Tuesday, August 1, 2017

Khudbadii Faadumo Insaaniya Ee MPLS MN 3


SAWIRO: Waa kuma Wasiirka Beesha Biimaal ee had & jeer ka dhexmuuqda siyaasadda dalka? (AKHRI)




Waa kuma wasiirka Beesha Biimaal ee had iyo jeer ka dhexmuuqda masraxa siyaasadda dalka Soomaaliya? Waa wasiir ku xigeen marka aad u fiirsato ka sareeeya wasiir, kana shaqa badan dhamaan wasiiradii soo maray beesha Biimaal.

Waa wasiir ku xigeenka gaashaandhigga Mudane Cabdalla Xuseen oo wasaaradaas ka shaqeynayay in mudda ah tan iyo bilowgii dowladdan rasmiga ah ee hadda waqtigeeda gebagebada ah.
Wasiir Cabdalla ayaa ah dhalinyaro aad u firfurcoon marwalbana lajaanqaada siyaasadaha kala duwan ee ka soo cusboonaada dalka Soomaaliya.


Wasiir Cabdalla waxa uu ka qeybqaatay xallinta dagaal beeleedyo, nidaaaminta ciidamada dowladda si gaar ah waxaa u ra.yi badan ku lahaa in ciidama qaranka Soomaaliya ay u ekaadaan qaab qaran oo labaabi. Iyo sumada qabiilka.


Wasiirka ayaa horseed ka noqday in ku dhawaad 200 oo askari oo ka tirsan ciidama deegaanka lagu qarameeyo degmada no50 oo tan markaas aanan cidna ku dhiiran in degmada lambar Konton laweeraro oo ay dowladda u aqoonsatay meel ay masuul ka yihiin cutubyo katirsan ciidamada militariga Soomaaliya.


Mudane Cabdalla ayaa sidoo kale heshiisyo dhowr ah la saxiixday dowladaha Italy, Egypt, Turkey, UK, si kor loogu qaado tayada iyo waxtarka ciidamada xoogga Dalka.
Wasiir Cabdalla ayaa sidoo kale lagu xusuustaa in uu ahaa masuulkii ugu horeeyay ee furay tabarka ciidanka isku dhafka qaranka oo kismaayo laga bilaabay xilligii xukuumadii xiirane khudbad taariikhi ahna ka jeediyay.

Wasiir Cabdalla aya sidoo kale had iyo jeer ku saacideeya xubnaha kadhashay beesha uu ku matalo dowladda wax allaala wixii ilaalo, ama saad ah marka ay doonayaan in ay booqdaan gobolka ama meela kale oo ay doonayaan in ka soo fuliyaan danaha beesha.

Mudane Cabdalla ayaa muujiyay dowrka ay ka ciyaari karaan dhalinyarada hadii jaanis loo siiyo ka mid noqoshada xukuumadda; balse dhabta ayaa waxa ay tahay in aanan taariikhda wasiirada beesha Biimal laga heleyn sida uu Cabdalla ugu muuqday masraxa siyaasadda 4tii sano ee la soo dhaafay.
Waxaana u aqoonsanay wasiirka kaliyah ee matalay korna u qaaday magaca iyo jiritaanka, sumcadda beesha Biimaal ay ku dhexlahyd xukuumadihii kala duwanaa tan iyo 2012kii.

cabdala1 cabdala2 cabdala3 cabdala4 cabdala5 cabdala6 cabdala7 cabdala9 cabdala10 cabdala11
MUURINEWS.COM—BAYDHABO JANAAY 
ISHA WARARKA OO…DHAN






Image result for Mundane Cabdalla Xuseen








https://hiiraan.com/news/2015/apr/wararka_maanta21-91139.htm

http://muurinews.com/2016/06/16/akhri-waa-kuma-wasiirka-beesha-biimaal-ee-had-jeer-ka-dhexmuuqda-siyaasadda-dalka/

Beesha Gurre Oo Canbaaraysay Horumar-Diidka Korodhka Deegaanka

 
Jigjiga( Cakaaranews ) Jumce 18ka March 2016, Kulan ay yeesheen beel-waynta Gurre oo uu hogaaminayo ugaaska beesha gurre islamarkaana ujeedadiisu ahayd canbaaraynta horumar-diidka korodhka deegaanka iyo waliba taageeraha go’aankii baarlamaanka DDSI ayaa ka qabsoomay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.
Hadaba kulankan beesha oo ay kasoo qaybgaleen Salaadiinta, Odayaasha, Aqoonyahanada beesha ayaa waxaa ugu horayn kahadlay ugaaska beesha Gurre Ugaas Maxamed Ugaas-Guure ugaas-Guuleed kana mid ah salaadiinta DDSI oo sheegay in kulankani yahay mid lagaga hadlayo danaha iyo aayaha beesha Gurre ee dagta sadexda degmo ee kala ah Guro-boqosa, Guro-dhaamoole, iyo Qarsaadhuule,oo awal hore kamid ahaan jiray Gobolka Afdheer balse hada kalafadhigii baarlaamka DDSI lagu ansixay inay kamid noqdaan Gobolka Liibaan iyadoo xukumada iyo XDSHSI ay isla qaateen xalna u arkeen in sadexdaa degmo aysan kamid ahaan karin gobolka afdheer sababtuna tahay fogaanshaha xarunta gobalka, dhanka jidadka iyo gaadhsiinta adeegyada horumarineed.
Sidookale waxa uu ugaasku hadalkiisa kusii daray in ay beesha-Gurre ay kamid tahay beelaha dega degaanka somaalida itoobiya. Goobaha ay daganyihiina ay yihiin kuwo nabagalyadoodu taamtahay horumarkuna uu ka hanqaaday islamrkaana ay ka jiraan adeegyadii aas asiga ahaa iyo waliba adeegyadii kaabayaasha dhaqaale isagoo ugaasku uga mahdceliyay xukumada DDSI ee uu hogaaminayo madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar balanqaadka iyo dadaalka uu ugu jiro horumarka gaar ahaan jidka laamiga ah ee dhawaan lagasamayndoono wadada isku xidha Goro-dhaamoole ilaa jarati. Sidookale wuxuu uguuska carabka ku adkeeyay aadna u canbaareeyay isagoo ku hadlaya codka beesha Gurre dadka hadalada borobogaandada ah ay kasoo yeedhay ee jooga Kenya inaysan matalin beesha gurre islamrkaana  aysan aqoonin meel ay sedaxda degmo ay ku yaalaan danta beesha gurana aysan ku xidhnayn qurbo-joog balse ay ku xidhantahay qaran-joogta.  Waxaana  si buuxda u tageeraynaa go’aanka ay xukuumada iyo baarlamaanka DDSI ku ansixiyeen in sadexda degmo ay kamid noqdaan Gobalka liibaan. Maadaama oo ay dan utahay shacabwaynaha ku dhaqan sadexdaas degmo.
Wuxuuna ugaasku isagoo hadalkiisii siiwata yidhi in ay dadkaas la sheegay ee meelahaa kahadlay ay yihiin fadhi kudirir aan deegaanka waligood arag, islamarkaana dadkii sumcada lahaa ee wadanka kiinya joogay ee beesha Gurre matali kara ay taageersanyihiin go’aanka xukuumada. Waxa uuna uguusku hadaladiisii kudaray in dadka wanaagsan ee taageerada iyo hormarka deegaanka ka qaybqaata ee kiinya jooga ay yihiin dad aad ufarabadan oo beesha ah tusaale ahaana loo soo qaadan karo  Xaaji Ismaaciil iyo sheikh Nuux  oo ah dadkii kaqayqaatay dhisida masaajidada iyo dugsiyada degmooyinkaas beeshu degaan.
Ugudanbayna wuxuu ugaasku carbka ku adkeeyay in odayga lagu magaacbo Khaliif Cadaawe, uu yahay oday da’ah oo wax uu ka ogyahayna jirin xaalada deegaanka islamrkaana ku tilmaamay propogaandiste warbaahinta dhaxmarinaya wax aan sal iyo raadlahayn, waxbana aysan ka ogayn dadkii matalayay beesha Gurre ee daganaa wadanka kiinya oo uu soo kaxaystay caruur yarayar oo aan matalikarin beesha.
Dhanka kale waxaa isna Madashan kahadlay Cabdiqaadir Rashiid Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada beesha Gurre isagoo sheegay inay jiraan dad meelaha qurbaha hadal maalayacni ah oo aan waxba kajirin lataagan, islamrkaana dano gaar ah leh oo aan deegaanka waligood imanin gurina kulahayn aqoonina dagmooyinkaas meel ay kuyaalaan ,namana matalaan dadka beesha matala waa kuwo danta beesha yaqaana. Sidookale waxa uu xusay in ka aqoonyahano ahaan  ay aad u taageersanyihiin go’aankii uu ansixiayay baarlamaanka DDSI. Dhankakale wuxuu canbaarayn kulul usoojeediyay isagoo kuhadlaya magaca beesha-Gurre  dadka fadhi kudirika ah ee la sheegay inay melahaas ka hadleen. Isagoo waliba diiday in uu magac dhabo ninkaas kuna tlmaamay hadaladiisa kuwo qof waalani yidhi.
Gabagabadii kulankan ayaa waxaa isna kahadlay Maxamed Shaqlane Jaamac oo ku hadalaya magaca dhalinyarada sedexda degmo ee ay dagaan beesha gurre isagoo sheegay in dadka kasoo jeeda beesha gure ee isugu jira ganacsatada odayaasha iyo dhaliyarata jooga Kenya ay yihiin kuwa ka dharagsan horumarka deegaanka islamarkaana tageersan go’aankii barlamaanku ansixiyay iyada oo uu goaankaasii uu dan u ahaa bulshada dagan sadexda degmo. Wuxuuna  intaa kusii daray in ninka la sheegayo uusan jiko xitaa ku lahayn sadexda degmo islamarkaana uu soo aruursaday ciyaal yaryar oo aan beesha matali Karin.
Sikasataba ha ahaatee waxaa xusid mudan in  kulankii maanta  beesha gurre ay siwada jir ah uga soo horjeedsadeen islamarkaana canbaarayn kulul u soo jeediyeen nin lasheegay inuu soo galiyay warbaahinta  hadalo xaqiiqda ka fog oo propogaando ah, isagoo iska dhigayay in uu matalayo beesha Gurre. 
 
 

General Abdi Kariim Yusuf Adan Dhagabadan iyo Aaskiisi












Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh  Cali Diini, ayaa maanta ka qeyb galay aas Qaran oo loo sameeyey Abaanduulihii hore ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed Marxuum C/kariin Yuusuf Aaden (Dhegabadan) oo gelinkii danbe ee maanta lagu aasay deegaanka Xeraale ee Waqooyiga Galgaduud, waxana ka hor intii an laga qaadin Maydka Marxuumka magaalada Muqdisho waxaa salaadda Janaasada ku tukadey madaxda ugu sareysa dalka.
Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay in marxuum Dhegabadan  uu ahaa wadani geesi ah oo dalkiisa u soo shaqeeyey xili adag oo dalka laga xoreynayay cadowga soo duuley ee Al-shabaab.
“Ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuum Dhegabadan oo ahaa geesi waqti badan galiyey la dagaalanka kooxda Argagixisda ah ee Alshabaab iyo sidii dalka looga xoreyn lahaa kooxdaas shar wadayaasha ah ee baneystay dhiigga dadka Soomaaliyeed.


Image result for general dhagabadan
Masjid ku yaallo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Salaada Janaasada lagula dukaday Marxuum C/kariin Yuusuf Aadan Dhaga badan oo shalay ku geeriyooday weerarkii Ururka Al Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa ka qaybgalay Salaada Janaasada, waxaa dhamaantood ka muuqatay sida ay kaga xun yihiin geerida Jeneraal Dhaga badan oo ahaa nin aad u shaqo badan.
Meydka Marxuumka ayaa loo qaaday Degmada Xeraale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud si halkaasi loogu aaso.
Abaanduulihii hore ee ciidamada Xooga dalka Somaliya, ayaa lagu xasuusan doonaa Dagaalkii adkaa ee Shabaab uu la galay iyo markii Shabaab laga saaraayay magaalada Muqdisho dagaaladii uu hogaaminaayay Dhaga badan.
Saraakiisha ciidamada Milateriga Somaliya ayaa si qiireysan uga tacsiyadeeyay geerida Generaal Dhaga badan.
Hoos ka Daawo Sawirada:-
2 3 4 5 6 7 8

Khudbadii General Dhegabadan

https://www.youtube.com/watch?v=KoUK0VcGvX4


https://www.youtube.com/watch?v=U2sYG-hnX6c

Image result for general dhagabadan

Image result for general dhagabadan xeraale

Thursday, July 27, 2017

Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Somaliland Suldaan Abshir Xasan Oo Lagu Caleemasaarey Deegaanka Goray xamse | December 12, 2016

Isniin.12.12.16Harg(SM)Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Somaliland Suldaan Abshir Xasan Oo Lagu Caleemasaarey Deegaanka Goray Ee Katirsan Kalabeydh Gobolka Gabiley + SAWIRRO

Hargeysa, (SM) — Beesha Akisho ee katirsan Beelaha Somaliland ee Dega Gobolka Gabiley ayaa maanta Suldaankii Guud ee Beeshaasi  ay doorteen Lagu caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Kalabeydh Gobolka Gabiley Suldaan Abshir Xasan Cali oo ay ku caana shubeen Salaadiin iyo madaxdhaqameed lagu soo Casuumay Xaflada Caleemasaarkiisa Guud ahaanba Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Somaliland.

Munaasibadan Xafkada Calaeemasaarka Suldaanka Beesha Akisho Suldaan Abshir Xasan Cali si heersare ah loo soo agaasimay oo ashaqraar iyo ilqabatin leh ee lagu caleemasaarayay Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Dhinaca Somaliland Suldaan Abshir Xasan Cali waxaana kasoo qeyb galey Caleemasaarka Xaflada Suldaanka inta ugu badan ee Salaadiinta Somaliland Ugaasyo,Cuqaal,Siyaasiyiin,Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Guurtida iyo Golaha Wakiilada Culumaa,udiin,Haweenka iyo Bulshada Gobolka Gabiley,Madaxda Xisbiyada Qaranka,Masuulyiin iyo Marti Sharaf kale oo tira badan.

Suldaanka lagu Caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Gobolka Gabiley Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Dhinaca Somaliland Ururada Bulshada Rayidka ah,

Suldaanka lagu Caleemasaarey Deegaanka Gorey ee katirsan Gobolka Gabiley Suldaanka Guud ee Beesha Akisho Suldaan Abshir Xasan Cali oo ugu horeyn halkaa ka Hadley madasha Caleemsaarkiisa ayaa sheegay in uu Suldaan u yahey Guud ahaanba Beesha Akisho ee Somaliland degta iskamarkaana, uu ugu wada shaqeyn doono Cadaalad iyo Sinaan iyo xeerkii dhaqan lahaan jirey waxaanu Suldaanku ku dheeraadey in aanu isagu shakhsi ahaan xilka dhaqan ee lasaarey u ogolin olole iyo doonasho,iyo awood iyo xiniinyo uu leeyahey balse uu yahey xil loo gartey oo ay beeshu u igmatey una dooratey sidaa daraadeedna aanu dhinaciisa wax uu ka hagran doonaa jirin isagoo u mahad celiyay guud ahaanba Salaadiinta,Ugaasyada,Cuqaasha,Siyaasiyiinta,masuuliyiinta iyo marti sharafta mudan iyo marwaba leh ee kasoo qeyb galey Caleemasaarkiisa soona ajiibey caano shubka iyo martiqaadka Xaflada.

Suldaanka Guud ee Sacad Muuse Suldaan Mawliid Ibraahim Cali(sabeyse),oo isaguna halkaa hadal ka jeediyay ayaa ku dheeraadey in aan madaxda dhaqanka iyo Salaadiinta guud ahaanba looga baahneyn in ay ku milmaan Siyaasada isagoo kasoo horjeestey hadalada Salaadiin kale oo Suldaanka la caleemasaarey ku booriyay in uu ka ag dhawaado Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada,waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadley Ugaas Xawaareeye,Ugaas Ibraahim Cabdi Kaahin(Jilba Dhige),  Suldaan Shariif Batuun,Ugaas Maxamed Cabdilaahi(jabane),Ugaas Cabdirisaaq Koosaar,Suldaan Xasan Hobohobo,Chief Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame,

Chief Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame oo ka Hadley Munaasibada Caleemasaarka ayaa isagu sheegay in ay soo dhaweynayaan Salaadiinta kasoo biirey Sariflayaasha maadaama uu Suldaan Abshir Xasan Cali yahey Suldaankii sadexaad ee Sariflayaasha kaga soo kordhey Madaxdhaqameedka Somaliland.

 http://salaanmedia.com/?p=149613



 http://www.abtirsi.com/view.php?person=2768&abtirsiLang=1

Mahamud "Akisho" Ali Madahweyne


Bookmark this person



Children born by ???
  • Miyyo Mahamud Ali
  • Asabo Mahamud Ali
  • Igo Mahamud Ali
  • Obo Mahamud Ali
  • Kurto Mahamud Ali
  • Orad "Heiban" Mahamud Ali
  • Kiyo Mahamud Ali
  • Ittu Mahamud Ali
  • Lujo Mahamud Ali
  • Dayyo Mahamud Ali
  • Bitto Mahamud Ali
  • Eijo "Eijjeso" Mahamud Ali
  • Siblings (mother not known)

    1. Mahamed "Gure" Ali Madahweyne
    2. Jide Ali Madahweyne
    3. Garire Ali Madahweyne
    4. Layile Ali Madahweyne
    5. Dayo "Warday" Ali Madahweyne
    6. Jarso Ali Madahweyne


    You have to be signed in to add children or details

    unday, May 15, 2011

    BOQORTOOYADA AKISHO ALI MADAXWEYNE DIR

    BOQORTOOYADA AKISHO ALI MADAXWEYNE DIR

    --------
    1. Cali
    2. Madaxweyne
    3. Dir
    4. Aji
    5. Irrir
    6. Samaale
    7. Xiile ('Il)
    8. Abroone (Waalid)
    9. Looxaan
    10. Kaamil (Xaashi)

    Father: Madaxweyne Dir Aji
    Children:

    1. Maxamuud (Akisho)
    2. Maxamed (Guure)
    3. Jiide
    4. Gariire
    5. Layiile
    6. Warday


    Maxamuud (Akisho) Cali Madaxweyne
    Abtirsi:

    1. Maxamuud (Akisho)
    2. Cali
    3. Madaxweyne
    4. Dir
    5. Aji
    6. Irrir
    7. Samaale
    8. Xiile ('Il)
    9. Abroone (Waalid)
    10. Looxaan
    11. Kaamil (Xaashi)


    Father: Cali Madaxweyne Dir
    Children:

    1. Miyyo
    2. Bitto
    3. Daayyo
    4. Luujo
    5. Ittu
    6. Kiyo
    7. Curad (Heebaan)
    8. Kurto
    9. Obo
    10. Igo
    11. Asaabo
    12. Eejo (Eejjeso)

    Siblings:

    1. Maxamed (Guure)
    2. Jiide
    3. Gariire
    4. Layiile
    5. Warday





    Waa boqortooyo hore oo xoogaha aad moodo baryahan danbe in xoogeedi wiiqmay qaar badana ay konfurta, galbeedka, iyo waqooyiga Itoobiya ku kala firdhatay. Qaar kalen galbeedka Somaliya iyo waqooyiga ay u kala kaceen. Beelo fara badan ayaa Akisho ku abtirsada qaar badan xitaa aan Akisho la moodin sida Obo, Guure, iyo beelo kale.

    Magaca Akisho waxaa lagu macneeyaa kii cayilnaa oo afka oromada lagu dhaho (Ayisho) waa naaneys, Sida Gurgurahaba uu magaciisu naaneys macnaheedu tahay (Ganacsade) oo af Somaligii hore la dhihi jiray Gurgure sida kalmada (Gorgortanba) ay halkaas ka soo jeedo. Itoobiyana Gurgure waxaa loo yaqaan ganacsatada afafka Harariga/Oromada.

    Boqortooyoyinkii hore ee Gurgure-Layiile-Akisho waxaa ay u bax sheen magalada Diraa Dhabe (ama meeshii uu Dir Waranka ku dhuftay(Dhabey) qarnigii 1400. Akishada iyo Gurgurah iyo beelah Madaxweyne Direed waxaa ka dhashay boqortooyoyinkii Ifat--Adulis iyo waliba halyeeygii weynaa ee Axmed Gurey.

    Tarikho hore oo tilmamaya ayaa jira in Boqoradii Caraweelo ay aheyd naag Akhisho. Labadii boqol ee sano ee la soo dhafay hase ahaatee boqortoyadii akisho waxaa ku dhacay dib u dhac iyo burbur.


    Akisho

    From Wikipedia, the free encyclopedia

    Akisho (var. Akisha, Akishe; also known as Gurre) is a Somali subclan, part of the larger Dir group whose members live in Ethiopia and northern Somalia. The Akisho are a subclan of the Ali Madaxweyn Dir, and they are reputed to be descendants of the eldest sons of the Madaxweyn Dir.

    Akisho is one of the oldest clans in the Horn of Africa. According to Somali history, two of the oldest monarchies in the region, the Ifat and Adal Sultanates, were Akisho.[citation needed] However, the inhabitants of the Ethiopian province/kingdom of Ifat spoke a South Semitic language related to Amharic.[1]

    The Akisho inhabit both Somaliland and Ethiopia. In Somaliland, Akisho members live in the southern Woqooyi Galbeed Province, Wajaale, Ala’ibaday, and Gabiley. In Ethiopia, where the Akisho are the most widespread Somali group, Akisho members inhabit Jijiga, Baale (Nagelle), Baabule, Fayaanbiiro, Qabri-Bayah, Fiq, Hara-Maaya, Harar, and Dadar.

    Akisho members are predominantly adherents of Sunni Islam, though one might find a Christian Akisho in the Shewa area of Ethiopia. Other Akisho groups and their related clans are reputed to have migrated from Somali Ethiopian region all the way up North as far as the country Chad, the Sudan, and Northern Eritrea are said to be inhabited by these lost Dir groups.[citation needed]

    The Akisho name is originally derived from "Cayisho" which means in old Somali the (Cayilsan) "Fat One", and in Oromo Akisho.[citation needed] Also the other nickname of the Akisho, Guure, is derived from one who doesn't "hear" because they did not speak the Oromo language when they settled among the Oromo of Bale and Arsi around 1600.[citation needed] Similarly, the Gurgure who are very closely related to the Akisho, use a nickname and were referred to the Oromo and Somalis as the traders or Gurgure from the old Somali and Oromo word "gorgortan" which means one who sales and trades.

    According to the folklore historians of the Southern Suure Dir of the Mudug region, the Akisho and the Gurgure madahweyne Dir produced some of the most famous Somali folk heroes like the Somali queen Araweelo who was Warre Miyo. Also the Akisho and Gurgure clans were instrumental in spreading the Muslim faith in the hinterlands of Ethiopia. The Sheikh Abba Hussein in Southern Ethiopia is said to be of Dir, as well as Awbarkadleh and Awbuube who are two major saints of the Somalis.

    The Warre prefix in front of many Akisho clans names means "the Clan of" or reer (WaaReer) in proper Somali. For example, the Warre Miyo are referred to Reer Miiyo in Somalia, but Warre Miyo in Ethiopian Somali and Oromo regions. Other clans related to the Aksiho are the Gariire, Warre Dayo,Gurgure, Layiile, and Aw Said's of Lower Jubba.

    The Akisho (Gurre) clan consists of 12 major subclans:

    Waro-Miyo
    Waro-Bito
    Waro-Dayo
    Waro-Luujo
    Waro-Ito
    Waro-Kiyo
    Waro-Heebaan
    Waro-Kurto
    Obo
    Igo
    Asaabo
    Eejo

    [edit] References
    Back to top


    Somaliland: The Akisho[Akesho]: whether they live in the town of Gebileh, their relationship with Isaaks and whether they have political representation in the current government



    The information in contained in this Response was provided by Matt Bryden, a consultant and Somali specialist now working with the United Nations Institute for Research on Social Development (UNRISD) in Nairobi (16 June 1998). He stated that the Akisho "are related to (if not part of) the Dir clan family, and live mainly between Jigjiga [in Ethiopia] and Hargeysa, where they tend to live in a somewhat subordinate status to the majority clans, although in Somaliland they have been awarded a seat in the constituent assembly. They face no general threat of persecution in any of the areas in which they live." The Research Directorate was unable to corroborate the Akisho's participation in the constituent assembly nor whether they face "persecution."

    According to the Ethiopian Review the Akisho may be more numerous in Ethiopia than they are in Somalia (30 Apr. 1996). For additional information on the Dir clan and the Akisho sub clan, please consult Patrick Gilkes' The Price of Peace: Somalia and the United Nations 1991-1994 pages 144-148, and the appendix of Somali clan families.

    This Response was prepared after researching publicly accessible information currently available to the Research Directorate within time constraints. This Response is not, and does not purport to be, conclusive as to the merit of any particular claim to refugee status or asylum.

    Reference

    Bryden, Matt. UNRISD, Nairobi. 16 June 1998. Letter received by electronic mail.

    Gilkes, Patrick. September 1994. The Price of Peace: Somalia and the United Nations 1991-1994. Bedfordshire, UK: Save the Children Fund, UK.

    Additional Sources Consulted

    Africa Confidential [London]. January - May 1998. Vol. 39. Nos. 1-11.

    _____. January - December 1997. Vol. 38. Nos. 1-25.

    Africa Research Bulletin: Political, Social and Cultural Series [Oxford]. January - May 1998. Vol. 35. Nos. 1-4.

    _____. January - December 1997. Vol. 34. Nos. 1-11.

    Country Reports on Human Rights Practices for 1997. 1998.

    Horn of Africa Bulletin [Uppsala]. Vol. 10. Nos. 1-2.

    _____. Jauary - December 1997. Vol. 9. Nos. 1-10.

    The Indian Ocean Newsletter [Paris]. January - June 1998. Nos. 793-815.

    _____. January - December 1997. Nos. 747 - 792.

    Electronic sources: IRB Databases, LEXIS/NEXIS, Internet, World News Connection (WNC).

    Two oral sources consulted could not provide information on the requested subject.
    Copyright notice: This document is published with the permission of the copyright holder and producer Immigration and Refugee Board of Canada (IRB). The original version of this document may be found on the offical website of the IRB at http://www.irb-cisr.gc.ca/en/. Documents earlier than 2003 may be found only on Refworld.


    Wednesday, July 12, 2017

    Liiska Xubnaha Baarlamaanka Dowlad Gobleedka Galmudug State (Surre Dir) oo lasoo dhameystiray








    AQriso Liiska Xildhibaanada Galmudug oo la soo dhameystiray


    LIISKA MUDANAYAASHA BAARLAMAAANKA MAAMULKA GALMUDUG;
    No Magaca Beesha Degmada
    1 Maxamed Mire Axmed Madhibaan Dhuusamareeb
    2 Maxamed Xassan Xuseen Madhibaan Cadaado
    3 Khadiija Cadaan Jimcaale Tumaal Ceeldheer
    4 Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise Murusade/Habaradinle Galhareeri
    5 Garaad Yuusuf Maxamuud Murusade/Habaridinle Galhareeri
    6 Cabdikarin Macalin Axmed Murusade/Abakar/Israfil Ceelbuur
    7 Maxamed Geedi Cawaale Murusade/Abakar/Saciid Ceelbuur
    8 Cabdikarin Cumar Axmed Murusade/Cabdalle Galhareeri
    9 Mahad Sheekh Cali Cibaar Murusade/Cabdalle Galhareeri
    10 Farxiya Xasan Cali Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
    11 Cabdullaahi Maalin Gaafow Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
    12 Salaad Axmed Ceynte Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
    13 Cumar Maxanuud Mahadalle Murusade/Habar Maxamed Ceelbuur
    14 Cali Gacal Casir Murusade/Habar Maxamed Ceelbuur
    15 Cabdiwali Aadan Cabdi Surre/Fiqa-muxumad Balanbale/Xeraale
    16 Cabdirizaaq Xuseen Maxamuud Surre/Fiqa-muxumad Balanbale/Xeraale
    17 Bashiir Axmed Xuseen Surre/Cabdalla Saleebaan Galgacyo
    18 Xareed Cali Xareed Surre /Qubeys Galgacyo
    19 Canab Maxamed Cosoble Surre/Qubeys Xarardheere
    20 Cabdullahi Xersi Maxamed Surre /Qubeys Hobyo
    21 Max’ud Aaden Cusmaan Waceysle/Caligaaf Galcad
    22 Cabdullaahi Imaan Afrax Waceysle/Absuge Ceeldheer
    23 Yoonis Muxudiin Xaaji Max’ed Waceysle/Maxamedcadde Xarardheer
    24 Cabdullahi Xirsi Wardhere Waceysle/Cabdiraxman Ceeldheer
    25 Mukhtaar Macalin Cabdullaahi Waceysle/Marrooyin Ceeldheer
    26 Sh. Ciise Macow Gacal Waceysle/Abdi Macalin Galcad
    27 Cali Xasan Cali Calasoow Waceysle/Dhegaweyne Galcad
    28 Hassan Cabdullaahi Maxamed Habargidir/Saleelbaan Hobyo
    29 Maxamed Hasan Geelle Habargidir/Saleelbaan Cadaado
    30 Mahad Cilmi Cali Habargidir/Saleelbaan Cadaado
    31 Cabdullaahi Faarax Jimcaale Habargidir/Saleelbaan Hobyo
    32 Cabdullahi Cumar Maxamud Habargidir/Saleelbaan Cadaado
    33 Faysal Axmed Cabdulle Habargidir/Ceyr Xarardhere
    34 Yuusuf Xassan Cali Habargidir/Ceyr Dhuusamareeb
    35 Nuur Cali Sahal Habargidir/Ceyr Balanbale
    36 Xuseen Xirsi Shidane Habargidir/Ceyr Balanbale
    37 Cabdirashiid Yuusuf Axmed Habargidir/Ceyr DXarardhere
    38 Axmed Yuusuf Ciyoow Habargidir/Ceyr Dhuusamareeb
    39 Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey Mareexaan/Reer Warsame Balanbale
    40 Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon Mareexaan/ Reer Dalal Caabduwaaq
    41 Bashiir Diiriye Shariif Mareexaan/Reer Dalal Caabudwaaq
    42 Xassan Ali Dhuux Maxamuud Mareexaan /Reer Xersi Caabudwaaq
    43 Duraan Cali Fareey Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
    44 Cabdi Xaashi Jaamac Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
    45 Cabdullaahi Xaashi Warsame Mareexaan/Reer M. Guled Caabudwaaq
    46 Dr. Cabdisalaan Diini Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
    47 Bosteeyo Jaamac Cali Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
    48 Cabdixakiin C/llaahi Warsame Mareexaan/Reer Nuur Balanbale
    49 Nadiif Maxamed Guuleed Mareexaan/Celi Caabudwaaq
    50 Cabdi Sugulle Guuleed Mareexaan/Reer Siyaad Xuseen Caabudwaaq
    51 Axmed Sheekh Yuusuf Habargedir/Saruur Xarardheere
    52 Daahir Cabdi Shiiqoow Habargidir/ Saruur Xarardheere
    53 Liibaan Cabdullaahi Xasan Wadalaan/Cali Kuulle Ceeldheer
    54 Dr. Maxamed Cabdullaahi Cali Xaskul/Cabdi Idde Xarardheere
    55 Caasho Maxamed Warsame Duduble/Qadhoob Xarardheere
    56 Axmed C. Max’ed Cago Madow Duduble/Maxamed Camal Ceelbuur
    57 Xasan Maxamed Axmed Geedi Dudble/Aarsade Ceelbuur
    58 Bile Maxamuud Diiriye Dudble/Maqlasame Ceelbuur
    59 C/llahi Xassan Maxamed Xayle Dudble/celi Dhuusamareeb
    60 Xirsi Axmed Maxamed Carab Saalax Gaalkacyo
    61 Abuukar Warsame Cali Saruur Xarardheere
    62 C/llaahi Cabdi Cabdulle Duduble/ Awradeen Celbuur
    63 C/naasir Axmed Yuusuf Surre/ Qubeys Hobyo
    64 Maxamed Cilmi Afrax Duduble/ Maxamed Camal Celbur
    65 Maxamed Cabdi Guuleed Afrax Duduble/Maqalsame Dhusamareeb
    66 Maxamed Tahaliil Biixi Mareexaan/ Reersiyaad Balanballe
    67 Maxamed Xuseen Tahaliil Cali Sacad/ Culus Cadaado
    68 C/dahir Maxamed Xirsi Aadan Sacad/ Wuqujire Galkacyo
    69 C/qaaddir Cali Diirshe Cumar Sacad/Wuqujire Hobyo
    70 Liibaan Cabdi Cali Mareexan/ Reer Siyaad Xuseen Dhusamareeb
    71 Daahir Weheliye Siyad Saruur/ Cali weheliye Xarardheere
    72 Maxamed Shiikh Axmed Maalin Saruur/ Cali weheliye Xarardheere
    73 Maxamed Faarax Aadan Mareexaan/ Celi Dhusamareeb
    74 C/weli Cali Maxamuud Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
    75 Qaasim Maxamed Cali Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
    76 Muxyadiin Axmed Maxamed Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
    77 C/kariin Maxamed Cusmaan Ciiro Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
    78 C/qani Aadan Garagaar Surre / Cabdalle C/waaq
    79 Maxamed C/qaadir Xaashi Sacad/ Wuqujire Galkacyo
    80 Maxamed Cabdi Faarax Sacad/ Cabdalle Cadaado
    81 Maxamed Axmed Max’ed Afrax Waceysle/ Haaruun Galcad
    82 Maxamuud Diini Xasan Sacad/ Odow Galkacyo
    83 Muxyadiin Sh. Cabdullaahi Shiikhaal/ Loobage Caabudwaaq
    84 C/raxmaan Xuseen Faarax Mareexaan/ reer Guuleed Faarax Dhuusamareeb
    85 Cabdi Xasan Cilmi Saleemaan / Maxamed Cabdi Xarardheere
    86 Axmed ShiikhNuur Warsame Beesha Shanaad/ Madhibaan Galkacyo
    87 Maryan Cali Abtidoon Saleemaan/Abukar Hobyo
    88 Faadumo Cabdi Weheliye Saruur Xaradhere





    Liiska Xildhibaanadda Gulmudug_1
    Liiska Xildhibaanadda Gulmudug_2http://www.allgedo.com/wp-content/uploads/2015/06/Liiska-Xildhibaanadda-Gulmudug_4.jpg

    Blog Archive