Degmada salagle waxay kamid tahay degmoyinka gobolka jubadda dhexe
waxaa la aqoonsaday sanadkii 2006dii xilligii uu xukumaye dalka
madaxweynihii geeriyooday c/laahi yuusuf axmed alla yaraxma, degmada
salagle waxaa dagan beelaha Coolyahan (Ogadeen) İYO Rer ow Heeraar
(Qubeys) oo kamid ah beelaha somaliyeed waxay soomartay marxalado kala
duwan.
degmada salagle waxay caan ku tahay beeraha iyo xoolaha gaar ahaan
dhaqashada lo,da oo loo iib geeyo suuqa weyn ee magaalada gaarisa
kenya..
degmada salagle waxaa kudhshay halgamaagii weynaa ee Gen.c/qaadir juuja
kamidka ahaa dowladii rayidka iyo 5tii golaha kacaanka sare , degmada
waxaa kala bara wabiga jubba waxaa hoostga tuulooyinka kala ah
.
.buula bayoow
. buula galool
. buula banaan
. madmadowe
. buula xaar
. dhakaaje
Waxaa kamid ah Beesha degan beesha Reer Dumaal(Raxweyn) beesha Faqiwalaal iyo rer ow Heeraar (Qubeys) iyo cowlyahan (Ogaadeen).
mudooyinkii ugu danbeysay somaaliya waxaa kajirey isburbursi ku
salaysan beelaha soomaalida gobolada jubooyinkana kama marneen mar waxaa
xoog ku qabsaday U S C marna isbaheysiga dooxada jubba markii ugu
danbeysana waxaa heystay xarakada al shabaab!!
Buula galool waxaay hoos tagtaa buaale ee salagle mahan.
ReplyDeleteWaxakalodegan beesh garjan
ReplyDeleteBuulo awoorow iyo Buulo Gaduud, Buulo Qansax , kuraaw
ReplyDelete