Monday, October 8, 2018

BEESHA DIR EE SWEDEN OO SI KULUL U CAMBAAREEYEY DAGAALADA JUBOOYINKA- Waa Dagaalka Biimaal Lagu Hayo


Saturday, October 6, 2018

Xildhibaanada Beelah Dir, Darood, iyo Hawiye in beesha Shanaad - Lafaha iyo Jufooying






http://www.qaranimo.com/news/wp-content/uploads/2015/11/dir.jpg


http://www.qaranimo.com/news/wp-content/uploads/2015/11/daarood.jpghawiye

Daawo Sawirada Suldaanka Beesha Qubeys oo Dhawaan Galmudug lagu Caleemo Saaray oo Markale Muqdisho lagu Taageeray’ February 18, 2016

Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahan hotelka Wardheer lagu qabtay kulan balaaran oo lagu taageerayey suldaanka cusub ee beesha Qubeys Suldaan C/llaahi Suldaan C/raxmaan Suldaan Muxumad oo dhowaan lagu caleemo saaray degaanka Bacaad-weyn ee gobolka Mudug.
Kulankan oo ahaa mid qaddo ah ayaa waxaa ka qeyb galay Waxgarad, Odayaal dhaqameedyo, aqoonyahano, Qurba-joog, dhalinyaro iyo haween ayaa waxaa si weyn loogu ayiday Suldaanka cusub ee la caleemo saaray.
Waxaa kulankaas ugu horeyn ka hadlay Ex: xilibaanad Caaqil Xuseen Geeddi Jimcaale oo halkaas ka jeediyey hadalo soo dhoweyn iyo taageero ah wuxuuna xusay in xubnaha beesha Qubeys ee jooga Xamar ay si weyn u taageerayaan suldaanka cusub.
Suldaan C/nuur Axmed Shiikh Muuse oo isna ka hadlay kulankan ayaa faahfaahin ka bixiyey taariikhda Saldanada beesha Qubeys oo uu sheegay iney soo taxneyd muddo fog.
“Suldaanka cusub Suldaan C/llaahi, awoowayaashiis ayaa suldaano ahaa sida ka muuqata abtiriskiisa waa nin culumo ah, ILAAHAY ka baqa, weligiisna aan bulshada dembi ka gelin waxaaana alle uga baryeynaa inuu xilkaas ALLE la garab galo” ayuu yiri Suldaan C/nuur oo dad yar oo suldaanka diidan ugu baaqay iney taageeraan, iskana dhaafaan khilaafka.
Sidoo kale, waxaa kulankan ka hadlay Ugaas C/raxmaan Xaaji Xuseen oo suldaanka cusub ugu baaqay inuu cadaalad ku maamulo shacabka uu hogaanka u hayo, kuna dedaalo sidii bulshada horumarkeeda looga shaqeyn lahaa.
Waxaa sidoo kale hadalo isugu jiray Guubaabo, taageero iyo Duco ka jeediyey xubno fara badan oo ay ka mid yihiin Shariif Shiikh Cumar Maxamed oo ku hadlayey magaca qurba joogta Qubeys, Caaqil Shiikh Axmed Shiikh C/llaahi Shiikh Cumar, Nabadoon Aadan Cali Xasan, Axmed Muxumad Aadan, Ubax Maxamed Aadan oo ku hadleysay magaca haweenka beesha iyo xubno kale.
Intii munaasabadaas ay socotay ayaa haween ka tirsan kuwa ka soo qeyb galay kulankan waxay ka tiriyeen buraanburo iyo Suugaan kale oo ay ku taageerayaan suldaanka cusub ee beesha Qubeys Suldaan C/llaahi Suldaan C/raxmaan Suldaan Muxumad, waxayna xafladaas ku soo dhamaatay jawi aad u wanaagsan.
qubeys1 qubeys2 qubeys3 qubeys4 qubeys5 qubeys6 qubeys7 qubeys8 qubeys9 qubeys10 qubeys11 qubeys12 qubeys13 qubeys14 qubeys15 qubeys16 qubeys17 qubeys18 qubeys19 qubeys20 qubeys6 - Copy qubeys1 - Copy qubeys2 - Copy qubeys3 - Copy qubeys4 - Copy qubeys5 - Copy

Daawo Gabar Dir ah oo beesha ogaadeen sixun u cayday


Friday, September 28, 2018

Gurgure Somali Identity and Mixture with Oromo

Image result for gariire dir

Region 5 Somali Map Showing the Dir clans Gurre, Surre, Gariire, and Gadsan ( Bimaal) These are In Accurate Maps that totally Eliminate Many Dir groups and Areas

Image result for gariire dir




Image result for gariire dir







Image

 Image


 http://i.imgur.com/FVREpth.jpg?2










Image result for gariire dir

Abdi Warsame Isaq ( Marxuum Cabdi Warsame Isaq ) Pictures and History





Abdi Warsame Isaq (d. September 10, 2011 in London, England)[1], or more famously known as Colonel Abdi Warsame Isaq, (Somali: Cabdi Warsame Isaaq, Arabic: عبدي ورسمة اساق‎ ) was the chairman of the Southern Somali National Movement (SSNM), a military faction during the Somalia war. It consisted mainly of Biimaal, Surre and other southern Mahad Dir clans.[2] 


Abdi Warsame Isaq was born in Bakool, Somalia. He was Somali Minster of Labor and Social Affaires between 1982 to 1984. And then from the years 1989-1990. He was a member of Said Barre's 12 exectives of the revolution XHKS. (Historical Dictionary of Somalia-By Mohamed Haji Mukhtar). Also he served as Minsiter of Youth and Sports for short period.

Abdi Warsame Isaq was also described as one of personal advisors of President Siad Barre especially in the early periods of the Somali revolution 1969- 1976. After 1976, Abdi Warsame fall out of favour with Barre and was even arrested for a short period or demoted numerous times until the fall of the regime.

Abdi Warsame Isaq hailed from the Biimaal clan of the Dir clan family, more importantly from the Gaadsen branch of Biimaal. Formally allied with Aideed, the chairmain of the SSNM, Colonel Abdi Warsame in 1993 broke with General Aideed and took part of the SSNM with him when he aligned himself with Ali Mahdi.[3][4]


 "The Somali Clan's History: The Voice of the Commander: Marxuum Col. Abdi Warsame Isaq" (Monday September 19, 2011) Retrieved 5-4-2018.

"Somalia (Hansard, 25 January 1993)". hansard.millbanksystems.com.
Immigration and Refugee Board of Canadahttp://www.ecoi.net/local_link/194849/313478_de.html
Lewis, I. M. (1994-01-01). Blood and Bone: The Call of Kinship in Somali Society. The Red Sea Press. ISBN 9780932415936.

VOA Interview of Abdi Warsame Isaq: Interview with Abdi Warsame Isaaq, http://www.voanews.com/MediaAssets2/somali/ 2009_10/40th-ANNIVERSARY-PART-1–18OCT09.mp3 (accessed on 5 September 2014). 6. Telephone interview with Maryan Haji Elmi, 30 August 2014. 7.

Historical Dictionary of Somalia-By Mohamed Haji Mukhtar



Image result for abdi warsame isaaq




KACAANKII 21kii OKTOBAR 1969.
Jeneral Maxamed Siyaad Barre iyo koox askar ah ( 25 ) ah oo uu hogaaminaya ayaa wadanka inqilaabay, iyaga oo nimankii Baarlamaanka hore ugu jiray badankoodi xidhxidhay. Muddo yar dhexdeedna  waxa ay ku dhawaaqeen inaan dastuurkii hore ee wadanka lagu dhiqi jiray la tirtiray , waxayna kala ahaayeen;
                                                           
Tiro magac
1.Maxmed Siyaad Barre      
 Derejada
S/Gaas           
 Qabiilka
Mareexaan           
 Jilibka
Reer Diini        
2. Jaamac Cali Qoorsheel  S/Gaas   Warsangali  Cumar
3.Maxamed Caynaashe Guuleed  S/Guute   Habar Yonis  Reer Caynaashe
4.Xuseen Kulmiye Afrax  S/Guute   Abgaal  Wacaysle
5.Salaad Gabayre Kadiye  G/Dhexe   Abgaal  Wacaysle
6.Axmed Saleebaan Cabdalle  Gaashaanle  Dhulbahante  Maxamuud Garaad
7.Maxamed Sheekh Cusmaan  G/Dhexe   Muruursade  Sabti
8.Maxamuud Maxamed Mire  G/Dhexe   Ogadeen  Reer Cabdulle
9.Maxamed Cali Samter  G/Dhexe  TUMAAL  TUMAAL
10.Maxamed Cali Shire  Gaashaanle   Dhulbahante  Maxmuud Garaad
11.Ismaaciil Cali Abokor  Gaashaanle   Haber jeclo  Samane Abokor
12.Cabdalle Maxamed Faadil  G/Dhexe  Carab  Yamanai
13.Maxamuud Gelle yousuf  Jeneraal   Majeerteen  Cismaan Maxamuud
14.Cali Mataan Xaashi  G/Dhexe   Mareexaan  Reer Diini
15.Axmed Maxamuud(Qoorweyne)  G/Dhexe  Abgaal  Harti Abgaal
16.Axmed Maxamuud (ina lax was)  Gaashaanle  Habar awal  Ciise Muuse
17.Muuse Rabiile Guud  Gaashaanle  Gadabuursi  Maxamed Case
18.Axmed Xasan Muuse  Dhamme  Haber Jeclo  Maxamed Abokor
19.Maxamed Cumar Jees  Dhamme  Ogadeen  Reer Isaaq
20.Cusmaan Maxamuud Jelle  Dhamme  Xawaadle  Cabdale
21.Abdulrisaaq Maxamuud Abubakar  Dhamme  Majeerteen  Cumar Maxamuud
22.Abdulrisaq Xaji ( Masalle )  Dhamme  Mareexaan Guuleed Faarax
23.Bashiir Cilmi Yousuf  Gaashaanle  Habar Gidir   Sacad
24.Faarax Wacays Dhuule  Dhamme  Ciise  Horoone
25.Cabdi Warsame Isaaq  G/Dhamme  Dir  Gaadsan












































































































































































































































































Blog Archive