THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Friday, June 1, 2018
Akhriso: Magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka Xasan Culusow Ee Ka Qayb Qaadanaya Duulaanka Deegaanada Beesha Biimaal
June 14, 2014
Arinta micnaha weyn sameyneyso ayaa ah in saraakiisha aan magacyadooda idiin soo gudbineyno ay ku dagaalamayaan hubka iyo gaadiidka loogu deeqay Somalia si hubkaasi dalka cadow looga difaaco. Sidoo kale Saraakishan iyo ciidamada ay madaxa u yihiin waxay mushaar ahaan u qaataan lacago deeq ahaan loo siiyey Somalia. Waa kuwan magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka ku lugta leh dagaalada Sh/hoose:
Guutada 5aad: Guutadan waxaa taliye u ah Xasan Dheere, waxaa hoos yimaado taliyeyaal urur oo dagaalada si toos uga qayb qaadanayey, waxay kala yihiin taliyeyaashaasi:
1- Axmed Cabdulle Absuge, waa taliye Abgaal/Hawiye, wuxuu ka howl galaa aagga Jannaale ilaa Qoryooley.
2- C/laahi Hurdaaye, Waa taliye u dhashay Abgaal/Hawiye, wuu ka howl galaa Afgooye, Awdheegle ilaa tuulada Muuri.
3- C/qaadir Nuur Xasan, Waa taliye u dhashay Xawaadle/Hawiye, maleeshiyaadka uu taliyaha u yahay si toos ayey uga qayb qaateen dagaalka.
Guutada 3aad : Guutadan waxaa taliye u ah GOOBAALE oo ka soo jeedo Habargidir, ma la yaqaano meelaha ay ka howlgasho, waa mooryaan isbaarooley ah, waxaa hoos yimaado horjoogeyaal fara badan una howl gala sida taliyeyaal urur, waxaana ka xusi karnaa:
1- Liibaan Madaxey – waa Habargidir
2- Nuur Jiido – waa Habargidir
3- Bashiir Madoobe – waa Habargidir
Ciidamada deegaanka hal sano gudaheeda waxay dhowr jeer dharbaaxsho kulul ku dhufteen mooryaanta guutada 3aad ee uu GOOBAALE hogaamiyo, kadib markii uu soo noqnoqday jabka soo gaarayo maleeshiyaadka Habargidir ee ku mideysan guutada 3aad ayaa waxaa dagaalka ku soo biiray guutada 5aad si ay u caawiyaan maleeshiyaadka Habargidir oo ay ka dhexeyso haybta Hawiye iyo dhulbalaarsi.
Waxaa xusid mudan in dhammaan guutooyinka 3aad iyo 5aad ay hoos tagaan taliska qaybta 12aad ee uu taliye qayb u yahay Maxamuud Qaafow oo isagana Abgaal ah.
info@markacadey.com
info@markacadey.com
Source Markacadey.com

Sunday, May 27, 2018
Beesha Barsuug Dir: Somali Dir Clan Barsuuk - Somali and English
Beesha Barsuug waa beelaha Direed ee dagan inta u dhexeysa Haraar ilaa magalada Jigjiga. Qoraaga weyn ee Richard Burton buugisa First Footstep ayuu ku xusayaa beesha Barsuug Dir iyo dagalada sadex geeska ay ku hayaan Barsuuga sedex beelood oo ku wareegsanaa Barsuuga.
Sidoo kale qarnigii 15 naad buuga Fatuhal xabash ayaa ku tilmaamay beesha Barsuug iney yihiin beelaha ugu waaweyn ee cidamadii Axmed Ibrahim Axamed Gurey ay ka mid ahyeen.
The Bursuuk or also written as Barsuk or Barsuq or Barsuug
(Somali: Barsuug, Arabic: برسوق
) is a clan belonging to the major Dir clan family. They largely live in
Ethiopia, in the Somali region, especially around the ancient city of Harar and
in between the city and Jigjiga.[1][2]
Richard Burton described the Bursuk as one of the Somalis of
the mountains who derive themselves from Dir. He explained in 1854 that they
were at war with 3 different clans or tribes, of which the Girhi, the Berteri
and the Gallas who are known today as Oromos.[3]
The Barsuuk are mentioned in the chronicle of Fatuuh Al Habash in the 15 century as one of the Somali Dir Clans who fought along side Ahmed Ibrahim Gurey. See: Futuh Al-Habasha: The Conquest of Abyssinia (Futuh
Al-habasa) by Sihab ad-Din Ahmad bin Abd al-Qader bin Salem bin Utman
(Author)
The Bursuk are a small Dir tribe to the east of Harar and are mainly cultivators. According to Burton, payment of blood-compensation is unknow amoungst them and fighting does not give rise to the interminable feuds. (1)
The Dir-Madaxweyne Akisho, along with the Gurgura, Issa and Gadabuursi subclans of the Dir represent the most native and indigenous Somali tribes in Harar.
The city Dire Dawa was originally called Dir Dhabe and used to be part of Adal Sultanate during the medieval times and was exclusively settled by Dir which is a major Somali tribe and after the weakening of Adal Sultanate, the Oromos took advantage and were able to penetrate through the city and settle into these areas and also assimilate some of the local Gurgura clan.
The Dir clan used to be the predominant inhabitants of Hararghe Highlands in the medieval times until the weakening of Adal Sultanate the opportunist Oromos took advantage of the crippling state and decided to invade and occupy the Haraghe Highlands and assimilate the local native Somali population which were Jarso, Akisho, Gurgura, Nole, Metta, Oborra and Bursuk who were all sub-clans of Dir a major Somali tribe and were later confederated into Oromo tribe, the Afran Qallo clan.
The Somalis, principally the Dir clan used to inhabit the Awash River. The Afars were mostly concentrated in the Red Sea and the Lake Abbe while Somalis during the medieval times inhabited Awash river which was back then called "Webiga Dir" named after its tribe. After the weakening of Adal Sultanate, the Somalis left Awash river and allowed Afars to settle in Awash river to serve as a buffer zone between the Somalis and Abyssinians.
1^ Lewis, I. M. (1998-01-01). Peoples of the Horn of Africa:
Somali, Afar and Saho. Red Sea Press. p. 26. ISBN 9781569021057.
2. ^ Division, Great Britain War Office Intelligence
(1941-01-01). A Handbook of Ethiopia. publisher not identified. p. 55.
3. ^ Burton, Sir Richard Francis; Speke, John Hanning;
Barker, William C. (1856-01-01). First Footsteps in East Africa: Or, An
Exploration of Harar. Longman, Brown, Green, and Longmans. p. 279.
4. Futuh Al-Habasha: The Conquest of Abyssinia (Futuh Al-habasa) by Sihab ad-Din Ahmad bin Abd al-Qader bin Salem bin Utman (Author)

Saturday, May 26, 2018
QURANYOW MAXAMED XINIFTIRE (GARRE)
Waa nasiib Daro in Quranyow Maxamed Raxanweyn u dhex milmeen, ogow se in ay yihiin Mahe Maxamed Xiniftire Dir
QURANYOW MAXAMED XINIFTIRE (GARRE)
Bari hore ayaa waxa Quranyow oo ka timid " naaneys" kii Quranka wax ku daweeyay ama " Quraamiyow" waxa uu la kulmay nin odey ah oo la oran jiray Tuuf oo ahaa ina Gardheere Samaale iyo Gabar uu dhalay oo xanuunsaneysa, waxaa la yiri Quranyow oo ahaa nin sheekha ayaa Tuuf wuxuu u daweeyay gabadhisi Makko ee xanuunsaneysay. Halkaan xiriir ayaa ka abuurmay oo Quranyow oo Gadhleh iyo nanaysta Quranyow u baxday iyo Tuuf Gardheere Samaale iyo walalkii Umaacia ayaa wada xididay kadibna sameystay xiriir xididnimo iyo walaal nimo ka dib markii ay galeen xilli ay Booranta Oromo iyo Arsi ay hoos galeen.
Gadhle ( Quranyow) Maxammed Xiniftire waxa uu guursaday Mako oo u dhashay Laba wiil oo ah Ilma Quranyow:
Furkesho ( Furkisho) oo dhalay 7 wiil Hoodkooy, Huredeeq, Daarawa, Birkaya, Hooytare, Kalweesh, Suubukitre.
Iyo Asaare oo Furkisho walaalkiis ah oo dhalay Baana iyo Kiliye. Waana ilma Xiniftire Maahe Dir. Quranyowga wexey sheegan Tuuf oo Sodog u ahaa Quranyow islamarkaan dhihi jiray Adeer baan kuu ahay iyo Quranyow in ay dhaxalka isku darsadeen oo uu Tuuf xoolihiis u dhiibay Quranyow Gaare kuna yidhi wilashiisi sidii Suul Goroyo Gaabta hadii aad ka hadhaan wiilkan adeerka u ahay qabana qabadheyda.
DADKA GARE WAA LABO:
1) Midi waa Tuuf waana Tuuf Gardheere Samaale: Gardheere wuxuu dhalay Garre iyo Umaacia
TuuF wuxuu dhalay labo wiil:
Ali ( Afarta Gember Ali) iyo Adoola (Afar Reer Muug)
Ali wuxuu dhalay: Tawulle, Kaluula, iyo Subdhaw
8da Adoola
Adoola wuxuu dhalay Qalweyn, Odomai, Kalmassa, Bursani, Tubadi, Reer Mug, Maid, Maqaabil,
2) Qeybta Badan ee Dadka Garre Waa Dir oo waa Quranyow Maxammed Xiniftire
Qarnigii 1500 ayaa waxaa Konfurta Somalia u hayaamay beelo Maxammed Xiniftire ah oo ay Ka mid yihiin Biimaal, Badimaal, Gadsan iyo Quranyow Maxammed Xiniftire oo ay walaalo yihin beelaha Isaaq, xiligan waa xiligii Axmed Gurey Cidamadiisi ay Jabiyeen Amxaarada Kiristanka ah oo Adeegsaneysa hubkii PORTAQEESKA IYO QIBTIGA (COPTICS OF EGYPT) MASAR.
Waxaa ay rumeysanyihiin Garraha qeybt Gardheere Samaalaha ah Tuuf ( Adoole iyo Ali) in ay Quranyoow maxammed xinftire Adeer u yihiin oo ay isla dhaqmeen, mid noqdeen kadib markii ay hoos galeen xukunkii Gaalada- Oromada ah ee Booran iyo Aruuso.
Waxaa ay sheegan in: Quranyow Maxammed oo Dir ah kana ah Maxammed Xiniftire Mahe Dir rumeysana in ay la dhasheen Biimaal Maxammed, Bajimaal Maxammed iyo Isaaq Maxammed iyo Madaluug Maxammed oo ay Quranyowgu dhahaan waa ina Xiniftire.
Say doontaba ha ahaatee, Gardheere Samaale wuxuu dhalay Tuuf iyo Gabadh la oran Jiray Makko, Quranyow Maxammed oo Sheikh Quraan ah ayaa Gardheere la kulmay oo gabadhisi xanuunsaneyso, Quranyow ayaa sheikh Quraan ahaa oo Saaray Quraan. Odeygii Gardheere Samaale oo dhalay Tuuf Gardheer, Garrena ah waxaa uu ugu yeeri jiray Quranyow Adeer sababta oo ah waa ka fil weynaa Dir oo Samaale ayuu toos u gali jiray.
Quranyow markii uu daweyay gabadhii Mako eey walaalaha ahayeen tuuf waxaa u hirgashay inuu yahay sheikh wax Quraamiya, Odeygii Tuuf abihii wuxuu siyay Mako oo ah gabadhii u dhalay.
Quranyow oo la baxay Aw Qurraanyo noqdayna sheeikh weyn ay Oromada Gaalada ah ee Boranta dhex dagay iyo Raxanweynta Digil.
Quranyow wexey u kala baxaan: Furkisho (Forkisho) iyo Asarre.
Waxaan ay diidaan in ay yihiin dadka ay ku milmeen sida Raxanweynta Bay iyo Boranta NFD. Marka, Tuuf iyo Quranyow walaalo ma noqon karaan ayay yirahdan Quranyowga waayo hadii ay walaalo yihiin sidee buu u guursaday Quranyow gabadha Makko ileen Walaashi abe iyo hooyo dhaleen ma geeyee.
http://www.fao.org/fileadmin/user_upload/drought/docs/COOPI%20-%20Cross-border%20Pastoral%20Migration.pdf
Then he (Quran) fathered two sons, Furkesha and Assaree.
Assarree.had two sons, Bana and Kiliya.
Furkesha, the brother of Assarre , had seven sons, they were
Hodkoya, Birkaya, Hoytra, Darawa, Kalwesha, Hurdeq and “SUBUKITRE”.
Maay Speaking Darawa Quranyow Maxamed
QURANYOW MAXAMED XINIFTIRE (GARRE)
Bari hore ayaa waxa Quranyow oo ka timid " naaneys" kii Quranka wax ku daweeyay ama " Quraamiyow" waxa uu la kulmay nin odey ah oo la oran jiray Tuuf oo ahaa ina Gardheere Samaale iyo Gabar uu dhalay oo xanuunsaneysa, waxaa la yiri Quranyow oo ahaa nin sheekha ayaa Tuuf wuxuu u daweeyay gabadhisi Makko ee xanuunsaneysay. Halkaan xiriir ayaa ka abuurmay oo Quranyow oo Gadhleh iyo nanaysta Quranyow u baxday iyo Tuuf Gardheere Samaale iyo walalkii Umaacia ayaa wada xididay kadibna sameystay xiriir xididnimo iyo walaal nimo ka dib markii ay galeen xilli ay Booranta Oromo iyo Arsi ay hoos galeen.
Gadhle ( Quranyow) Maxammed Xiniftire waxa uu guursaday Mako oo u dhashay Laba wiil oo ah Ilma Quranyow:
Furkesho ( Furkisho) oo dhalay 7 wiil Hoodkooy, Huredeeq, Daarawa, Birkaya, Hooytare, Kalweesh, Suubukitre.
Iyo Asaare oo Furkisho walaalkiis ah oo dhalay Baana iyo Kiliye. Waana ilma Xiniftire Maahe Dir. Quranyowga wexey sheegan Tuuf oo Sodog u ahaa Quranyow islamarkaan dhihi jiray Adeer baan kuu ahay iyo Quranyow in ay dhaxalka isku darsadeen oo uu Tuuf xoolihiis u dhiibay Quranyow Gaare kuna yidhi wilashiisi sidii Suul Goroyo Gaabta hadii aad ka hadhaan wiilkan adeerka u ahay qabana qabadheyda.
DADKA GARE WAA LABO:
1) Midi waa Tuuf waana Tuuf Gardheere Samaale: Gardheere wuxuu dhalay Garre iyo Umaacia
TuuF wuxuu dhalay labo wiil:
Ali ( Afarta Gember Ali) iyo Adoola (Afar Reer Muug)
Ali wuxuu dhalay: Tawulle, Kaluula, iyo Subdhaw
8da Adoola
Adoola wuxuu dhalay Qalweyn, Odomai, Kalmassa, Bursani, Tubadi, Reer Mug, Maid, Maqaabil,
2) Qeybta Badan ee Dadka Garre Waa Dir oo waa Quranyow Maxammed Xiniftire
Qarnigii 1500 ayaa waxaa Konfurta Somalia u hayaamay beelo Maxammed Xiniftire ah oo ay Ka mid yihiin Biimaal, Badimaal, Gadsan iyo Quranyow Maxammed Xiniftire oo ay walaalo yihin beelaha Isaaq, xiligan waa xiligii Axmed Gurey Cidamadiisi ay Jabiyeen Amxaarada Kiristanka ah oo Adeegsaneysa hubkii PORTAQEESKA IYO QIBTIGA (COPTICS OF EGYPT) MASAR.
Waxaa ay rumeysanyihiin Garraha qeybt Gardheere Samaalaha ah Tuuf ( Adoole iyo Ali) in ay Quranyoow maxammed xinftire Adeer u yihiin oo ay isla dhaqmeen, mid noqdeen kadib markii ay hoos galeen xukunkii Gaalada- Oromada ah ee Booran iyo Aruuso.
Waxaa ay sheegan in: Quranyow Maxammed oo Dir ah kana ah Maxammed Xiniftire Mahe Dir rumeysana in ay la dhasheen Biimaal Maxammed, Bajimaal Maxammed iyo Isaaq Maxammed iyo Madaluug Maxammed oo ay Quranyowgu dhahaan waa ina Xiniftire.
Say doontaba ha ahaatee, Gardheere Samaale wuxuu dhalay Tuuf iyo Gabadh la oran Jiray Makko, Quranyow Maxammed oo Sheikh Quraan ah ayaa Gardheere la kulmay oo gabadhisi xanuunsaneyso, Quranyow ayaa sheikh Quraan ahaa oo Saaray Quraan. Odeygii Gardheere Samaale oo dhalay Tuuf Gardheer, Garrena ah waxaa uu ugu yeeri jiray Quranyow Adeer sababta oo ah waa ka fil weynaa Dir oo Samaale ayuu toos u gali jiray.
Quranyow markii uu daweyay gabadhii Mako eey walaalaha ahayeen tuuf waxaa u hirgashay inuu yahay sheikh wax Quraamiya, Odeygii Tuuf abihii wuxuu siyay Mako oo ah gabadhii u dhalay.
Quranyow oo la baxay Aw Qurraanyo noqdayna sheeikh weyn ay Oromada Gaalada ah ee Boranta dhex dagay iyo Raxanweynta Digil.
Quranyow wexey u kala baxaan: Furkisho (Forkisho) iyo Asarre.
Waxaan ay diidaan in ay yihiin dadka ay ku milmeen sida Raxanweynta Bay iyo Boranta NFD. Marka, Tuuf iyo Quranyow walaalo ma noqon karaan ayay yirahdan Quranyowga waayo hadii ay walaalo yihiin sidee buu u guursaday Quranyow gabadha Makko ileen Walaashi abe iyo hooyo dhaleen ma geeyee.
Father: Tuf
Deili Omar
In the book Identities on the Move: Clanship and Pastoralism
in Northern Kenya By Gunther Schlee, page 28. He stresses that the
Kuranyo(Quranyow) section of the Garre are of a different descent. He mentions
them to be uterine related to the Make Tuf, but are of a different descent.
Abdu-l-Mutallib
Abu Talib
Aqeel
Samaale
Irrir
Dir
Heneftir
Mohamed
Kuranyo(Quranyow of
the Garre)
Children sired by Quran
Mahamed Hanaftire
1.Furkesha
Quran Mahamed
2.Assarei Quran Mahamed
Siblings (mother not known)
1.Ali Tuf Deili
2.Adola Tuf Deili
The Garre are divided into the Tuff and Quranyowa sub-clans.
While the Tuffs are further divided into the Ali and Adola groups, the Quranyow
are divided into the Asare and Furkesha.
Their main urban centers in Kenya include Mandera, Moyale
Takaba and El Wak.
The general migrations of the Garre clan is within the
ranges of Mandera Central to either Elwak district in Somali and westwards to
Mandera West, some parts of Banissa district in Northern Kenya and Moyale and
Hudet Woredas in Southern Ethiopia.
Also, the second half of the Gharri branch is Tuf. Tuf is
believed to be the uncle and father in law’s of Quran or quranyow, and he had
two sons, Ali and Adola. Adola had eight sons. They were Kalwina, Kalmassa,
Bursuni, Odomai, Maqabille, maid, Rer Mug and Tubadi.
Subscribe to:
Posts (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)