Wednesday, May 4, 2011

THE AKISHO DIR

QORAAL ABTISINYADA IYO LAFAHA AKISHO QORAAGU DAD BADAN OON AKISHO AHAYN OO DHINAC DAGAN AYUU AKISHO KA DHIGAYAA LAAKIN BAL EEG


Akisho
Akisho (var. Akisha, Akishe; also known as Gurre) is a Somali subclan, part of the larger Dir group whose members live in Ethiopia and northern Somalia. The Akisho are a subclan of the Ali Madahweyn Dir, and they are reputed to be the eldest sons of the Madaxweyn Dir. The Madaxweyn Dir include the Gurgure, Gariire, Guure, Layiile, Reer Aw Said, Jiido and Wardaay. The last three groups inhabit Southern Somalia especially in the Lower Juba and Shabeele rivers area;however, most Madahweyn Dir live in Ethiopia.
Akisho is one of the oldest clans in the Horn of Africa. According to Somali history, two of the oldest monarchies in the region, the Ifat and Adal Sultanates, were Akisho.[citation needed] The great horn African hero Ahmad ibn Ibrihim al-Ghazi ("Ahmed Gurey") was Akisho.[citation needed]
The Akisho inhabit both Somaliland and Ethiopia. In Somaliland, Akisho members live in the southern Waqoyi-Galbeed Province, Wajaale, Ala’ibaday, and Gabiley. In Ethiopia, where the Akisho are the most widespread Somali group, Akisho members inhabit Jijiga, Baale (Nagelle), Baabule, Fayaanbiiro, Qabri-Bayah, Fiiq, Hara-Maaya, Harar, and Dadar.
Akisho members are predominantly adherents of Sunni Islam, though one might find a Christian Akisho in the Shewa area of Ethiopia.
The Akisho (Gurre) clan consists of 12 major subclans:
1. Akisho
o Waro-Miyo
 Reer-Warfaa
 Reer-Dalal
 Reer-Hawade
 Reer-Agal
 Reer-Buuke
 Reer-Naaleye
o Waro-Bito
o Waro-Dayo
o Waro-Luujo
o Waro-Ito
o Waro-Kiyo
o Waro-Heebaan
o Waro-Kurto
o Obo
o Igo
o Asaabo
o Eejo
2. Abiju
3. Akiju
4. Heebaana
5. Huumo
6. Jaarso
7. Maya
8. Obara

Alle ha u naxariistee Drs. Sakiyo C/salaam Caalin

XASUUS XILDHIBANADII SUURE DIR EE GEERIYOTAY 2005


Alle ha u naxariistee Drs. Sakiyo C/salaam Caalin oo ka mid ahayd Xidhibaanada Soomaaliya oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi
July 03, 2005.
Waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi laguna Aasay Allaha u naxariistee Drs Sakiyo Cabdi Salaan Caalin oo ka mid aheyd Xidhibaanada Dowladda KMG ah ee Soomaaliyeed sida uu Xaqiijiyay Dr Jaylaani Cali Kadiye iyadoo Muddo labo Asbuuc ah ku jiraneyd Cusbitaalka Nairobi,
Drs. Sakiyo Cabdi Salaan waxa ay ka mid ahayd Xidhibaanadii Dowladii Carte sidoo kale waxa ay ka mid aheyd Bulshada Raydka ah iyadoo qayb ka ahayd Dadkii doorka Lixaadka ah ku lahaa Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka dhacay wadanka Kenya,
Waxa ay ka qalin Jabisay Kuluyada Dhaqalaha ee Soomaaliya iyadoo sidoo kalena wax ku Baratray Dalal Dibada ah waxa ayna la soo shaqeysay Ururada Bulshada ee hoos taga Qaramada Midoobay Drs Sakiya waxa ay aheyd Shaqsi Sumacad Badan ku leh Bulshada dhaxdeeda,
Waxaa isla Maanta lagu Asay Qabuuraha Muslimiinta ee Kenya oo ku Yaala xaafada Islii ee magaalada Nairobi waxaana Askeeda ka soo qeyb galay Boqolaal Muslimiin ah Siyaasiyiin Wasiiro Xidhibaano Iyo Siyaasiin Soomaaliyeed,
Dadkii Aaska Marxuumada ka qeyb qaatay waxa ka mid ahaa Musharxii madaxweynanimada ee Soomaaliya Dr Cabdulaahi Axmed Cadow,Gudoomiyaha Bankiga Dhaxe Ee Soomaaliya Dr Maxamuud Maxamed Culusow Wasiiro iyo Xidhibaano ka tirsan Dowlada Soomaliya,
Drs. Caasha Xaaji Cilmi iyo Drs Fahmo Axmed Nuur oo ay Saxiibo isku dhaw ahaayeen Allaha u naxariistee Drs Sakiyo Cabdi Salaan Caalin ayaa maanta waxaa ka muuqday murugo iyagoo Tacsi gaara gaarsiinaya Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Drs Sakiyo Cabdi Salaan Caalin Allaha u naxariisto.
Inaa lilaahi wa inaa ilaahu Raajicoon,



Mid ka mid ah haweenka xildhibaanada ah oo ku geeriyootay Nairobi

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaa xalay ku geeriyootay Nairobi xildhibaanad Zakiya C/salaan Caalin oo ka mid aheyd xildhibaanada baarlamanka ee ka soo jeeda beelaha Direed, waxaana la sheegay xildhibaanada inay muddo dhowr cisho ah ku xanuusaneysay Nairobi.
Marxuumada oo ka mid ah aheyd gabadha baarlamaanka kuwooda ugu firfircoon, waxeyna aheyd Zakiya C/salaan xubnihii ururrada bulshada rayidka ee ka mid noqda baarlamanka, iyadoo dowladdii Cartana ka aheyd xubin baarlamaan.
Marxuumada ayaa galabta lagu aasay magaalada Nairobi, waxaana tacsi u diraya xildhibaanada kala ah Caasha Xaaji Cilmi & Caasha Axmed Cabdalla
Nairobi:- Xildhibaan Zakiya C/salaam Caalin oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka DFGM ayaa saaka ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Nairobi
Marxuumad Zakiya ayaa waxay ku geeriyootey 13:30 waxaana la sheegay inay mudo xanuunsanaa ALLE ha u naxariistee Zakiya C/salaan ayaa waxa uu ka mid ahaa Baarlamankii lagu soo dhisey shirkii Carta ee dalka Jabuuti oo uu madax ka ahaa Dr:C/qaasim Salaad Xassan
Waxaa lagu wadaa in isla maanta lagu aaso Qabuuraha Islaamka ee magaalada Nairobi.
Al-Tawxiidonline
A/Cawale
Nairobi






1. Zakiya cabdisalan Caalin
2. Qamar Aden Cali
3. Mahad Cabdala Cawad
4. Cabdulaahi Sheekh Ismail
5. Cabdi Warsame Isaaq
6. Cabdiraxmaan Aaden Ibraahin Ibbi

44- Hon. Qamar Aadan
45- Hon. Zakiya Sh. C/salaam

beesha layiile ali madaxweyn dir iyo kal habowgeedi iyo reer aw saciid

( Dir ) waxaa lagu tiriyaa inay ka mid tahay kuwooga ugu taariiqda fog. deegaanka geeska afrika. haday noqon lahayd xaga hogaanka, siyaasada, xadaarada, waxaana ka soo jeeda runtii hogaamiyaashii diimeed ku wooga ugu caansan gayiga soomaaliyeed mana aha mid qoraal lagu soo koobi karayo muhiimada ay inoo leeyihiin geesiyaashaasi oo ahaa hormuudka saldanadihii aanu cadceedu ka dhici jidhin;
waxaanu qaybtaan maanta ku soo qaadanaynaa qabiilka Layiile,,

Layiile Sidaan Lawada Socono Waxay ka Tirsan Yihiin
Umadda Direed ee Faraha Badan. Waana Beel dagan konfurta Soomaliya oo ay
qaybo fara badan kaga kala dadsan yihiin Kismayo Ilaa Beledweyne. Mida
kale, Reer Awa Saciid iyo Layiile anaga xagayaga waa ka mid oo waa isla Cali
Madaxweyn. 2-1995-kii anigu waxaan isku dayay in aan uruuriyo Tariikhda
Dadka Direed meelkasta oo ay joogaan Geesta Afrika anigoo isku dayay in aan
Baaro waxa ay Reer Galbeedku ka qoreen dadka Direed. Isla Markaana Baari tankeygi
waxaan ku Tagay Dalka Djabouti, Dire- dhabe, NFD,
iyo Waqooyiga Soomalia. Marka ugu
Horeeysa qoraaga I.M Lewis ee Ingiriiska ah oo Waqooyiga ka qoray Bugaagta ay
ka mid yihiin "Nomadic Democracy"oo ku saleyn jiray Buugaagtiisa Baritaano hore oo Qoraaga Talyaaniga ee la yiraahdo Cerruilli ayaa aad uga
hadlay Tariikhda Layiile Ali Madaxweyne.

In uu layiile Ali
Madaxweyn ahyeen nimanka ugu awooda weyn Madaxeeyn Direed ilaa 300 sano. ka
Horna ay Jabiyeen Labo Beelood oo kala ah Isaaq iyo Ogaadeen
iyo Ajuurankii ka talin Jiray Dhanka Qalaafe. I.M Lewis "The Layiile Ali
Madaxweyn Dir Became Highly Dispersed and Lost Their Tribal Integrity" 2)
I.M Lewis waxaa uu qoray oo uu sheegay in Dadkan Direed ee Layiilaha ah ay kala
Daadasho, iyo Firir weyn ku Dhacay oo ay ku Dhex Milmeen Ummado kale oo Dir iyo
Shisheeyaba Leh. Waa sidii ku Dhacday Beelah Baajimaal
iyo Dabruube oo Labaduba ku Dhamaaday
Dagaladii ay Ajuuraanka Qalaafo kula galeen qarnigii 1700. Sanadkii
2000-2001 anigoo isku Taxluujinaya inaan ka Salgaaro oon Wax Ka Ogaado
Dadkaan Direed iyo Tariikhdooda ayaan Waxaan Tagay Dalka Ethiopia
oo aan Safar Dhulka ku kala Maray ilaa Dira
Dhabe---Jijiga--Hargeysa---Sheeikh--- Burco---Boorame-Arabsiya iyo meelo kale
oo fara badan waxaanan soo ogaaday Taarikho bada:


Magaalada Diraa Dhabe iyo Jigjiga intaa u Dhexeysa Waxaan
kula kulmay Dadka Indheer Garadka iyo kuwa Tariikhaha Uruuriya oo u kala
Dhashay Dadka Direed Sida Barsuuga, Gurgurah, Akishoda, O Layiile, Gadabuursi
iyo Ciisaba. Waxaa la ii sheegay in
Layiilah Badankiisu ay Dhex Dagaan Gurguraha
oo ay Dad isugu xigaan. Waxa kale oo la ii sheegay in ay Degaan Layiilah Carro Ogaadeen oo xitaa Qaar kamid Ahi ay Xukumaan
Ogadeenka Qaybo Dhan. Waxaa la ii sheegay in Gabyaaga weyn ee Dhoodaan uu Asal ahaan ka soo Jeedo
Beesha Layiile oo waxaa La’yidhi Ninkii Layiile ee Dhalay ayaa Nin Layiilaha
Dilay Una Cararay Deegaanka Ogadeenka Isagoo Wata Canugiisi iyo
xaaskiisii. Odeyaashii aan La kulmay ee Layiile ee Gurgurah la Dagaanaa waxa ay
ii Sheegeen in Kala Daadasho Xoogan ay ku dhacday Beesha Layiile oo ay
Badh Dhankaas Nageele-- ilaa Guure Dhaamoole
ay Gurrah Wada Dagaan, Badhna ay
Waqooyi Galbeed Hargeeysa xageeda jiraan,
laakin xooga Beesha uu u Badan yahay Dhankaan Howdaka.
Magaalooyinka Harta sheeikh iyo Qabri bayax Layiile fara badan ayaan Kula kulmay.
Bartamihii 2000, Waxaan Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa oo aan ku soo Dagay
Xaafada la Yiraahdo Xero Awr. Malin maalimaha ka mida, ayaa Dagaal xoog Badan
ka Dhacay xaafad Xero Awr oo ilaa 400 oo Nin ay isku Soo Baxeen oo ay Suuqa
ilaa Xafadah Dhexdeedi la is Eryadaay:


Maalintii Ayaanu Ku Barjaynaynay Aqal waxaanan La
fadhiyay niman Isaaq oo Habar Awal ah waxaa la igu Yidhi Waxaa Dagalamay
Beel Habar Awal ah iyo Layiile. Anigii yaab ayay igu Noqotay Arrintii, Gadaal
ayaa waxaa la iiga sheegay in Layiilaha ay ku Badan Yihiin Magaalada Hargeeysa
oo ay Si Wayn Isu Dhalaan Reer Gadiid
oo ka mid ah Habar Awal, Waxaa ay Iisheegeen Ragaas inkastoo ay Layiilah aheyn
Isaaq Hadana Reer Gadiika ayaay isla Dhiig Baxaan Layiilah. Maalintii uu
Dagaalka Dhacay Ka Dib Ayaa Waxaanu Israacnay Labo Nin oo
Midna Gurgure yahay midna Surre laakin ku Dhashay waqooyiga,
waxaanu Fariisanay Guri uu leeyahay nin Layiile ah oo odey u ah Layiilah Xafada
Dagan Waxaana Lagu Yidhi nin Direed oo Konfurta ka Yimid ayaa Doonaya
inuu kula kulmo. Ragii meesha iigu Yimid waxa ka mid ahaa Cabdisamad X.
Cabduulahi iyo Xasan Cabdi. Ragaan ayaa ii Sheegay in ay Dadkooda ay Dagaan
Ethiopia Dhanka Hawd oo ay Qaarkalena ay Mandaluug Uwada Guureen Kismayo iyo Hiiraan
oo ay la Dagaan Dirka Dalkaas. Waxa
kale oo ay ii sheegeen Layiilaha in ay Rag iyaga ka mid ah Ay Soo Dageen
Waqooyiga Hargeeysa 200 sano ka hor, Markii ay soo Dageen la Ximiyay oo ay
Dagaalo Fara Badan Galeen Oo Markaa Mag ( Diyo ) Farabadan loo Qabsaday oo ay
Sidaa Darteed Diyada ku Darsadeen Beesha Hargeysa Dagta ee loo Yaqaan Reer
Gadiid inkastoo Aysan Iska Heyb Aheeyn:


Ragaas waxa ay ii Sheegeen in ay isku Dad Yihiin Guurah iyo Gurgurah
Waxa aynaa ii Xisaabsheen Xildhibaanada Barlamaanka iyo Dowlad kilinka Shanaad
ku Jira ee Gurgure iyo Guureba Sidii ay Yihiin Rag Layiila ah.
Qabiilka Direed ee Reer Dood Maalin
Niman Isaaqa Ayaan Qaad la Cunay Markaas Ayaa Ruux u soo Galay oo uu ku Yidhi
Ninkan Idiinla Fadhiyaa Yuu Yahay waxaa ay ku Yirahdeen Waa Nin Direed. Markaas
ayuu Ragii ku xanaaqay oo uu Yidhi, War Soo Idinkoo Dhan Dir MaTihiin, Isaaqow
Maxaad ka Wadaan. Ninkii Markaanu Sheekeysanay in aan nin Direed oo Reer Mahe
Dir ah u Sheegtay oo Ladhashay Maxamed Xiniftire
ayaa (Lilmo Indhihiisa ku soo Joogsatay) Waxaa uu ii sheegay in uu 70
sano jiro Walina Uusan Horey u arkin Qof Dir Sidaan u kala sheeg sheegi
kara, Odeygii ayaa i Weydiiyay Miyaad Maqashay Reer Dood, Hadii Aad Tahay Wiil Direed oo Maxamed Xiniftire
dhalay ? Waxaan ugu Jawaabay Maya ee ii Sheeg, Tolkeey aan Bartee? Odeygii
Waxaa uu igu Yiri Waxaan Ahay Reer Dood,
Reer Doodna waa Dad Direed oo La daga Habar
Jeclo, kana Mida Habar Jeclo Laakin ka soo Jeeda Maxamed Xiniftire. Waxaa u ii Sheegay Odeygaan
in Fananda Weyn ee Guduudo Carwo Ay
Ka Soo Jeedo Reer Dood, Waxaana uu i Siiyay Walakeed oo Jigjiga Dagan oo
uu Igu Yiri Raadi:


Qabiilka Maxbuubta
Aad sheegeyso waxan kula kulmay Nin Darawal ah oo Dagan Magaalada Abaarso Habeen aan ka Doodnay Dirnimada iyo
Shirkii Carta ayaa Rag waxaa i Weeraray Habar Awal ah oo Yidhi Wax Dir la
Yidhaada Majiraan, Geelaa Carta ku sameeyay. Ragii Isaaq ahaa ayaa waxaa iiga
soo dhex Baxay Nin Difaacaya Dirnimada
oo Markii Danbe Si Cad u Yiri Anigu Waxaan Ahay Nin Direed oo ma Diidayo
Dirnimo. War Yaad Dir ka Tahay ayaan ku Idhi Darawalkii Waxaa uu iigu Jawaabay
Anigu waxaan Ahay Nin Direed oo Maxbuubta
ka Mida oo La Dhiig Baxa Reer Shirdoon (Habar
Awal). Markii aan sii War Wareystay ninkii waxaa soo Baxday in Ninkaan
uu Yahay Gaaljecel-- Maxbuub oo Waligood
la Dagaanaa Rerkan Habar Awal Lana Dhiig Baxaan Reer Shirdoon. Ninkaan
adinku Hawiye u arka ama iska Daaya Isagu Waxaa uu ii Sheegtay in uu Yahay
Maxbuub Dirna Yahay Dalkaa Waqooyigana uusan ka Xigin Nina. oo uu Yahay Dal
Direed. Magaaloyinka Arabsiyo-Awbare-Gibiley-Ijaara
-Taysa-Darbiga Waxaan La kulmay Rag fara Badan oo ay ka Mid Yihiin Mandaluug reer galbeeda iyo Gurgure( Reer awbare)
iyo Madiigaan
iyo Beel weynta Gadabuursi oo Si Wacan iiga Waramay Tariikhaha Dadka
Direed:Lasoco Qaybaha Xiga,,,,,,,,,



Beesha Layiile Waxa ay ukala Baxdaa
Sidan,

1 Abkeey Xaaji oo Aderkii Ah

2 Faarax Saciid

3- Abiikar Saciid

4- Sacdi
Saciid

5- Nuur Saciid

6- Cali Saciid

7- Cismaan Saciid

8- Xuseen Saciid

9- Xasan Saciid

10- Cumar Saciid

Isha Tixraaca: Mr Agoon Hagaajintii: Suxufi AbrooneAdal Ghost Group-Ururka Ruuxaanta AadalUnited Kingdom

MAGAC DIR MACNIHIISA IYO MAGACA SUURE DIR

Name Dir and its meaning
Dir is a clan family with various clans in Djibouti, Ethiopia, throughout Somalia and northeast Kenya. The Gadabuursi are a section of the Dir living in northwest Somalia and adjoining parts of Djibouti and Ethiopia, and speaking Northern Common Somali. The Isxaaq are a major clan grouping in northest Somalia, some in Djibouti and Ethiopia, speaking Northern Common Somali.


All Somalis agree on one thing: that is the Dir are the most ancient and first born of the noble Somali clans. Both foe and friend, Arab and Western writers and all Somali agree in the distant past the Somali Dir were the establishers of Somali nation , its culture and ancient norms. The use the epithet “ Dir Cawslafil ”or Dir is as old as the grass.
Cultural legacy of the Dir:


Name Dir and its meaning
Dir is a clan family with various clans in Djibouti, Ethiopia, throughout Somalia and northeast Kenya. The Gadabuursi are a section of the Dir living in northwest Somalia and adjoining parts of Djibouti and Ethiopia, and speaking Northern Common Somali. The Isxaaq are a major clan grouping in northest Somalia, some in Djibouti and Ethiopia, speaking Northern Common Somali.




All Somalis agree on one thing: that is the Dir are the most ancient and first born of the noble Somali clans. Both foe and friend, Arab and Western writers and all Somali agree in the distant past the Somali Dir were the establishers of Somali nation , its culture and ancient norms. The use the epithet “ Dir Cawslafil ”or Dir is as old as the grass.
Cultural legacy of the Dir:

RICHARD BURTON ON DIR AND HAWIYE DAROOD

The old and pagan genealogies still known to the Somal, are Dirr, Aydur, Darud, and, according to some, Hawiyah. Dirr and Aydur, of whom nothing is certainly known but the name10, are the progenitors of the northern Somal, the Eesa, Gudabirsi, Ishak, and Bursuk tribes. The Hawiyah are doubtless of ancient and pagan origin; they call all Somal except themselves Hashiyah, and thus claim to be equivalent to the rest of the nation. Some attempt, as usual, to establish a holy origin, deriving themselves like the Shaykhash from the Caliph Abubekr: the antiquity, and consequently the Pagan origin of the Hawiyah are proved by its present widely scattered state; it is a powerful tribe in the Mijjarthayn country, and yet is found in the hills of Harar.
10 Lieut. Cruttenden applies the term Edoor (Aydur) to the descendants of Ishak, the children of Gerhajis, Awal, and Jailah. His informants and mine differ, therefore, toto coelo. According to some, Dirr was the father of Aydur; others make Dirr (it has been written Tir and Durr) to have been the name of the Galla family into which Shaykh Ishak married.

The old and pagan genealogies still known to the Somal, are Dirr, Aydur, Darud, and, according to some, Hawiyah. Dirr and Aydur, of whom nothing is certainly known but the name10, are the progenitors of the northern Somal, the Eesa, Gudabirsi, Ishak, and Bursuk tribes. Darud Jabarti 11 bin Ismail bin Akil (or Ukayl) is supposed by his descendants to have been a noble Arab from El Hejaz, who, obliged to flee his country, was wrecked on the north-east coast of Africa, where he married a daughter of the Hawiyah tribe: rival races declare him to have been a Galla slave, who, stealing the Prophet’s slippers12, was dismissed with the words, Inna-tarad-na-hu (verily we have rejected him): hence his name Tarud ([Arabic]) or Darud, the Rejected.13 The etymological part of the story is, doubtless, fabulous; it expresses, however, the popular belief that the founder of the eastward or windward tribes, now extending over the seaboard from Bunder Jedid to Ras Hafun, and southward from the sea to the Webbes14, was a man of ignoble origin. The children of Darud are now divided into two great bodies: “Harti” is the family name of the Dulbahanta, Ogadayn, Warsangali and Mijjarthayn, who call themselves sons of Harti bin Kombo bin Kabl Ullah bin Darud: the other Darud tribes not included under that appellation are the Girhi, Berteri, Marayhan, and Bahabr Ali. The Hawiyah are doubtless of ancient and pagan origin; they call all Somal except themselves Hashiyah, and thus claim to be equivalent to the rest of the nation. Some attempt, as usual, to establish a holy origin, deriving themselves like the Shaykhash from the Caliph Abubekr: the antiquity, and consequently the Pagan origin of the Hawiyah are proved by its present widely scattered state; it is a powerful tribe in the Mijjarthayn country, and yet is found in the hills of Harar.

The Somal, therefore, by their own traditions, as well as their strongly marked physical peculiarities, their customs, and their geographical position, may be determined to be a half-caste tribe, an offshoot of the great Galla race, approximated, like the originally Negro-Egyptian, to the Caucasian type by a steady influx of pure Asiatic blood.






Imama Ahmad's conquest of the Christian kingdom of Ethiopia (1529-1543)
Laba go’ad
Shimbra Kure el 1529
Shiekh. Awbarkhadle
Guudka
Aado
Dhaqan
Usha iyo xeerka
Saan cade
Rooble rulers
Madar pivot
Afarta iyo Adeerka faal ku dayasho Dir 4ta iyo Digaale adeerka
Xigsin-dumaal-

 Descent or birth origin- neefkaa dirkiisu wuxuu ka soo jeedaa…..
 People Dirkii hore ama dadkii hore
 Man of noble character and who is bold warrior waa nin dhiiran
 Dhiiraa iyo dhalaa man and women
 Beenadir and Diraa dhabe
 Digaale Digil connection through Ali and Dir
 Dances Dadku waa Dir iyo Darood Heehaa
 Aideed’s book
 Daarod ku boqor
 Gabeeygii Guba
 Awbuube, Aw barkhadle, iyo Aw barre
 Dire Asse iyo Dire Ade myth
 Oda Ali Afar connection
 Xarla, jaarso, noole, and oromization
 Ogadeen/ Darood beliefs of land being land of Dir
 Hadraawi – a northern poet I don’t want to name and his hawiye encounter.

The Afar refer themselves to the First Afaar and Booran (oldest Oromo group who have a moiety called Diire , but when with Dir they defer to them and say we are the first after Diire.


Pagan Dir of Booran, Watusi, and Chadic tribes as attested to Hussien Habre. Sambuura Ariel and Iraqw of Tanzania. Samaale associated with Hawiye Saransoor like Digoodi, Garre, and Ajuuran. Ina Iigare Dir assisted Sacad after appeal to their Dirness. Muuse Galaal, Igaal, and Geele Northern Dir.

Laffeko lafaako lafaakona lafeeke, Dirre angafe Boorantu, angfa aadamu.

The Aaba Hussien Dir connection



According to local traditions, the Dir constitute an important ancestral tribe of all the modern Somali. As the most ancient inhabitants of the region ...
Page 153
... who, together with the Isa, form the largest group of the ancient Dir clan-family. 'This Chronicle opens', Lewis tells us, 'with an account of the wars ...
Page 762
... 96, 133; Ethiopia 96, 133, 139, iBo;Mali 381, 382, 395, 396, 508; North Africa 255, 257, 381, 3«*. 395. 396 Dir clan-family 138, 153 Dire Dawa 140 ...
The Cambridge History of Africa
By J. D. Fage, Roland Oliver,CAMBRIDGE HISTORY
------------------------------------------------------------------------------------


MAGAC DIREED WAA SIDA AY SUURE SHEEGEEN WAA MAGAC FIR, DAD, ASAL, AMA SINJI MACNIHIISU YAHAY. WAA MAGAC MACNIHIISU YAHAY RAG, NIN, GEESI SIDA DHIIRIID. WAA MAGAC DAD AMA FARAC LAGU TILMAAMO OO GABAYADA WAXAAD KU MAQAASHAA GABYAAGOO LEH “DIRKII HORE WAXA AY ORAN JIREEN AMA DADKII HORE”. WAA MAGAC ASAL U DHIGMA. SIDAAS WAXAA LAGA HAYAA ODEYAASHII HORE EE SUURE (CABDALLE IYO QUBEYSBA) OO AHAA QAAR MAGACA ABKOOD AAD U JECLAA ILAA HEERNA MAGACOODA DOORTAY IN AY HOOS U DHIGAAN SI KA AABAHOOD DIR LOO MAQLO.

SUURE MARKA MUXUU YAHAY MACNIHIISA

MAGACA QURUXDA BADAN EE LABAAD WAA MAGACA SUURE. SUURE WAXAA LA YIRI WAXAA DHALAY ODEYGII MAHE DIREED ISAGOO DA,DIISU TAHAY XAWAALI 80 SANO JIR AYAA MAXAMMED XINIFTIRE OO MALIN TIMAHA U JARAYA ABHII KU YIRI AABE WAAN GABOOBEY BAAD TIRAAHDAA XOOGA LAAKIN MAAD GABOOBIN ISAGOO KA YAABAY TAMARTA IYO MURUQA QADAADKA MAHE DIR KA MUUQDA. QADADKIISI UU XIIRAYAY INTUU EEGAY AYUU YIRI AABE GABAR AYAAN KUU DOONEYNAA WALEE INAADAN GABOOBINE.

GABAR 26 SANO JIRTA OO TALISO LA ORAN JIRAY AYAA LOO DHISAY ODEYGII MAAHE DIREED OO SIDEETENKII KOR U DHAAFAY. WUXUU DHALAY WIIL UU KU DARDAARMAY IN UU DHAXLI DOON XIKMADIISA WUXUUNA U BAXSHAY SUURE. KAMADA SUURE BARIGII HORE WAXAA LOOGU’ YEERI JIRAY RUUXA MASKAXDA BADAN, MAANKA SAN, AMA FAHMADA IYO XIKMAD BADAN.

KALMADA SUURE WAXAA LOO ISTICMAALAA SIDAAN HORE UGU QEEXAY IN KASTOO AF SOMALIGU ISBAD BADALAY. TUSAALE AHAAN:

SUURTA GAL MAAHA MARKAAD TIRAAHDID WAA WAXAAN AQLIGA GALI KARIN. TAASO KUU CADEYNEYSA KAMADA ASAL AHAN MASKAXDA AYAY KA TIMID

TUSAALE KALE: MARKAAN DHANO HEBEL ” KIBIR IYO SUURE BADANAA” MACNAHEEDU WAA ” QOF KIBIR IYO AQLI BADAN ISKU DARSADA QOFKU. CALAA KULI XAAL SUURE OO AH MASKAX BADAN MACNEHEEDUNA KA SOO JEEDO “SUURTO GAL-AQLI GAL AMA MASKAX- AYAA LOOGU WAN QALAY SUURE. MAHE DIREEDNA WUXUU SHEEGAY IN UU SUURE UU NOQON DOONO XIKMADIISI OO KOOBAN.


QURBA JOOGTA INGIRIISKA JECEL HA KU INDHO KUULATO “SUURE MACNIHIISA ” OO ENGLISH VERSION AH. MAGAC DIREEDNA MA JIREEN SUURE LAAN



Dear Brothers

I would love to thank you first for the wonderful forum. We need someone to promote and rise our awareness about the illustrious Dir clan.

The orgin of the Suure name

Let me add an old story about the orgin of the Suure name. As we all know by now Suure was the youngest son of Mahe Dir and he was the last one born to Mahe Dir shortly before he passed away, may Allah bless his soul.

It was said by the Dir of old, Mahe Dir one day looked at his youngest son and named him “Suure” which means in old Somali the “Wise one” or literally one who was very intelligent. Know unfortunately, this word is extinct and obsolete in modern Somali,but Suure meant “Intelligent”, Wise as in Somali we use today:

“Kibir iyo Suure badanaa”, which literally means one is full of pride and intelligency. Also the name “suure” is used in the Somali phrase:

“Maskax iyo Suure badne”

“Suurto Gal maaha”

“Waa Suuro gal ama waa aqli gal”

Therefore, in the old Somali spoken by the Dir Suure use to mean intelligent one or one who is wise. Now, this is why the Dir elders of Mudug used to say, “Suure” meant the wise one and it is the nick name given to the last born of Mahe Dir.


Mansha Allah!

Maansha Allah! Bravo! Bravo!

This is very interesting and your wonderful analysis is mind boggling.

Honestly, I have never asked or even pondered about what the heck “Suure” meant. Isn’t it a bitch, the Suure whether Qubeys or Abdaalle are obsessed with the name Dir, but yet no one ever pondered or told us what Suure meant.

I think the sad thing about the Suure of Mudug region is they forgot their own name, Suure.

Why is it that no one uses the Suure name? Why are we so obsessed with Dir, Dir, Dir and more Dir.

Don’t misunderstand me, I quite frankly love my “Dirness”,but why is it we dont even know out own Suure name and its history?

I think it is a damn shame and disgusting the Suure do not use their wonderful name. Everybody in Somali will tell you they know Qubeys, fiqi muhumad, fiqi walaal, agoon, fiqi yahye, nacadoor, dabac,ahmed farah, Etc. But the name Suure is rarely heard.

I can tell you what Dir means and we all heard that ten thousand times. That freakin Dir means:

1)the ancestor “fir” ama “ab” ama Farac.

2) we heard Dir means “Dhiiri” boldness, Dirir “Worrior”.

3)Dir means “genetically related to” like when somalis said, “neefkan Dirkiisu wuxuu ka soo jeedaa”

4)Dir also means “people”, “race” or as in old poetry Dir meant People or man.

But I have never heard anybody explain Suure and its meaning and I love your wonderful insight.

It is extremely neat, fantastic and brillent periodly.

You are wise my brother and you, yourself must be some type of a Suure”wise one”, Genius, intelligent, and insightful.
================================
Kibir iyo Suure badanaa”, which literally means one is full of pride and intelligency. Also the name “suure” is used in the Somali phrase:

“Maskax iyo Suure badne”

“Suurto Gal maaha”

“Waa Suuro gal ama waa aqli gal”

Therefore, in the old Somali spoken by the Dir Suure use to mean intelligent one or one who is wise. Now, this is why the Dir elders of Mudug used to say, “Suure” meant the wise one and it is the nick name given to the last born of Mahe Dir.


MAGACA NACADOOR

WAXAA KA YIRI MAALINTII UU DHIMANAYAY ODEYGA CABDALLE WAXA ISUGU YIMID INTUU DHALAY IYO QUBEYS WAXAANA UU UGU DUCEEYAY IN AY AHAADAAN DAD SHARAFLEH OO DINTANA BARTAAN FIDIYAANA, ODEYGA CABDALLE SIDA ODEYGA QUBEYS WEXEY AHAAYEEN CULUMO CILMIGA FIQIGA KU XEEL DHEER.

CURADKA CABDALLE OO LA ORAN JIRAY MAXAMED AYAA KU YIRI ABIHII DALKAAN DAGAAL OGAYAAL AYAA KU BADAN DAGAALO FARA BADANA WAA NA HAYAAN SIDAAN UGA LUG BIXI KARNONA WAA XOOG IYO AWOOD EE AABE CABDALLE NOOGU DUCEE IN AWOOD IYO XOOG YEELANO . ODEYGII CABDALLE AYAA YIRI AABO WAA LAGU NICI HADII AAD XOOG IYO AWOOD BADAN YEELATO. MAXAMED CABDALLE AYAA WUXUU KU JAWAABAY "HADII AY SAAS TAHAY NACANDOORTAY EE IIGU DUCEEY. MAXAMED NACADOOR WEXEY AHAYEEN CURADAD CABDALLE NINMAN AAD IYO AAD U KULULNA WAA AHAYEEN 15O KII SANO EE DHIMASHADII CABDALLE KA DANBEYSAYNA WAXA AY AHAYEEN ABAAN DUULAYASH SUURE OO DHAN SABABTA OO AH SUURE BADAN MADAAMA AY FIQI YAAL AMA CULUMO AHAYEEN NACADOORKA AYAY UGA LEEXAN JIREEN XAGA DAGAALKA IYO DIFAACA. (XIGASHO IYO XASUUS R.AGOON

Sunday, May 1, 2011

AKISHO WAA BOQORTOOYO AMA GAAL KU SHEEG AMA MUSLIM

AKISHO WAA BOQORTOOYO AMA GAAL KU SHEEG AMA MUSLIM
ISAAQA WAAGII AY KA CARAREEN SIYAD BARRE EE SNM-DAGTAY JIGJIGA WAA LAGA RACADEEYAY WAXAANA AY IYAAGO XIIQSAN U CARAREEN HARAWO-DIRADHABE DHULKA AKISHO-GADABUURSI-CIISE IYO CASIMADA GURGURE OO AY CAADI IYO NABAD KU JOOGEEN MARKA BARTIRE-ABSAME ABASGUULA IYO OGAADEENKA LA BAXA MAGACYADA GAALADA OROMADA SIDA JIDWAAQ-TAGAALWAAQ IYO SIWAAQROON-KOOMBE IYO WAX LAMIDA MEY WAXA KA SHEEGAN INTA TOLKOOD AY KU MEREYSANAYAAN


DIRKA SAXDA IYO DIRKA BUGTA AH FARQIGA U DHEXEEYA

DIRKA WAAQOOYI SIIBA ISAAQ KALA DIR AYAAN NAHAY. DIRKA KOONFUR WAA DAD IS JECEL OO WANAAG KALIYA ISU QUURA. MARNABA KAMA SUURA GASHO IN AY IS XAQIRAAN. LAAKIN DIRKA WAQOOYI SIIBA BEESHA MAXAMED XINIFTIRE MAHA EE ISAAQ WAA HERYADOOD CUNOOYIN. GAALADA WAX QORTA AYAY TOLKOOD CAYDOODA U SHEEGAAN IYAGOO IS AMAANAYA

BUUGA “FIRST FOOT STEPS RICHARD BURTON ISAAQU WAXA AY KU TILMAAMEEN GADBUURSIGA WAA WECELO ” GARAR GARCATAY OO ISAAQA AYAA GUDUHU BUURTAY– RINTAY BILAA MEHER

SIDOO KALE GADABUURSIGA IYO CIISAHA RICHARD BURTON WAX AY U SHEEGEEN IN ISAAQ DULI AAN AJI NASAB EHEYN AY YIHIIN OO IYAGA KALIYA NASAB YIHIIN

DACDO KALE OO LAB MUSHARAX AY KA SHEEGEEN DIRKA WAQOOYI BEESHA AKISHO OO SOMALILAND DAGTA.

MARKA DIRNIMADA KOONFURTA IYO WAXA AY UGU YEERAAN DIRNIMADA WAQOOYI SHAQO ISKUMA LAHA OO WAA DAD NAGA ARAGTI DUWAN– SIIBA ISAAQA.
Sunday, May 1, 2011
LABO MADAXDA SOMALI LAND OO ISUGU MAHMAAHAY AKISHO MADAXWEYNE DIR
QORAAL IYO HADALO AY IS WEYDARSADEEN LABO MUSHARAX OO KU LOOLTAMAYAY SOMALILAND MADAXTINIMADEEDI SII BA MAXAMED XAASHI OO AKISHO KU HADAL KU SAANSAN KU MAAHMAAHAY

ISAAQA MAR MAR AYAY NOQDAAN HERYADII CUNAYAAL OO AY KA SUURTA GASHAA IN CURADAD AY KU ABTIRSADAAN AKISHO DIR MADAXWEYN IN XITAA AY WAX KA SHEEGAAN. HABA KA SHEEGAANANE WAX MACQUULAA LAGA SHEEGAA QOFKA KU HABOON BEESHA AKISHO MA GAAL NIMAA LAGU SHEEGI KARAA ?? MAXAMED HASHI INKASTOO UUSAN SI TOOSA U DHIHIN HADALKA WAXAA HABOONEED MA ISAAQA DIINTA IYO RASUULADA IYO WAX WALBOO MUQADASA CAAYI JIRAY MIYAA CID KU SHEEGI KARA GAALO.

SU’AASHA KALE EE ISAAQA AAN DHIHI LAHAA WAA MAXAA HERYADII CUNE KAA DHIGAY OO DADKA TOLKA EED SHEEGATO U CAYDAA. SOMALIDAA KU MAAHMAHDA ” AABOW KA YAR IGA CELI AAN KA WEYN ISKA CELIYEE”"

ISAAQU GADABUURSI, AKISHO IYO CIISE IYO RAGA TOLKOODA UN BEEY CAYAAN MAXAY GAALNIMADOODA AMA DAAROODKA AY MAR MAR KUDEYDAAN MARKEEY CARABTA SHEEGANAYAAN — U CAYIWAAYEEN U NA ARKI WAAYEEN DAROODKA LA BAXA JIDWAAQ-TAGAALWAAQ-SIWAAQROON-ABDULWAAQ— WAAQNA WAA WEXEY CABUDAAN ORAMADA GAALADA AH INTEY AKISHO IYO DAD KA SAREEYA DAYAYAN–AMA ISAAQU MUU ARKO IN AY YIHIIN QOOMKA KALIYE EE SOMALIA ILAA DHAWAAN DIIN IYO RASUUL CAYN LAGU YAQAANAY.

ISAAQUSE MA ISWEYDIIYAY DADKA ISAGA MUSLIMIYAY EE SHEEKHYADA AW BUUBE–ABARKHADLE-IYO ABAADIR AHAAYEEN- MIYSAN OGEYN KOWAN AY GAALADA KU MATALEEN (AKISHO MADAXWEYN DIR IN AY KA SOO JEEDAN– HAA SHEKHYADAAS MID ISAAQ KUMA JIRO WEYN OG YIHIIN.

HADAL IYO DAMAANTII WAAKAN HADALKII JARAAIDKU QOREEN. JAHIL NIMAA KA KEENTAY MAXAMED IYO CIDUU HADALKA KA SOO MAQLAY.

””Su’aashaas oo ka qaybgaleyaashii xafladda si weyn uga qoslisay aadna loogu sacabo tumay Axmed-Siilaanyo ayaa Maxamed Xaashi inta uu jawaabteedii la sarakacay waxa uu yidhi; “Waxa jiray qoloda la yidhaahdo Akisho oo ka mid ah dadka degga Somaliland ayaa beri waxa lagu xanaakadin jiray “Waa Gaalo ka hadh,’ iyaguna way ka xanaaqi jireen marka lagu yidhaahdo. Dabadeedna Sheekh Cumar Warfaa [Sheekh Akhisho ah] ayaa isaga oo la hadlaya qoladii Akisho wuxuu yidhi; ‘Maxaad uga xanaaqanaysaan haddii Gaaladii Ilaahay innaga reebay aan ku mahadino.’ Sidaa daraadeed, Axmedoow waraaqdaa [xil-ka-qaadista Madaxweyne Rayaale ku yidhi markii aad la talo noqon wayday Golaha intiisa kale waxaan gartay in aan kala noqdo xilkii aad Qaranka u haysay] aad bay ii caawisay waraaqdaasi, markaa Ilaaha iga duway igana reebay [Golahaas] ayaa mahad leh.” ”’

LABO MADAXDA SOMALI LAND OO ISUGU MAHMAAHAY AKISHO MADAXWEYNE DIR

QORAAL IYO HADALO AY IS WEYDARSADEEN LABO MUSHARAX OO KU LOOLTAMAYAY SOMALILAND MADAXTINIMADEEDI SII BA MAXAMED XAASHI OO AKISHO KU HADAL KU SAANSAN KU MAAHMAAHAY


ISAAQA MAR MAR AYAY NOQDAAN HERYADII CUNAYAAL OO AY KA SUURTA GASHAA IN CURADAD AY KU ABTIRSADAAN AKISHO DIR MADAXWEYN IN XITAA AY WAX KA SHEEGAAN. HABA KA SHEEGAANANE WAX MACQUULAA LAGA SHEEGAA QOFKA KU HABOON BEESHA AKISHO MA GAAL NIMAA LAGU SHEEGI KARAA ?? MAXAMED HASHI INKASTOO UUSAN SI TOOSA U DHIHIN HADALKA WAXAA HABOONEED MA ISAAQA DIINTA IYO RASUULADA IYO WAX WALBOO MUQADASA CAAYI JIRAY MIYAA CID KU SHEEGI KARA GAALO.

SU'AASHA KALE EE ISAAQA AAN DHIHI LAHAA WAA MAXAA HERYADII CUNE KAA DHIGAY OO DADKA TOLKA EED SHEEGATO U CAYDAA. SOMALIDAA KU MAAHMAHDA " AABOW KA YAR IGA CELI AAN KA WEYN ISKA CELIYEE""

ISAAQU GADABUURSI, AKISHO IYO CIISE IYO RAGA TOLKOODA UN BEEY CAYAAN MAXAY GAALNIMADOODA AMA DAAROODKA AY MAR MAR KUDEYDAAN MARKEEY CARABTA SHEEGANAYAAN -- U CAYIWAAYEEN U NA ARKI WAAYEEN DAROODKA LA BAXA JIDWAAQ-TAGAALWAAQ-SIWAAQROON-ABDULWAAQ--- WAAQNA WAA WEXEY CABUDAAN ORAMADA GAALADA AH INTEY AKISHO IYO DAD KA SAREEYA DAYAYAN--AMA ISAAQU MUU ARKO IN AY YIHIIN QOOMKA KALIYE EE SOMALIA ILAA DHAWAAN DIIN IYO RASUUL CAYN LAGU YAQAANAY.

ISAAQUSE MA ISWEYDIIYAY DADKA ISAGA MUSLIMIYAY EE SHEEKHYADA AW BUUBE--ABARKHADLE-IYO ABAADIR AHAAYEEN- MIYSAN OGEYN KOWAN AY GAALADA KU MATALEEN (AKISHO MADAXWEYN DIR IN AY KA SOO JEEDAN-- HAA SHEKHYADAAS MID ISAAQ KUMA JIRO WEYN OG YIHIIN.

HADAL IYO DAMAANTII WAAKAN HADALKII JARAAIDKU QOREEN. JAHIL NIMAA KA KEENTAY MAXAMED IYO CIDUU HADALKA KA SOO MAQLAY.



''''Su’aashaas oo ka qaybgaleyaashii xafladda si weyn uga qoslisay aadna loogu sacabo tumay Axmed-Siilaanyo ayaa Maxamed Xaashi inta uu jawaabteedii la sarakacay waxa uu yidhi; “Waxa jiray qoloda la yidhaahdo Akisho oo ka mid ah dadka degga Somaliland ayaa beri waxa lagu xanaakadin jiray “Waa Gaalo ka hadh,’ iyaguna way ka xanaaqi jireen marka lagu yidhaahdo. Dabadeedna Sheekh Cumar Warfaa [Sheekh Akhisho ah] ayaa isaga oo la hadlaya qoladii Akisho wuxuu yidhi; ‘Maxaad uga xanaaqanaysaan haddii Gaaladii Ilaahay innaga reebay aan ku mahadino.’ Sidaa daraadeed, Axmedoow waraaqdaa [xil-ka-qaadista Madaxweyne Rayaale ku yidhi markii aad la talo noqon wayday Golaha intiisa kale waxaan gartay in aan kala noqdo xilkii aad Qaranka u haysay] aad bay ii caawisay waraaqdaasi, markaa Ilaaha iga duway igana reebay [Golahaas] ayaa mahad leh.” '''

Wednesday, April 27, 2011

Abwaan Cumar Cali Salaad ”Gabaygii Ismoog” Gabay Ku Socda Beesha Surre ”

from hidah.com

Abwaan Cumar Cali Salaad ”Gabaygii Ismoog” Gabay Ku Socda Beesha Surre ”

1_Mogow hurdaba malado baryaha maliin iyo leyle

…2_Tariiqda la soo mare hadan mirir ka Faaloodo

3-Surre martabadu laha hadan mesha ka Sadeyo

4_Maalinti darood madaxa geed inu koro Daniba moodsiisey

5_Mindiyaha hawiye so gurte rabey inuu Magowshaaye


6_Surraa magan loga dhigay wow miciin Faley

_Musibadi iyo dhibti malinta maskax iyo Caqli

Ku mamulo isega macalin kogi ah

8_Maryoolayda surra dintaba baro Macalinkoodi ah

9_Malinti xaajo murugto ee murunku Dheraado

10_Maya iyo haa misaana leesu mariwayo

11_Nin waliba wuxu mudunyahay iyo Garteed surra marin jirey Oo macaliinkoodi ah

12_Malintii geel lakala meershoOo Weerar iyo dagaal leysku muruq siyo

13_Makta iyo xoolaha surra uu kala MeerijireyOo macaliinkoodi ah

14_Intaas tariikh la so marey muhashadeedi Dheh

15_Niin madluusan oo raba midniimo mirar Kiciisi dheh

…16_Makastiyo niiman I magic aqoon madax Jabkiisi dheh

17_Midbaase xusuus ah

18_Surrow waxa marhoore idin kharibey wa Kalidi meelmeerka

19_Waa waxaa minority ka dhiigey magacna ku diidey

20_Waa waxaa matanaha ka jaare meel cidla Ah ku taagey

21_Mamul lamaga maarme surre madax ha Loo dorto

22_Mar hoore hadanad muuqan manta Mujacududdiina hogan midda intad Yelataan mel u wada jeysta

23_Muruqiyo italkiina mel isugu gaya

24_Malkiyo maskaxdiinaba ka dhiga midaad Mideysaan

25_Maxastiina intaad arurisaan meel isugu Geeya

…26_Muxubada dhaxdiina ka dhiga lagama Marmaan

27_Miyo iyo magaaloyiin inad ledihin marka unka maqashiiya

28_Nabad ba macaan wana mahuraan Hayeeshe

29_Madafic la rido maagis iyo fidno

30_Somali Wa meheredoodii

31_Surrow military iyo xoog kama

32_Maarantide maanka geli taase

33_Maleeshiyooinkaga inta tababartaan

34_Mushar malinwalba siiya

35_Moradada inan la so gillin markaa waba Loo marage

36_Midigta ku qabo qalinka masxafkiyo Kitabkaba

37_Madresado intad dhisatan ubadka Meleeya

38_Mohuranka nolosha waa biyee

39_Mirkaasban cidina mogeeyne4

0_Motorad intad qotomisan ciida kala miira

Blog Archive