SUNDAY JUNE 12, 2005
Maxamed Axmed Cawil Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha Waa nin ceynkee ah.?
Waxaa 9/6/2005 shir ay golaha wasiirada dowladda faderaalka kmg ah yeesheen uuna shir gudoominayey ra`iisulwasaare Cali Max’ed Geedi lagu magacaabey xubno ay ka mid ahaayeen safiirada Soomaaliya u fadhin doona Shiinaha iyo Qaramada midoobey.
hadaba waxa is waydiin mudan waa nin noocee ah Maxemed Axmed Cawil oo ah ninkan loo magacaabey safiirka soomaaliya u fadhin doona dalka shiinaha, dad badani waa garan karaan shaqsigaas, maahan dublumaasi hore, maahan nin magac weyn ku dhex leh bulshada soomaaliyeed, maahan nin hadaad sifaacan u baratid aad hawl qaran oo noocaas ah aad ku aamin laheyd.
Waa nin dhalin yaro ah waxaa uu shirka soomaalida ku soo biiray xiligii shirku ka socdey magaalada Eldoret ee dalka kenya, waxaa uu ka yimid dal ka mid ah dalalka Yurub waa dalka Sweden wuxuuna sheegaa inuu haysto dhalashada dalka sweden.
Waa nin dhalin yaro ah oo firfircoon aadna u indha adag meel walba si fudud ku gala waxaa uu hadba dabaysha u racaa dhankay u socoto si uusan meelna wax ugu gafin, waxaa uu ka mid ahaa koox soomaali aheyd oo intii uu shirku ka socdey Eldoret ku doodey in ay masiixiyiinta laga tirada badan yahay ee soomaaliya wakiil ka yihiin waxanya dalbadeen in loo qoondeeyo ergo u gaar ah arrintaas waxaa aad uga horyimid ergadii soomaaliyeed ee shirka ka qeybgalaysay.
Waa nin dadka sifiican u yaqaanaa ay ku tilmaamaan nin ku aqdaamta beenta iyo wax isdaba marinta wararka la xaqiijiyey ayaa sheegaya inuu dhawr safaaradood ka qaatoo xooga mushaaro ah oo uu uga badasho xog siin ama jaajuusnimo.
Ninkaan hadda loo magaacabey safiirka soomaaliya u fadhiya dalka shiinaha waxaa uu dad badan u sheegay xiligaas inuu yahay masiixi laakiin dadkaasi waxaa ay ahaayeeen dad uu ku kalsoonaa balse warku waa baxay wuuna dareemay in ergooyinkii shirku xanteen marka laga reebo dad kooban oo ogaa qoraaladii uu ugubiyey ergaygii dowlada kenya ee shirka Elijah Mwangale qoraaladaas oo uu ku saxiixii jiray wakiilka (Somali Christian minority)
Inankaani waxaa uu u noqdey mudadii shirku socdey adeege qorsoon dhawr safaaradood oo shisheeye ah si ay wax uga ogaadaan gunta hoose ee soomaalida sababtoo ah inanku waxaa uu ku hadlaa dhawr luuqadood mararka qaarkood waxaa uu sheegen jiray inuu la shaqeeyo safaaradda Sweden, waxayna dadka sida fiican u yaqaanan ku sifeeyaan inuu yahay nin aan xuduud laheyn oo aan ka shaqeyn karin dan qaran oo gaarsiisan heer safiir.
Dad badan markii ay maqleen in safaaradii Soomaalida ee dalka Shiinaha loo magacaabey Maxamed Axmed Cawil (Jiis) waxaa ay ku noqotay anfariir iyo amakaag sababtoo ah aqoon durugsan ayey u leeyihiin wiilkan, waxayna siyaasiyiin badani garaysteen inaysan Cabdullaahi Yuusuf iyo Cali Geedi dowladnimo iyo in ummadda Soomaaliyeed wax loo qabto dooneyn sababtoo ah waxaa isku qaban waydey maqaamka safaarada Soomaaliyeed ee Shiinaha iyo shaqsiga loo magacaabey oo aan marnaba aheyn shaqsigii hawshaas u qaban lahaa ummadda Soomaaliyeed.
Xogta dhabta ah waxaa ay tilmaamaysaa in magacaabida inankaani ay tahay mid ka timid qoyska reer Cabdullaahi Yuuusf gaar ahaan haweenayda iyo caruurta ay dhashay oo uu inankaani xiriiri fiican la yeeshay ilaa uu gaaray inuu u soo dukaameeyo maalmaha qaarkood markii ay waqti ku filan waayaan.
Wiilkaani ilaa iyo markii la dareemay inuu Cabdulllaahi Yuusuf siyaasad ahaan shirka ku xoogeysanayey una muuqdey inuu guulaysan karo ayuu wiilkani xooga saaray inuu xirirri qaraabanimo la yeesho odaygo wuxuuna in badan ku cel celiyaa markii uu odayga la joogo abti iyo erayo la mid ah sababtoo ah waxaa uu wiilku kasoo jeedaa beesha ay ka soo jeedo Cabdullaahi Yuusuf hooyadiis.
Waxaa uu inta la hubo mar booqdey dhulka maamul goboleedka puntland asagoo la socdo Cabdulaahi Yuusuf intii uusan noqon madaxweynaha Jamhuuriyada soomaaliya xiligaas oo ay in badan oo ka tirsan ergooyinkii shirka shaxaad u tagi jireen maamul goboleedka puntland iyo inay muujiyaan tageeradii ay u hayeen musharaxnimadii Cabdulaahi Yuusuf.
Ayadoo qof kasta oo muwaadin soomaaliyeed ah haddii uu buuxiyo shuruudaha laga doonayo aw xaq u leeyahay inaw xil u qabto dalkiisa haddana waxaa dad badan la yaab!!! ku noqotay sida ay geedi iyo cabdulaahi yuusuf ugu bareereen inay xil noocaan ah u magacabaan qof sheegatay inuu wakiil u yahay urur masiixi ah oo soomaali ah, iyo sidoo kale qof lagu xantay inuu yahay adeege dowlado shisheye amaba si cad ugu adeegay dowladdo shisheeye in lagu aamino safaarad ka mid ah kuwa ugu muhiimsan safaaradaha ay leedahay jamhuuriyada soomaliya taas oo muujinaysa inaysan geedi iyo cabdullaahi yuusuf wax dan qaran ah ka shaqeyney oo aysan fahansaneyn in maantay loo baahan yahay dadka u adeegayaa qaranka inay noqdaan dad daacad u noqon kara danaha dalkooda .
Axmd Cali Faarax
Muqdisho Soomaaliya.
axmednaa59@ hotmail.com
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Showing posts with label AGOON DIR CLAN AND SACAD. Show all posts
Showing posts with label AGOON DIR CLAN AND SACAD. Show all posts
Monday, April 25, 2011
Sunday, September 5, 2010
Land Dispute Erupts in Galkayo, 10 Killed AGOON DIR CLAN AND SACAD
Land Dispute Erupts in Galkayo, 10 Killed
Written by Allafrica
Mar 18, 2008 at 07:43 PM
Ten people have been killed and at least 20 others injured in inter-clan fighting over land in Somalia's central town of Galkayo in the Mudug region, sources told IRIN on 18 March.
The fighting broke out on 17 March between the Sa'ad, Habar Gedir sub-clan and the Dir, and was concentrated near the Galkayo airport and nearby south Galkayo settlements, a journalist, Ahmed Sheikh Mohamed, of Daljir radio, said.
The clash was triggered by a land dispute, but the ensuing escalation of violence was attributed to a long-simmering rivalry between the clans, said a local businessman.
"A few years ago over 80 people were killed when the two sides fought over water points and pasture," he added
Mudug region governor Dahir Abdulkadir Aflow said forces from the self-declared autonomous region of Puntland, known as Darawishta, had been dispatched to intervene.
"We have forces that are now separating the two sides," Aflow said, and a mediation team was trying to resolve the dispute.
He said there was no fighting "going on today [18 March] ... We are waiting for elders from both sides to meet today to hammer out their differences under the auspices of the regional administration."
Sheikh Shuuriye of the Dir clan said the fighting started unexpectedly, "but we are doing everything we can to contain it".
He said he was confident the mediation efforts would produce a lasting solution.
The fighting took place near a camp for internally displaced persons (IDPs).
Mohamed of Daljir Radio said many of the IDPs in the Buulo Ba'aley camp had fled due to the fighting. He said some of the injured were being treated at Galkayo General Hospital.
Intensive mediation efforts on the part of the local administration, elders and religious leaders from neutral clans seem to have calmed the situation.
"We have been able to bring the two sides together to start talking," said Aflow. "I am confident that we will end this today."
[ This report does not necessarily reflect the views of the United Nations ]

Subscribe to:
Posts (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)