Liiska xildhibaanada Aqalka Sare ee Galmudug,
Xisbiyadooda & Beelaha ay kasoo jeedaan.
Waxaa soo gabagaboobay doorashada
xubnaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka Soomaaliya kasoo galaya maamulka Galmudug
oo ka koobnaa 8 xubnood.
Doorashada oo ahayd tii ugu horeysay ee ka dhacda Soomaaliya, waxay ku qabsoontay jawi degan oo Baarlamaanka Galmudug si hufan uga soo dhalaalay kaalintiisii, waxaana ku soo baxay 8 xildhibaan.
Doorashada oo ahayd tii ugu horeysay ee ka dhacda Soomaaliya, waxay ku qabsoontay jawi degan oo Baarlamaanka Galmudug si hufan uga soo dhalaalay kaalintiisii, waxaana ku soo baxay 8 xildhibaan.
Hadaba waxaa halkan idinku soo
gudbineyna magacyada xubnaha Aqalka sare ee Galmudug metalaya iyo beelaha ay ka
soo jeedaan iyo kooxaha siyaasadeed ee ay taageersan yihiin:-
1- Abshir Maxamed Axmed (Abshir
Bukhaari) Kursiga Beesha reer Xaaji Saleebaan H/gidir – Waa ganacsade raadraac
saxafi leh, hore u soo noqday gacan-yarihii Madaxweyne Sheekh Shariif, wuxuuna
ka tirsan yahay kooxda Aala-sheekh.
2- Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
— Beesha Sacad H/gidir – Waa madaxweynihii hore ee Galmudug iyo hogaamiye
kooxeed hore, wuxuu hore u soo noqday taliyihii hore ee Booliska Soomaaliya-
taageero ahaan wuxuu taageersan yahay madaxweyne Xasan Sheekh, inkastoo aanu ka
mid ahayd kooxda Damjadiid
3- Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) —
Murusade – Waa xildhibaan hore iyo ganacsade siyaasadeed, wuxuu isbaheysi hoos
kula jiraa madaxweyne Xasan Sheekh, taasoo keentay inuu xilkan ku soo baxo.
4-Yuusuf Geelle Ugaas — Beesha
Duduble – Waa xildhibaan hore, soona noqday wasiir ku xigeen dowladii KMG
ahayd, haddana wuxuu gacan-saar la leeyahay Xasan Sheekh.
5- Zamzam Dahir Maxamuud — Beesha
C/raxmaan Saleebaan Waceysle – Waa xubin ka tirsan xisbiga PDP ee Xasan Sheekh
6- Jawaahir Axmed Cilmi — Beesha
Cayr H/gidir – Waxay ahayd xildhibaan ka tirsan federaalka oo gacan-saar la leh
madaxweyne Xasan Sheekh.
7- C/waaxid Cilmi Goonjeex — Beesha
Mareexaan. Waa siyaasi, soo noqday wasiir iyo kusime Ra’iisal wasaare, waana
shaqi dhexdhexaad ah.
8- Abuukar Axmed Xaashi — Beesha Dir
– Waa xubin ku cusub siyaasadda oo madax bannaan.
Akrriso Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub Ee
Galmudug & Qabiilada Ay Kasoo Jeedaan
June 21,2015
Muqdisho(Cadceed)-Gudigga Farsamadda Maamul u sameynta gobollada dhexe ee
Somalia ayaa goor-dhow Shaaciyay 60-xildhibaan oo ka mid ah Golaha
Xildhibaannada ee uu maamulkan yeelanayo.
No
|
Magaca
|
Beesha
|
Degmadda
|
1
|
Maxamed Mire Axmed
|
Madhibaan
|
Dhuusamareeb
|
2
|
Maxamed Xassan Xuseen
|
Madhibaan
|
Cadaado
|
3
|
Khadiija Cadaan Jimcaale
|
Tumaal
|
Ceeldheer
|
4
|
Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise
|
Murusade/Habaradinle
|
Galhareeri
|
5
|
Garaad Yuusuf Maxamuud
|
Murusade/Habaridinle
|
Galhareeri
|
6
|
Cabdikarin Macalin Axmed
|
Murusade/Abakar/Israfil
|
Ceelbuur
|
7
|
Maxamed Geedi Cawaale
|
Murusade/Abakar/Saciid
|
Ceelbuur
|
8
|
Cabdikarin Cumar Axmed
|
Murusade/Cabdalle
|
Galhareeri
|
9
|
Mahad Sheekh Cali Cibaar
|
Murusade/Cabdalle
|
Galhareeri
|
10
|
Farxiya Xasan Cali
|
Murusade/Habar ceeno
|
Ceelbuur
|
11
|
Cabdullaahi Maalin Gaafow
|
Murusade/Habar ceeno
|
Ceelbuur
|
12
|
Salaad Axmed Ceynte
|
Murusade/Habar ceeno
|
Ceelbuur
|
13
|
Cumar Maxanuud Mahadalle
|
Murusade/Habar Maxamed
|
Ceelbuur
|
14
|
Cali Gacal Casir
|
Murusade/Habar Maxamed
|
Ceelbuur
|
15
|
Cabdiwali Aadan Cabdi
|
Surre/Fiqa-muxumad
|
Balanbale/Xeraale
|
16
|
Cabdirizaaq Xuseen Maxamuud
|
Surre/Fiqa-muxumad
|
Balanbale/Xeraale
|
17
|
Bashiir Axmed Xuseen
|
Surre/Cabdalla Saleebaan
|
Galgacyo
|
18
|
Xareed Cali Xareed
|
Surre /Qubeys
|
Galgacyo
|
19
|
Canab Maxamed Cosoble
|
Surre/Qubeys
|
Xarardheere
|
20
|
Cabdullahi Xersi Maxamed
|
Surre /Qubeys
|
Hobyo
|
21
|
Max’ud Aaden Cusmaan
|
Waceysle/Caligaaf
|
Galcad
|
22
|
Cabdullaahi Imaan Afrax
|
Waceysle/Absuge
|
Ceeldheer
|
23
|
Yoonis Muxudiin Xaaji Max’ed
|
Waceysle/Maxamedcadde
|
Xarardheer
|
24
|
Cabdullahi Xirsi Wardhere
|
Waceysle/Cabdiraxman
|
Ceeldheer
|
25
|
Mukhtaar Macalin Cabdullaahi
|
Waceysle/Marrooyin
|
Ceeldheer
|
26
|
Sh. Ciise Macow Gacal
|
Waceysle/Abdi Macalin
|
Galcad
|
27
|
Cali Xasan Cali Calasoow
|
Waceysle/Dhegaweyne
|
Galcad
|
28
|
Hassan Cabdullaahi Maxamed
|
Habargidir/Saleelbaan
|
Hobyo
|
29
|
Maxamed Hasan Geelle
|
Habargidir/Saleelbaan
|
Cadaado
|
30
|
Mahad Cilmi Cali
|
Habargidir/Saleelbaan
|
Cadaado
|
31
|
Cabdullaahi Faarax Jimcaale
|
Habargidir/Saleelbaan
|
Hobyo
|
32
|
Cabdullahi Cumar Maxamud
|
Habargidir/Saleelbaan
|
Cadaado
|
33
|
Faysal Axmed Cabdulle
|
Habargidir/Ceyr
|
Xarardhere
|
34
|
Yuusuf Xassan Cali
|
Habargidir/Ceyr
|
Dhuusamareeb
|
35
|
Nuur Cali Sahal
|
Habargidir/Ceyr
|
Balanbale
|
36
|
Xuseen Xirsi Shidane
|
Habargidir/Ceyr
|
Balanbale
|
37
|
Cabdirashiid Yuusuf Axmed
|
Habargidir/Ceyr
|
DXarardhere
|
38
|
Axmed Yuusuf Ciyoow
|
Habargidir/Ceyr
|
Dhuusamareeb
|
39
|
Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey
|
Mareexaan/Reer Warsame
|
Balanbale
|
40
|
Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon
|
Mareexaan/ Reer Dalal
|
Caabduwaaq
|
41
|
Bashiir Diiriye Shariif
|
Mareexaan/Reer Dalal
|
Caabudwaaq
|
42
|
Xassan Ali Dhuux Maxamuud
|
Mareexaan /Reer Xersi
|
Caabudwaaq
|
43
|
Duraan Cali Fareey
|
Mareexaan/Wegerdhac
|
Caabudwaaq
|
44
|
Cabdi Xaashi Jaamac
|
Mareexaan/Wegerdhac
|
Caabudwaaq
|
45
|
Cabdullaahi Xaashi Warsame
|
Mareexaan/Reer M. Guled
|
Caabudwaaq
|
46
|
Dr. Cabdisalaan Diini
|
Mareexaan/Wegerdhac
|
Caabudwaaq
|
47
|
Bosteeyo Jaamac Cali
|
Mareexaan/Wegerdhac
|
Caabudwaaq
|
48
|
Cabdixakiin Cabdullaahi Warsame
|
Mareexaan/Reer Nuur
|
Balanbale
|
49
|
Nadiif Maxamed Guuleed
|
Mareexaan/Celi
|
Caabudwaaq
|
50
|
Cabdi Sugulle Guuleed
|
Mareexaan/Reer Siyaad Xuseen
|
Caabudwaaq
|
51
|
Axmed Sheekh Yuusuf
|
Habargedir/Saruur
|
Xarardheere
|
52
|
Daahir Cabdi Shiiqoow
|
Habargidir/ Saruur
|
Xarardheere
|
53
|
Liibaan Cabdullaahi Xasan
|
Wadalaan/Cali Kuulle
|
Ceeldheer
|
54
|
Dr. Maxamed Cabdullaahi Cali
|
Xaskul/Cabdi Idde
|
Xarardheere
|
55
|
Caasho Maxamed Warsame
|
Duduble/Qadhoob
|
Xarardheere
|
56
|
Axmed Cali Max’ed Cago Madow
|
Duduble/Maxamed Camal
|
Ceelbuur
|
57
|
Xasan Maxamed Axmed Geedi
|
Dudble/Aarsade
|
Ceelbuur
|
58
|
Bile Maxamuud Diiriye
|
Dudble/Maqlasame
|
Ceelbuur
|
59
|
C/llahi Xassan Maxamed Xayle
|
Dudble/celi
|
Dhuusamareeb
|
60
|
Xirsi Axmed Maxamed
|
Carab Saalax
|
Gaalkacyo
|
61
|
Abuukar Warsame Cali
|
Saruur
|
Xarardheere
|
62
|
C/llaahi Cabdi Cabdulle
|
Duduble/ Awradeen
|
Celbuur
|
63
|
C/naasir Axmed Yuusuf
|
Surre/ Qubeys
|
Hobyo
|
64
|
Maxamed Cilmi Afrax
|
Duduble/ Maxamed Camal
|
Celbur
|
65
|
Maxamed Cabdi Guuleed Afrax
|
Duduble/Maqalsame
|
Dhusamareeb
|
66
|
Maxamed Tahaliil Biixi
|
Mareexaan/ Reersiyaad
|
Balanballe
|
67
|
Maxamed Xuseen Tahaliil Cali
|
Sacad/ Culus
|
Cadaado
|
68
|
C/dahir Maxamed Xirsi Aadan
|
Sacad/ Wuqujire
|
Galkacyo
|
69
|
C/qaaddir Cali Diirshe Cumar
|
Sacad/Wuqujire
|
Hobyo
|
70
|
Liibaan Cabdi Cali
|
Mareexan/ Reer Siyaad Xuseen
|
Dhusamareeb
|
71
|
Daahir Weheliye Siyad
|
Saruur/ Cali weheliye
|
Xarardheere
|
72
|
Maxamed Shiikh Axmed Maalin
|
Saruur/ Cali weheliye
|
Xarardheere
|
73
|
Maxamed Faarax Aadan
|
Mareexaan/ Celi
|
Dhusamareeb
|
74
|
C/weli Cali Maxamuud
|
Shiikhaal/loobage
|
Gaalkacyo
|
75
|
Qaasim Maxamed Cali
|
Shiikhaal/loobage
|
Gaalkacyo
|
76
|
Muxyadiin Axmed Maxamed
|
Shiikhaal/loobage
|
Gaalkacyo
|
77
|
C/kariin Maxamed Cusmaan Ciiro
|
Shiikhaal/loobage
|
Gaalkacyo
|
78
|
C/qani Aadan Garagaar
|
Surre / Cabdalle
|
C/waaq
|
79
|
Maxamed C/qaadir Xaashi
|
Sacad/ Wuqujire
|
Galkacyo
|
80
|
Maxamed Cabdi Faarax
|
Sacad/ Cabdalle
|
Cadaado
|
81
|
Maxamed Axmed Maxamed Afrax
|
Waceysle/ Haaruun
|
Galcad
|
82
|
Maxamuud Diini Xasan
|
Sacad/ Odow
|
Galkacyo
|
83
|
Muxyadiin Sh. Cabdullaahi
|
Shiikhaal/ Loobage
|
Caabudwaaq
|
84
|
C/raxmaan Xuseen Faarax
|
Mareexaan/ reer Guuleed Faarax
|
Dhuusamareeb
|
85
|
Cabdi Xasan Cilmi
|
Saleemaan / Maxamed Cabdi
|
Xarardheere
|
86
|
Axmed ShiikhNuur Warsame
|
Beesha Shanaad/ Madhibaan
|
Galkacyo
|
87
|
Maryan Cali Abtidoon
|
Saleemaan/Abukar
|
Hobyo
|
88
|
Faadumo Cabdi Weheliye
|
Saruur
|
Xaradhere
|
No comments:
Post a Comment