Munaasabad aad loo soo agaasimay laguna siyaaraneyey mashaaikhdeennii caanka ahaa ee Shiikh yuusuf shiikh Ibraahim (Sh.yuusuf Direed) iyo Shiikh Maxamuud guuleed kaarshe ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Siyaarada Masha'iqda ayaa waxa usoo kala harin dhamaan masha'iqda darsiyada diiniga ka aqirso dalka Kenya iyo Mucalimiinta dugsi Qur'aanka iyo dadweyne aad ufara badan kuwaasi oo siyaarada culimada kaga qeyb qaatay qur'aan aqris iyo xilqooyin dikri ah.
Culuma'duiinki kasoo qeybgalay siyaarada ayaa kudheeraaday kasheekeenta sooyaalka taariikheed ee Masha'iqdeena Xuskooda loo joogay Sheekh Yuusuf Direed iyo Sheekh Maxamed Guuleed.
Gunti iyo gunaanadka Siyaarada ayaa waxa dadki kasoo qeybgalay halkaa duco ugu soo jeediyay Sheekh Cabdiraxman sheekh Maxamed Guuleed oo alle uga baryay inti soo xaadirtay qur'aan aqriska siyaarada iyo banaanbaxa inuu danbi dhaaf siiyo isagoo sigaar ahna ugu duceeyay qudumada sida weyn uga qeyb qaatay qabsoomida siyaarada.
Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac ee fadhigoodu yahay dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa aalaaba ukala harin kaqeyb qaadashada munaasabada balaaran ee lagu weyneenayo xuska masha'iqda Soomaaliyeed ee horseeday in boqolaal sano kahor Soomaaliya noqoto kuwa diinta kuqaatay Seef la'aan isla markaana ee noqdaan kuwa 100% Muslim Ah.
Ilaahow Macigooda naga dhig
Aaamiin

No comments:
Post a Comment