Dagalo Dhul balaarsi uu Mareexanku ka bilaabay Xeraale oo ku Taal cabud Waaq oo Beesh Fiqi muxumed Dagaan :
Guest Welcome To HornAfrik Online Inter-Clan Clashes In Central Somalia. At least 12 people were killed and 29 were wounded in the fighting. March 01, 2004 HornAfrik. Mogadishu Somalia At least 12 people were killed and 29 were wounded after fighting erupted between militias from rival clans in the village of Herale in central Somalia on Sunday, elders said. Village elder Ahmed Osman, contacted by radio on Sunday, described the fighting as "intense" and said that residents had fled Herale by the time the violence subsided in the afternoon, but with no ceasefire agreement. The fighting pitted the Marehan against the Dir clans, who have previously lived side by side peacefully in Abudwaaq, a district in Somalia's Galgudud region.
The latest clashes are part of tit-for-tat confrontations resulting from the April 2003 murder of a Marehan elder, allegedly by Dir clansmen. The Dir are affiliated with the Southern Somalia National Movement (SSNM) of several sub-clan factions, while the Marehan belong to another factional grouping, the Somalia National Front (SNF). Both were among 27 factions that signed a ceasefire agreement in Kenya on October 27, 2002, to stop all hostilities in the war-torn Horn of Africa nation. Somalia plunged into clan warfare and has not had a recognized government since 1991 when the dictator Mohamed Siad Barre was toppled. Peace talks are continuing in Kenya
Afhayeenka ururka SSNM Md.Awliyo oo faahfaahin ka bixiyay dagaalkii Xeraale. Afhayeenka ururka SSNM Cabdullaahi Xuseen Aybakar kuna magacdheer AWLIYO ayaa ka waramay siduu udhacay dagaalkii dhexmaray beelaha Mareexaan iyo Fiqi Muxumed waxuuna yiri isagoo u waramayay saxaafadda: Goor hore oo ah subaxnimadii taariikhdu ahayd Febraayo 29,ayaa maleeshiyada beesha Mareexaan waxay sidii caadadu uahayd duulaan gardarao ah ku soo ekeeyeen dhammmaan wadooyinka laga galo magaalda xeraale,duulaankaas oo sida laga warqabo ujeedadiisu ahayd sidii loo baro kicin lahaa loona xasuuqi lahaa beesha Reer Fiqi Muxumed oo ku caana dad ehlu diina oo waliggod cid ku gardaraysan.Haddaba siday qabto diinta Muqadaska ah waxay ku qasbanaadeen inay reer Xeraale Difacdaan Maatadooda,Maalkooda iyo xurmada ilaahay u abuuray adoonkiisa oo ah inuuna wax dulmin isna qaadan dulmi. Haddaba markii uu dagaalku socday uga yaraan 5 saac waxay dantu ku qasabtay kuwii soo duulay ee dulmi wadayaasha ahaa inay cagaha wax ka dayaan iyagoo ku hungoobay hamigoodii ahaa inay xasuuq gaystaan isla markaana deegaan hantiyaan,beesha mareexaan oo ku caan baxday inay isku raacaan gardarada iyo duulaan lagu qaado dad kale sida ay ka marqaati kacayso taariikhdu oo 21kii sano oo ay dalka hogaaminayaan waxay soomaali u gaystaan la wada ogyahay, Waxuu afhayeenku xaqiijiyay oo uu yiri.waxaa halgamayaashii xaq udirirka ka shahiiday hal mujaahid halka labo kale ay ka dhaawacmeen oo dhaawacoodu mid khafiif yahay halka daaquudyada waa siduu hadalka udhigaye ay ka dhinteen 12 nin ugu yaraana ka dhaawcmeen 19 daaquud labo baabuur oo ah kuwa dagaalkana looga gubay dulmiwadayaasha mareexaan,Md.Awliyo waxaa caalamka iyo inta jecel nabada ugu baaqay in si wadajir ah loogu guntado sidii loo joojin lahaa gardarada iyo gumaadka ay wadaan beesha Mareexaan oo xitaa markii looga soo baro kacay degaanada lala degi jiray ee ku teedsanaa balanabal iyo Caabudwaaq ina hadda wadaan Isir sifayn (ethnic cleansing) ku aadan reer Fiqi Muxumed ayuu yiri afhayeenku. Waxuu kaloo afhayeenka SSNM aduunka caalamka ka codsaday in si degdeg gurmad loola soo gaaro qoysas badan oo ku baro kacay duulaankaas,iyagoo dadkaasi ayna haysan biyo iyo baad oo degaankii laga cabi jiray ay saameeyeen degaalkaas joogtada ah oo ay soo qaadayaan beesha Mareexaan.
Somali festivities kill 60, may start war At least 60 people were reported killed and another 90 wounded in renewed fighting this week in the northwest part of Somalia’s Galgadud Region. Local sources in the regional capital, Dhusa-Mareb, told the U.N.’s Integrated Regional Information Networks the latest fighting was between the Darod subclan of the Marehan and the Dir subclan of Fiqi Muhumud, and was concentrated in and around the village of Herale, northwest of Dhusa-Mareb. Last month Herale, which is populated by the Fiqi Mahmud, was also the scene of serious fighting between the two sides which left over 50 people dead. According to sources from a neutral clan in the area, what started out as "revenge killings" had now flared up into a "fully-fledged land war". Sources told the IRIN the Marehan want the Fiqi Muhumud out of the area, and until one group gives up, the fighting will probably continue. Over 50 killed in central Somalia festivities Three days of heavy fighting in the northwest of Galgadud Region have left at least 50 people dead and over 150 wounded, local sources in the regional capital, Dusa-Mareb, told IRIN on Monday. The fighting broke out last week between the Darod subclan of the Marehan and the Dir subclan of Fiqi Muhumud, and was concentrated in and around the village of Herale, some 80 km northwest of Dusa-Mareb, said Nur Muallim Dhere of the Dir. Herale village is populated by the Dir.
According to Abdinasir Hashi of the Marehan clan, the current clashes were triggered by revenge killingsâ„¢ for the death in May last year of a prominent Marehan businessman. But the ensuing escalation of violence was also attributed to disagreements over water and grazing in the area, another source from a neutral clan told IRIN. "It is more about water and grazing land right now. Herale is close to a good pasture area and water points are very close," he said. "Each group is trying to dislodge the other." This particular clash between the two groups had been "exacerbated by the easy availability of heavy weapons and the terrain in which they are fighting", he added, noting that the area was flat, offering no cover from the battle-wagons (technicals) both sides were using. Nur told IRIN that his clan had lost 26 dead and over 65 wounded in the three days of fighting.
Meanwhile, according to Abdinasir, the Marehan have lost about 40 dead and "over 70" wounded. The fighting has reportedly displaced hundreds of families, leaving them with no access to wells or water points, Nur said. He stressed the need for help, "but given the lack of roads and the current insecurity in the area, I doubt if anyone will come to our aid". Most of the displaced belong to the Dir, and have moved to safer areas like Dusa-Mareb, he said. Humanitarian sources in Dusa-Mareb told IRIN that if the fighting continued, "it could have serious humanitarian repercussions for the communities involved".
"The biggest problem at the moment seems to be displacement and lack of shelter," the source said. Both sides claim to be ready for peace talks, but so far no mediation efforts are taking place. The fighting subsided over the weekend, but the sides admit that "it is just a matter of time before a new round of fighting begins again". "Both sides are regrouping and rearming," said Nur.
Tariikhda Mareexanka oo aha mid ku dhisan budcad nimo iyo Gardaro. 1980' "Kofyad Casta"inkaaran ee wadanka Somalia guueysatay,2600 oo ruux oo beesha Cumar Maxamuud ayay layeen oo lagu tirtiri gaaray beesha Cumar maxamuud(Majeerten) Bolisiya melataaradii Mareexan ay ilaa 450 gabdhood ka kufasadeen. 1985 Mareexanka oo ay watan dabadhilf yadoodi300,000 oo reer Hargeysa (waqooyi galbeed ayay ku duulen). Mantana kala go'a iyo is amin laanta Somali iyagaa ka dambeeyay. 50,000 oo besha Isaaq na lagu tirtiray iyagoo adegsanay bayloodyo South African ah oo madafiic ku rusheynaysay shicbka Waqooyi galbeed. 1970-1978 Mareexanka oo ku guleysta in ay ka tirtiraan beelihii lahaa gobolka Gedo iyo Garbahaaray region. Oo Raxahweyn, Dir iyo Ogadeen iskugu jira. Manta oo Mareexanka ay Daroodkii Kismayo daganaa waxay u adeegsadan Habar Gidir ay xuluufo la noqdeen si ay Mareexanku uga gacan sareeyan Belaha deegankas (Eeg Swedish & Danish Report) oo ka koreeya qeybtan) Mereexanka sideey u tirtireen: Gobweynta ,Waqdoore iyo Rexanweynta dalka Leheed. Iyagoo dadka meesha ugu tirada yar ayeey hadana beelah guumeysi ku hayaan. Ogow sida uu reporka sheegayo Beesha sadexad Tiro ahaaan waa Dir. MAATA 2004 Mareexan oo 800 oo cidan hub casri ah wata waxa ay isku dayayaan in aay ka bara kiciyan Beesh Fiqi Muxumad ee Direed Dagmada Xeraale. In kastoo ay isku dhigmin Sade Darood(Mareexan) iyo jilib yar, oo hoose, sida Fiqi Muxumad hadan iyaga iyo madaaficdii ay ku garaacayeen bulshada rayidka ah,bishii ramadaan eedhalatay 2003 oo dhan, wixii cidan iyo hub ahaa waxa gaaray beesha Mareexan guul daro weyn oo in ay tuulada Xiraale ilaa 37 nin oo cidamadoodi ah meydkoodi kaga carareen magalada dhixdeedi. Toofiqda Alle ha waafijiyo Fiqi Muxumad oo gardaro iyo dhulbalaarsi cad lagu wado. Fadlan ha la gargaaro dhaqaalo iyo maalba beeshan laga gardaran yahay, ilaa 3000 kun oo reerkaa aha ayaa meel duur cidla ah fadhiya ka dib markii ay maxeysatada Mareexan ee dhigya cabka ah Rabadaantii la soo dhafay ay hubka culus ee Hoobiyaha iyo Altalari ay ku garaaceen toolada
Tuesday 28 October @ 08:11 http://www.fiqi.net/hof/modules.php?name=News&file=article&sid=559 Dagaal culus oo subaxnimadii maanta ka bilowday tuulada Xeraale oo ka tirsan degmada Cabuud Waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sababay dhimashada dad tiradooda lagu qiyaasay 45 qofood, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro kale oo aan la sheegin. dagaalladaan oo u dhaxeeya labo beelood oo halkaasi wada degan ayaa ka bilowday barkad biyaha laga cabo, iyadoo ay ka qeyb qaateen baabuurta dagaalka oo ay ku jiraan kuwo gaashaaman Afhayeen u hadlay beesha Mareexaan oo ay soo xiganeysay idaacadda Jubba ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen degmada Cabuud Waaq, balse dagaallo teel teel ah ay ka soconayaan daafaha degmadaas, haseyeeshee ma jiraan warar caddeynaya hadalka sheegashada ah ee ka soo yeeray af-hayeenkaas. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in culumaa’udiin iyo odayaal ka kala tirsan labada beelood ay ku baaqeen in ay labada dhinac joojiyaan xabadda oo ay wada hadal ku dhameystaan khilaafaadkooda. Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Weli Axmed Nuur oo ka mid ah waxgaradkaas ayaa isaga oo ku sugan Buulo Xaawo waxaa uu labada dhinacba ugu baaqay in ay joojiyaan dagaallada iyaga oo ixtiraamaya bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay muslimiintu sooman yihiin.
Dagaalad xeerale : News about the conflict in the media. 3/4/2004 1:40 PM UTC Isniin, October 26, 2003 Dagaal culus oo subaxnimadii maanta ka bilowday tuulada Xeraale oo ka tirsan degmada Cabuud Waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sababay dhimashada dad tiradooda lagu qiyaasay 45 qofood, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro kale oo aan la sheegin. dagaalladaan oo u dhaxeeya labo beelood oo halkaasi wada degan ayaa ka bilowday barkad biyaha laga cabo, iyadoo ay ka qeyb qaateen baabuurta dagaalka oo ay ku jiraan kuwo gaashaaman Afhayeen u hadlay beesha Mareexaan oo ay soo xiganeysay idaacadda Jubba ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen degmada Cabuud Waaq, balse dagaallo teel teel ah ay ka soconayaan daafaha degmadaas, haseyeeshee ma jiraan warar caddeynaya hadalka sheegashada ah ee ka soo yeeray af-hayeenkaas. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in culumaa’udiin iyo odayaal ka kala tirsan labada beelood ay ku baaqeen in ay labada dhinac joojiyaan xabadda oo ay wada hadal ku dhameystaan khilaafaadkooda. Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Weli Axmed Nuur oo ka mid ah waxgaradkaas ayaa isaga oo ku sugan Buulo Xaawo waxaa uu labada dhinacba ugu baaqay in ay joojiyaan dagaallada iyaga oo ixtiraamaya bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay muslimiintu sooman yihiin. Galgaduud ( AllPuntland )- Xaalada Guud ee degaanka Xeraale ayaa maanta ah mid xasiloon kadib markii shalay barqadii uu halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday qoryaha darandooriga u dhaca, kaasoo sida la sheegay u dhaxeeyay beelihii dhawaan halkaasi isku qabtay. War La Xiriira Dagaalo Ka Dhacay Xeraale- Sunday, February 29, 2004 Dagaalkii shalay dhacay ayaa waxey warar aan lagu kalsooneyn sheegayaan in ay gaartay tirada dhimashada ee halkaasi 6 ruux iyadoo dhaawacana lagu sheegay tiro dhan saddex ruux, isgaarsiinta goobtaasi oo aan wanaagsayn waxaa adkaaday in la ogaado khasaaraha dhabta ah ee dirirtaas shalay ka dhashay, waxeyna wararka naga soo gaaraya Xeraale intaasi ku darayaan in dagaalku haatan qaboobay, iyadoo aysan jirrin cid kala dhex gashay beelaha halkaasi ku dirriraya, waxeyna dad ku sugan goobta dagaalku ka dhacay sheegeen in ay wali is hor fadhiyaan Maleeshiyo beeleedkii dirriray. Dagaalada Ka dhacaya deegaanka Xeraale ayey dad badan aaminsanyihiin in uu yahay mid salka ku haya arrimo siyaasadeed, walow siyaasiyiinta beelaha halkaasi ku dirriraya ay iska fogeeyeen mar wax laga weydiiyay in uusan dagaalkaasi wax siyaasad ah ku lug laheyn.
Xeraale (AllPuntland)- Deegaanka Xeraale oo isagu ka mid ah deegaanada Gobolka Galgaduud ayaa saakay barqadii waxaa mar kale kasoo cusboonaaday dagaaladii sokeeye ee ay dadka deegaankaasi maalmahii u dambeeyay wax xoogaa ka nasteen. Wararka naga soo gaaraya Gobolkaasi ayaa waxey intaasi ku darayaan in saakay barqadii uu halkaasi dagaal ku dhex maray labadii beelood ee ay dirrirtu u dhaxeysay, dagaalkan ayaa la isku adeegsaday Qoryaha Darandooriga u dhaca ee AK47. waxaana la sheegay in qasaaraha dhimashada uu saakay barqadii ahaa 1 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac ka badan sadex ruux. Lama yaqaan sababaha dhabta ah ee soo cusboonaysiisay dagaaladan ka dhacaya Xeraale iyadoo todobaadkii hore dhex dhexaadin la doonayo in lagu dhameystiro dagaaladan uu ka dhacay Deegaanka Guri Ceel, kaasoo la sheegay in aysan soo xaadirin labada dhinacba, balse warar aanu ka helnay illo xog ogaal ah ayaa tibaaxaya in qorshaha dagaalkaasi uu ka fog yahay dadka goobaha dagaalka jooga, iyadoo la sheegay in ay dagaalkaasi abaabulayaan dad iyagu ku sugan dibadaha, waloow ay siyaasiyiinta labada dhinac ay marar badan ku celceliyeen in dagaalku uusan wax siyaasad ah ku lug laheyn.
SUURE NEWS from Xeraale Go to XERAALE.COM 2/28/2004 4:12 PM UTC Hishiis kadhacay Magaalada Caabudwaaq iyo Arimaha Xeraale oo sii xumaanaysa. Dhuusamareeb Feb-19-04, Xeraale.com Maanta oo ay Taariikhdu tahay 2-18-04 Ayaa Idaacada BBCda sheegtay " in heshiis wayn uu ka dhacay Magaalada Caabudwaaq, heshiiskaa oo dhexmaray Labo Beelood oo katirsan Beesha Mareexaan." Hadaba beelahaa hishiiyay ayaa Dagaalkoodii ahaa Midkii hakiyay Dagaalkii Beesha Mareexaan ay kula jirtay Beesha Faqi-Muxamed (Degaanka Xeraale). Waxaan qadka Telefoonka kula hadalnay Odayaal waaweyn oo katirsan Beesha FaqiMuxamed oo jooga Magaalada Dhuusamareeb, waxayna inoo sheegeen in heshiiskaa uu ahaa mid ay Beesha Mareexaan ku heshiiyeen in ay midoobaan isla markaana ay howshoodii(Dagaalkoodii) meesha ay ka wataan. Odayaashaasha waxay intaa ku dareen in Shalayto ay isku dhaceen ciidamo ilaalo ah kaasoo Qasaare iyo dhaawac u gaytay Beesha Mareexaan. Waxay kaloo intaas ku dareen in Ciidamada laba Beelood ay isku horfadhiyaan labo meelood oo isu muuqda, Waxayna yiraahdeen hadii aan lahelin cidkala dhexgala waxaa macquul ah in ay sifudud iskugu dhicaan ciidamada. Ilaa iyo Iminka lama sheegin wax waan waan ah oo kadhexsocda labada beelood iyo wax hadal haya intaba. Inkastoo Beesha Mareexaan ay horey ugu gacan sayrtay Culumaa'udiinadii, Suldaamadii, Nabadoonadii, iyo waxgaradkii isugu Jiray Beelaha wada dega Gobolka Galguduud ayaa wax rajo waan waan ah aan wali laga heyn, Halka Beesha Faqi-Muxamed ay Diyaar u yihiin heshiisiin dhexmarta iyaga iyo Beesha Mareexaan. Dadka Degan Dagaanka Xeraale iyo kuwii ka qaxay Dagaaladii Kadhacay Halkaa ayaa iyagu aad u dhibaataysan oo cabsi weyna kaqabo dagaalo kale oo halkaa kadhaca. Dad ka soo waramay Xaaladaha Dadkii ka qaxay Dagaaladaa ayaa aad aga deyriyay oo Sheegay Dadka qaarkood oo u badan Caruur iyo dumar ayaa Caafimaadkoodu aad u liitaa Waxayna yiraahdeen "hadii aan Hey'adaha Samafalka Aduunka soo gaarin Dadkaa Qatar weyn ayay ku sugan yihiin. Maxamed Abdi.
Xeraale.com/Dhuusamareeb Dad gaaraya ilaa iyo 3500 oo qof ayaa waxay ku dhibaataysan yihiin Degaanka Xeraale Iyo Degmooyinka Dariska La’ah. Muqdisho, Soomaaliya. Feb-4-04 Warar naga soo gaaray Degaanka Xeraale iyo Degmooyinka dariska la ah ayaa sheegaya in dad tiradooda ay gaareyso ilaa 3500 oo qof ay ku dhibaataysan yihiin Halkaas. Dadkaas oo ka qaxay Dagaalo goos goos ah oo kadhacaya Degaankooda (Xeraale) ayaa ku kala daadsan Degmooyinka Boholo, Dhuusomareeb, Huurshe, Mayeeraan, Iyo Qod-qod. Afhayeen u hadlay Dadkaasi ayaa waxa uu u sheegay qaarkamid ah warfidiyeenada in dadkan ay mudo Sedeed bilood ah qoxooti yihiin oo aanay jirin haba yaraatee wax hay’ad samofal Bini aadanimo ah u fidiyay dadkaasi. Waxaa uu Afhayeenka intaa ku daray in dadkaasi ay u badan yihiin Caruur iyo Dumar ay aad ugu baahan yihiin Daryeel Caafimaadka iyo Raashin ay cunaan. Waxaa kalee uu afhayeenku u sheegay warfidiyeenada in hadii aanay Hay’adaha Samofalka Aduunka u soo Gurman dadkaan ay Halis ugu Jiraan Gaajo iyo Cuduro. Dagaalladii kadhacay Deegaanka Xeraale ayaa ahaa mid aad iyo aad u foolxun oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac aad u farabadan. Maxamed Ali oo ku magacdheer (Shabeel ) ayaa waxa uu warfidiyeenada u sheegay in Dagaalka kadhexeeya Beelahan uu sii daba dheeraanayo oo weliba Ciidamadooda ay weli is hor fadhiyaan jiida hore. Wararka waxay intaasi ku darayaan in Waxgaradka iyo Ganacsatada kasoo jeeda Degaanada Dhuusamareeb, Cadaado, Guraceel iyo Ceeldheer oo isku dayeey inay soo Afjaraan coolaadaasi ay ku guuldareysteen oo sheegay in Beesha kasoo jeeda Caabudwaaq ay ka biyo diidsan yihiin Hishiisiin. Wax garadka iyo Ganacsatada ayaa sheegay in hadana ay ku rajo wayn yihiin inay soo Afjaraan dagaaladaasi. Cabdiraxmaan Abdi Muqdisho, Soomaliya Nin lagu dilay agagaarka Baar ubax Dagaalada Mudug Awgood Muqdisho, Somaliya. Waxaa maanta lagu dilay meel udhow baar ubax nin dhailnyaro ah oo lagu magacaabi jiray indhobohol Diiriye Faarax,dad ka agdhawaa meesha lagu dilay marxuumka waxay ii sheegeen in dhalinyaro hubaysane ay kala soo degeen baabuur uu saarnaa oo ahaa kuwa loo yaqaan BLka isla markiina waxay ku fureen rasaas ilaa ay naftu ka baxdo.Waxaana la xaqiijiyay in arrintu tahay ninka ladilay beeshuu ka dhashay iyo kuwa wax dilay in dagaal kharaari ku dhexmaray Golol oo ka tirsan gobalka Mudug gaar ahaan degmada Jiriiban,taasoo dad badani maanta fajac ku noqotay in dagaalkii baadiyaha la keeno magaalada Muqdisho.waana markii u horaysay oo labadaa beelood ay dad isaga dilaan magaalada Xamar iyadoo dagaalkoodu usocday in ka badan afar sano. Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaanka Golol ayaa cambaareyey Dilkaas Foosha xun,waxayna codsadeen in si wadajira loo soo qabto kuwii gaystey dilkaas oo aan loo eegin haybtay yihiin lana horkeeno shareecada islaamka si loo yareeyo kuwa caadaystay in ay dadka walaalaha ah isku diraan oo dhibaato hor leh ka dhexabuuraan,iyadoo hore loogu guulaystay in xabadii ka dhexsocotay labada beelood la joojiyo wada hadalna uu uga socday magaalada Gaalkacyo ,Dhacdadaan oo aad mooddo inay dhabarjab ku tahay waxgaradkii waanwaanta ka waday gobalka Mudug. Xeraale.com (Posted by guest: XEERAL.COM)
No comments:
Post a Comment