Lajiide waa dagmo ku
taalo gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia. Dadka deggan degmada
Lajiide, waxay u badan yihin xoolo dhaqato. Lajiide waxaa si Gaar ah u daga
beesha Reer Agoon, Surre (Dir) Siiba beesha Guuled Agoon Reer Xirsi Cabdi iyo beelah kale ee Agoon Saleeban Cabdalle.
Baraanbur Lajiide Bulshadeed loo tiriyay:
Xeraale waa degmo ku taalo gobolka
Galgaduud ee bartamaha Somalia. Degmada waa degmo aad u baaxad weyn waxaana
hoos taga magaalooyin kale:
Lajiide
Huurshe
Miirjiicleey
Dusmaaley
Aricadys
Mayeeraan
Bangeele
Barkado Diirshe
Dadka dagan dagmada Xeraale waxaa lagu qiyaasay dad gaaraya
390,000 oo qoys waana inta badan dad Surre Dir ah. Deegaanadaads waxa ku nool badanaa Surre ( Beelaha Cabdalle iyo beel weynta Qubeys oo iyaguna soo gaadha aagaas)
Xeraale waxaa si gaar ah u dagan beelaha
Surre oo ay ka mid yihiin Fiqi Maxamed, Laxmar, Reer Agoon, iyo Nacadoor oo ah
Surre Cabdalle iyo Beesha Surre Qubeys.
1 comment:
Hi thanks for possting this
Post a Comment