Friday, September 14, 2018

SAMAALE TRIBES- GALJECEL, DEGODI, MASSARE, AWARAMALE, XAWADLE, DEGODI AND HUBEER ARE NOT HAWIYE



Image result for SAMAALE TRIBES

 Image


Most Somalis trace their origins to Samaale:[1]
The eponymous ancestor of majority of Somalis today had 9 sons:





Although Quranyow is part of the Garre confederacy, the sub-clan actually claims descent from Dir, son of Irir, son of Samaale.[8][9] This example does indeed strengthen the Somali saying: "Tol waa tolane", which means "clan is something joined together"[8][9] The same could be said about Gaaljecel, Degodi and Hawadle who have allied themselves to the Hawiye section of Irir in the borders of Somalia,[10][11] the Dabarre and Irrole of Maqarre and the Garre who have allied themselves to the Digil Rahanweyn confederacy and 'Awrmale to the Harti Darood section.[6][7][12]
The Rahanweyn (Digil and Mirifle) clan traces descent from a separate patriarch called Sab. Both Samaale and Sab are said to have descended from a forefather named "Hiil", whose is held to be the common patrilineal ancestor of all the Somali clans.[1][13]

Mandaluug Dir Clans of South

The Mandaluug Dir of Southern Somalia and their Past Migrations From the North West to the South

 Image


1. Daauud Madaluug (Gadabursi Madaluug Dir)
2. Isaaq Madaluug (Isaaq Madaluug Dir)
3. Reer Ahmed (Ahmed Madaluug Dir)
4. Reer Xasan (Xasan Madaluug Dir)
5. Jire Madaluug Dir
6. Irrable Madaluug Dir
7. Geelwaaqle Madaluug Dir
8. Masalalay Madaluug Dir
9. Xuseen Madaluug Dir


The Madaluug Dir in Western Somali Region (So-called Ogaden) were in the 1870s pushed South in large numbers during the Menelike Amhara invasions from Tug Fafaan down to Beledweyn and Dolow region where they settled with other Dir groups.

The 1880 famines which caused Amahara millitias of Menelike to reach as far South as Beledweyn and Eel Buur in order to raid Somali herds to finance his invasion of Southern Muslim lands, pushed the Manadaluug in large numbers, dispersing them, mostly found other Dir groups and settled with their kinsmen even though impoverised.

This coupled with Ogaden/Absame raids who lost their life stock to Amhara dwindelled the once powerful Madaluug today they are about 120,000 strong but very dispersed over large territories in Western Somalia and Jubba / Shabeelle valley.

In 1880s, the Menelik forces who were expanding and raiding the farming villages of upper Shabeelle and exacting tribute from Somali nomads in villages of upper shabeelle and exacting tribute from nomades at the dry-season watering sites


These raids led to the destruction of many Dir groups which included the Mandaluug, Bajimaal, Gadsan and Suure, which caused many to move futher south.

These raids also motivated many Darood clansman like the Ogadeen and Mareehan to move inland fearing the vicious Amhara Christian raids,these Darood Somali clans fled into Somalia and away from these aggressive blood thirsty Christian Amhars.

There are nine distinct Southern Madaluug Dir in Kenya, Doollo/ Nageele and Jubba Shabelle Valley. The remaining are in Harrara and Western Somali regions.

 Makahil Mikadore and Reer Idleh

Reer Isaaq ( Largest group) Live in Godey, Qabri Dahare, Shilaaba Jarati and Jubba Shabeele valley. The Mekhaahil subclan lives in Jilib -Kismaayo area



Reer Ahmed- Shilaaba, Jarati and large numbers in Kismayo,Jamaame, Afmadow mixed with Bimaal, Suure and their Gadsan Kinsman



Reer Hassan are in Godey, Qallafe and Nageelle. Large numbers live in Hiiraan and own farms with their Suure (Fiqi cumar and Fiqi Muxummed) The Reer Nuure live West of Baladweyn. The Reer Maajuun live in Bay Region with the Quranyow Maxammed Dir and some settelled amounf Rahanweyn Eelay. The Reer Majuun and a Madaxweyn Dir group the Reer Aw Said live in this are.



Jirre Madaluug- only group remaining in Tog Faafan, Jigjigga



Masalalay- NFD Kenya Bardheere Dollow



Reer Xuseen



Samaroon Saciid of Awad proper Gadabuursi



Reer Majjuun amoung Eelay and Quranyow Maxammed Garre Dir of Bay



Makahiil large numbers amoungst Dir Bimaal and Surre of Jammaame and spreading out as far as Afmadow and Kismayo. Also in NFD amoung Quranyow and Dir of Bardheere and Doolow Ado. In this region the Mandaluug live closely with the Reer Yaxye, Dheere Madaxweyn and R. Dayo



Buufow Ethiopia near great bend of Shabeelle Xamaro Xaddad



Angoolle and Xeeble and Reer Nuure all live in Dollow but own large farms West of Beledweyn this group alone numbers about 22,000 souls.

Even though most Dir geneologies record that Dir had 4 Sons Madaxweyn, Madoobe and Mahe Dir and Mandaluug Dir which includes the Samaroon Saciid and Mandaluug clans of the south. I was suprised by the Lower Jube and Shabeelle account of the Mandaluug Dir. And this was observed in Kenya, most Mandaluug identify themselves as Mandaluug Maxammed and they Say that Mandaluug and Samaroon are the sons of Mahe Dir Maxammed Xiniftire. This claim would make the Mandaluug of south direct cousines of the Biyomaal Maxammed, Baajimal Maxammed, Quranyow Maxammed (Garre) and Dabruub. Also the Surre ( Cabdalle and Qubeys clans of South and Mudug). I was also suprised to see quite a number of Madiigaan clans who referred to Mandaluug as Abti (maternal uncles because they said their lineages were Baho Samaroon. The Madigaan and Barsuug (Barsuuk I saw identified with the numerous Mahe Dir in the region stated they were Curads of Dir because they are Madaxweyn Dir) especially the Mandaluug their are part of the same Diya groups of Madaxweyn Dir Hordare (Alaab weyne clans)



 Kismaayo: Murashax Cali Cusmaan Xirsi Oo Ku Guuleystay Kursiga Beesha Madaluug/Dir Ee Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Laga Soo Dooranayo Gobolada Jubbaland



November 23, 2016

waxaa shaley magaalada Kismaayo dib uga furmay doorashadii xildhibada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federalka gaar ahaan xildhibaanada laga soo dooranayo deegaanada Jubbaland.

Waxaa las doortey shaley hal kursi kaliya kaasoo ah kursiga beesha Madaluug Direed ee gobolada Jubbaland.

Waxaa kursiga beesha Madaluug ee Jubbaland ku tartamay musharax Cali Cusmaan Xirsi iyo Dr. Axmed Aadan Axmed oo soo noqday wasiirka caafimaadka iyo xildhibaan hore.

Waxaa kursiga kusoo baxay Cali Cusmaan Xirsi oo heley 27 cod halka Dr. Axmed Aadan Axmed uu helay 23 cod.

Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Federalka ee Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay hakad la geliyey kadib markii la ogaaday in murashaxiinta qaarkood adeegsanayeen laaluush si ay ugu guuleystaan kuraasta beeshooda, shaley ayaa doorashada dib looga bilaabay markale magaalada Kismaayo.



1890 Chart lists these subclans amoung Ogaden clans of Mandaluug Dir
Reer Axmed
Reer Makadoor
Reer Ider




Ali "Gadabursi" Madalug Dir



Anonymous said...
http://markanews.net/blog/2016/11/23/kismaayo-murashax-cali-cusmaan-xirsi-oo-ku-guuleystay-kursiga-beesha-madaluugdir-ee-xildhibaanada-aqalka-hoose-ee-laga-soo-dooranayo-gobolada-jubbaland/

United Nation's List: the High and Chairman of all Dir Sultans was the Honorable Mandaluug Sultaan-Suldan Hassan Dhi’is Dir Madaluug and he was elected unanimously by all Dir Sultans as their sole representative that includes all: Isaaq, Gadabuursi, and Isaas all come under him. The Southern Dir Guure, Surre, Gadsan, Bimaal, Quranyow, and R.Dayo all consider Madaluug as supreme sultans.

Name Clan Sub Clan (Beesha)

Suldan Hassan Dhi’is Dir Madaluug
Mohamed Sheikh Hussein Dir Madaluug
Abdi Yare Jama Dir Madaluug
Rage Hashi Kalif Dir Madaluug
Name Clan Sub Clan
Ugas Abdihakim Ugas Mohamed Dir Baajamaal
Ali Muhumed Abdi Dir Baajamaal
Yusuf Abdi Mullah Dir Baajamaal
Diriye Mohamud Abdi Dir Baajamaal
Name Clan Sub Clan
Abdalla Mohamed Ali Dir Biimaal
Sheikh Gedow Ahmed Mohamed Dir Biimaal
Nur Ali Hussein Dir Biimaal
Sheikh Muhidin Sheikh Ali Mumin Dir Biimaal
Abdirahman Hussein Mohamed (Qaxoti) Dir Biimaal
Abdi Afeyle Sumow Dir Biimaal
Hamido Sid Ali Hussein Dir Biimaal
Mohamud Mohamed Hussein Dir Biimaal
Abdullahi Ali Mohamed Dir Biimaal
Muneso Ahmed Nur Dir Biimaal
Ahmed Mohamed Barre Dir Biimaal
Ibrahim Mohamed Barow Dir Biimaal
Mohamud Sid Awkar Dir Biimaal
Amina Sheikh Osman Mohamed Dir Biimaal
Hassan Mohamed Sheikh Dir Biimaal
Nur Hassan Ali Dir Biimaal
Muhidin Mohamed Haji Dir Biimaal
Omar Abshir Omar Dir Biimaal
Adani Ahmed Diqow Dir Biimaal
Ya’quub Abdi Ya’quub Dir Biimaal
Mohamud Ali Hamunle Dir Biimaal
Ugas Farah Abdi Sheikh Dir Biimaal
Abdiwali Sheikh Abdurahman Mubarak Dir Biimaal
Adan Moallim Abdi Dir Biimaal
Ahmed Ileye Ali Dir Biimaal
Sheikh Mohamud Nur Isse Dir Biimaal
Abal Mohamed Sheikh Dir Biimaal
Muslimo Barqadle Dir Biimaal
Ali Abdalla Olow Dir Biimaal
Guled Takhal Dir Biimaal


Name Clan Sub Clan (Beesha)

Mohamed Sheikh Mumin Sheikh Hassn Dir Sure-Qubeys
Ibrahim Haji Omar Dir Sure-Qubeys
Dr.Osman Hassan Dirshe Dir Sure-Qubeys
Drs.Fadumo Hassan Osoble Dir Sure-Qubeys
Eng.Abdirashid Ahmed Isak Dir Sure-Qubeys
Mohamed Ahmed Osman (Dholey) Dir Sure-Qubeys
Nur Isse Adam Dir Sure-Qubeys
Mohamud Gedi Burgal Dir Sure-Qubeys
Hussein Gedi Jimale Dir Sure-Qubeys

Name Clan Sub Clan (Beesha)

Ugas Mohamed Ugas Adan Haji Hussein Dir Sure-Abdalle
Col.Osman Ahmed Gedi (Bale Tag) Dir Sure-Abdalle
Dr.Abdiwali Adan Abdi Dir Sure-Abdalle
Ibrahim Sheikh Adan (Indhagaduud) Dir Sure-Abdalle
Haji Ahmed Hassan Adan (Dhagaweyne) Dir Sure-Abdalle
Sheikh Ahmed Sheikh Muhumed (A/Noc) Dir Sure-Abdalle
Ali Dhuh Mohamud Dir Sure-Abdalle
Drs.Istarlin Ahmed Sahal Dir Sure-Abdalle
Mohamed Said Mohamed Dir Sure-Abdalle
Hassan Nur Dhegod Dir Sure-Abdalle
Maryam Jama Hirsi (Nero) Dir Sure-Abdalle
Mohamud Adan Elmi (Odawa) Dir Sure-Abdalle
Sheikh Khalif Abdi Dirshe Dir Sure-Abdalle
Mohamud Warsame Farah Dir Sure-Abdalle
Mohamed Hassan Ali Dir Sure-Abdalle
Suldan Abdinur Amed Shiekh Muse Dir Sure-Abdalle






July 11, 2018 at 4:38 AM
Anonymous said...
Name Clan Sub Clan (Beesha)

Ugas Sheikh Hassan Jama Dir Gadabuursi
Mohamed Ali Mohamud Dir Gadabuursi
Ali Obsiye Badaar Dir Gadabuursi
Mohamed ali Dhiirrane Dir Gadabuursi
Abiib Sh.Mohamed Mohamud Dir Gadabuursi
Abdullahi Kibar Farah Dir Gadabuursi
Ibrahim Xussein Muse Dir Gadabuursi
Ahmed Kaahin Barre Dir Gadabuursi
Ibrahim Abdi Tukaale Dir Gadabuursi
Diriye Awale Hande Dir Gadabuursi
Farah Kulmiye Hami Dir Gadabuursi
Suleyman Omar (Ali Haydh) Dir Gadabuursi
Ibrahim Abdi Tukaale Dir Gadabuursi
Mohamed Idhamod Igal Dir Gadabuursi
Hussein Kamil Abise Dir Gadabuursi
Daud Omar Guled Dir Gadabuursi
Said Hassan Gedi Dir Gadabuursi
Abdulkadir Mohamed Hadi Dir Gadabuursi
Mohamed Muse Amir Dir Gadabuursi
Mohamed Abdullahi Arab Dir Gadabuursi
Mohamed Elmi Mihile Dir Gadabuursi
Idiris Hadi Qalinle Dir Gadabuursi
Barkhad Awale Adam Dir Gadabuursi
Mohamed Osman Jabril Dir Gadabuursi
Osman Hassan Roble Dir Gadabuursi
Abdullahi Abdi Adan Dir Gadabuursi
Yusuf Adan Abtidon Dir Gadabuursi
Sheikh Osman Hashi Fure Dir Gadabuursi
Sheikh Yusuf Ibrahim Obsiye Dir Gadabuursi
Sheikh Ibrahim Hussein Abulle Dir Gadabuursi
Sheikh Adan Abdullahi Ali Dir Gadabuursi
Hibo Haji Ibrahim Buni Dir Gadabuursi
Bureqo Mohamed Hadi Dir Gadabuursi
Asha Mohamed Omar Dir Gadabuursi
Abshiro Ahmed Moallim Dir Gadabuursi
Maryan Yusuf Kibar Dir Gadabuursi


Name Clan Sub Clan (Beesha)


Al-Haaji Hirsi Haji Gaboobe Dir Ciise
Aqil Ahmed Diiriye Ige Dir Ciise
Mohamed yusuf Ahmed Dir Ciise
Abdirisak Yasin Hassan Dir Ciise
Bashir Abdullahi Diriye Dir Ciise
Idiris Haji Jama Dir Ciise
Mohamed Ahmed Wabari Dir Ciise
Mohamed Idle Dir Ciise
Abduwahab Dahir Burale Dir Ciise
Dr. Muse Sheikh Abdi Dir Ciise
Sheikh Bule Elmi Wabari Dir Ciise
Sheikh Ahmed Diriye Dir Ciise
Sheikh Osman Abdi Dharar Dir Ciise
Sheikh Ali Ige Bile Dir Ciise
Sheikh Hamud Duale Dir Ciise
Amino Muse Hadi Dir Ciise
Mulki Diriye Diheye Dir Ciise
Shamso Dahir Farah Dir Ciise
Amino Adan Aynan Dir Ciise
Sahro Yonis Sa’ad Dir Ciise
Habiibo Ateye Giire Dir Ciise
Sargalo Mohamud Dir Ciise
Gele Rirash Abdi Dir Ciise
Abdirisak Sheikh Abdi Dir Ciise
Macaad Nur Igal Dir Ciise
Qalinle Burale Muse Dir Ciise
Faysal Hussein Dir Ciise
Abdi Duran Aqan Dir Ciise
Omar Ali Wa’ays Dir Ciise
Sakariya Ali Molid Dir Ciise
Yusuf Abdow Ali Abiikar Dir Ciise




http://beeshadireed.blogspot.com/2012/05/magacyada-saladiinta-beesha-direed.html

July 11, 2018 at 4:41 AM
Anonymous said...
Name Clan Sub Clan (Beesha)

Mohamud Mohamed Ali Dir Isak-Ciida-Gale
Hassan Badmaax Meegaag Dir Isak-Ciida-Gale
Jama ali matan Dir Isak-Ciida-Gale
omar ali moulid Dir Isak-Ciida-Gale
Soleman Hussein Muse Dir Isak-Ciida-Gale
Mohamud Ahmed Duale Dir Isak-Ciida-Gale
Ahmed Ali Hsaan Dir Isak-Ciida-Gale
Dahir Mohamed Abdullahi Dir Isak-Ciida-Gale
Ali Mohamed Hashi Dir Isak-Ciida-Gale
Mohamed Buhi Dhegoole Dir Isak-Ciida-Gale
Abdullahi Hassan Mohamed Dir Isak-Ciida-Gale
Abdiweli Abdullahi Mohamud Dir Isak-Ciida-Gale
Qowdan Abdullahi Mohamud Dir Isak-Ciida-Gale
Suudi Elmi Hireey Dir Isak-Ciida-Gale
Sahra Ahmed Kariye Dir Isak-Ciida-Gale
Asha Ali Mahdi Dir Isak-Ciida-Gale



Name Clan Sub Clan (Beesha)

Omar Ali Hassan Dir Issak-Habar-Yonis
Ismail Ahmed Cige Dir Issak-Habar-Yonis
Hassan Arabala Dir Issak-Habar-Yonis
Abdullahi Dahir Abdi Dir Issak-Habar-Yonis
Abbas |Mohamud Mumin Dir Issak-Habar-Yonis
Sheikh Said Abdalla Dir Issak-Habar-Yonis
Bashir Mohamed Abdirahman Dir Issak-Habar-Yonis
Ahmed Abdikarim Dir Issak-Habar-Yonis
Hariir Adan Dir Issak-Habar-Yonis
Ahmed Ali Nur Dir Issak-Habar-Yonis
Abdullahi Ali Said Dir Issak-Habar-Yonis
Farah Jama Farah Dir Issak-Habar-Yonis
Abdirizak Mohamed Hersi Dir Issak-Habar-Yonis
Ismail Cadantegey Dir Issak-Habar-Yonis
Mohamed Abdullahi Abbas Dir Issak-Habar-Yonis
Ali Abdi Ahmed Dir Issak-Habar-Yonis
Said Abyan Hayd Dir Issak-Habar-Yonis
Mohamed Hersi Dir Issak-Habar-Yonis
Ahmed Abdirahman Mohamed Dir Issak-Habar-Yonis
Hassan Sheikh Ibrahil Dir Issak-Habar-Yonis
Yahya Ahmed Reygal Dir Issak-Habar-Yonis
Hawo Musse Dir Issak-Habar-Yonis
Safiya Hassan Qalinle Dir Issak-Habar-Yonis
Sahra Kahin Abdi Dir Issak-Habar-Yonis
Amina Osman Dir Issak-Habar-Yonis
Nimo Ali Hassan Dir Issak-Habar-Yonis
Said Yusuf Dir Issak-Habar-Yonis

July 11, 2018 at 4:44 AM
Anonymous said...
Said Yusuf Dir Issak-Habar-Yonis
Musse Ali Elmi Dir Issak-Arab
Khadar Iman Adan Dir Issak-Arab
Omar Ali Arale Dir Issak-Arab
Ahmed Iman Adan Dir Issak-Arab
Elmi Warsame Mohamed Dir Issak-Arab
Abdullahi Nur Mohamed Dir Issak-Arab
Mohamed Hassan Abdullahi Dir Issak-Arab
Amina Awil Ali Dir Issak-Arab
Yurub Raabi Osman Dir Issak-Arab
Ebado Mohamud Diriye Dir Issak-Arab
Ahmed Mohamed Guled Dir Issak-Arab
Ahmed Elmi Warsame Dir Issak-Arab
Hussein Ali Adan Dir Issak-Arab
Mohamed Ali Adan Dir Issak-Arab
Awil Ali Mahaad Dir Issak-Arab
Nimo Karrani Dir Issak-Arab
Ahmed Mohamed Omar DirIssak-Ayub
Ahmed Bajir Ahmed Dir Issak-Imran
Mohamud Abi Warsame DirIssak-Imran
Adan Ismail Roble Dir Issak-Sanbuur
Said Adan Mire Dir Issak-Habar Je’lo
Abdi Haji Mohamed Dir Issak-Habar Je’lo
Abdirizak Hussein Hassan DirIssak-Habar Je’lo
Yusuf Botan Duale Dir Issak-Habar Je’lo
Abdullahi Hayir Duale Dir Issak-Habar Je’lo
Adan Jama Duale Dir Issak-Habar Je’lo
Farah Subie Mohamed Dir Issak-Habar Je’lo
Mohamed Ismail Gedi Dir Issak-Habar Je’lo
Egeh Waeys Roble Dir Issak-Habar Je’lo
Amina Omar Jama Dir Issak-Habar Je’lo
Faduma Ali Abdi Dir Issak-Habar Je’lo
Nuro Mohamud Mohamed DirIssak-Habar Je’lo
Istar Duale Warsame Dir Issak-Habar Je’lo
Haweya Sahal Gedi Dir Issak-Habar Je’lo
Jibril Aydid Mohamed Dir Issak-Habar Je’lo
Abdi Osman Awale Dir Issak-Habar Je’lo
Ali Osman Hassan Dir Issak-Habar Je’lo
Abdi Saleban Biyole Dir Issak-Habar Je’lo
Mohamud Adan Dirir Dir Issak-Habar Je’lo
Hussein Ahmed Hassan DirIssak-Habar Je’lo
Warsame Jama Isse Dir Issak-Habar Je’lo
Ali Hassan Jama Dir Issak-Habar Je’lo
Ali Saleban Duale Dir Issak-Habar Je’lo
Abdi Ahmed Garyare Dir Issak-Habar Je’lo
Salah Nur Ismail Badbado Dir Issak-Habar Je’lo
Omar Haji Awad Qurshe Dir Issak
Ahmed Yusuf Shide Dir Issak

July 11, 2018 at 4:45 AM
Anonymous said...
Mandaluug Dir AND THEIR TERRITORIAL AREAS

If you want to know where they are located and how many are divided MADALUUG Clan are: 1) Samaroon which is (Samaroon saciid daa’uud Madaluug) or some people know Godabiirsi which is a nickname and not the really name. The really name is Samaroon. Their locations are northern Somalia beginning above Arabsiya which near to Hargeysa till you reach Djabuti republic, and also other sides till you reach Hawaas which is in Ethoipia an above DIRI DHAWA in between this area. 2) Reer Isaaq (Isaaq Madaluug) their location is starting from Dhagaxbuur, Qabridahare to Godey in between this area. Their is also other area you can find it like area around Shilaabe, Jarati and some part of southern Somalia like kismayo as I knew so far. 3) Reer Axmed (axmed Madaluug) Their location southern Ethiopia like the area Shilaabe, Jarati, also you can find southern Somalia, like area around Jowhar, also Kismayo to Afmadow, also around Baardheere. You can also find north Kenya like BANGAL which is not so far the border between Kenya and Somalia. 4) Reer Xasan (Xasan Madaluug) their location is starting Godey, Qalaafe till you reach Hiraan Region. You can find also in between Ethiopia and Kenya particularly Nageyle Region. 5) JIRE Madaluug they are located in between Jigjiga till you reach Faafan area which is in Ethiopia. 6) Irablle Madaluug you can find in central Africa like Rwanda and Burindi, these sub clan they immigrated the central Africa when Portugal brought army force to Ethiopia how to defeat the army of Imam Ahmed Ibrahim Gurey who was the leader of MADALUUG Clan at that time. His army when is defeated and their family they moved to ward to central Africa. changed there religion and become Christian in nowadays as we heard it. 7) Geelwaaqlle Madaluug you can find area between southern Ethiopia and northern Kenya. 8) Masalalay Madaluug you can find the triangle between three east African nations Kenya, Somalia and Ethiopia. 9) Xuseen (Hussein) Madaluug I am not exactly sure where they living particularly but I heard they living beside Xasan (Hasan) Madaluug. If you want know what it mean the word (Reer) =

August 15, 2018 at 11:33 PM
Anonymous said...

Peoples of the Horn of Africa (Somali, Afar and Saho): North Eastern ..., Part 1
By I. M. Lewis


Other Dir groups which have not succeeded in maintaining their tribal autonomy so successfully as the Bimal in their dispersal from the north, are the Dabrui ( Dabruube) living amoung the Bimal of Merca, the Bajumal amoung the Shebelle Negroids, the Gorajno with the Garre, the Madaweni amoung the WaGosha and in Abyssina, and the Madeluk found amoung the Ogaden, Helai, Shebelle, in Jubbaland and at Serenlei(Bakool) and Margherita( Italian name for Jammame).

The Bursuk are a small Dir tribe to the east of Harar and are mainly cultivators. According to Burton, payment of blood-compensation is unknow amoungst them and fighting does not give rise to the interminable feuds characteristics of the nomadic Somali.

I.M Lewis oo ahaa Qoraa Ingriisa oo Dirka Necbaa ama isku taxluujin in uu Baaritaan ku sameeyo isagoo buunbuuni Jiray un Darood iyo beesha Direed ee Isaaq kaliya kuwa kalena bah dilijiray ayaa halkaan wax ka qoray beesha Mandaluug. Mandaluug dad kala firdaday maah siduu ku tilmaamayo. Inkastoo ay jiraan Dir badan oo kala lumay hadana Mandaluug waxa ay dagan yihiin :

1) Asal Ahaan Dhagaxbuur/ Qabridahare/Shilaaba

2) Mandaluuga waxa ay dhexdagaan beelaha Direed ee Qalafo area: Iyagoo dhex Dagan Bajimaal/Gadsan/Surre

3) Mandaluuga waxa ay uga guureen Qalafo area Hiiraan iyo Bay oo ay dhex dageen beelo kaloo Direed oo beeraley ah. Bay Mandaluuga wexey dhex dagaan beelaha Dir Madaxweyn.


4) Qab Kale oo Mandaluuga uguna bada Mandaluug ayaa Jamaame/Kismayo area dagan iyagoo Bimaal- Dabruub-Surre Dir dhexdagan.

5) Dhanka kale Mandaluuga Jarati/Guro dhaamoole iyo Rubdhuura-Qoomeey waxa la dagaan beelah Surre (Fiqi Maxamed/Fiqi Cumar) iyo walalhooda beesha Gaadsan.









Thursday, September 13, 2018

MAKAAHIIL BEEL WEYNTA MAKAAHIL GADABUURSI

Makaahiil
 
Makaahiil waa beel ka tirsan beel-weynta Samaroon ama Gadabuursi ee qabiil ka tirsan Beelaha Dir deegaanka ku ah gobolka Awdal Selel iyo Gabilay iyo tulooyin ka mid ah gobolka saaxil sida bulaxaar ee dalka Somaliland, kilinka 5aad ee Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Jabuuti. Beesha Makaahiil waa beelaha ugu tirada badan reer Sheik Samaron waxayna u kala baxaan sidan:
  • Eye Makahil (Ciye)
  • Eli Makahil (Celi)
  • Abdalle Makahil (Bahabr Abdalle)
  • Hassan Makahil (Bahabar xasan)
  • Muuse Makahil (Muuse-dari)
  • Jibril Muuse (Afguduud)
  • Bah-Sanayo
Beesha abdalle makaahiil waxay ukala baxdaa Reer wayd Reer Kamas Beesha muuse makahiil waxay ukala baxaysaa 1.Makayl-dheere 2.Afarta ilma yoonis Afarta ilma yoonis waxay ukala baxayaan 1.Nuur-yoonis (reer nuur) 2.Cali yoonis 3.Jibriir yoonis 4.Aaadan yoonis QABIILADA JIBRIIR YOONIS WAXAY UKALA BAXAAN SIDAN HOOS KU XUSAN
        Yonis Osman waa ,
1- Axamad yoonis Osman (Suldan-wabar's ) 2-Adan Yoonis Osman(Reer Adan Dheere --Gadaladhal) 3- Faarax yoonis osman 4- Xaamud yonis osman (Xamud Gaala -Gadaladhal) 5- Geedi Yoonis Osman (Ree geedigashan -Gadaladhal) 6-Abiib yoonis osman (xandaguul-Gadaladhal) 7-Dharar Yonis Osman 8-Farah Yonis Osman 9- Mohamoud Yoonis Osman 10-Geele Yoonis Osman (Geele Yuusuf) 11- Hagar Yoonis osman
Baha ha Yoonis Osman
   Bah Muusa Fiin 
      1- Reer Maxamuud
       2- Reer Dharaar
       3- Geella Yuusuf
Baha Gadaaladhal
   1- Reer Adan Dheere 
    2-Ree Xaamud 
    3-Ree Geeddi-Gaashaan (ree shirdoon)
    4-Ree Abib (Xandul)ama xandaguul
Bah Madigaan
 1- Reer Axamad
  2-Reer Farah 
  3-Reer Hagar 
Markaa Yoonis Ismaan waa Seddex bahood oo ka kooban 10 amma 11 toban Ardaa oo wada madax banaan oo mid kastaa iskii magta u bixiyo Intaas oo dhami waxa at isku yihiin hal jilib oo la jiraa Yoonis Osmaan oo waal la Ah qaybahan hoos ku qoran ooh ilmo Osmaan Khayr
      Osman Kheyr Jibriil waa
1- Reer. Duub osmaan jilib) 2- Ali Buux Osman (kabaharag) 3- (axamed osman) 4- Yoonis Osman (11 jilib)


 Iyo curadada Oo Ah 
1- Reer Gorod 2- Adan Xaad

Deegaamada Beesha Makaahiil iyo Doorkeeda Siyaasiga ah

Beesha Makaahiil waxay ka tirsan tahay Beelweynta Gadabuursi, Dir, Soomaal waxana lagu tiriyaa beelaha ugu dhulka iyo tirada badan geeska afrika gaar ahaan soomalida waxay degtaa shan dal oo deris ah oo kala ah somalia somaliland iyo itoobiya iyo kenya iyo jabuuti waxa ay ukala filiqsantahay ama ku baahday deegamo badan oo dalalkaas hase ahaatee waxay beeshu deegaamo lama dhaafaan ah kuleedahay gudaha somaliland iyo itoobiya gudaha somaliland gaar ahaan gobolka awdal iyo itoobiya waxay beesha makahiil ka degtaa degamadan soosocda 1-Degmada Xariirad (somaliland) 1-Degmada Boorama( somaliland ) 2- Dhagaxa madow (som/land) 3-Degmada Boon (somliland ) 4- Weeraar (somaliland) 5- Degmada Quljeed (somaliland ) 6-DooxadaHarawo (Ethiopia) 7- Dhamal Harawa (itoobiya) 8-Degmada Ceelbaxay (somaliland) 9-Mudhamadow (itoobiya) 10- Xero-Geel (itoobiya) 11-Araabi (itoobiya) 11-Gaawa (itoobiya) 12-Gaaragumata 13-Gulfula 14-Cidhidhiga (somaliland) 15-Gabra 16-Laf-Dahabo 16- Bullooyinka (itoobiya) 17-Libaaxfuulada (itobiya) 18-Makaniisyada (itobiya-jigjiga) 19-Subulaha oo dhan (itoobiya) 20-Qabri-Nuuno (itoobiya) 21-Badhaadha Allah 22-Jeekaha (itoobiya) 22-Xardhan 23-Agoogsi (itoobiya) 24-Bardada (itoobiya) 25- Gogti (itobiya) 26-Carmo 27- Degmo Laqas (somaliland) 28- Dharwanaaje (itoobiya) 29-Layla kaal(itoobiya) 30-- Lafaciise (itoobiya) 31_ cagaarwayne (itoobiya) 32-Geel boob 33- Caynaashala dhig 34 Gogoblay (itoobiya) 35Maraalay (somaliland) 36 Abuqays (soomaliland) 37 Diniqe (somaliland) 38 shabeelay (somaliland) 39 Caro cad (somaliland) 40 cuna qabad (somaliland) 41 badanbad (somaliland) 42 Xeego (somaliland) 43 cadaad (somaliland-awdal) 44 Qolqol (somaliland) 45 satawe (somaliland) 46 ciye (somaliland) 47.Cali-cade (somalilannd) 48-Degaanka daray-macaane (somliland) 49-magaalo-cad (somaliland) 50-magaao cadceed (itoobiya) 51-Dharwanaaje (somaliland) 52-Haliso (somaliland) 53-layla-kaal (somaliland) 54-Walaal goo (somaliland ) 55-Shirwac lagu baanay (somaliland) 56-Haroorays (itoobiya) 57-Subul nirig (itoobiya) 58-Hadh qaboobe 59-laama-loosh (somaliland) waxa jira deemaamo farabadan oo aan hada halkan lagusoo koobi karin oo kuyaala somaliland oo ay beesha makahiil degaan uleedahay hadaba waxaynu sooo qaadanaynaa sida ay beesha makaahiil caasimada gobolka awdal somaliland ay u degto iyo xaafadaha ay ka degto 1.Xaafada Sheekh Cismaan 2.Xaafada Xalane 3.Xaafada sheekh cali jowhar 4.Xaafada Sheed-dheer 5.Xaafada Suldaan wabar (galbeedka magaalada) hadaba dhamaan xogaha sare ku xusani waxay cadaynayaan ama tusalaynayaan ama ay u suurayn karaan qofka akhrinaya fikir ahaan beesha makahil cudud iyo dhulba inta ay gudo markii lasameeyay baadhitaano badan waxa la ogaaday in 90% gobolada galbeedka somaliland iyo itoobiya in beesha makaahiil-samaroon-Dir-Somali ay kuleedhay aqlabiyad soojireen ah iyo mid hada taagan. waxa la ogaaday taariikh ahaan in beesha makahiil ay deganayd xeebaha gobolka -awdal -somaliland garahaan magaloyinka saylac iyo bulahaar ayna ka qayb qaateen doorar muhiima o kamida boqortooyadiii ka talin jirtay aagas ee ADAL CIVILIZATION ama ADAL EMPIRE DOORKA SIYAASADA beesha makahiil waxay si wayn uga dhex muuqatay siyaasadihii kala danbeeyay ee somalida lagasoo bilaabo xoriyadii iyo kacaankii siyaad bare iyo somaliland intaba beeshu waxay dawladii cabdirashiid cali sharmarke kasoo qabatay wasiiro muhima sida wasiirka Gaashaan dhiga iyo saraakiiil ciidan oo sarsare beeshu waxay sidokale qayb laxaadleh kulahayd saraakiisha ciidamada ee somalida waxa lagu xasuustaa General-kaahiye iyo ragkale oo farabadan beesha makahiil waxay dawladii siyadbare ka qbatay xilal ay kamid ahaayeen Wasaarada Waxbarashada oo uu madax ka ahaa AUN Aqoonyahan sare Aaaden Isak Ahamed waxa ay burburkii dabadeed beeshu Madaxwayne somaliland ka ahayd Somaliland mudo sideed Sanadood ah Madaxwayne Dahir Rayale Kahin ayana xilkaas hayay waxan meesha kamaqnayn xilalaka kale ee hoose sida xilibaanada barlamanka badhasaabyada gudomiyayaasha degmooyinka.

BEESHA JIBRIIL YOONIS- GADABUURSI

Jibriil Yoonis

Jibriil yoonis waa qabiilka ugu badan beelaha gadabuursigu ka kooban yahay. Beesha jibriir Yoonis waa beesha kaliya ee aad uga wada muuqata labada deegaan ee ay dagaan beesha Samaroon oo kala ah Gobolka Awdal iyo Ethiopia, Wasiirkii u horeeyay eey yeeshaan gadabuuri - Aadan Isaq Ahmed iyo Madaxwayne ku xigeenkii u horeeyay - Cabdirahman Awcali iyo madaxwayninhii u horeeyay Daahir riyaale - iyo xildhibaankii u horeeyay ee dawlada itoobiya - Ismail Elmi Had intuba waxay dhamaan ka soo jeedaan beesha Jibriil yoonis waxaa kaloo magac ay ku leedahay beeshu xaga ganacsiga gobolka awdal oo ay jiraan maalqabeeno ama ganacsato u dhalatay beesha sida Muuse Camir Kaahin oo abiib yoonis (xandaguul) ah Laguna tiriyo ninka xaga maalqabeenada Gadabuursi ugu horeeyo oo soo dajiya alaabta ugu badan lehna Bakhaarada ugu waawayn magaalada boorama sidoo kale cabdi xasan tukaale oo isna ah cismaan guulo Ahna tijaarta ugu wayn beesha dumaalka oo axamed yoonis ah iyo kuwa kale oo badan waxaa kaloo magaca kor u qaaday reer dubub oo kaalin wayn kaga jira beesha jibriil yoonis - Deegaan ahaan waxay dagan yihiin Habaas oo saylac ah ilaa Haroorays oo Jigjiga hoosteeda ah
magaalooyinkaa ay dagaan marka laga tago boorama oo ay ka yihiin Majority
1- Xariirad 2- Dhagaxa madow 3- Boon 4- Weeraar 5- Quljeed 6-DooxadaHarawo 7- Dhamal Harawa 8-Ceelbaxay Harawa 9-Mudhamadow 10- Xero-Geel 11-Gaawa 12-Gaaragumata 13-Gulfula 14-Cidhidhiga 15-Gabra 16-Laf-Dahabo 16- Bullooyinka 17-Libaaxfuulada 18-Makaniisyada 19-Subulaha oo dhan 20-Qabri-Nuuno 21-Badhaadha Allah 22-Jeekaha 22-Xardhan 23-Agoogsi 24-Bardada 25- Gogti 26-Carmo 27- Degmo Laqas 28- Dharwanaaje 29-Layla kaal 30-- Lafaciise 31_ cagaarwayne 32-Geel boob 33- Caynaashala dhig 34 Gogoblay 35Maraalay 36 Abuqays 37 Diniqe 38 shabeelay 39 Caro cad 40 cuna qabad 41 badanbad 42 Xeego 43 cadaad 44 Qolqol 45 satawe 46 ciye iyo magalaada boorama iyo nawaaxigeeda oo ay majority ka yihiin oo ay doorashaddii golaha deegaanka ee 2012 ka heleen ku dhawaad 50% codadkii la tiriyay qabiilada jibriil yoonis waxay u kala baxaan
        Yonis Osman waa ,
1- Axamad yoonis Osman 2-Adan Yoonis Osman(Reer Adan Dheere --Gadaladhal) 3- Faarax yoonis osman 4- Xaamud yonis osman (Xamud Gaala -Gadaladhal) 5- Geedi Yoonis Osman (Ree geedigashan -Gadaladhal) 6-Abiib yoonis osman (xandaguul-Gadaladhal) 7-Dharar Yonis Osman 8-Farah Yonis Osman 9- Mohamoud Yoonis Osman 10-Geele Yoonis Osman (Geele Yuusuf) 11- Hagar Yoonis osman
Baha ha Yoonis Osman
   Bah Muusa Fiin 
      1- Reer Maxamuud
       2- Reer Dharaar
       3- Geella Yuusuf
Baha Gadaaladhal
   1- Reer Adan Dheere 
    2-Ree Xaamud 
    3-Ree Geeddi-Gaashaan (ree shirdoon)
    4-Ree Abib (Xandul)ama xandaguul
Bah Madigaan
 1- Reer Axamad
  2-Reer Farah 
  3-Reer Hagar 
Markaa Yoonis Ismaan waa Seddex bahood oo ka kooban 10 amma 11 toban Ardaa oo wada madax banaan oo mid kastaa iskii magta u bixiyo Intaas oo dhami waxa at isku yihiin hal jilib oo la jiraa Yoonis Osmaan oo waal la Ah qaybahan hoos ku qoran ooh ilmo Osmaan Khayr
      Osman Kheyr Jibriil waa
1- Reer. Duub osmaan jilib) 2- Ali Buux Osman (kabaharag) 3- (axamed osman) 4- Yoonis Osman (11 jilib)


 Iyo curadada Oo Ah 
1- Reer Gorod 2- Adan Xaad
Ku dara haddii an qaar ka tegay

Tuesday, September 11, 2018

Ugaasadii Gadabuursi-Boqortooyadii Mandaluug Dir/ Samaroon


Ugaasadii Gadabuursi

Boqortooyadii ka dambeysay Suldanadii Xarar
1
Ugaas Cali Makaahiil Muuse
1607
1639
2
Ugaas Cabdi Ugaas Cali Makaahiil
1639
1664
3
Ugaas Xuseen "Ugaadh" Ugaas Cabdi Ugaas Cali
1664
1665
4
Ugaas Cabdillah Ugaas Cabdi Ugaas Cali
1665
1698
5
Ugaas Nuur Ugaas Cabdi Ugaas Cali
1698
1733
6
Ugaas Hiraab Ugaas Nuur Ugaas Cabdi
1733
1750
7
Ugaas Shirdoon Ugaas Nuur Ugaas Cabdi
1750
1772
8
Ugaas Samatar Ugaas Shirdoon Ugaas Nuur
1772
1812
9
Ugaas Guleed Ugaas Samatar Ugaas Shirdoon
1812
1817
10
Ugaas Rooble Ugaas Samatar Ugaas Shirdoon
1817
1835
11
Ugaas Nuur Ugaas Rooble Ugaas Samatar
1835
1888
12
Ugaas Rooble Ugaas Nuur Ugaas Rooble
1888
1898
13
Ugaas Cilmi-Warfaa "Cilmi-Dheere" Ugaas Rooble Ugaas Samatar
1898
1938
14
Ugaas Cabdi Ugaas Rooble Ugaas Nuur
1938
1948
15
Ugaas Doodi Ugaas Rooble Ugaas Nuur
1948
1952
16
Ugaas Rooble Ugaas Doodi Ugaas Rooble
1952
1960
17
Ugaas Jaamac Muxumed Ugaas Cilmi-Warfaa
1960
1985
18
Ugaas Cabdilrashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi
1985



Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama macluumaad



Monday, September 10, 2018

Beesha Garre (Quranyow Maxamed ) oo Maxkamad Islaami ah ka furatay Magaalada Muqdisho, kuna biirtay Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed Khamiis, August 24, 2006(HOL):

 Maxkamaddan oo lagu magacaabo Nuurul-Islaam oo ay dhisatay Beesha Garre oo ka tirsan beelaha Soomaaliyeed ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho, waxaana xafladdii looga dhawaaqayay oo ka dhacday Degmada Hodan ka qeybgalay Culumaa'udiin, Oday Dhaqameedyo, Ganacsato, Siyaasiyiin, Haween iyo Dhalinyaro ku abtirsada Beesha Garre.  


     Furitaankii Xafladda lagu furayay Maxkamadda ayaa waxaa ka hadlay Oday Dhaqameedyo iyo Culumaa'udiin, kuwaasi oo muujinayay sida ay Beesha isugu raacday in ay sameysato Maxkamad Islaami ah oo ka qeybqaadata hirgelinta Shareecada Islaamka. 


    Suldaan C/llaahi Shiikh Cusmaan oo ka mid ah Oday dhaqameedyada Beesha Garre ayaa sheegay in Maxkamadda ay sameysteen ay ka howlgeli doonto deegaanada ay beesha Garre degto oo uu ka xusay Afgooye, Tooratoorow, Aw-dheegle, Qoryooley, Farsooley, Bur-god, Buullo-Fullaay, Ceel-Waaq Soomaaliya, wuxuuna ku booriyay Beesha Garre in ay dhexda u xirtaan sidii ay uga qeybqaadan lahaayeen sii adkeynta nuurka ay heleen dadka Soomaaliyeed. 


   Shiikh Aadan Xasan Xuseen iyo Shiikh Qaasim Shiikh Maxamed Nuur ayaa iyaguna ka hadlay madashii looga dhawaaqayay Maxkamadda Nuurul-Islaam, waxayna labaduba ku baaqeen in loo baahan yahay in ay Beesha Garre qaadato ku dhaqanka Shareecada Islaamka, isla markaana ay aasto haatan wixii ka dambeeyo ku dhaqankii caadooyinka iyo xeerka. 


   Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo ah Guddoomiye ku xigeenka Dalladda Culumada Soomaaliyeed oo xafladda lagu casuumay ayaa ugu hambalyeeyay Beesha Garre Maxkamadda ay ku dhawaaqatay, wuxuuna u rajeeyay in ay ku guuleystaan in ay Maxkamaddooda ku baahiyaan deegaanada ay degto Beesha. 


   Shiikh Nuur wuxuu qudbadiisa u sii dusiyay dhaliil uu u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo sida uu yiri muddo labo sanadood ah iyadoo aan waxba qaban haatan fadhida magaalada Baydhabo, "Niman baa dowladda loo soo dhisay Soomaaliya ay taladoodii dhaafi la'dahay in ay qaad ku cunaan Magaalada Baydhabo, kuwaasi waxaan dhihi karaa ma ahan kuwo wax ka qaban kara xaalka uu maanta dalka Soomaaliya ku sugan yahay, sidaas darteedna waxaan soo jeedinaa in Maxkamadaha Islaamka fursadda la siiyo"ayuu yiri Nuur Baaruud Gurxan. 



   Guddoomiyaha Maxkamadda maanta lagu dhawaaqay ee Nuurul-Islaam Shiikh Xasan Cusmaan Xuseen ayaa munaasabadda ka hadlay wuxuuna sheegay in Maxkamadda ay ku dhawaaqatay Beesha Garre ay tahay mid ku dhawaaqisteeda lagu taamayay ka hor Midowga Maxkamadaha Islaamka balse ay qadarta noqotay in maanta lagu dhawaaqo, wuxuuna carrabka ku adkeeyay in Maxkamaddu ka howlgeli doonto deegaanada ay beesha dhisatay degto. 



    Guddoomiyaha wuxuu ka codsaday xubnaha beesha meel kasta oo ay joogaan in ay taageero hiil iyo hooba leh la garab istaagaan Maxkamadda ay furteen, isagoo carrabka ku dhuftay in sidoo kale loo baahan yahay in lagu faro adeygo nimcada ay heleen ee ay u keeneen Maxkamadaha Islaamka. 



   Ugu dambeyntiina, Tan iyo markii ay Maxkamadaha Islaamka la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalinba maalinta ka dambeysa la maqlayaa Beelaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho oo sameysanaya Maxkamado Islaami ah, waxaana maanta ugu dambeeyay Maxkamadda Nuurul-Islaam oo degmada Hodan laga furay iyo Maxkamadda Al-Ansaar oo laga furay Degmada Madiina. 

Qore: Salaad Iidow           Source: Hiiraan Online

Beesha Maxaad-Barre oo soo saartay Bayaan ay ku Cambaaraynayaan in…(Habar Yoonis Beel)

Beesha Maxaad-Barre oo soo saartay Bayaan ay ku Cambaaraynayaan in…



(Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu) 
Ku: Salaadiinta,odayaasha iyo waxgaradka Beesha Habar-Yoonis/Isaaq.
Ka: Salaadiinta,Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Maxaad-Barre/Madhibaan.
 Bayaan:(Beesha Maxaad-Barre, bayaankan waxay soo saartey markii ay u adkaysan wayday beenta laga sheegayo isirkeeda(halka ay ka soo jeedo) ama abtirkeeda iyadoo wada tashiyo badan oo khadka taleefanka ah la samaysan dhamaan beesha oo dhan ee ku kala nool wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba iyadoon beesha looga baran bayaanadan oo kale) 
         Cambaarayn Marin habaabinta Abtirsiinyaha Beesha Maxaad -Barre ee ka tirsan beelaha Madhibaan,
Anaga oo ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Maxaad Barre ee dagan Soomaali-Land iyo Soomaaliyaba waxaan halkan ku cadaynaynaa in aysan waxba ka jirin arrimo beryahan lagu marin habaabinayo abtirsiinyaha beesha oo ay Yurub ka wadaan koox yar oo ka tirsan beeshayada iyo koox ka tirsan beesha Habar-Yoonis.
         Kooxdan yari waxay ku andacoodeen in beesha Maxaad-Barre ay tahay Kuul-Carre/Habar-Yoonis. Arrintaas oo aan waxba ka jirin,Arrimaha la yaabka leh ayaa ah in beel isirkeeda la yaqaan, oo qarniyaal soo jirtey in maanta la isku dayo in taariikda isirkeeda la khaldo, ayadoo laga faa’iidaysanayo dhibaatooyinka gaarka u haysta beesha iyo beelaha la midka ah iyadoo dad kooban loo dirayo dhaqaale si loo jaahwareeriyo soo yaalka taariikheed.
         Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Maxaad waxay xidhiidho badan la sameeyeen qaar ma mida salaadiinta iyo waxgaradka beesha Habar-yoonis, waxaana ka mida Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, Suldaan Barre, Suldaan Maxamed Xassan Ibraahim, Gudoomyaha Golaha Guurtida beelaha Habar-Yoonis Cawil Yusuf iyo kuwa kale, waxgaradkaasi waxay noo sheegeen markii aan la hadalnay:
  • 1) in wararka hada la faafinayo ay yihin been aysan waxba ka jirin laguna marin habaabinayo taariikhda iyo abtirka beesha Maxaad-Barre isla markaana aysan raali ka hayn, iyagoo qirey cuqaashaasi in beesha Maxaad-Barre aysan isir wadadhalasho la wadaagin beelaha Isaaq gaar ahaan beesha Habar-Yoonis/Kuul Carre.
  • 2) In aysan ka war heyn ama ogayn goob ay salaadiinta Habar-Yoonis ku shirtay ama go’aansatay in beesha Maxaad-Barre tahay Kuul-Carre oo ah oday ka lumay beesha Habar-yoonis.
Waa kuwan hadaladii qaar ka mida salaadiinta habar-Yoonis:
Suldaan Barre( In la idin kala qaybiyo ama la idinka jabiyo waa arin gaf idinku ah, arin idin qabatana maaha.dad 500 sano dhulka wada daganaa baynu nahay ninka taarikh cusub oo aydaan lahayn idin sameeyey isagay ku kooban tahay,Habar-Yoonis wax ka yimi oo ay ogtahayna maaha ee raali ka ahaada. Idinkuna ha buunbuunina oo ha sii wadwadina)
 Cawil Yusuf:Gudoomyaha Guurtida Habar-Yoonis ( Habar-Yoonis taariikh aad leedihiin ma hayso, arintuna dhiniciinay nagaga timid, dadka ii keenayna waxay leeyihin abtirka waxaa noo sheegay nin ka mida beesha Maxaad-Barre oo wali nool)
 Caddayn: 
 Haddaba, Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Maxaad-Barre waxay caddaynayaan:
1. In Beesha Maxaad Barre iyo beesha Habar Yoonis uu ka dhexeeyo xiriir wada degaan oo soo jireen ah oo ay yihiin dad ood wadaag iyo xiriir wanaagsan leh.
2. In arrinta abtirsiinyaha ee hadda la wado ay tahay majara habaabin taariikheed, oo aysan jirin abtirisiinyo beeleed oo ka dhexeeya beesha Maxaad-Barre iyo beesha Habar-Yoonis.
4. In Odayaasha iyo Waxgaradka beesha Maxaad-Barre ay ka xunyihiin isku dayga kutirikuteenka ah ee lagu maran habaabinayo taariikhda iyo abtirka beesha ee ay ka soo gaadheen waalidkood.
 5. In taariikhdan cusub ee la dhadhabayo ee madaxa la isu gelinayo abtirsiinyaha laba beelood ay tahay mid laga leeyahay dano gaar ah.
6. In beesha Maxaad-Barre aysan aqbalayn wax kasta oo lagu leexinayo Taariikhda iyo isirka beeshooda.
Cambaarayn:
Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Maxaad-Barre waxay camaaraynayaan in shakhsiyaad dano gaar ah leh oo ku nool Yurub iyo waqooyiga maraykanka ay beryahan dambe dan ka
dhigteen in ay keenaan abtir iyo taariikh been ah si ay khalkhal u galiyaan taariikhda iyo abtirsiinyaha wanaagsan ee Beesha-Maxaad, ujeedadooduna tahay dano iyaga u gaar ah.
Waxaan markale halkan ku cadaynaynaa in taariikhda Beesha Maxaad Barre ay sugan tahay, oo aysan bedeli karin shakhsiyaad u qasday marin
habaabin. Beesha Maxaad Barre ma aha, kamana tirsana beesha Kuul Carre ee Habar Yoonis.
 Codsi:
Salaadiinta, Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Habar-Yoonis waxaan ka codsanaynaa in ay dhinacooda arrintaas wax ka qabtaan, maadaama ay tafaraaruq iyo khilaaf ka dhex dhalisay Beesha-Maxaad. Waxaana codsanaynaa in aan dhibkii beesha hore u gaaray aan loogu darin dhib kale.
Sidoo kale waxaan kula talinaynaa shakhsiyaadka ka tirsan Beesha -Maxaad ee ku dhex jira isir-leexinta in ay arrintaas faraha kala baxaan, una jeestaan midaynta iyo wax u qabadka dadka tabaalaysan.
Gababago:
Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Maxaad-Barre waxay u mahad celinayaan Dhamaan salaadiinta iyo waxgaradka Habar-Yoonis. 
Waxaan guud ahaan Beesha Maxaad-Barre ku wargelinaynaa inaysa aqbalin jaahwareerka ay wadaan koox dano khaas ah leh oo la iskaga hor keenayo beesha dhexdeeda. Midnimada beeshu waa horumarka beesha. 

Waxaa bayaankan wada jir usoo saaray:  
Odayaasha iyo waxgaradka beesha ee degan USA/Canada 
  1. Odayga guud ee Beesha Maxaad-Barre Saleebaan Cumar Maxamed( Saleebaan Hindi)
  2. Nabadoon Cabdille Xiirey Cawad
  3. Nabadoon Xaashi Kaynaan
  4. Nabadoon C/laahi Maxamed Yool
  5. Dr:Hassan Cali Maxamed
  6. Gudoomyaha beesha Siciid-kuul/Maxaad-Barre Sh.Maxamed Adam Xiirey
  7. Gudoomye ku xigeenka Koowaad Prof:Deeq Maxamed Cumar
  8. Abwaan Cismaan Ducaale Daahir
  9. Abwaan Caydaruus Maxamed Dhuux
  10. Xildhibaan Maxamed Ahmed Keynaan
  11. Prof:Cali Cabdi-salaam(Cali Azhar)
  12. Inj: C/rasaaq Faarax
  13. Nabadoon Muuse Adam Xiirey
  14. Nabadoon Cabdirisaaq Caydiid Xiirey
  15. Nabadoon Xuseen Ducale Daahir
  16. Hooyo Saafi Saalax Ducaale
  17. Abwaanad Khadiijo Jaamac Qambi
  18. C/rashiid Keynaan
  19. Cismaan Xaashi
  20. Hersi Maxamed Xiirey
  21. C/fataax Ahmed Keynaan
  22. C/rashiid Ahmed Keynaan
  23. Ibraahim Hassan Yool
  24. Axmed/Fowsi Hassan Aw-cali Siraad
  25. Nabadoon C/rashiid Cisman Cali Buraale
  26. Nabadoon Maxamed Cisman Cali Buraale
  27. Barkhad Cali Geedi
  28. Hassan Cali Geedi
  29. Cabdi Xaashi(Cabdi Madoobe)
  30. Cali Jaamac Adam
  31. Bashiir Jamac Adam
  32. Yasiin Jamac Adam
Iyo dad badan oo kale oo aan halkaan lagu soo koobi Karin  Odayaasha iyo waxgaradka beesha ee degan qaaradda Yurub: 
  1. Odayga Beesha Maxaad-barre ee qaarada Yurub: Abwaan Cali Yaabag
  2. Dr: Hassan Maxamed Cismaan
  3. Daljire: Axmed Muuse (Daakir)
  4. Nabadoon Maxamed Muuse Xayir(Afjar)
  5. Yusuf Muuse Xayir
  6. Axmed Mustafe Cabdi Aw-cali Siraad
Odayaasha iyo waxgaradka beesha Maxaad-barre ee degan Ustareeliya: 
  1. Odayga beesha Maxaad-barre ee Ustareeliya: Axmed Maxamed Dahir(Quule)
  2. Nabadoon Cabdi Cali
  3. Farxaan Cabdille
  4. Xabiib Cisman Cali Buraale
  5. c/Laahi Axmed Maxamed
 Odayaasha iyo waxgaradka beesha Maxaad-barre  ee degan UAE(Imaaraadka) 
  1. Odayga Beesha Maxaad-Barre:Maxamuud Maxamed Diiriye(Faas)
  2. Nabadoon Cabdi Cismaan Cali Buraale
  3. Xassan  Cisaman Cali Buraale
  4. Muuse Maxamed Diiriye
  5. Cisman Faarax Daahir
  6. Ismaciil Faraxa Daahir
  7. Maxamed Ducale Daahir
  8. Ismacil Xuseen Mire
  9. SH.Muxiyadiin jamac Faarax
 Odayaasha iyo waxgaradka beesha Maxaad-barre  ee degan Magaaladda Boosaaso/Putland 
  1. Nabadoon Adam Cige Cali
  2. Nabadoon Mowliid Ducale
  3. C/raxiin Cawad Obsiiye
  4. Cabdirashiid Sahal
  5. Cawil Seed
  6. Mursal Sahal
  7. Yusuf Siciid
  8. Jamac sandoon
  9. C/Qaadir Sabeeye
  10. Farxaan C/Laahi
  11. Shukri Xaashi
  12. Asad Bashiir
  13. Maxamuud Sabeeye
  14. Jaamac Cadaysay
  15. Saleebaan Ducaale
 Odayaasha iyo waxgaradka beesha Maxaad-barre  ee degan Nairobi/Kenya 
  1. Nabadoon Maxamed Sulub Cumar
  2. Nabadoon Cali Muuse Hassan
  3. Pro. Maxamed Haybe Xidig
  4. C/Kariim Cali Muuse
 Odayaasha iyo waxgaradka beesha Maxaad-barre  ee degan Magaalad Ceeri-Gaabo/Sanaag-Somali-land 
  1. Caaqil Daahir Sahal
  2. Caaqil Maxamed Tarabi
  3. Caaqil C/Laahi Ducaale
  4. Caaqil Maxamed jamac Faarax
  5. Caaqil Raan Cige Cali
  6. Siciid Raage Cali
  7. Sahal Raage Cali
  8. Caydiin Raage Cali
Wixii faahfaahin ah waxaa lagala xiriri karaa:
Maxamed xiirey, Email: maxaadbarre@yahoo.com tel: 303-523-5510
ama 
Cusmaan Daahir, Email tayasir7198@yahoo.com , tel: 612-227-8830
Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,
________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

Blog Archive