Saleban Abdalle
lineages are also omitted.
is a Somali
sub-clan. It forms a part of the Surre
subdivision of Dir
clans. Saleban Abdalle members mainly inhabit the
regions of Sanaag,
Bari, Nugal
and Mudug where the
towns of Galkayo
and Tawfiiq[1]
have a significant population of Saleban Abdalle members. The Fiqi
Khayrre Saleban Abdalles also inhabit the Liben
Zone of the Ethiopian Somali
Region.
The Saleban Abdalle
are mainly pastoralists
who depend on cattle. As the Saleban Abdalle are a sub-clan of Surre
of the Dir
they left the Lafaruug area of Woqooyi
Galbeed region with the other Surre
groups where their founder was killed during the clashes with the
Ethiopians after
Imam Ahmad
ibn Ibrahim al-Ghazi (Ahmed Gurey) was defeated.
As the Saleban Abdalle are a sub-clan, members preserved their
lineage and is as follows. Some lineages are also omitted.
(Somali:
Saleebaan Cabdalle, Arabic:
سليمان
عبدالله), -
-
- Saleban Abdalle
- Mohamud (Fiqi khayrre)
- Muuse Faarah
- Samatar
- Daba' (Dabac)
- Agoon( Warsame, Guuled, Jalaf iyo Cigaal)
- Beyr
- Abbas( Abbas Muse)
- Siyaad
- Cumar (Dudbis)
- Food Ade
- Haaruun (Shiil)
- Habbad (Xabbad)
-
DEEGANADA SALEEBAN CABDALLE MUDUG
Beesha iyo Degaankeeda:
Beeshu waxay ka deggentahay Mudug deegaanada iyo magaalooyin ay ka midyihiin
* Towfiiq,
* Galhagoog,
* Ceeldhanaane,
* Dhinowda,
* Garacad,
* Jarriiban,
Baaq ay soo saareen Jaaliyada Beelaha Surre ee ku dhaqan North America ...
|
Markaan fiirinay isbedelka siyaasadeed ee Somaliya ka socda tan iyo intii Somaliya xornimada qaadatay ayaa waxaa inoo cadaatay inay beelaha Surre ay ku dulman yihiin. Jaaliyadda beelaha Surre ee ku dhaqan North America oo kulan yeeshay ayaa waxaa halkaa isugu yimid Waxgaradka, siyaasiyiinta, cuqaal,dhalinyaro rag iyo dumarba leh. Dadkii halkaa isugu yimid oo ka kala yimid dagaanadan hoos ku xusan: Beesha cumar muuse waxa ay dagtaa daganada Gobalka bari • Casimad gobalka bosaaso iyo tuloyinka hosyimada • Dagmada qandla iyo tuloyinka hosyimada • Dagmada iskushuban iyo tuloyinka hosyimada • Dagmada caluula iyo tuloyinka hosyimada • Tulaada Xafuun Beesha cabaas Muuse Iyo beesha Magadle waxa ay dagta Gobolka sanaaag • Casimada Gobalka cerigaabo iyo tuloyinka hosyimada • Dagmada Laaasqoray iyo tuloyinka hosyimada • Degmada baran iyo tuloyinka hosyimada • Tuulada Mushxaleed • Tuulada xabashawacle • Tuulada hadaftimo • Tuulada yuube Beesha haruun muuse waxa ay dagta Gobalka Nugaal • Casimada gobalka garoowe iyo tuloyinka hosyimada • Dagmada Eyl iyo tuloyinka hosyimada • Degmada Rabaable iyo tuloyinka hosyimada Beesha Samtar Muuse iyo Nacadoor cabdale and siyaad muuse Food cadeMuuse iyo damal muuse • Casimada gobalka galkacayo iyo tuloyinka hosyimada • Degmada Xarar dheere. iyo tuloyinka hosyimada • Degmada Hobyo iyo tuloyinka hosyimada • dagmada jariiban iyo tuloyinka hosyimada Sidoo kale goboladda Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan oo ay dagaan Beesha Qubays (Tolweyne iyo Yabadhaale), Cabdalle (Fiqi Muhumad iyo reer Agoon) • Cammaara • Bacadweyne • Jiic-dheere • Baraag Ciise • Qayacad • Ceel-God • Qeydarre • Miir-Jiicley • Dhanbayl • Afbarwaaqo • Budbud • Sabacad • Balley • Towfiiq • Golol • Xeraale • Galhagoog • Boholgaras • Kabxanleey • Deefoow • Qooneey • Koolo • Dhaah • Salagle • Jamaame • Banderjadiid • Golweyn • Xarardheere • Iyo xaafado ka tirsan Gobolka banaadir (Dharkeynleey, Kaaraan,Cabdicasiis,suuqa xoolaha) |
No comments:
Post a Comment