Isniin.12.12.16Harg(SM)Suldaanka
Guud ee Beesha Akisho Somaliland Suldaan Abshir Xasan Oo Lagu
Caleemasaarey Deegaanka Goray Ee Katirsan Kalabeydh Gobolka Gabiley +
SAWIRRO
Hargeysa, (SM) — Beesha Akisho ee katirsan Beelaha Somaliland ee Dega
Gobolka Gabiley ayaa maanta Suldaankii Guud ee Beeshaasi ay doorteen
Lagu caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Kalabeydh Gobolka Gabiley
Suldaan Abshir Xasan Cali oo ay ku caana shubeen Salaadiin iyo
madaxdhaqameed lagu soo Casuumay Xaflada Caleemasaarkiisa Guud ahaanba
Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Somaliland.

Munaasibadan Xafkada Calaeemasaarka Suldaanka Beesha Akisho Suldaan
Abshir Xasan Cali si heersare ah loo soo agaasimay oo ashaqraar iyo
ilqabatin leh ee lagu caleemasaarayay Suldaanka Guud ee Beesha Akisho
Dhinaca Somaliland Suldaan Abshir Xasan Cali waxaana kasoo qeyb galey
Caleemasaarka Xaflada Suldaanka inta ugu badan ee Salaadiinta Somaliland
Ugaasyo,Cuqaal,Siyaasiyiin,Xil
dhibaano katirsan labada Aqal ee
Guurtida iyo Golaha Wakiilada Culumaa,udiin,Haweenka iyo Bulshada
Gobolka Gabiley,Madaxda Xisbiyada Qaranka,Masuulyiin iyo Marti Sharaf
kale oo tira badan.

Suldaanka lagu Caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Gobolka
Gabiley Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Dhinaca Somaliland Ururada
Bulshada Rayidka ah,

Suldaanka lagu Caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Gobolka
Gabiley Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Suldaan Abshir Xasan Cali oo ugu
horeyn halkaa ka Hadley madasha Caleemsaarkiisa ayaa sheegay in uu
Suldaan u yahey Guud ahaanba Beesha Akisho ee Somaliland degta
iskamarkaana, uu ugu wada shaqeyn doono Cadaalad iyo Sinaan iyo xeerkii
dhaqan lahaan jirey waxaanu Suldaanku ku dheeraadey in aanu isagu
shakhsi ahaan xilka dhaqan ee lasaarey u ogolin olole iyo doonasho,iyo
awood iyo xiniinyo uu leeyahey balse uu yahey xil loo gartey oo ay
beeshu u igmatey una dooratey sidaa daraadeedna aanu dhinaciisa wax uu
ka hagran doonaa jirin isagoo u mahad celiyay guud ahaanba
Salaadiinta,Ugaasyada,Cuqaasha
,Siyaasiyiinta,masuuliyiinta iyo
marti sharafta mudan iyo marwaba leh ee kasoo qeyb galey
Caleemasaarkiisa soona ajiibey caano shubka iyo martiqaadka Xaflada.

Suldaanka Guud ee Sacad Muuse Suldaan Mawliid Ibraahim
Cali(sabeyse),oo isaguna halkaa hadal ka jeediyay ayaa ku dheeraadey in
aan madaxda dhaqanka iyo Salaadiinta guud ahaanba looga baahneyn in ay
ku milmaan Siyaasada isagoo kasoo horjeestey hadalada Salaadiin kale oo
Suldaanka la caleemasaarey ku booriyay in uu ka ag dhawaado Xisbiga
Kulmiye iyo Xukuumada,waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadley Ugaas
Xawaareeye,Ugaas Ibraahim Cabdi Kaahin(Jilba Dhige), Suldaan Shariif
Batuun,Ugaas Maxamed Cabdilaahi(jabane),Ugaas Cabdirisaaq
Koosaar,Suldaan Xasan Hobohobo,Chief Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame,

Chief Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame oo ka Hadley Munaasibada
Caleemasaarka ayaa isagu sheegay in ay soo dhaweynayaan Salaadiinta
kasoo biirey Sariflayaasha maadaama uu Suldaan Abshir Xasan Cali yahey
Suldaankii sadexaad ee Sariflayaasha kaga soo kordhey Madaxdhaqameedka
Somaliland.
http://salaanmedia.com/?p=149613
http://www.abtirsi.com/view.php?person=2768&abtirsiLang=1
Mahamud "Akisho" Ali Madahweyne
Written By: James DahlBookmark this person
Children born by ???
Miyyo Mahamud Ali
Asabo Mahamud Ali
Igo Mahamud Ali
Obo Mahamud Ali
Kurto Mahamud Ali
Orad "Heiban" Mahamud Ali
Kiyo Mahamud Ali
Ittu Mahamud Ali
Lujo Mahamud Ali
Dayyo Mahamud Ali
Bitto Mahamud Ali
Eijo "Eijjeso" Mahamud Ali
Siblings (mother not known)
- Mahamed "Gure" Ali Madahweyne
- Jide Ali Madahweyne
- Garire Ali Madahweyne
- Layile Ali Madahweyne
- Dayo "Warday" Ali Madahweyne
- Jarso Ali Madahweyne
You have to be signed in to add children or details
BOQORTOOYADA AKISHO ALI MADAXWEYNE DIR
BOQORTOOYADA AKISHO ALI MADAXWEYNE DIR
--------
1. Cali
2. Madaxweyne
3. Dir
4. Aji
5. Irrir
6. Samaale
7. Xiile ('Il)
8. Abroone (Waalid)
9. Looxaan
10. Kaamil (Xaashi)
Father: Madaxweyne Dir Aji
Children:
1. Maxamuud (Akisho)
2. Maxamed (Guure)
3. Jiide
4. Gariire
5. Layiile
6. Warday
Maxamuud (Akisho) Cali Madaxweyne
Abtirsi:
1. Maxamuud (Akisho)
2. Cali
3. Madaxweyne
4. Dir
5. Aji
6. Irrir
7. Samaale
8. Xiile ('Il)
9. Abroone (Waalid)
10. Looxaan
11. Kaamil (Xaashi)
Father: Cali Madaxweyne Dir
Children:
1. Miyyo
2. Bitto
3. Daayyo
4. Luujo
5. Ittu
6. Kiyo
7. Curad (Heebaan)
8. Kurto
9. Obo
10. Igo
11. Asaabo
12. Eejo (Eejjeso)
Siblings:
1. Maxamed (Guure)
2. Jiide
3. Gariire
4. Layiile
5. Warday
Waa
boqortooyo hore oo xoogaha aad moodo baryahan danbe in xoogeedi wiiqmay
qaar badana ay konfurta, galbeedka, iyo waqooyiga Itoobiya ku kala
firdhatay. Qaar kalen galbeedka Somaliya iyo waqooyiga ay u kala kaceen.
Beelo fara badan ayaa Akisho ku abtirsada qaar badan xitaa aan Akisho
la moodin sida Obo, Guure, iyo beelo kale.
Magaca Akisho waxaa
lagu macneeyaa kii cayilnaa oo afka oromada lagu dhaho (Ayisho) waa
naaneys, Sida Gurgurahaba uu magaciisu naaneys macnaheedu tahay
(Ganacsade) oo af Somaligii hore la dhihi jiray Gurgure sida kalmada
(Gorgortanba) ay halkaas ka soo jeedo. Itoobiyana Gurgure waxaa loo
yaqaan ganacsatada afafka Harariga/Oromada.
Boqortooyoyinkii hore
ee Gurgure-Layiile-Akisho waxaa ay u bax sheen magalada Diraa Dhabe
(ama meeshii uu Dir Waranka ku dhuftay(Dhabey) qarnigii 1400. Akishada
iyo Gurgurah iyo beelah Madaxweyne Direed waxaa ka dhashay
boqortooyoyinkii Ifat--Adulis iyo waliba halyeeygii weynaa ee Axmed
Gurey.
Tarikho hore oo tilmamaya ayaa jira in Boqoradii Caraweelo
ay aheyd naag Akhisho. Labadii boqol ee sano ee la soo dhafay hase
ahaatee boqortoyadii akisho waxaa ku dhacay dib u dhac iyo burbur.
Akisho
From Wikipedia, the free encyclopedia
Akisho
(var. Akisha, Akishe; also known as Gurre) is a Somali subclan, part of
the larger Dir group whose members live in Ethiopia and northern
Somalia. The Akisho are a subclan of the Ali Madaxweyn Dir, and they are
reputed to be descendants of the eldest sons of the Madaxweyn Dir.
Akisho
is one of the oldest clans in the Horn of Africa. According to Somali
history, two of the oldest monarchies in the region, the Ifat and Adal
Sultanates, were Akisho.[citation needed] However, the inhabitants of
the Ethiopian province/kingdom of Ifat spoke a South Semitic language
related to Amharic.[1]
The Akisho inhabit both Somaliland and
Ethiopia. In Somaliland, Akisho members live in the southern Woqooyi
Galbeed Province, Wajaale, Ala’ibaday, and Gabiley. In Ethiopia, where
the Akisho are the most widespread Somali group, Akisho members inhabit
Jijiga, Baale (Nagelle), Baabule, Fayaanbiiro, Qabri-Bayah, Fiq,
Hara-Maaya, Harar, and Dadar.
Akisho members are predominantly
adherents of Sunni Islam, though one might find a Christian Akisho in
the Shewa area of Ethiopia. Other Akisho groups and their related clans
are reputed to have migrated from Somali Ethiopian region all the way up
North as far as the country Chad, the Sudan, and Northern Eritrea are
said to be inhabited by these lost Dir groups.[citation needed]
The
Akisho name is originally derived from "Cayisho" which means in old
Somali the (Cayilsan) "Fat One", and in Oromo Akisho.[citation needed]
Also the other nickname of the Akisho, Guure, is derived from one who
doesn't "hear" because they did not speak the Oromo language when they
settled among the Oromo of Bale and Arsi around 1600.[citation needed]
Similarly, the Gurgure who are very closely related to the Akisho, use a
nickname and were referred to the Oromo and Somalis as the traders or
Gurgure from the old Somali and Oromo word "gorgortan" which means one
who sales and trades.
According to the folklore historians of the
Southern Suure Dir of the Mudug region, the Akisho and the Gurgure
madahweyne Dir produced some of the most famous Somali folk heroes like
the Somali queen Araweelo who was Warre Miyo. Also the Akisho and
Gurgure clans were instrumental in spreading the Muslim faith in the
hinterlands of Ethiopia. The Sheikh Abba Hussein in Southern Ethiopia is
said to be of Dir, as well as Awbarkadleh and Awbuube who are two major
saints of the Somalis.
The Warre prefix in front of many Akisho
clans names means "the Clan of" or reer (WaaReer) in proper Somali. For
example, the Warre Miyo are referred to Reer Miiyo in Somalia, but Warre
Miyo in Ethiopian Somali and Oromo regions. Other clans related to the
Aksiho are the Gariire, Warre Dayo,Gurgure, Layiile, and Aw Said's of
Lower Jubba.
The Akisho (Gurre) clan consists of 12 major subclans:
Waro-Miyo
Waro-Bito
Waro-Dayo
Waro-Luujo
Waro-Ito
Waro-Kiyo
Waro-Heebaan
Waro-Kurto
Obo
Igo
Asaabo
Eejo
[edit] References
Back to top
Somaliland:
The Akisho[Akesho]: whether they live in the town of Gebileh, their
relationship with Isaaks and whether they have political representation
in the current government
The information in contained
in this Response was provided by Matt Bryden, a consultant and Somali
specialist now working with the United Nations Institute for Research on
Social Development (UNRISD) in Nairobi (16 June 1998). He stated that
the Akisho "are related to (if not part of) the Dir clan family, and
live mainly between Jigjiga [in Ethiopia] and Hargeysa, where they tend
to live in a somewhat subordinate status to the majority clans, although
in Somaliland they have been awarded a seat in the constituent
assembly. They face no general threat of persecution in any of the areas
in which they live." The Research Directorate was unable to corroborate
the Akisho's participation in the constituent assembly nor whether they
face "persecution."
According to the Ethiopian Review the Akisho
may be more numerous in Ethiopia than they are in Somalia (30 Apr.
1996). For additional information on the Dir clan and the Akisho sub
clan, please consult Patrick Gilkes' The Price of Peace: Somalia and the
United Nations 1991-1994 pages 144-148, and the appendix of Somali clan
families.
This Response was prepared after researching publicly
accessible information currently available to the Research Directorate
within time constraints. This Response is not, and does not purport to
be, conclusive as to the merit of any particular claim to refugee status
or asylum.
Reference
Bryden, Matt. UNRISD, Nairobi. 16 June 1998. Letter received by electronic mail.
Gilkes,
Patrick. September 1994. The Price of Peace: Somalia and the United
Nations 1991-1994. Bedfordshire, UK: Save the Children Fund, UK.
Additional Sources Consulted
Africa Confidential [London]. January - May 1998. Vol. 39. Nos. 1-11.
_____. January - December 1997. Vol. 38. Nos. 1-25.
Africa Research Bulletin: Political, Social and Cultural Series [Oxford]. January - May 1998. Vol. 35. Nos. 1-4.
_____. January - December 1997. Vol. 34. Nos. 1-11.
Country Reports on Human Rights Practices for 1997. 1998.
Horn of Africa Bulletin [Uppsala]. Vol. 10. Nos. 1-2.
_____. Jauary - December 1997. Vol. 9. Nos. 1-10.
The Indian Ocean Newsletter [Paris]. January - June 1998. Nos. 793-815.
_____. January - December 1997. Nos. 747 - 792.
Electronic sources: IRB Databases, LEXIS/NEXIS, Internet, World News Connection (WNC).
Two oral sources consulted could not provide information on the requested subject.
Copyright
notice: This document is published with the permission of the copyright
holder and producer Immigration and Refugee Board of Canada (IRB). The
original version of this document may be found on the offical website of
the IRB at http://www.irb-cisr.gc.ca/en/. Documents earlier than 2003
may be found only on Refworld.