Wednesday, August 31, 2022

Saysiga -Ismaiil Buuba- Beesha Direed Waa Beesha Geeska Afrika Ug Weyn-Qabiil Wuu Ka Weyn Yahay Dir 5 Dal Ayuuna Ku Noolyaha Dir - Shir Kenya Isaaq Mahe Dir


 

Dir Waa Abihii Iyo Hooyadii Somalia- Ganacsade Weyn Ee Dhaqdhaqaq Direed Cawiyay - Xaji Maxamuud Aare - (Samaron) Gadabuursi Madaluug Dir


 

2019Kii Suldaan Dhawal Oo Cagjar Iyo Darood Ku Yiri Maxaa Magac Direed Uga Baqdan- ((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)Gadabuursi Dir


((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)
 

Proffessor Sacid Samater Sheegay Dir Waa loo Tashtay Muqdisho Aqal Hawiye & Darood Ayay Noqotay, Dir Wax Uma Yaalan Sheikh Shariif Waxa uu igu Yiri Samaron Gadabuursi Madaluug Dir


 

Xildhibaanada, Madaxda, Ugaasyada Beesha Garre Tuuf Quranyow Axmed Maxamed Xiniftire Mahe Dir Oo Odeeyshad Gudiga Direed U Sheegay Dir Baan Nahay Tolow Ogaada Waxaanan Idinku Yeernay Isbarasho Garre Waa Dir


 

Godoomiyaha Aqalka Sare Oo Abtirsaday ilaa Dir Isagoo Barlamanka Taagan - Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Mahe Dir- Dirnimo Beesha Isaaq- Daarood


 

Suldaan Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Dir ah Oo Daarood U Sheegay Dir Waa la Mideeynayaa meel Walba ay Joogaan Geeska Afrika


Daarood Waxa ay Isku Dayaan in Dir ay Kala Qaybiyaan.
Daarood Siiba waxa ay Jecel Yihiin In Ay Isaaq Carabeeyaan.
Waxa Kaloo isku dayaain In ay Kala Ilaaliyaan Wada dhalashada Isaaq- Gadabuursi- Ciise.
Daarood Waxa ay Doonaan in Ay Isaaq Carabeeyaan Si Dir intiisa Kale Uga Gooyaan.

Damiin Far Waaweyn Baa Wax loogu Qoraa: Ugaaskoo Cadowga Magaca Direed Tacliin Siiyay. Una Sheegay Madaxweyn, Mahe, Madoobe Iyo Mandaluug Waa la mideeynayaa. Ugaaska Beelaha Isaaq Axmed Maxamed Xiniftire Dir ( Habar Jeclo) Kana Mid ha Asaasayaashii Gudiga Direed Ayaa 2019 Ka hadlay Aflagaadad Mustafe Cagjar iyo Daaroodkii Shirkii Direed Qonsaday : Ugaaska Oo ka hadlay Baaxada iyo Dirka Geeska Afrika Dagan ilaa Tana River ilaa Garisa ilaa Shabeelada hoose ilaa Mudug ilaa Sanaag iyo kuwa Itoobiya iyo Jahuuriyadaha S.L iyo Djabuuti

Blog Archive