Marka hore waa salamayaa dhamaan asxaabta fromkan cawslfil salaan kadib anoo
halkan idinku so bandhigi dona BeelWeynta cabaas muuse oo kamid ah beesha
saleeban cabadle run ahaanti beesha cabaas muuse waxa ay dagtaa dagaano aad
ubalaraan oo kamid Gobalka sanaag Hadaaan xooga idinkala baro cabaas muuse waxa
ay ukala baxdaa intaano jilib oo midkasta dagaano ugara ka amar tagleeyo oo
awood buxdana ku leeyahay Gobalka sanaag hadad gobalka sanaag tagtid wax
arkaysaa daganada beesha cabaas muuse run ahaanti beelihina dir konfureed ina
mar daganada nala so aragtaan weyaan dagaanadaso ku fican dhul daqsimeedka
hadaba Cabaas Muuse wuxu ukala baxaa intaanu jilib ee aan hoos ku xusi doono
abtirsiinyaha cabaas muuse
1:cabaas muuse wuxuu dhalay
maxamed
cabaas
2:maxamed cabaas wuxuu dhalay
cabdikariim maxamed
3:cabdikariim maxamed wuxu dhalay
yuusuf cabdikarim wuxu dhalay
4:yuusuf cadakariim wuxu dhalay6
1.maxamed yuusuf
2.hashim yuusuf
3.abakor yuusuf
4.axmed yuusuf
5.ugaadh yuusuf
6.bare yuusuf
7:bareyuusuf wuxu dhalay 2
1. fataax bare
2.faarax bare
farax
bare wuxu dhalay 1
cigaal faarax
cigaal farax wuxu dhalay3
1.maxamed
cigaal
]2.faahiye cigaal
3.axmed cigaal
farax bare wuxu dhalay 4
1.sharmaake farax (bah adaan yacquub)
2.faatax farax(bah adan yacquub)
3.samatar faarax (bah adan yacquub)
4.cali farax (bah jibriil siciid
Markaaa sidaa ula socda iyo barashada cabaas muuse Belweynta saleeban cabdle
ima taqaan oo waa kala dagaan markaa ina la isbarto waa muhiim
Waabilaahi
towfiiq[/size][/b]
Sida halka ku xusan waa sida ay u kala degan yahiin beelaha suleybaan
cabdalle ee gobolka putland qoralka waxaan shabakada cammaara waxey u soo
banaan dhigtay cidaan aan aqoon u laheen deeganadas inay ka bartaan.
Beesha cumar muuse waxa ay dagtaa daganada
Gobalka bari
* Casimad gobalka bosaaso iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada qandla iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada iskushuban iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada caluula iyo tuloyinka hosyimada
* Tulaada Xafuun
Beesha cabaas Muuse Iyo beesha Magadle waxa ay dagta
Gobolka sanaaag
* Casimada Gobalka cerigaabo iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada Laaasqoray iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada baran iyo tuloyinka hosyimada
* Tuulada Mushxaleed
* Tuulada xabashawacle
* Tuulada hadaftimo
* Tuulada yuube
Beesha haruun muuse waxa ay dagta
Gobalka Nugaal
* Casimada gobalka garoowe iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada Eyl iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada Rabaable iyo tuloyinka hosyimada
Beesha Samtar Muuse iyo Nacadoor cabdale and siyaad muuse Food cadeMuuse iyo
damal muuse
* Casimada gobalka galkacayo iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada Xarar dheere. iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada Hobyo iyo tuloyinka hosyimada * dagmada jariiban iyo tuloyinka
hosyimada