, Sool, and western Nugaal Regions of Somaliland. Two of the 82 Somaliland parliament seats are held by Sacad Yoonis clan members. The link below is a visual breakdown of the Sacad Yoonis clan structure.

http://en.wikipedia.org/wiki/Image:Sacad_yonis3.jpg

Sacad's sons:

Hasan Sacad (largest branch)
Maxamed Sacad (Iidarays)
Maxamuud Sacad (Reer Maxamuud)
Hasan Sacad had son called Jibriil Hasan

Jibriil's sons, Barkad Jibriil, Rooble Jibriil, Adan Jibriil,

Barkad Jibriil had four sons:

Cali Barkad
Hasan Barkad
Camaar Barkad
Jaamac Barkad
Cali Barkad had three sons

Faahiye Cali (reer Faahiye Cali)
Ahmed Cali (reer Axmed Cali)
Naaleye Cali (reer Naaleeye)
Faahiye Cali had three sons:

Bayle Faahiye
Caweer Faahiye (reer Caweer)
Xildiid Faahiye (reer Xildiid)
Bayle faahiye had son Cumaar Bayle:

Cumaar Bayle had eight sons:

Nuux Cumaar (Reer Nuux)
Maxamed Cumaar (reer Xuseen)
Cabdale Cumaar (reer Cabdale)
Cali Cumaar
Xasan Cumaar
Xuseen Cumaar
jibriil Cumaar
Guuled Cumaar
Nuux Cumaar had six sons "Reer Nuux"

Cali Nuux (reer Cali nuux)
Diiriye Nuux
Liibaan nuux
Guuled Nuux
Dibjir Nuux
Daahiir Nuux
Cali Nuux had eight sons

Abokor cali (reer Abokor)
Wade Cali (reer Wade)
Rable Cali (reer Rable)
Magan Cali (reer Magan)
Ducaale Cali (reer Ducaale Cali)
Maxamuud Cali (reer Maxamuud Cali)
Axmed Cali (reer Axmed Cali)
Ibraahim (reer Ibraahim)
First Sacad Yoonis Caaqil was reer Nuux and still all Sacad Yoonis chief Caaqil is reer Nuux. The Present Sacad Yoonis Chief Caaqil is Saciid Xasan Cali (xuxuule).

Maxamed Sacad - Iidarays

Muse Samatar (largest group of the IIdarays)
Cabdi Samatar (split into Ba' Arab and Fiqi Egaal)
Reer Wacays
Iidarays are the original inhabitants of Ceelafweyn (Ceelafween), a town between Burco and Ceerigabo in Sanaag province of Somaliland. Mahammed Nuur (Fiqi Egaal) was the first man to build a home near the famous water basin in the town. The town now has a sizable popualtion of habar-jeclo clan members who originally lived in the mountains in the vicinity of Ceelafweyn. Iidarays also live in Ceerigabo, Burco, Dararweyne, and Xudun Area. There is a large diaspora population of Sacad Yoonis branches in the UK.


2, Maxamud sacad is divided two parts.


[edit] Musa Care

[edit] Has Three Sons
Ibrahim Muse, Hasan Muse and Damal Muse

Ibrahim Muse is the Largest section in Muse Care and his grandsons are 6

1- Jibriil Adan Fiqi 2- Muuse Adan Fiqi 3- Cali Adan Fiqi 4- Muxumed Adan Fiqi 5- CabdulRaxmaan Fiqi 6- Samane Fiqi


[edit] Damal Muse
1- Roble Damal == 2- Adan Damal ==


[edit] Habar Yoonis Sultans
The royal sub-clan (the one that provides the Sultans) of the Habar Yoonis are the Reer Sugule, who hail from the Caynanshe branch of the Habar Yoonis.

1- The first H.Y Sultan was Sultan Diiriye Suguule (1760-1840) 2- Sultaan Amaan Sultan Diiriye (1790-1854). 3- Sultaan Xirsi Sultan Amaan (1824-1879) 4- Sultaan Cawd sultan Diiriye (1830-1899)

In 1899 Sultan Cawd (Awd) was killed during a battle with the rival Daarood (Ogaden) tribe in western Ethiopia. There were 2 first cousins sultans each supported by different segments of the Habar Yoonis clan some Pro-Devrish and others opposed to it, the Pro-Devrish sultan Nuur A. Amaan eventually defeated his opponent Madar X. Amaan and for a period of 15 years him and his son held the sultantes, only after their death did the H.Y proclaimed him a sultan.

5- Sultaan Nuur Axmed Sultan Amaan (1844-1910)killed during the Devrish struggle. 6- Sultan Doolaal Sultan Nuur(1856-1917)also killed during the Devrish years. 7- Sultaan Madar Sultan Xirsi Amaan (1876-1938) 8- Sultaan Cali Sultan Madar (1900-1979) 9- Sultan Xirsi Qani (1916-1987) 10- Sultaan Yuusuf Sultan Xirsi Qani (1925-1991) 11- Sultaan Ciise sultan Xirsi Qani (1929-1999) 12- Sultan Cismaan Sultan Cali sultan Madar (b 1957) 13- Sultaan Maxamed Sultan Xirsi Qani (born 1967)


[edit] Idaares Abdalle
The oldest of the Abdalle Ismaciil sub-clan, who were also Sultans of the Habar Yoonis. Together with Reer Sugule (Current Emirs) they are known as "Reer Odweyne" after their town and where the Sultans reside.

Before 1960.

1-Shermaarke Saalax Baasha (1790-1861) the conqueror of Zaylac and the man who for the first time in Somali history brought Zaylac under the rule of Somalis, the first Somali Qadiif who in 1825 with 5 cannons and 60 H.Y musketeers took Zaylac and forced its Arab ruler Maxamed Al Baari out. He was accorded the title of Qadiif Al Soomaal by Cabdixamiid Baasha and was presented with two Arab and one Turkish slave women. The founder of what was referred to as the Government of Zaylac.

2- Sultaan Diiriye Suguule (1760-1844) the first H.Y sultan and the originator of over 30 Somali idioms and sayings.

3- Boqor Xirsi Amaan the warrior king (1823-1879) the first founder of centralized northern Somali state, the first sultan who ever imposed regulated tax on both the coast of Berbera and Bulaxaar, coining the Somali term of "sed boqortooyo" before 'cashuur' was even known. The only power the Persian recognized in Somalia in their bid to counter Siiciid Baraqash and the first Somali man to be referred to King Amaan by the Qajar Shaah of Iraan in 1857. Every year via his connection to Suur sultanates of Oman he received his Royal Presents from Persia. His wars against the Kuumbo in furthering his borders south west to Somali Galbeed and his legendary death in the battle with his cousin Guuleed Xaaji is a legend even among his enemies the Kuumubs:

Keysahaa aduun ina Amaan Koos Dhan Buu Heleye
Isba kii bani Israel ma hadin kamana yaabayne
Ragbuu keeno gali yidhi weysa soo kabiye
Ragow Kibirka waa lagu kufaa taana hala ogaado.
4- Sultaan Nuur Amaan (1844-1910) the first sultan who declared war against the British and gave shelter to the Dervish when all Kuumbu sultanates including Garaad Cali Garaad Maxamud (who sent a letter to the Brits crying for their help against what he called new religious fanatics, and who was killed as result), Sultaan Cali Shire, Boqor Osman mahamoud sided with the colonials. The first battle of the Devrish took place in Burco in 1899 when Sultan Nuur Amaan led the new devrish to Burco and later was forced to withdrew. Sultaan Nuur Amaan abondened his Sultanate for the cause and later was killed some say by the Devrish some say by some Kuumbu's.




6- Engineer Said Faarax (1910-1963) the first Somali civil engineer and a graduate of Edinburgh University class of 1933, the designer of Burco city roads and much of colonial infrastructures.

7- Maxamud Axmed Cali the Father of Somali education, the first modern Somali educator.

8- Xaaji Yuusuf Xaaji Aadan (1914-2005)(second Father of Somali Education, the first founder of Somali political party in Somaliland and pioneer of Somali education also the composer of the Somali national anthem.

9- Maxamed Naxar the first chairman of the SNL before Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal and among its founders.

10- Sayid Axmed Sheekh Muuse (1910-1979) the founder of the first religious party Xizbul Allah in 1957 and first Somali graduate of Azhar university and the author of Xizbulaah wa Xizbul Shaydaan.

11- Abdirahman Ahmed Ali (tuur) First Somaliland President


[edit] References

No comments:

Post a Comment