Jaaliyadda Beesha Biimaal ee Mareykanka oo si weyn uga soo horjeestay Shirkii Baadhilka ahaa ee Garoowe,, sidoo kale ugu baaqay beelaha Direed inay ka hortagaan shirqoolka cusub
Waxaa
isu soo baxay waxgaradka jaaliyada BIIMAAL ee newyork. oo ka kooban aqoonyahano
culimaa'udiin haween dhalinyaro nabaddoono iyo duqoow. isu soo
baxaasi ayaa ka danbeeyay kadib shirkii garoowe laba oo noqday mid lagu dafiray
jiritaan BEELWEEYNTA DIR, ka gadaal markii aay qaybsadeen sadax beelood oo
katirsan beelaha soomaaliyeed kuwaasoo aan ka tiro iyo deegaan badnayn BEEL
WEEYNTA DIREED.
Hadaba
waxaa shirkaasi isugu soo baxay dadweeyne farabadan oo aad u careeysnaay waxayna
halkaasi kamuujiyeen dareenkooda ku aadanaaay dhacdadii ka dhacday garoowe
waxaana halkaasi ka hadlay gudoomiyaha JAALIYADA BIIMAAL,
mudane ma/ed ca/laahi
gardhuub.
ku: BEELWWEYNTA DIR.
Waxaan war galinaynaa dhamaan BEELWEEYNTA
DIREED in aay ay dareenkooda caalamka gaarsiiyaan
meelkasta oo aay aduunka kajoogaana aay ka
muujiyaan sida aay uga soo horjeedaa DAFIRIDII loogu
geeystay
garoowe kadib markii aay qaybsadeen
mas'uuliyada dalka sadax qabiil oo soomaaliyeed taasina aay ahayd filan
waa
Waxaana sii muuqanaysa sida MASIIRKA IYO
MAGACA UU ILAAH KUMANAYSTAY QOOMIYADA DIREED
LOOLA DAGAALAMAAYO,
Tan xigta Waxaan fariin udireeynaa aaway
NABAD DOONADII MIDNIMADA BEELAHA DIREED oo looga fadhiyaa
in aay xaqa kahadlaan maanta ayaa loo
baahanyahay in xaqa laga hadlo
Waxaan si kulul u canbaareeyneeynaa
xildhibaanada iyo wazaaradaha noogu jiro dowlada oo ayaga aanan marnaba
kahadal
magac xumada maanta
taagan,
Waxaan kaloo leenahay madaxweeynaha
shariif sheekh axmed waxaa noqotay madaxweeynihii ugu
horeeyay
ee dafiray MASIIRKA IYO MAGACA QOOMIYADA
DIREED WAANA ARI KUU RAHMAN ,
Mustaqbalka ayaana eegidoonaa halka aay ku
biya shubato riyada waalan hada idiin socota
Waxaan kaloo BEESHA CAALAMKA KA
CODSANAYNAA in aay arimaha soomaalia dhaxdhaxaad ka nodaan
waxaana idiin sheegaynaa shirka garoowe
waa mid cadaalada kafog soomaaliyana aanan ka hir gali
doonin
waxaana idiin ka codsanaynaa in aadan
aqoonsanina shirka garowe2 maxaa yeelay waxaa laga fogeeyay
cadaalada
dhamaan waxaa UMADA SOOMAALIYEED UGU
BAAQAYNAA IN AANAN CADAALADA LAGA FOGAANIN
Intii duli la wada wadanka wax uma
hagaagaayo,,
Muxyadiin sheekh maxamuud, U.S.A NeW
YorK.
Comments