http://www.simbanews.com/2010-sim-jd-105710/feb-010-simba-news/03mar-beesha-Dir=cambaareyn_dagaalada.htm
http://www.topix.com/forum/world/somalia/TFP0RESUGLF7RGUPH/p7#lastPost
How come the biggest and the oldest tribe in All somali (DIR) has no land!
Posted in the Somalia Forum
Share
Read
126 Comments
Remove from my Tracker
More Somalia Discussions »
Comments
October 29-2003
DAGAALO QARAAR OO MAALINTII LABAAD KA SOCONAYA DEEGAANKA XERAALE.
Waxaa maalintii labaad dagaalo qaraar ku dhexmaraya tuulada Xeraale iyo degaano ku xeeran laba belood oo halkaasi wada dagto.
Wararka naga soo garaayo magaalada C/waaq ee gobalka Galguduud ayaa sheegayo in dagalkii bilowday saakay aroortii oo la isu adeegsado hubka culculus uu ka dhacay meesha lagu magacaabo Dhagafiin oo wax yar u jirto tuulada Xeraale iyadoo lagu soo waramayo inay weerarka soo qadeen beesha Dir.
Waxaa lasoo wariyay inay dagaalkasi ku dhinteen ilaa iyo sodona ruux halka inta ku dhaawacantay ay fara badan tahay.
Maraan kula xiriiray khadka isgaarsiinta ee loo yaqano fooneeyaha sarkaal ku sugan jiida dagaalka oo an doonayn in magaciisa la shaciyo oo u hadlay maleeshiyada SNF Galguduud wuxuu ii sheegay inay ka dileen ilaa iyo 20 ruux hub badan ay ka qabsadeen oo uu ka mid yahay qori weyn oo ku xirnaa gaari ay ka gubeen maleshiyadii soo weerartay.Wuxuu kaloo ii sheegay inay ka hayaan shan maxabiis ah. halak uu dhankooda ka qirta in ay dagaaladaas uga dhinteen sideed ka mid ah ciidamadooda.
Haddaba mar aan si gaar ah baaris ugu samaynay in aan ogaano jifooyinka ay kasoo jeedaan Sideedaas ruux ayaan waxaa noo suurta gashay in aan ogaano waxayna kala yihiin:
1-Seddax waa Beesha Reer Siyaad
2-Labo waa Beesha Reer Dalal
3-Hal waa rer Guleed Faarax
4-hal waa beesha Hawaraasame
5-Hal waa reer Kooshin oo dhaawan u dhintay
Waxaan ka cudurdaranaynaa inaysan inoo suurta galin inan helno magacyada oo dhamaystiran balse aan idiin balan qadayno inan dib idiinka soo gudbin doona.
Dhanka kale wararka ka imaanayo dhinaca beesha Dir aya sheegayo inay ka dhinteen ilaa iyo 15 ruux halka ay shegeen in laga qabsaday laba ruux.
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaro magalada Ballanballe ayaa sheegayo inuu dagalkii bilowday saakay aroortii uu istagay maantay shan saac oo subaxnimo walina maleeshiyooyinka labada garab ay is horfadhiyaan.
Dagaalkaan oo la rumaysan yahay inuu keenay khasaaro naf iyo maalba leh oo saameeyay dhamaan labada dhinac ee walalaha ah ee dirirtu halkaasi ku dhexmarayso ayaan ilaa hada waxaan muuqan dadaal rasmi ah oo lago joojinayo colaada iyo dhimashada aan macnaha ku fadhin ee ay ku nafwaynayaan dad fara badan oo aan waxba galabsan
C/risaaq Cali Adam(jesteeye)
jeesteeye@gedonet.com
Nairobi,Kenya.
36.Safiirka u fadhiya dalka shiinaha waa nin kasoo jeedo beesha dir laakiin waxay ilmo abti iyo eddo yihiin col.Cabdullahi yusuf
Back to top
Janada iyo beelaha soomaaliyeed!
Cabdirashiid Faarax Xassan
Maahi dadka ku xiran idaacada BBC-da, laakiin 1991 ayaan mar maqlay BBC-da oo meel dad badani dhooban yihiin ka shidan. Waxaan meesha imid markii warku dhamaaday, laakiin waxaan ku soo gaaray qaybtii ra’yiga dadweynaha. Galabtaa waxaa la soo daayey ra’yi ummadu la yaabtay, oo ku saabsanaa beelaha soomaaliyeed, oo Alle kula kulmay janada irideeda. Ra’yigaas waxaa soo diray nin waagaas ku noolaa dalka Itoobiya, laakiin aanan aqoon meel uu hadda ku sugan yahay, waxuuna ra’yigu u qornaa sidaan: Beelaha soomaaliyeed waxaa u horeeya beesha Mareexaan, waxaana Alle ku yiri: ”Gala janada” Mareexaana waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahow meesha garaado iyo Laanguruusaro malaga helayaa.?
Beesha Abgaal ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada”
Abgaalna waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahow meeshu Xamar sidii ka tahay, muufo, bun iyo moxog ma leedahay ?
Beesha Isaaq (Iidoor) ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada”
”Isaaqna waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaah meesha qaad iyo sigaar malaga helaa?”
Beesha Ogaadeen ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Ogaadeena waxay Ilaahay ugu jabaaween: ”Ilaahow Caanaboore iyo garoonshiid ma laga helaa meesha?”
Beesha Majeerteen ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Majeerteena waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahow shaqo kale ma raadsan kartaa, waayo meesha hugaankeeda mawada qaban karno?
Beesha Ciise ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Ciisana waxay Ilaahay ugu
jawaabeen: ”Waxa janada ku jiraa kuli soo Ciise Madoobe miyaa?”
Beesha Habargidir ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Habargidirna waxay Ilaahay ugu jawaabeen: ”Ilaahow janadu bililiqo iyo suuqmadow ma leedahay”.
beesha Dhulbahante ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Dhulbahantana waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahow meesha fardo iyo geel malagu dhaqaa?
Beesha Digil iyo Mirifle ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Digil iyo Miriflana waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Sadaqo meesha malaga dhiibayaa?
Beesha Dir (Suure) ayaa Alle ku yiri. ” Gala janada” Dir waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Allow Boqortooyadayadii ma noo soo celin kartaa?
Beesha Karinle ayaa Alle ku yiri: ” Gala janada” Karinlana waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahow Daarood maka cayrin kartaa aan galnee?
Beesha Warasangali ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Warsangalina waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahayow meesha ido, malay iyo maydi malaga dhoofin karaa?
Beesha Xawaadle ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Xawaadlana waxay ku jawaabeen: Ilaahow Isbaaro meesha mala dhigan karaa?
Gadabuursi (Samaroon) ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Samaroona waxay ku jawaabeen” Ilaahow shaqo ilaalo ah maka heli karnaa meesha?
Beesha Jareerweyne ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Jareerweyne waxay Ilaahay ugu jawaabeen: ” Ilaahow shaqo farsamo malaga helaa meesha?
Beesha Leelkase ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Leekasana waxay Ilaahay ugu jawaabeen: ”Ilaahow Majeerteen maka cayrin kartaa janada aan galnee?”
Beesha Carab Saalax ayaa Alle ku yiri: ”Galada janada” Carab Saalaxna waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahow annaga iyo Yemen ma wada gali karno janada, waayo waxay naga dhaceen jasiirada Soqadara? ”
Beesha Shiikhaal ayaa Alle ku yiri: ”Gala janada” Shiikhaalna waxay Ilaahay ugu jawaabeen: Ilaahow ma og tahay in aanan jano u soo jeedin ilaa aan Habargidir Jilib ka xoreyno?
Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab iyo Beesha Dir oo Heshiis kuwada saxiixday Dagmada Jamaame ee Jubooyinka.
9.Shawaal 1432,07,September,2011.
Bayaanka oo si wadajir ah ay usoo saareen waxgarad beesha Direed ee Daga Gobalada Jubooyinka iyo wilaayada islaamiga ah ee Gobaladaaai ayaa kakoobnaa dhowr qodob ay isku raaceen kadib markii kulamo maalmo qaatay ay kuwadayeesheen Dagmada Jamaame ee jubooyinka.
Suldaanka Beesha Dir ee Xaaji Caagane Maxamuud ayaa sheegay shirweynaha wadatashiga diimeed ee dhexmaray Xarakada mujaahidiinta alshabaab iyo Waxgaradka Beelaha Direed uu soconayay mudo sadax cisho ah kaasi oo taariikhdu marka ay ahayd 5-bishii Shawal Kafurmay Dagmada Jamaame ee Gobalada Jubooyinka.
Qodobada ay kuwada heshiiyeen Beesha Dir iyo Mujaahidiinta Xarakada Al-shabaab oo nuqul kamid ah ay heshay idaacada alfurqaan Ayaa waxa ay kakoobnaayen qodobadaan
1.
Xarakaeda mujaahidinta alshabaab iyo Beesha Direed Waxa ay kuwada balameen hirgalinta shareecada islaamka iyo difaaca Diinta
2.
Beesha Direed Waxa ay Cadeenaysaa inay naf iyo maalba lagarab joogaan mujaahidiinta utaagan hirgalinta iyo difaaca diinta waxa ay umada uga digayaan shirqoolada cadowga usoo maleegayo diinta iyo dadka soomaaliyeed
3.
Beesha iyo xarakada waxa ay isku raaceen ilaalinta deegaanka iyo hormarinta tan danta guud sida dib udhiska wadooyinka,iskuulada,isbitaalada,ceelasha,waraha.iyo waxii lamid ah
4.
Waxay xarakada alshabaab iyo beesha direed ay isla qaateen in siwada jir ah looga hortago cidkasta oo abuuraysa qilaaf beelaha dhexdooda ah
5.
Waxay siwada jir ah ugu baaqayaan dhalinyarada laqalday ee gaalada lasafan inay ale utoobad keenaa kana soo laabtaan ridada iyo xumaanta ay kujiraan
6.
Waxay si midaysan xarakada iyo beesha ugu baaqayaan umuda muslimka ee soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in alle ugu toobad keenaan si ale inaaga saaro dhibaatada dalka kajirta sida abaaraha
Sikastaba ha ahaatee ma ahan marki ugu horaysay Xarakada mujaahidinta Al-shabaab ay beeco lagalaan beelaha Daga Dalka Soomaaliya iyadoon dhawaan wilaayada Jubooyinka ay heshiis buuxa ay lagaartay beesha Absame taasi oo meelo badan oo dalka ay kasoo dhaweeyeen shacabka Soomaaliyeed
Halkaan ka dhageyso Bayaanka oo maqal ah
.
Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
http://www.radioalfurqaan.com/400650899%20sax%2046%20Beesha%20direed%20iyo%20xarakada.html
March 4, 2004
War-4-Marso,04,Nairobi.
Beesha Dir oo Eedeyn u soo Jeedisay safiirka Dawlada Jabuuti ee shirka..............
Qoraalka beesha dir ayaa waxaa ku saxiixan 83-qof magacyadooda oo ay ugu horeeyaan labada hogaamiye ee kala ah :-
1-Cabdulaahi sheekh Ismaaciil
2-Cabdicasiis Sheekh yusuf
Daabaco Boggan | Print
Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka
iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji... FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI
XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
Fadeexada Paltalkga: iyo Dulmiga Walaasha Muslimada ah....... GUJI....
Beesha dir ayaa cabasho dheer oo aan halkan lagu soo koobi karin ka soo gudbisay safiirka Dawlada Jabuuti ee shirka nabada Soomaalida ee haatan ka socda Kenya, Nairobi.
Beesha dir ayaa ku andacootey in uu la saftey shaqsiyaad u dhashey beesha dir oo ka mid ah Dawlada KMG, waxa kaloo qoraalka sheegayaa in uu keenay ilaa 15-qof oo la doonayo in lagu daro baarlamaanka iyagoo matalaya beesha dir.
Qoraalka ayaa waxay kaloo ku cadeeyeen in falalkaasi uu safiirka sameeyey uu marqaati ka yahay guddoomiyaha Shirka Nabad Soomaalida ahna wakiilka shirka ee Dawlada Kenya Muddane Bathuel Kipligat iyo kaaliyahiisa arrimaha diblomaasiyda iyo siyaasada Ambasator James Kiboi
dhamaad.
Fiiro Gaar ah:- qofkii doonaya Magacyaga iyo saxiixa 83-qof ,waxaa loogu soo dirayaa si sawiran ee la soo xiriir Abdikarim Aden Hussein E-mail address ee kala ah :- Abdikarimhussein@hotmail.com , akariim@yahoo.com , Abdikarimhussein@lycos.com ama tel:-254-721-215-705.
Mahadsanid.
Abdikarim Aden Hussein.
nairobi,kenya.
Faafin: SomaliTalk.com | March 4, 2004
XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
Main News
Xildhibaanada Beesha Dir ee Baarlamaanka DFKM Ayaa Aqbalay Codsi Uga Yimid Madaxweyne Sheekh Shariif
(Muqdisho, Soomaaliya,Mareeg.com- October 19, 2010) Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay
xildhibaanada ka soo jeeda beesha Dir, waxa uuna ka codsaday in ay codka
kalsoonida siiyaan Ra’iisul Wasaaraha cusub Maxamed Cabdillaahi Maxamed, oo
berri la filayo in uu hortago Baarlamaanka.
Xildhibaanada beesha Direed, oo ku dhawaa boqol xubnood, waa ay ka aqbaleen
Madaxwexweyaha codsigaas.
Horray ayay beeshu xilka Wasiirka 1-aad ugu soo sharaxday Mudane Maxamed
Cabdillaahi Oomaar oo maanta kulankaas ka hadlay.
Madaxweynuhuna waxa uu beesha guddoonsiiyey kitaab Qur’aan ah, waana uu u
duceeyey --- qancidda ay xilkaas ka qanceen iyo weliba ballanqaadka ay
Madaxweynaha u ballan-qaadeen in ay taageerayaan Ra’iisul Wasaaraha cusub.
Muqdisho maanta laga an sixiyuey Xubnaha uu yeelanaayo Golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir
Xubnaha labada gole ee Muqdisho ayaa ansixiyay xubnaha golaha degaanka ee dhowaan ay sameeyeen gudigii u xilsaarnaa arimaha maamul u sameynta gobolka Banadir ka dib kulan ay maanta ku yeesheen Hotelka saxafi ee magaalada Muqdisho.
Kulankii maanta ay isugu yimaadeen xubnaha dowladda garabka Muqdisho, oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamanka FS Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa ay si buuxda ugu anixiyeen xubnaha golaha degaanka ee uu yeelanayo maamulka gobolka Banadir.
Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo ah afhayeenka xubnaha labada gole ee Muqdisho kana mid ah Gudiga u xilsaaran maamul u sameynta gobolka Banadir ayaa sheegay in ay sidoo kale xubnaha Baarlamanka ay gudigoodu u gudbiyeen qaabka ay golahaasi oo 64 xubnood ka kooban ugu qeybiyeen beelaha kala duwan ee Somalida, iyadoo beelaha loogu qeybiyay sidaan:-
Beesha Mudulood 13 xubnood.
Beesha Habar Giudir 9 xubnood.
Beesha Murusade 8 xubnood.
Beesha Digil iyo Mirifle 6 xubnood.
beesha Dir 4 xubnood.
Beesha Xawaadle 4 Xubnood.
Beesha Daarood 4 xubnood.
Beesha Duduble 3 xubnood.
Beesha Sheekhaal 2 xubnood.
Beesha Jareer 2 xubnood.
Beesha Reer Xamar 2 xubnood.
Beesha Gugundhabe 2 xubnood.
beesha Gaaljecel 2 xubnood.
Beesha Silcis 1 xubin.
Beesha Reer Ow xasan 1 xubin
Beesha Ujuuraan 1 xubin.
Waxaa kale uu sheegay.
Afhgayeenka Xubnaha labada gole ayaa waxaa kale uu sheegay in xubnaha dowladda FS garabka Muqdisho ay sidoo kale ajandahooda ugu jirtey in ay ka doonaan qodob la xiriirey arimaha dib u heshiisiinta ee labada garab ee dowladda FS ee ku kala sugan magaalooyinak Muqdisho iyo Jowhar, hasa ahaatee Gudoomiyaha Baarlamanka ayaa dib u dhigay ka hadalka ajandahaasi ka dib markii ay soo gaartay wararka la xiriira dilka loo geystay Qadar Cismaan Cilmi Boqorre, waxa uuna Gudoomiyaha Baarlamanka FS tacsi u direy Gudoomiye K/xigeenka Baarlamanka Boqorre ooku sugan magaalada Jowhar.
Gudoomiyaha Baarlamanka FS ayaa u xilsaaray xubno isugu jira wasiiro iyo xildhibaano in ay ka qeybgalaan aaska Marxuumkaasi, iyadoo Gudoomiyaha baarlamanka uu amar ku bixiyay in la soo baaro war cadna laga keeno cidda iska leh Mas'uuliyadda weerarkaasi.
Qodobka la xiriira arimaha dib u heshiisiinta ee dib loo dhigay ayuu Cumar Xaashi aadan sheegay in laga doodi doono maalinimada talaadada kulanka ay ku yeelan doonaan Hotelka Saxafi, iyagoo go'aamo ka soo saari doono.
mUXYADIIN cali jimacaalle jakuula
jakuula@hotmail.com
Muqdisho Somaliya
http://www.lajiide.com/index.php?option=com_content&view=article&id=989%3Aafur-ay-u-suubisay-shugri-abdiaziz-sheekh-hassan-beesha-dir-iyo-somali-community-minnesota-usasawiro&Itemid=1
Warbaahinta oo Heshay Liiska wasiirada Lamagacaabay iyo Qabiilada ay Kadhasheen.
MUQDISHO:-Ra'isul Wasaaraha Dowlada KMG Soomaaliya ayaa xalay fiidkii kudhawaaqay Golahiisa Wasiirada, wasiirada lagu dhawaaqay waa ay ku cusub miyihiin intooda badan Masraxa Siyaasada, waana qurba joog, Hadaba Hoose ka aqri Magacyada, Jagooyinka iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan.
Beesha Hawiye
Beesha Hawiye oo kamid ah Beelaha Soomaaliya waaweyn ayaa haatan haysa Jagada Madaxweynaha oo ah Sh Shariif Sh Axmed
Hadaba Wasiirada ay heleen waxaa ay kala yihiin:-
1--- C/shakuur Sh Xassan Faarax Waa Hawiye/Habar Gidir/ Ceyr waana Wasiirka Arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka.
2---Maxamed Macalin Xassan Waa Hawiye/Murasade/Cabdalla Sabdi Maxamed Yar, Waa Wasiirka Kaluumaysiga, Bay'ada iyo Qeyraadka Badda.
3---C/Nuur Sh Maxamed Hawiye/Xawaadle, waana Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare.
4---Maxamuud C/ Ibraahim, Hawiye/Gaaljecel, Waana Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.
Beesha Daaroor
Ra'isul Wasaaraha Dowlada KMG Soomaliya ayaa kasoo jeeda Beesha Daarood Gaar ahaan Beesha Sade.
laakiin Wasiirada lasoo magacaabay ayaa waxaa Beesha Daarood kaga jira.
1----Pro C/weli Maxamed Cali Waa Beesha Daarood/Majeerteen/Cumar Maxamud, waxaana uu hayaa Jagada Ra'isul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Iskaashiga iyo xariirka Caalamiga ah.
2--- Xuseen Cabdi Xalane Waa Beesha Daarood/Ogaadeen,/Cowlyahan, waxana uu hayaa Jagada ah Wasiirka Maaliyada iyo Lacagta.
3--- C/kariin Xassan Jaamac Waa Daarood/Dhulbahate/Cali Geri, Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta.
4---C/rashiid Khaliif Xaashi Waa Beesha Daarood/Laylkase, Waxaana uu hayaa Jagada ah Wasiirka Howlaha Guud iyo dib udhiska.
Beesha Dir
Beesha Dir Waxaa ay kamid tahay Beelaha ugu waa weyn ee Dalka Soomaaliya, inkasta oo Beeshaas ay degto dhinaca Somaliland hadana Siyaasada Madaxda Soomaaliya dhinacooda ayay kaqaataan Wasiirada ay heleen waxaa ay kala yihiin..----
1---- Maxamed C/laahi Oomaar Waa Beesha Dir/Isaaq/Habar Awal, Waana Ra'isul Wasaare kuxigeen ahna Wasiirka arimaha Gudaha.
2----C/Nuur Macalin Maxamuud Waa Beesha Dir/Surre waxaana uu hayaa Jagada Wasiirka Dhalinyarada iyo Isportiga ahna Wasiirka Arimaha Bulshada ahna Wasiirka Shaqada iyo Hormarinta Shaqaalaha.
3--- Axmed C/raxmaan Abaade Waa Beesha Dir/Isaaq/Habar Yoonis Waxaana uu hayaa Jagada ah Wasiirka Gaadiidka Badda Cirka iyo dhulka iyo sidoo kale Wasiirka Dekedaha.
4----C/lahi Abyan Nuur Waa Beesha Dir/Biyo Maal, Waana Wasiirka Arimaha diinta iyo Awqaafta.
Beelaha Digil iyo Mirifle
Beeshaan Waxaa kasoo jeeda Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Shariif Xassan Sh Aadan, hadana waxaa ay Wasiirada kaheleen xubno muhiim ah, Wasiirada ay heleena waxaa kamid ah----
1---C/xakiim Maxamud Xaaji Fiqi Waa Beeshaa Raxanweyn/Digil.Dabare/ Waana Ra'isul Wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Gaashaandhiga.
2---Maxamuud Maxamed Boonow Waa Beesha Raxanweyn/Mirifle/hadame, waana Wasiirka dastuurka, Federaaka iyo dib uheshiisiinta.
3---Yuusuf Macalim Aamiin Waa Raxanweyn/Mirifle/Laysaan, Waana Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.
4---C/Risaaq Sh Muxudiin Waa Raxanweyn/Mirifle/Eelay, Waana Wasirka Macdanta, Biyaha tamarta iyo Shidaalka.
Beelaha Shanaad ayaa iyagana Golaha Wasiirada ka helay Jagooyinkan
1---Maryan Qaasim Axmed Waxaa ay kadhalatay Beesha Banaadiri/ waxaana loo magacaabay Jagada ah Wasiirka arimaha Haweenka iyo qoyska
2---- Dr Aadan Xaaji Ibraahim Waxaa uu kasoo Jeedaa Beesha Jareer weyne/waxaana uu hayaa Jagada ah Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.
intaas Waxaa ku eg Wasiirada Kudhisan qaab Beeleedka 4.5 ee uu xalay kudhawaaqay Farmaajo, waxaana ay intooda badan dalka kasoo galeen dhinaca qurbaha, waxaana kujira rag badan oo ay Ra'isul Wasaaraha Saaxiibo ku ahaayeen Maraykanka.
http://djiboutination.com/New_Folder54/sam345.htm
Xildhibaanada Beesha Dir ee Baarlamaanka DFKM Ayaa Aqbalay Codsi Uga Yimid Madaxweyne Sheekh Shariif(daawo sawirada)
Mogaddisho (YCB) Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay xildhibaanada ka soo jeeda beesha Dir, waxa uuna ka codsaday in ay codka kalsoonida siiyaan Ra’iisul Wasaaraha cusub Maxamed Cabdillaahi Maxamed, oo berri la filayo in uu hortago Baarlamaanka.
Xildhibaanada beesha Direed, oo ku dhawaa boqol xubnood, waa ay ka aqbaleen Madaxwexweyaha codsigaas.
Horray ayay beeshu xilka Wasiirka 1-aad ugu soo sharaxday Mudane Maxamed Cabdillaahi Oomaar oo maanta kulankaas ka hadlay.
Madaxweynuhuna waxa uu beesha guddoonsiiyey kitaab Qur’aan ah, waana uu u duceeyey — qancidda ay xilkaas ka qanceen iyo weliba ballanqaadka ay Madaxweynaha u ballan-qaadeen in ay taageerayaan Ra’iisul Wasaaraha cusub. sawiro
http://www.yucubka.net/2010/10/xildhibaanada-beesha-dir-ee-baarlamaanka-dfkm-ayaa-aqbalay-codsi-uga-yimid-madaxweyne-sheekh-shariifdaawo-sawirada/
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Showing posts with label Beesha SUURE Direed. Show all posts
Showing posts with label Beesha SUURE Direed. Show all posts
Monday, September 12, 2011
Sunday, September 11, 2011
War Saxaafadeed ka Soo Baxey Beesha Biimaal Kuna Saleeysan Dagaalkii Ka Dhacey Deeganada Majiicleey ee G/Dhaxe iwm Ah'
War Saxaafadeed ka Soo Baxey Beesha Biimaal Kuna Saleeysan Dagaalkii Ka Dhacey Deeganada Majiicleey ee G/Dhaxe iwm Ah'
Saturday, 10 September 2011 14:25
Waxgarad kasoo jeeda beelaha biimaal oo isugu jira oday dhaqameedyo cuqaal salaadiin ugaasyo nabad doono aqoonyahano haweenka dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa maanta oo aay taariiqdu tahay /9/9/20011ka ayee isugu soo baxeen ayagoo ka careeysan dhacdo fool xuma badan oo lagu laayay odayaal ergo ah oo iyimid in ay xal uraadiyaan baraag muran ka taagnaay oo laba beel ku dagaalamay ayaa si xeerka caalamiga ah ka baxasan iyo diinta islaamka loogu laayay odayadii ergada ahaay ,
War saxaafadeed kaan laga soo saa ray magaalada new york eedalka maraykanka ayaa lagu canbaa reeyay xasuuq ka dhacay deegaanka majiicleey oo qiyaas ahaan 30 K.M. kaga beegan magaalada cabuud waaq ee gobolka gal gaduud waxayna aay qayb kanoqonaysaa dhibaatada baahsan ee lagu haayo beelaha sure ee deegaan ahaan ka soo jeeda gobolada dhexe ayadoo la wada ogsoonyahay guud ahaan dhibaatada kataagan deeganadaasi ayaa baryihii udanbeeyay waxaa soconaayay barakicin iyo xasuuq ba an oo ku aadanaa sidii xaquuqdoo meesha looga saari lahaa waan na ogsoonnahay ayaa laguyiri war saxaafadeedka waxaana lagu soo xusay in ay kadanbeeyeen waxgarad kasoo jeeda beesha cayr oo ah kuwa xasuuqa geeystay wana lagala xisaabtamidoonaa hadu ala idmo ayaa lagu yiri
War saxaafadeedka waxaa kaloo lagu eedeeyay dowlada K.M.G,AH oo aanan kahadlin arxandarada lagu xasuuqay odayaal ergo ah iyo golaha baar lamaanka iyo siyaasiyiinta beelaha direed oo ayagu noqday aalad loo isticmaalo adeega loo baahdo oo aan lahayn dareen ku wajahan dadnimadooda iyo in aay la socdaan dhamaan shacabkooda iyo marxalada uu wadanka uu maraayo oo maanta wadanka lagu qayb saday ayaa lagu sheegay warsaxaafadeedkaan ugu dan beentii ayaa waxaa baaq hawada loo soo mariyay beel weynta dereed meelkasta oo aay joogaan in aay dareenkooda kamuujiyaan dhibaatada lagu haayo dadkooda.hadaba ja. c/kariin yuusuf aadan dhaga badan waxaan usheegaynaa in uu yahay gaarii lagu shaqasanaayo markii uu cilado keena ne layska badali doono oo gaari kale la iibsanayo hadaba waxaan ku leenahay dowlad kuuma dhisnee dareenkaaga laxiriiri dadkaaga
Wabilaahi Tofiiq
Muxyadiin sheekh maxamuud
Xigasho: cammaara.
www.lajiide.com
http://www.lajiide.com/

Monday, August 29, 2011
Important Historical Dates and Notes On Dir
The Cambridge history of Africa, Volume 6 - Page 669
Roland Oliver, J. D. Fage, Roland Anthony Oliver, G. N. Sanderson - History - 1985 - 956 pages
... and between May 1884 and March 1886 the British concluded 'treaties of
protection' with the northern coastal clans from the Isa (Dir) on the Gulf of
1.1875 Khadive Ismail presence in Harar, 1869 Suaz canal openned and Egyptian imperial presence started. Northern Somalia and Harrar occupied. Somaliland and Berbera Egyptian administration 1875 Britan recog them as soverighty as far as Ras Hafun public improvement of Zaila and Berbera laison with aqils and mosques water facilityPage 669
2.1877-1889 Brit. supported Egyptians but req. evacuation
3.Dir treaties:1884 may to 1886 treaties of protection Isa of TAJOURA
Obok purchased by french 1862
03/1885 Leon Lagade govornor signed treaty 06/1884
02/1882 Anglo-french treaty est boundary between Fr.Somalia- Brit Somalia partitioning the powerful proud Isa Dir from rest of Dir in Somalia
1889 Italian protectorat of Sultan of Hobyo Obio
1887 P653 Menelik occupy Harar worst Year for Dir in West devastion of Dir- raids on upon their stock
•MENELIK'S FAMOUS CIRCULAR CLAIMED 3 dIR GROUS TERRITORY AS HIS
MAY,1894 TREATY OF WICHALE, London ceeded to Ethiopia and Italy more Dir pausterland
Rod treaty more Dir Lands ceded --slice abounded to Menelike
1889 vice cousler Sir James Hayes Sadler appoint. Indian GARRISON REPLACE BY SSOMALI ILLAALO
Darwish forces 1900 recover 1000's of looted stock from Jigjiga
Dhulb Garad Ali Mahamud alarmed by Bah Geri Sayid and with help from his enemies and Maxamed Zubeyr cheif Hussein Iljeh try to force him to Bah Geri territory-- attemted to assasinate sayid killing his major advisor. p675-673
1900 Sayid in Nugaal Sanaag wiped out Cabdalle and Qubeys clans qoute Maxd Farax
aden dabcade
illig daldal
taleh fort
1903 Ethiopian-Brits-Isaaq
1903 Ethiopian-Brits-Isaaq M.Zubeyr Dhulb pressure to eject sayid from Dhulb territory. 1920 ejected from TALEH DIED OF INFLUENZA
P678 Era of eating filth time of applauling mortality BAKHTI CUN--1909 APRIL
40,000 SURRE PERISH
AADEN DABCADE
ALI DAABLE
WAGAR DHAC
ISSE MAXD ILAG DALDALA
CABAS MUSE WARSANGALI BECAME ARMS DEALERS
--- CABBAS LA SOO HEAY LO' JIR GURGURE
Haji Adan Afqalooc=== MAGEERKU WAA DARYAALE MADIGAN QASUURTUU JEEXAY

MAY,1894 TREATY OF WICHALE,London ceeded to Ethiopia and Italy more Dir pausterland

http://www.heesta.com/fanaan.php?fanaan=235
http://shunuuf.tripod.com/faysalstory
books.google.ca
Ali Jimale Ahmed - 1995 - 265 pages - Preview
The story of Ciisa pastoral man epitomizes such horror in a Somali context: Ciisa heard of the existence of a homosexual man (khanis) in Djibouti and killed himself saying this meant the end of the world. 45. Fatiha — the name given to ...
More editions
Encyclopaedia Aethiopica: He-N - Page 194
books.google.ca
Siegbert Uhlig - 2007 - 1211 pages - Preview
Stefan Weninger Isaac, Testament of / Yashaq: Gadla Yashaq Isaaq I. (for language s. /*Dir) is one of the most important / Somali clans and is formed by the /'Habar Awal - Sacad Muuse (Sacad Muuse) and cIisa Muuse ...
More editions
More editions
Women's voices in a man's world: women and the pastoral tradition ...
books.google.ca
Lidwien Kapteijns, Maryan Omar Ali - 1999 - 224 pages - Snippet view
... a buraanbur jilaysi of the Ciisa, a set of Somali clans living in northwest Somalia, in what were British and French Somali- lands: Tonight belongs to the Ciisa and the men residing in Cawsay/ Let men who are not born of Ciisa sperm ...
More editions
SOMALI FOLK TALE AHMED ARTAN
Folktales from Somalia By

Wednesday, June 29, 2011
Subscribe to:
Posts (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)