Wednesday, August 31, 2022

Hees Via Tiktok Wiil Reer Tana River ah Iyo Gabar Surre Dir Oo Xamar Joogta-- Dirnimo-Wiil Wardeey Cali Ah Iyo Gabar Surre Dir Ah: Goob weyan Dir Weeyan


 

Buraanbur Koonfurta Somalia Oo Isaaq Mahe Dir, Gadabuursi Iyo Ciise Madoobe Dir ku Saabsan Iyo Labada Dowladood Somaliland Democratic Republic Iyo Djabuuti Waa Goob Reer Waqooyi Iyo Reer Jabuutiba Joogin


 

Dir Weeye Jabuuti - Dalkeeygi Weeya - Dir Weeye Jabuuti - Beesha Direed Loves Djibouti- Dhalintii Dir Maaha Qabiil Beey dhaheen Waa Qowmiyado Iyo Dalal


 

Suldanada Samaroon Siciid: Odeeyaasha Gadabuursi Dir Oo Sheegay, Isaaq Daarood Wexey Arki Jireen Isagoo Kaligii Dagalamaya, Isaaq Bah Gooni Maaha Waa Nin Direed Oo Mahe Dir Ah Hadii Dagaal Dhaco Gadabuursi Iyo Ciise Iyo Qaarkaloo Badan Ayaa U Hiilenaya



Dirnimo Dirnimo ha la arko ninka laga Walaal Badan yahay

Yaa Daaroodeey , Yaaa Daaroodeydaa Keentay Yaa Direey Yaa Direey, Isaaq Kaligii Dhalad Maaha Aduunkiina Waa Isbadalay,

Suldanada Samaroon Siciid: Odeeyaasha Gadabuursi Dir Oo Sheegay, Isaaq Daarood Wexey Arki Jireen Isagoo Kaligii Dagalamaya, Isaaq Bah Gooni Maaha Waa Nin Direed Oo Mahe Dir Ah Hadii Dagaal Dhaco Gadabuursi Iyo Ciise Iyo Qaarkaloo Badan Ayaa U Hiilenay

Naag Daarood Majeerteena Oo Gabar Isaaq Ku Tiri: Dir Maxaad U sheeganeysaa Ma Adaa Dir ah? Adigu Sababtaad Daarood U sheegatan Dir U ahay? Daarood Waxa Ay Jecelyihiin In Awooda Dir Ee Isaaq Gadabuursi Iyo Ciise Wada Dhalashadooda Diidaan

 https://youtube.com/shorts/7GsxCb0n4ng?feature=share



500 Sano Dir Waa kala Maqnaa Waana La Mideynayaa Mustafe Cagjar Saas Ayuu Magaca Dir Ka Qaaday Iyo Daarood- Dr.C. Yasin - Guddiga Dir Ayaa Sheegay- Beesha Direed -Isaaq Axmed Maxamed Mahe Dir


 

Saysiga -Ismaiil Buuba- Beesha Direed Waa Beesha Geeska Afrika Ug Weyn-Qabiil Wuu Ka Weyn Yahay Dir 5 Dal Ayuuna Ku Noolyaha Dir - Shir Kenya Isaaq Mahe Dir


 

Dir Waa Abihii Iyo Hooyadii Somalia- Ganacsade Weyn Ee Dhaqdhaqaq Direed Cawiyay - Xaji Maxamuud Aare - (Samaron) Gadabuursi Madaluug Dir


 

2019Kii Suldaan Dhawal Oo Cagjar Iyo Darood Ku Yiri Maxaa Magac Direed Uga Baqdan- ((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)Gadabuursi Dir


((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)
 

Proffessor Sacid Samater Sheegay Dir Waa loo Tashtay Muqdisho Aqal Hawiye & Darood Ayay Noqotay, Dir Wax Uma Yaalan Sheikh Shariif Waxa uu igu Yiri Samaron Gadabuursi Madaluug Dir


 

Xildhibaanada, Madaxda, Ugaasyada Beesha Garre Tuuf Quranyow Axmed Maxamed Xiniftire Mahe Dir Oo Odeeyshad Gudiga Direed U Sheegay Dir Baan Nahay Tolow Ogaada Waxaanan Idinku Yeernay Isbarasho Garre Waa Dir


 

Godoomiyaha Aqalka Sare Oo Abtirsaday ilaa Dir Isagoo Barlamanka Taagan - Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Mahe Dir- Dirnimo Beesha Isaaq- Daarood


 

Suldaan Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Dir ah Oo Daarood U Sheegay Dir Waa la Mideeynayaa meel Walba ay Joogaan Geeska Afrika


Daarood Waxa ay Isku Dayaan in Dir ay Kala Qaybiyaan.
Daarood Siiba waxa ay Jecel Yihiin In Ay Isaaq Carabeeyaan.
Waxa Kaloo isku dayaain In ay Kala Ilaaliyaan Wada dhalashada Isaaq- Gadabuursi- Ciise.
Daarood Waxa ay Doonaan in Ay Isaaq Carabeeyaan Si Dir intiisa Kale Uga Gooyaan.

Damiin Far Waaweyn Baa Wax loogu Qoraa: Ugaaskoo Cadowga Magaca Direed Tacliin Siiyay. Una Sheegay Madaxweyn, Mahe, Madoobe Iyo Mandaluug Waa la mideeynayaa. Ugaaska Beelaha Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Dir ( Habar Jeclo) Kana Mid ha Asaasayaashii Gudiga Direed Ayaa 2019 Ka hadlay Aflagaadad Mustafe Cagjar iyo Daaroodkii Shirkii Direed Qonsaday : Ugaaska Oo ka hadlay Baaxada iyo Dirka Geeska Afrika Dagan ilaa Tana River ilaa Garisa ilaa Shabeelada hoose ilaa Mudug ilaa Sanaag iyo kuwa Itoobiya iyo Jahuuriyadaha S.L iyo Djabuuti

Blog Archive