Wednesday, August 31, 2022

Suldanada Samaroon Siciid: Odeeyaasha Gadabuursi Dir Oo Sheegay, Isaaq Daarood Wexey Arki Jireen Isagoo Kaligii Dagalamaya, Isaaq Bah Gooni Maaha Waa Nin Direed Oo Mahe Dir Ah Hadii Dagaal Dhaco Gadabuursi Iyo Ciise Iyo Qaarkaloo Badan Ayaa U Hiilenaya



Dirnimo Dirnimo ha la arko ninka laga Walaal Badan yahay

Yaa Daaroodeey , Yaaa Daaroodeydaa Keentay Yaa Direey Yaa Direey, Isaaq Kaligii Dhalad Maaha Aduunkiina Waa Isbadalay,

Suldanada Samaroon Siciid: Odeeyaasha Gadabuursi Dir Oo Sheegay, Isaaq Daarood Wexey Arki Jireen Isagoo Kaligii Dagalamaya, Isaaq Bah Gooni Maaha Waa Nin Direed Oo Mahe Dir Ah Hadii Dagaal Dhaco Gadabuursi Iyo Ciise Iyo Qaarkaloo Badan Ayaa U Hiilenay

Naag Daarood Majeerteena Oo Gabar Isaaq Ku Tiri: Dir Maxaad U sheeganeysaa Ma Adaa Dir ah? Adigu Sababtaad Daarood U sheegatan Dir U ahay? Daarood Waxa Ay Jecelyihiin In Awooda Dir Ee Isaaq Gadabuursi Iyo Ciise Wada Dhalashadooda Diidaan

 https://youtube.com/shorts/7GsxCb0n4ng?feature=share



500 Sano Dir Waa kala Maqnaa Waana La Mideynayaa Mustafe Cagjar Saas Ayuu Magaca Dir Ka Qaaday Iyo Daarood- Dr.C. Yasin - Guddiga Dir Ayaa Sheegay- Beesha Direed -Isaaq Axmed Maxamed Mahe Dir


 

Saysiga -Ismaiil Buuba- Beesha Direed Waa Beesha Geeska Afrika Ug Weyn-Qabiil Wuu Ka Weyn Yahay Dir 5 Dal Ayuuna Ku Noolyaha Dir - Shir Kenya Isaaq Mahe Dir


 

Dir Waa Abihii Iyo Hooyadii Somalia- Ganacsade Weyn Ee Dhaqdhaqaq Direed Cawiyay - Xaji Maxamuud Aare - (Samaron) Gadabuursi Madaluug Dir


 

2019Kii Suldaan Dhawal Oo Cagjar Iyo Darood Ku Yiri Maxaa Magac Direed Uga Baqdan- ((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)Gadabuursi Dir


((Waayeelka Direed Ha Is Weydiiyaan Daarood Muxu U Hadal Hayaa Magaca Direed)
 

Proffessor Sacid Samater Sheegay Dir Waa loo Tashtay Muqdisho Aqal Hawiye & Darood Ayay Noqotay, Dir Wax Uma Yaalan Sheikh Shariif Waxa uu igu Yiri Samaron Gadabuursi Madaluug Dir


 

Blog Archive