Deegaanka Biimaal oo la wareegay Buufoow iyo Bacaad(Dagaalkii H/Gidir iyo Biimaal oo dib uga qarxay Gobolka Sh/Hoose)
Ciidamo ay hogaaminayaan Dadka Deegaanka Gobolka Sh/Hoose ayaa la swareegay Koontarooladda laga soo galo Magaaladda Marka ee Buufoow iyo Bacaaad.
Dagaalkan ayaa u dhexeeyay Ciidamo Beesha H/Gidir ka tirsan iyo kuwa Beesha Biimaal ee Deegaanka Sh/Hoose u dhashay,waxaana dagaalnkan ku geeriyooday sida aan xogta ku heleyno 8-Ruux,halka dhaawaca uu caga-cagayna 12.
Dagaalkan oo muddo 1-saac socday ayaa waxaa gebi-ahaan la wareegay Deegaanadda lagu dagaalamay Ciidamadda Deegaanka ee Beesha Biimaal horboodayeen.
Dhanka kale Ciidamo ka tirsan Dawladda Federaalka oo Tuutaha Ciidamadda ku labisa ayaa dagaalka ku soo biiray,waxaana laga cabsi-qabaa inay isku dhacaan Ciidamadda Deegaanka oo iyagu la wareegay Deegaamadii lagu dagaamalay
No comments:
Post a Comment