Daarood Dir Wuu Ceebeeyay ilaa 1840-1960 Daarood Waxa Uu Ka Shaqeeynayay Sidu U Ceebeyn lahaa magac Dir Oo Ilaa hada la garan la'ayahay waxa Dir uu u dhibay oo Uu Daarood iskugu dayay in uu buugaagta reer galbeedka istacmaarkii Somalida guumeystay inuu abtiyaashii ugu caayo bugaagtooda.
Waa hidaha iyo cadada Somalida in ay Odeyna(Aabo) ku abtirsadaan;qaarna iyagoo aabo ku abtirsanaya ay reerkooda ku magacaabaan bahda hooyadood.
Taas macnaheedu waa Bahda reerkii abtiyaasha u ahaa ayaa Qabiilkii lagu magacaabayaa (intii abohood ay ku abtirsan lahayeen) reerkii hooyadood ayaa lagu magacaabayaa.
Bal fiiri sharafta reer abtigu leeyahay.Bal eeg sida reer magac aabahood uga tagayaan oo u qadanayan abtiyaashood. Waa sharaf weyn oo hooyadu iyo reer abtiga ay Somalidu siiyaan.
Tusaale Gaaban: Dhaqanka Somalida Iyo Beelaha Reer Abtiyaashood Lagu magacaabo:
Odeeygii dhamaa ee Darood Ismaaciil waxa dhalay odeygii Direed gabdhiisi Donbiro ayaay Daarood gaal iyo muslimba u sheegeen.Sidoo kale Reer boqorka Ciismaan Maxamuud, Majeerteen waa bah Dir, oo suldaankooda waa in ay hooyadii Dir tahay ayaa shardi ah.Suldaanka Cusmaan Maxamuudna(Bah Dir Waa Boqorka) Daarood oo dhan ayaa loo aqoonsan.Waxaa Bah Dir ah oo kale Dhulbahante oo Arap Mahe Dir dhaleen, Ilaa Harti Oo dhan oo Ciise Madoobe Dir ay hooyadood aheeyd sida Harti sheegaan.Daarood beelo badan oo ay dhaleen Dir ayay leeyihiin waxanaad maqleysaa Bah Dir ilaa bah Madaluug, Bah Gaadsan, Bah Barsuug, iyo Baho badan ayaa jira.
Beelaha Isaaq Maahe Dir waxaa qeybtooda ugu curadsan dhalay Magaadle Dir oo waa Habar Magaadle (Habar Yoonis,Habar Awal, Cidagale, Arap).
Isaaq Maahe beesha Habar Yoonis- Waxaa dhalay Geri- Aba Yoonis Waxana ay Ku magacaaban yihiin Aba Yoonis oo Darood Geri ah. U fiiro sharaftaas Habar Yonisna hadeey arkaan cid Aba Yonis aflagaadeyneysa weey u hiiliyaan oo wax ay dhahaan ha caayina abtiyaasheen.
Surre Dir wax ay leeyihiin Bah Cabdi Ciise, Majeerten iyo iyagoo ay wada dhaleen majeerteen oo baho Ciise Maxamuud iyo Cumar Maxamuuda leh ba leh.
Habar Gidir oo Hawiye ah waxa ay ku magacaaban yihiin Gidiro- Oo Karanle Hawiye ah.Geri Waxa ay leeyihiin Bah Hawiye.
Somaalida waxa ku jira Bah Gurgure Ciise, Bah Nabidoor, Bah Sheikhaash, Bah Xawaadle, Bah Warsangali, Bah Leylkase, Bah Madigaan, Bah Isaaq, waa dad hooyo ku abtirsada Somaalidu, reer walbana abtiyaashod waa sharfaan intaan ka aheyn Darood sidaan idin tusi doono.
Ancient Kingdoms of West Africa: African-centred and Canaanite-Israelite ...By Dierk Lange
Tales of Punt: Somali Folktales
Abdi Abdulkadir Sheik-Abdi, ʻAbdi ʻAbdulqadir Sheik-ʻAbdi
Dr. Leisure
https://books.google.ca/books?id=syATJKcx5A0C&pg=PA255&dq=donbiro&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwjBg_HupqTfAhXSFzQIHXBOABYQ6AEIKjAA#v=onepage&q=donbiro&f=false
1)1840 Daarood waxa uu bilaabay in Ingriskii iyo reer galbeedkii isticmaarkii wadank imanayay u sheegtay carab oo uu dhalay carab Yeman Zubaida Ku aasan oo Ismaaciil Jabarti la dhaho oo dhintay dabyaaqadii qarnigii 1500.
2)Daarood waxa uu sheegtay in uu isagoo doon la soo caariday uu ceel qotay oo uu geed dushiisa seexan jiray.Ceelkana biyo ka cabi jiray.
3)Darood oo Doon kula soo caariday Geeska Africa oo baqdin iyo anfariir geed saaran ayaa waxaa helay laba gabdhood oo ari wada(waa gabadheeni Donbiro).
4)Daarood Gabdhihii waxaa uu u waraabiyay arigii. Gabar gabdhii ka midana wuu shukaansaday oo Dombiro la yiraahdo.Waxa ay u sheegtay nin caan ah ama boqor oo Dir la yiraahdo inuu dhalay.Daarood iyo gabdhii xiriir ayay sameeysteen waxana uu u sheegay in ay cidna u sheegin xiriirkooda.
5)Maalintii dambe Dombiro waxaa ka shakiyay Abaheed Dir iyo walaalkiis Hawiye waxayna soo dabagaleen iyadoo geedkii Daarood u socota.
6)Odeyaashii Daarood 1940dii waxa ay Kuufaartii istacmaarka ee tariikha been beenta aha Daaroodka ka qori jiray: "In odeygii Dir iyo Hawiye ay qabteen Daarood iyo Dombiro oo Galmo geedkii hoostiisa ku sameynayay iyagoon is qabin, oo zino meel iskula jira.Illahow ciil iyo ceeb ha na badin.
7)Doombiro Waa carartay maadama Abaheed iyo Hawiye arkeen iyaadoo nin ajanabi ah zino la sameynaysa. Daaroodna geedkii uu saarnan jiray ayuu ku cararay isagoo ka baqaya labadii nin ee gabadhu ka dhalatay ineey dilaan.
8)Odeeygii Dir iyo Hawiye ayaa Carabkii la dagaalamay oo soo dag yiri. Calaa kuli xaal dood dheer kadib ayaa waxa lagu heshiiyay (sideey odeyaashii Daarood)qorayaashi reer galbeedka in lagu heshiiyay sida tan.
a) Darood inuu soo dago oo sodan sano adoon ama shaqaale (qowsaar) (Shepard) u noqdo odeeyga Dir. In uu Daarood xaq u leeyahay in hadii uu wiil dhalo uu Dir ku soo wareejin karo oo isaga iyo reerkiisana madax furasho u noqon karo. Waxaan waa caadooyinkii Yahuuda Reer Binu Israail ay Toorah ku xuseen ee Bibleka Yuhuuda ee la nasakhay ayay dadkaa ka soo qaateen waxan
b) Daarood waxa uu ogalaaday in uu wiil haduu dhalo Dir ku wareejin doono inta ka horeeysana ahaan doono adoon ama shaqaale (qowsaar) (Shepard)u shaqeeya Dir.
c)"Daarood Waxa uu ku soo dagay dhabarka odeygii Dir waxaan uu raacay Dir iyo walaalkii Hawiye.Oo uu u shaqeynayay ilaa uu dhalay wiilkiisi Aawrtable(Yuusuf Daarood) oo adoon ama shaqaale (qowsaar) (Shepard) u noqdo odeeyga Dir.Daarood waa la fasaxay isaga iyo reerkiisi
d)Odeyaashii Daarood Dir weey ceebeyeen, oo hooyadii ayuu ceebeyay, oo isagii baa is ceebeeyay.
-Ceebtaas eeg Dir Aji waxa lagu tilmaamay (Cawaan) wiilkuu sodoga u ahaa ka dhigtay Qoowsaar.
-Daarood waxa kaloo odeygii Direed ku sheegeen in uu hadana dadnima xumadiisa uu Daarood markuu fasaxay uu reebtay wiilkii Uu awoowga u ahaa Dir oo gabadhiisa Doombiro dhashay Awrtable oo ay yiraahdeen Qowsaar ayuu ka dhigay.
-Daarood hooyadood Dombiro ayay inteey gaaladii reer Galbeedka ahaa hor gadhiisteen yiraahdeen Zino ayay abeheen la sameysnaysay markii Geedka lagu hoos qabtay.
9)Daroodku Qisadaan Waxa ay ka soo qaateen qeybo ka mida ah 1900 sheeko kale oo Hawiyah iyo Ajuuranka kale dhex martay oo sidan ah---
1) Ajuuranka wax ay shegteen inuu dhalay odey oo carab ah oo geed saran Oo Baalcade la yiraahdo.
2) Hawiye u yimadeen Karanle, Jambiile ,Raranle ,Haskul e.t.c Ajuuran oo carab ah geedkii ayuu diday inuu ka soo dago ilaa uu nin gabar siiyo ( Jambeele Hawiye ayaa gabartiisa siiyay) Ilaa uu nin dhabarkiisa ku soo dago Hawiye Raranle ayaa dhabarka u dhigay( Ajuuran ayaa adoonsaday oo ay ka mid noqdeen) Xaskuul Hawiye isagana wuu cuskaday Ajuuran carabkii geedka sarnaaa oo farta uu ka taabtay ayuu gooyay..
Story is well know See the Somali History By Lee Cassanelli
Sheekadaa Daarood waxa ay ka dhaxleen Hawiye Iyo Ajuuraan. 1940dii ayaa Dir lagu soo Wareejiyay. Daaroodka waxa ay sheekooyinkooda ka soo qaateen Bible ka Yuhuuda ee Tauraadka (Jewish Old Testement iyagoo ku dardaraya qeeybo qisadii Ajuuranka Gareen ay Hawiyaha ka Sameeyeen iyo qeybo ay toos uga soo qaateen Yuhuda Kutubkooda Torah iyo Talmuudka sida aad ka arkeeysaan buuga Dierk Lange.
Hadaba Qisadaan waxa ay hada leeyihiin waxa ay Daaroodku sheekadoodu waafaqsantahay Qisaaska Israaiiliyaadka ee Toowraadka Yuhuud laga soo qaaday oo waxaa Daaroodka ku aasan xikmad iyo aqoon hoose oo Biblical ah.Ciil iyo Ceeb weyna. Daarood ilaa 9kii Buug oo laga qoray Somalia intii isticmaarka waxa ay ku mashquulsanaayeen burburinta,cayda, ceebeynta,iyo tirtirida Taarikhda Direed iyo dadka Direed ilaa Cabdirisaaq Xajji Xuseen ilaa Dawladii Sharmaarke waanan soo bandigi doonaa in burburiyaan sumcadii Direed iyagoo Talyanigii iyo Ingriikskii qorayaashooda siyaabo kala duwan u adeegsaday.
1)Daarood Qisadaan Waxa ay ku mataleen Nabi Muuse (SCWS) siduu Biblka Yuhuuda uga hadlay ama qaybo quraanka ka mida :
Nabi Muuse (SCWS)
A)Isaagoo Yar oo Masar Jooga ayaa Fircoon amray in la dilo Ciyaalka Reer Benu Israaiil. Hooyadii ayaa doon sameeysay oo ku riday wabiga Niilka.
B)Daarood isagoo Carabta joogay ayaa Suldaan Banu Hashiima oo Adeerkiisa aya mucjisaat ku arkay oo rabay inuu dilo markaasaa Daarood Yar isagaa sabi yar ah ayaa Doon la saaray iyadoo Bareed Bari kula soo cariday.Sahayna Loo Soo siiyay (Sarartii Daarood) ee markuu goosto oo kale Soo baxeysay.
C)Daarood hadana Sidii -Nabi Muuse (SCWS)- ayay dheheen Isaagoo geed saaran ayuu gabar helay sidii Nabi Muuse markii uu Fircoonka Soo dilay ee Isagoo geed saaran helay Nabi Shuceyb (SCWS) gabdhana siiyay isagoo qoowsar ama shaqaale noqday siduu Bibleka Yuhuuda ku sheegay Sheekada Jethro iyo Moses.
D)Daarood hadana Sheekadii Nabi Ismaaiciil(SCWS) oo abiihii samigiisa ah waxa ay Odeyaashii Daarood ka soo qaateen Nabi Ismaaiil Siduu (SCWS)ceelkii Zamzamka ahaa u siiyay isaga iyo Hooyadii oo dhibaateysan Hajra. Daaroodna ceel buu helay oo geedkii uu saarnaa ku dhawaa oo Dombiro ka waraabiyay sidii Nabi Muuse (SCWS)uu uga waraabiyay Nabi Shuceyb (SCWS)Jethro Bibleka yuhuuda.Quranka Surata Tahaa.
E)Kama Danbeeyees Reer Galbeedka waxa ay tilmaameen in sheekada Yuusuf Awrtable ay ka soo qaateen qisadii Nabi Yuusuuf (SCWS) oo walaalihii ay inteey qabteen ay ka iibiyeen dad shisheeye oo guuraya isagoo yar oo adoon laga dhigtay. Daaroodka waxa ay dheheen Awrtable ama adoonkii uu Daarood yardka u bixiyay oo uu siyay dad shisheeya ah waxa ay u egtahay qisadii nabi Yuusuf SCWS.
Ceebtaas bal eeg. Waxa ay Daarood iyo dadkoodu gaalada u sheegeen ilaa hadana caruurtooda baraan ilaa mantana ugu faanan Gaalada reer galbeedka.Buugaan uu qoray nin Daarod ayaa ilaa hada ku taalaa ceebtii odeygii Direed oo ay leeyihin Majeertenku waxaa uu guumeeystay Awrtable Yuusuf Daarood Iyo qisada dulinimada ah ee Majeerteenku ku celceliyaan ee ah Odeygii Daarood ayaa Habaaray Yuusuf Awrtable (qowsaarkii Dir) iyo Tanade Daarood oo yiri hana Tarmina hana Tirtirmina(Istaakhfurulah istaakhfurulah ma Abaa Curadkiisa habaaraya.(Tales of Punt: Somali Folktales Abdi Abdulkadir Sheik-Abdi, ʻAbdi ʻAbdulqadir Sheik-ʻAbdi Dr. Leisure)
No comments:
Post a Comment