Tuesday, April 11, 2017

Shirkii Mideynta DIR oo London ka qabsoomay 22.7.13 iyo Suldaanka Direed oo loo magacaabay Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye

Shirkii Mideynta DIR oo London ka qabsoomay 22.7.13 iyo Suldaanka Direed oo loo magacaabay Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye

| July 23, 2013 | 0 Comments
IMG_8440
IMG_8413
Waxaa shalay kadhacay magaalada London xaflad loogu dhawaaqay gudida midaynta Dirka oo lagu doortay suldaanka guud ee beesha Direed.
Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye, oo ah suldaanka guud ee beelaha Dirka oo gudoomiye loogu doortay inuu hogaamiyo gudida midaynta Dirka iyo guud oo dhamaan Soomaaliya Djabouti,Kilinka 5aad iyo waliba NFD.
IMG_8441
Waxa shirka ka hadlay Odayaal,Suldaano,Haween,dhalinyaro iyo dadkale oo madasha kulankan kasoo qaybgalay waxay dhamaantood ka waramee xaaladda ka jirta degaanka Dirtu ay degto,midnimada beesha Dir iyo sidii loo der-der galin lahaa hawlaha mideynta beelaha Dir. 
IMG_8440
Waxa   hadalo isugu jirta mahadnaq,Dar-Daaran usoo jeediyey ”Suldaanka madasha lagu cumaamaday Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye,Waxa uu aad ugu dheeraaday hawshan loo igmaday oo ah hawl aad u balaadhan aanan ka rajeynaayo in hawshan Illahay ii fududeeyo idinkuna aad ila hawl gashaan oo aanan waxba qaban karin hadii aydinaan garab isiinin,Waxa kale oo suldaanka la cumaamaday uu ku tilmaamay in ay tahay guul usoo hoyatay dhamaan beesha Direed meelkasta oo ay jogaan  in ay yeeshaan hogaan ay leeyihiin taasina ay wax weyn ka qaban karto dhamaan mideynta beesha Dir iyo horumarka dhinac walba ah,ayna diirada saari doonaan dhamaan baahiyaha u yaala sidii si deg-deg ah wax looga qabto.Isaga oo ugu danbeyntii Suldaanku Baaq u direy dhamaan DIR meelkasta oo ay joogaan in ay midoobaan oo ay ka taliyaan aayahooda iyo Mustaqbalka dalkaba .Waxa kale oo uu kula taliyey dhamaan dadka wada tacadiyada ay kula kacayaan ama dhibka ay ku hayaan beesha direen noockastaba ha ahaatee in ay joojiyaan oo ay ka shaqeeyaan nabada iyo Horumarka.Ugu danbeyntiina waxa uu Illahay uga baryay in ay khayr ku dhamaato”.
IMG_8442
Waxa gudida jirta ee beesha DIR  ay dhawaan u ambabixi doonaan magaalada Muqdisho oo Ramadaanta markay dhamaato usbuuc kadib lagu qaban doono shirweyne dib uheshiisiin Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb gali doonaan dhamaan beelaha Soomaaliyeed laguna lafa guri doono mustaqbalka Somaliya iyo xasilinta gobolada oo dhan. 
IMG_8470
Sida aynu wada ognahay DIR Waa  beesha ugu balaadhan dadka af Soomaaliga ku hadla waxayna degtaa beesha Dir Dhamaan 5antii la isku odhan jirey Somaliya,waxa yana keeni kartaa horumar la taaban karo horumarkan la wada ee ah sidii loo mideyn lahaa DIR si ay hawlaheeda dhinacwalba u qabsadaan.
IMG_8466
IMG_8467IMG_8474IMG_8469IMG_8476IMG_8477IMG_8482IMG_8488



Xamse Axmed Salaan
London
www.salaanmedia.com
xamse100@gmail.com

Tuesday, March 14, 2017

Suldaanka Beelaha Direed (Suure) Oo Lagu Caleema Saaray Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari (Sawiro)

Suldaanka Beelaha Direed Oo Lagu Caleema Saaray Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari (Sawiro)

Waxaa shaley magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu qabtay munaasabad lagu caleema saarayey Suldaanka beelaha Direed ee gobolka Bari ee deegaanada maamulka Puntland Suldaan Cali Maxamuud Ismaaciil.
Xafladda caleema saarka oo lagu qabtay Hotel Gacayte ayaa waxaa ka soo qayb galay Culimaa’uddiin,, waxgarad, Ganacsato iyo aqoonyahanno isaga kala yimid gobolka Bari iyo guud ahaan deegaanada maamulka Puntland.
0123456789101112131415
 

Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Akisho Madaxweyn Direed Daawasho Fiircan ( Akisho AK 47)

 
 
 
 

Caleemo Saarka Ugaaska Beesha Ciise Madoobe Direed ( Ugaaka Boqolka)


Beesha Wardey Madaxweyn Direed ( Somali Warday Clan) Sawiro


Ugaaska Madigaan


Caleemo Saarka Ugaaska Beesha Qubeys (Surre Beesha Direed)

Daawo Sawirada Caleemo Saarka Suldaanka Beesha Qubeys iyo Gudomiye ku Xigeenka Barlamaanka Galmudug oo ka Qeyb Galay’



Degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug Waxaa lagu soo Afjaray Caleemo Saarka Suldaanka Cusub ee yeelaneyso Beesha Qubeys ee kamid ah Beelaha Dega Galmudug,
Xaflada Ayaa ka Dhacday Bartamaha Magaalada Waxana ka Qeyb Galay Gudomiye ku Xigeenka Barlamaanka Galmudug Xareed Cali iyo Madaxweynihii Hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin iyo Wasiirka Waxbarasha galmudug Sidoo kale Waxaa Qeeb ka ahaa Wafdi Balaaran oo Xildhibaano ah,
Goob Banaanka Magaalada ayaa lagu soo Dhaweeyay iyadoo Soo Dhaweyntooda Wafdiga ay Ka Qeyb Qaateen Arday iyo Shacabka Magaalada,
Soo Dhaweyn kadib Waxaa Bilaabatay Xaflada Waxana Halkaasi ka Hadlay Madaxda kala Duwan ee Goobta ku Sugneyd kuwaasi oo Hambalyo u Diray ugaaska Cusub iyagoo ale ugu Baryay in uu Noqdo Mid Shacabka isku Mideeya kuwa Galmudug iyo Kuwa Beesha uu Matalo,
Dhanka kale Masuuliyiinta Gobolka iyo ugaaska Cusub Ayaa Dhankooda Goobta ka Hadlay Waxayna ugu Horeyn u Mahadceliyeen Masuuliyiinta Waqtigooda u Horay iyagoo intaasi kadib Jeediyay Hadalo ku Aadan Soo Jireenka Ugaaska iyo Hanaanka uu soo Maray,
ugaaska oo Dhankiisa Hadlay Waxa uu Balanqaaday in uu Noqondoono Ugaas Guud oo Waxweyn ka Badala Hormarka iyo Wada Jirka Shacabka Galmudug Gaar Ahaan Beesha Qubeys,
Halkan Hoose Sawirada
suldan1 suldan2 suldan3 suldan4 suldan5 suldan6 suldan7 suldan8 suldan9 suldan10 suldan11 suldan12 suldan13 suldan14 suldan15 suldan16 suldan17 suldan18 suldan19 suldan20 suldan21 suldan22 suldan23 suldan24 suldan25

Blog Archive