Degmada Tawfiiq
Degmada Tawfiiq waa Degmo ka tirsan gobolka Mudug, kuna taal
waqooyi bari ee gobolka khaasatan dooxada caanka ah ee Golol waxay degmadani
aad ugu wanaagsan tahay xoolaha la dhaqdo sida ariga, idaha iyo geela maadaama
ay ku taal dhul cadduun ah waxaa kaloo degmadani alle ku manaystay biyo macaan
degmadani waxay aasaasantay bilowgii 2000.
Dhinaca horumarka
Inkastoo degmadani jiritaankeedu kooban yahay hadana waxaa
run ahaanti aad iyo aad u badan horumarka ay gaarayso marba marka ka dambeeysa
iyo koritaankeeda waxaa sanadkii 2011-ka laga hirgaliyay degamada Cabdulahi
insaaniya Primary and intermediate school iyadoo waliba la gaarsiiyay adeega
isgaarsiinta ee Golis Telecom waxaa sidoo kale la bilaabay dabayaaqadii 2013
dhismaha isbitaalka guud ee degmada Tawfiiq General Hospital oo waliba la
dhagax dhigay mashaariic isugu jira ceel biyooddo, huteelo, suuqa weyn ee
bacadlaha iyo xarumaha maamul oo ay ka mid yihiin saldhig bilays iyo xarunta
dawladda hoose waliba waxaa sii soconaya qorshayaasha lagu hormarinayo degmada
ee dhinacyada kala duwan ee adeega bulshada iyo bilicda magaalada sida:
Waxbarashada, caafimaadka, korontada, biyaha iwm.
Maamulka
Degmada tawfiiq waa degmo maamul wanaagsan kana adkaatay
nabad galyadeeda oo aan wax amni darro ahi ka jirin iyadoo dalka intiisa badan
qalalaaso ka jirtay hadaba dadka nabada jecel ee degmadan waxay aad ugala
shaqeeyeen maamulada dariska ah dhimista khatarta burcad badeeda degmadan waxay
maamul ahaan hoos timaadaa Puntland waxaana hoos yimaada tuulooyin badan sida:
•Ceel dhanaane
•Xingaras
•Galhagoog
•Buq qallooc
Goloha wasiirada Puntland ayaa maamul ahaan u aqoonsaday
magaalada degmo buuxda sanadkii 2013 ka dib markii ay arkeen inay Tawfiiq
buuxisay shuruudihii degmo dhan kasta.
Tawfiiq
Tawfiiq (Somali: Tawfiiq, Arabic: توفيق), also known as Towfiiq, is a town in the
north-central Mudug region of Somalia. It lies beyond the Golol valley, 160 km
northeast of the provincial capital of Galkayo.
History
The settlement was founded relatively recently, in the year
2000.[citation needed] Due to its grazing areas and natural lakes, it has
evolved into a gathering point for livestock herders. In early 2011, the
Abdulahi Insaniya Primary and Intermediate school was also established in the
town.[citation needed]
Demographics
Tawfiiq is primarily inhabited by people from the Somali
ethnic group, with the Saleban Abdalle, sub-clan of Surre of the Dir especially
well-represented. The Agoon Clan and related lineages.
Administration
•El Danane,
•Buq Qallooc,
•Galhagoog,
•Dhinowda,
•Qoryaweyne
Salamaco and Hiingaras are under Tawfiiq's jurisdiction. Due
to its rapid growth, the town was declared a full district by the Puntland
ministerial cabinet in April 2013.
Saleban Abdalle (Somali: Saleebaan Cabdalle, Arabic: سليمان عبدالله), is a Somali sub-clan. It forms a part
of the Surre subdivision of Dir clans. Saleban Abdalle members mainly inhabit
the regions of Sanaag, Bari, Nugal and Mudug where the towns of Galkayo and
Tawfiiq[1] have a significant population of Saleban Abdalle members. The Fiqi Khayrre
Saleban Abdalles also inhabit the Liben Zone of the Ethiopian Somali Region.
The Saleban Abdalle are mainly pastoralists who depend on
cattle. As the Saleban Abdalle are a sub-clan of Surre of the Dir they left the
Lafaruug area of Woqooyi Galbeed region with the other Surre groups where their
founder was killed during the clashes with the Ethiopians after Imam Ahmad ibn
Ibrahim al-Ghazi (Ahmed Gurey) was defeated.
As the Saleban
Abdalle are a sub-clan, members preserved their lineage and is as follows. Some
lineages are also omitted.
- Dir
- Surre
- Saleban
Abdalle
- Mohamud
(Fiqi khayrre)
- Muuse
Faarah
- Samatar
- Daba'
(Dabac)
- Agoon
- Beyr
- Abbas(
Abbas Muse)
- Siyaad
- Cumar
(Dudbis)
- Food
Ade
- Haaruun
(Shiil)
- Habbad
(Xabbad)
^ Violation of the
Declaration on Cessation of Hostilities by USC/SNA Forces Against Saleban
Abdalle (Dir) Terrority in Mudug Region
No comments:
Post a Comment