Space and Time = Fagaagga iyo Semen
Solar System = Iskujoogga qorraxda
The Solar System = Isku-joog qorraxeed
Galaxies = Diillimo-caanoodyo
Planets = Meerayaasha
Planet = Meere
Planet = Malluug
The Sun = Qorraxda
Moon = Dayax
Mercury = Dusaa
Venus = Waxaraxirta(Sugra) ama Bakool
Earth = Dhulka
Mars = Farraare
Jupiter = Cirjeex
Saturn = Raage
Uranus = Uraano
Neptune = Docay
Saturn rings = Garaangaraha Raage ama Saxal
Dwarf planet = meere-cillin ah
Nebulae = Ciiryamada xiddigaha
Crab Nebula = Ciiryaamada
Super Nova = Xiddig dhimanaaya
Asteroids = Dhadhaabyo
Comets = Dibdheeryo
Meteorider = Burburka jibinta ama xiddigaha ridma
Meteor = Jibin
Meteorites = cir-kasoo-dhac ama shiidmadoobe
Light Year = If-sanadeed
Black holes = Dalool-madowbaha
Open Universe = Koonka Furan
Closed Universe = Koonka Xiran
Expanding Universe = isbaahidda Koonka
Light = ifka
Speed of Light = Xawliga ifka
Cosmos = Koonka
Color Spectrum = shucaaca ilayska-ifka
Lunar Eclipse = Dayax-madoobaad
Solar Eclipse = Qorrax-madoobaad
Calendar = Shintiris-sanadeedka
Leap Year = Sanad shindhalad ah
Astronomy = Xiddiga'aqoonta
Astronomers = ogaalyahannada xiddigo-aqoonta
Satellite = Dayaxgacmeed
Navigation Satellites = Hagidda dayaxgacmeedyada
Space Exploration = Sahminta fagaagga sare adduunka
Earth-based observatories = Rugaha kuurgalka fagaagga dhulkaku Saldhigan
Research Centres = Rugo cilmibaaris
Spacecraft = Gaadiidka Cir-maaxidda
Spaceships = Maraakiibta cir-maaxidda
Robot Vehicle = Alaadaha dadoobisan
Telescope = Doorbin
Mirror = Biladdaye
Lenses = Quraarada cadaska
Zoom = Waxweyneynta
Observatories = Rugo-kuurgal
Spherical = Ugxan
Rotation = meerwareeg
Rotate = udub-wareeg
North Pole = Qudbiga waqooyi
South Pole = Qudbiga konfur
Northern Lights = Wirwirka Qudbiga woqoyi
Southern Lights = Wirwirka Qudbiga koofureede
Equator = dhulbaraha
Core = Bu'
Inner core = Bu’da gudo-xigeenka
Sulfuric Acid = aashitada kibriidka
Greenhouse effect = kulaylkaydinta
Astronomical unit = Halbeegga xiddigaha
Diameter = Dhexroorka
Formula = Hab-xisaabeed
Particles = bitaanbitooyin
Anti-Particles = lidka-bitaanbitooyinka
Particles = iniino
Nuclear reaction = iskushubmidda bu'aha
Magnetic Field = Birlabta
Charge electricity = Cabbeynta Shixnadaha Jacda
Gravitational Forces = cuf-isjiidashada ama xoogga-jiiddada
Gravity = Cuf-jiiddada
Circuit: Mareegta
Current= Qulqulka
Forces = Xoogag
Earth's gravity = Xoogga-jiiddada dhulka
Inertia Law = Xogta qaynuunka nuuxsi wax-negaadsan
Acceleration = Xowli
Response Act = Qaynuunka falka iyo falcelinta
Theory of Relativity = Fikriga isudhiganka
Quantum Theory = Fikriga imisada ama meeqada
Mass = Jir
Energy = Tabarta
Relative = Hadba Rogmada
Electromagnetic wavelengths = Dhererka hirarka ku danabeysan birlabta
Pyramids = Taallo-tiirriyaadyo
Zodiac = Cutubka Meecaad
Constellations = Cutubyada xiddigaha
Aries = laxo
Scorpion =daba-alleele ama dib-qallooc
Cancer = naaf
Gemeni = mataanaha
Virgo = afaggaal
Sagittarius = dameerajoogeen
Pleiades =Urur
Leo = Libaax
Capacitor = Madhxiye
Resistor = Caabiye
Diode = Laba Qotinle
Transformer = Dooriye
Socod Karaarsan = Accelerated Motion
Amin = Time
Barobax = Displacement
Fogaan = Distance
Karaar = Acceleration
Keynaan = Velocity
Xawaare = Speed
Celcelis = Average
Socod Winiin = Circular Motion
Barobax –xagleed = Angular Displacement
Gacan = Radius
Karaar –xagleed = Angular Acceleration
Keynaan –xagleed = Angular Velocity
Xoog = Force
Culeys = Weight
Xoog –cuf –isjiidad = Gravitational Force
Xoog –dilaac = Shear Force
Xoog –giigsan = Tensile Force (tension)
Xoog –islis = Frictional Force
Xoog –ligan = Normal Force
Xoog –taab = Tangential Force
Xoog –urrur = Compressive Force (compression)
Xoog –xudumeed = Centripetal Force
Weheliyaha isliska = Coefficient of Friction
Daafad = Momentum!!!
Daafad –xagleed = Angular Momentum
Gujo = Impulse
Gujo –xagleed = Angular impulse
Kalka = Period
Maroojin = Moment
Maroojinta Wahsiga = Moment of inertia (Angular mass)
Walhade = Pendulum
Tamar = Energy!!!!!!
Hawl = Work
Awood = Power
Tamar-keyd = Potential Energy
Tamar-socod = Kinetic Energy
Speed = Xawaare
Velocity = Kaynaan
Acceleration = Karaar (I think this is more appropriate than xowli and this is how i remember it from Fiisigiska)
Deceleration = Karaar-jab
Average Velocity: Kaynaan Celcelis
Momentum: Daabadayn
Diffusion: Saydhin
Capacitor: Madhxinta
Capacitance Capacitor: Madhxinta madhxiye
Radio Activity: Kaah
Infrared: Casaan Dhiimeed
Decay: Qudhmis
Decay series: Qudhmis isdaba Joog
Resistance: Iska caabin
Concave Mirror: Bikaaco Golxeed
Convex Mirror: Bikaaco Tuureed
Virtual Image: Humaag Beeneed
Real Image: Humaag runeed
Displace Ment: Baro bixin
Noble gases: Hawooyinka Wahsada
Vector: Leeb
Hir = Wave!!!!!!!!!
Daryan = Echo
Itaal = Intensity
Tooxda maqalka = Range of audibility
Danan = Pitch
Isku duba-dhac = Resonance
Ileys = Light !!!!!!
Noqod = Reflection
Daahfurran/gudbiye = Transparent
Falaar abaareed = Incident ray
Golxo = Concave
Tuur = Convex
Xagasha qiirqiirka = Critical angle
Xisaab MATHS!
Soomaali = English
Tiro = Number
Tiro tirsiimo = Natural number
Tiro idil = Whole number
Abyoone = Integer
Jajab/Tiro lakab = Rational number
Mutaxan = Prime
Farac = Composite
Tiro maangal ah = Real number
Tiro maangad ah = Imaginary number
Tiro kakan = Complex number
Wadar = Sum
Faraq = difference
Taran = Product
Qeyb = Quotient
Urur = Set
Hormo-urur = Subset
Hormo-urur quman = Proper subset
Dhextaal = Intersection
Isutag = Union
Duleedin = Complement
Aljebro = Aljebra
Doorsoome = Variable
Tibix = Term
Hawraar = Expression
Tibxaale = Polynomial
Heer = Degree
Hawraar lakab = Rational expression
Isirayn = Factorization
Isir = Factor
Isle’eg = Equation
Isle’eg toosan = Linear equation
Isle’eg wadajira = Simultaneous equation
Sunsun = Sequence
Dareerimo = Series
Faansaar = Function
Wanqar = Symmetry
Tikraar = Intercept
Made = Asymptote
Tiirada = Slope
Weydaar = Inverse
Qiime sugan = Absolute value
Xididshe = Radical
Saabley = Quadratic equation
Joomitiri Geomtry
Bar = Point
Xariiq = Line
Xagal = Angle
Fool = Bearing
Barbaro = Parallel
Qoton = Perpendicular
Sallax = Plane
Goobo = Circle
Gacan = Radius
Dhexroor/Dhexfur = Diameter
Qaanso = Arc
Fatuuq = Sector
Labojibaarane = Square
Dhinac = Side
Laydi = Rectangle
Dherer = Length
Balac = Width
Saddex-xagal = Triangle
Sal = base
Joog = Height
Gundho = Centroid
Barbaroole = Parallelogram
Koor = Trapezoid
Qardhaas = Rhombus
Gunbur = Pyramid
Toobin = Cone
Dhululubo = Cylinder
Gabal Toobineed = Conic section
Goobo = Circle
Saab = Parabola
Gees = Vertex
Jeedshe = Directrix
Kulmis = Focus
Qabaal = Ellipse
Kulmisyo = Foci
Dhidib weyne = Major axis
Dhidib yare = Minor axis
Labosaab = Hyperbola
Dhidib-wadaaje = Transverse axis
Dhidib-xisti = Conjugate axis
Taxaneyaal = Matrices
Taxane = Matrix
Jiiftax = Row
Joogtax = Colunm
Suge = Determinant
Leeb = Vector
Itimaal = Probability
Abnaqan = Factorial
Raaboqaad = Permutation
Racayn = Combination
Waqdhac = Event
Xigidda = Differentiation
Xad = Limit
Xigsin = Derivative
Lid-xigsin = antiderivative
Abyan = Integration
Abyane huban = Definite integral
Fisikis dictionary 1987; http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/788/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Fisikis.pdf
Juqraafi ; http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/785/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Juqraafi.pdf
Xisaab; http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/803/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Xisaab.pdf
Kimistari ; http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/787/1/Qaamuuska eray-bixinta ee Kimistari.pdf
Bayoolaji ; http://dspace-roma3.caspur.it/bitst... bixinta ee Bayoolaji_1987_42pag_lavorato.pdf
No comments:
Post a Comment