THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Tuesday, May 10, 2011
Darood History accourding to the Darood
The Darod population in Somalia lives principally in the north, with a presence in the Mogadishu area as well as southwestern Somalia. Outside of Somalia proper, there are various Darod sub-clans in the Somali Region and the North Eastern Province (currently administered by Ethiopia and Kenya, respectively), as well as Yemen.
Contents
1 Origin
2 History
3 Lineage
4 Sons of Daarood
5 Demographics
6 Partial sub-clan summary
7 Notable Darod people
8 Darod's resting place
9 Notes
10 References
11 External links
Origin
The 9th century Islamic writers Al- Masudi and Yaqut Ibn Abudllah Al-Hamawi wrote in their book Aqeeliyoon( a book that describes the lives and lineages of the descendants of the prophet Mohammed's young cousin Aqeel Ibn Abu Talib) that several Quraish sub-clans moved to to the city of Jabarta and the Zeila region around the ninth century A.D. Some key sub-clans include Banu Shams, Banu Abd Manaf and Banu Hashim. From the Banu Hashim, many Aquiline settlers lived in Jabarta such as Ahmed Ibn Husein Ibn Ali Al-Jabarti, Ahmed Ibn Omar Al-Zayli and most importantly he mentions the sufi Qadiriyah sheik Ismail Ibn Ibrahim Ibn Abdisamad Al-Aqeeyli Al-Zayli who is considered a Sufi saint in Yemen, the father of Darod(Abdirahman) the man most modern Darood claim have descended from. This sufi sheikh also had other sons -who all carry the surname "Jabarti"- where their tribes can be found in Southern Yemen, Eriteria, and parts of Saudi Arabia.
History
The majority of Darod clan members claim to be descendants of Muhammad ibn Aqil, son of Aqeel ibn Abi Talib. Aqeel ibn Abi Talib was the second of four sons of Abu Talib ibn ‘Abd al-Muttalib, who was the uncle and protector of the Islamic prophet, Muhammad. Abu Talib during those early days was head of the Banu Hashim. The Darod have strong tribal relationships with the other Hashemites.
According to early Islamic books and Somali tradition, Muhammad ibn Aqil's descendant Abdirahman bin Isma'il al-Jabarti, a son of the Sufi sheikh of the Qadiriyyah Order, was born in Jabarta, northeastern Somalia in either the 9th or 10th centuries AD, where he took the daughter of the Dir chief as his wife. Darod was also good friends with Sheikh Isaaq bin Ahmed al-Hashimi, another Banu Hashim who came to Somalia around the same time and is also the father of another clan in Somalia known as Reer Isaaq.[1]
The Darod were supporters of Imam Ahmad ibn Ibrihim al-Ghazi during his 16th century conquest of Ethiopia, especially the Geri, Marehan, Yabarre, Harti, Bartire sub-clans, who fought at the Battle of Shimbra Kure and many others [2]
Lineage
Darod is the son of the famous Sufi Sheikh, Ismail bin Ibrahim Al-Jabarti, who was born in Yemen but raised in Jabarti. He is considered by almost all Darod Somalis to be desceneded from the Bani Hashim.
According to the book Aqeeliyoon, his lineage is: Abdirahmaan Bin Ismaa'iil Bin Ibraahim Bin Abdirahmaan Bin Muhammed Bin Abdi Samad Bin Hanbal Bin Mahdi Bin Ahmed Bin Abdallah Bin Muhammed Bin Aqil Bin Abu-Talib Bin Abdul-Mutalib Bin Hashim. [1]
Sons of Daarood
Darod had five sons, and they are:
Muhammad ibn AbdiRahman, known by his nickname '"Kablalax
Ahmed ibn AbdiRahman, known by his nickname Sade Daarood
Hussien ibn AbdiRahman known by his nickname Tanade Daarood
Yuosuf ibn AbdiRahman= Awrtable Daarood
Eissa ibn AbdiRahman= Ciise Daarood
Demographics
Some sources, including the Canadian Report of the Somalia Commission of Inquiry, indicate that the Darod is the largest Somali clan.[3][4] The CIA and Human Rights Watch, however, indicate that Hawiye is the largest Somali clan.[5][6] The CIA indicates that the Darod make up 40% of the Somalis in Ethiopia and Kenya.[citation needed]
Partial sub-clan summary
Geri
Issak Hassan
Abayoonis Hassan,
Omer Hassan
Ika Hume Geri
Marehan
Howrarsame
Reer xasan
Reer faarax ugaas
Wagardhac
Celi
Calidheere
Awrtable
Reer Cilmi Maxamed
Ogaden
Maqaabul(Makaahiil & Reer Sacad)
Gumcadle
Maxamed Subeer
Abdalla
Abudwaaq
Jidwaq
Bartire
Absguul
Yabaree
Leelkase
Maalismogge
Muumin Aadan
Mahamed Aadan
Mohamud Ali
Korshe
Fiqi Ismail
Reer Ali Sheikh
Suhurre
Reer Awsalaat
Harti
Warsangali
Aadan Siciid
Adan Yaqub
Ahmed Dhegawayn
Bah Habar Osmaan
Bah Habar Hasan
Bah Idoor
Bah Ogayslabe
Bah Yabare
Bihina Guuleed
Aamir Of Garad Mohamoud
Cawramale
Colmarabe
Dubeys
Garad Liban (Tuure)
Garwayne
Gobyawuud
Ahmed Omar
Hinjiye
Idamoge
Jibrell Saiid
Muhumud
Ogayslabe
Raage Ali
Reer Omar
Reer Faatax
Reer Garaad
Reer Mohamed
Reer Saalah
Reer Haaji
Reer Yaasuf of Mohamud Omar[Yasif Omar]
Reer Yusuf of Garad Mohamoud
Riighaye
Waqadsiinye
Warlabe
Husein Iise
Dhulbahante
Xuseen Saciid
Muuse Saciid
Axmed Saciid
Dashiishe
Bahi wadaag
Saleebaan
Reer ugaas
Makadoor
Reer Boqor
Reer Sakariye
Reer Xaaji
Reer Fahiye
Reer Gabdoon
Reer Isxaaq
Reer Muuse
Reer Maxamed Ciise
Reer Macawiye
Reer Salax Roble
Reer Cali Abokor
Majeerteen
Wabeeneeye
Siwaaqroon
Saleebaan
Cali
Ismail
Musa
Ugaar
Abdirahem
Reer Mahmoud
Ciise Mahmoud
Omar Mahmoud
Cisman Mahmoud
Nuux Mahmoud
Reer Bicidyahan
Jibraahiil
Cali
Nuux
Notable Darod people
Mohammed Sheikh Adden, Marehan, Somali intellectual, former head of Somali Technological Development, Minister of Information, Minister of Education, Marehan, Head of the Ideology Bureau SRRC
Abdullahi Yusuf Ahmed, Majeerteen, President of Somalia's transitional government since 2004
Abdulrahman Jama Barre, Marehan, Somali Foreign Minister and close relative of Siad Barre
Siad Barre, Marehan, third President of Somalia, 1969–1991
Fatimo Isaak Bihi, Marehan, First Somali female ambassador, Ambassador to Geneva, Director of the African Department of the Ministry of Foreign Affairs
Abdi Bile, Dhulbahante, winner of the 1,500 metres at the "1987 World Championships in Athletics"
Faarax Maxamed Jaamac Cawl, Warsangeli, writer
Hassan Abshir Farah, Majeerteen, former Mogadishu mayor, Somali ambassador to Japan and later to Germany, interior minister of Puntland, prime minister of Transitional Federal Government from Arta, and current TFG minister of fishing and marine resources
Nuruddin Farah, Ogaden, prominent writer and winner of the 1998 Neustadt International Prize for Literature
Ali Khalif Galaid, Dhulbahante, former TNG Prime Minister of Somalia
Ali Matan Hashi, Marehan, first Somali pilot, commander of Somali Airforce 1959-1978, Minister of Justice, Minister of Health, Somali Nationalist.
Mohammed Abdullah Hassan (Maxamed Cabdulle Xasan), Ogaden, the Sayyid; called the Mad Mullah by the British
Mohamud Muse Hersi, Majeerteen, President of Puntland
Mohamed Abdi Hashi, Dulbahante, Former President of Puntland, Former Vice-president of Puntland, Former Chairman of USP (United Somali Party) Pan-Somali party. Known for his surpassing integrity, nationalism and fairness.
Aden Ibrahim Aw Hirsi, Marehan, Author, Islamic Jurisprudence/Political Science scholar, governor of Gedo region 2007-
Mohamud Hashi Abdi Hoosh, Marehan, Jubba Regional Army Command 1980-1991
Abdirizak Haji Hussein, Majeerteen, Prime Minister of Somalia.
Ahmed Farah Ali 'Idaja', Marehan, one of the first Somali language writers and 'father' of the Somali written folklore
Warsame Indhoole, Marehan, Director of the Somali Developmental Crash Program, oversaw the successful Somali literacy campaign
Hirsi Magan Isse, Majeerteen, scholar and one of the leaders of the Somalian revolution
Osman Yuusuf Keenadiid, Majeerteen, inventor of the Osmanya writing script
Yaasiin Cismaan Keenadiid, Majeerteen, author of the Somali Dictionary and founding member of the Somali Youth League
Mohammed Awale Liban, Majeerteen, designed the flag of Somalia
Mire Hagi Farah Mohamed, Majeerteen, Somali Finance Minister 2004-2006, and former Mayor Of Kismayo port City
Mohammed Said Hersi Morgan, Majeerteen, defence minister beginning of 1990s
Mohammed Jibril Muse, Majeerteen, former Chief of Somali Secret Service, General and later on Police chief of state of Puntland[7]
Said Sheikh Samatar, Leelkase, professor at Rutgers University
Abdirashid Ali Shermarke, Majeerteen, second President of Somalia, 1967–1969
Mohamoud Ali Shire, Warsangeli, Sultan of former "British Somaliland" (1897–1960)
Hussein Shuqul, Marehan, Head of "Jaalle Siyaad" National Military College
Ahmed Warsame, Marehan, Head of the Somali Military
Xasan Xayle, Warsangeli, Somali poet from Las Khorey
Farah Maalim, Ogaden, Deputy Speaker in the Parliament of Kenya
Mohamed Yussuf Haji, Ogaden, Defense Minister of Kenya
Darod's resting place
Darod is buried in an old town called Haylaan near Badhan in the north-eastern Sanaag region of Somalia. His wife Dobira is buried just outside of the town.
Darod's resting place
Darod's resting place
Darod's resting place
Dobira's resting place
Dobira's resting place
Haylaan, former home of Darod and his resting place
Haylaan
Haylaan
Friday, September 10, 2010
PROPAGANDA AGAINST DIR NAME--DOOBIRO
Daarodka carab ayeey sheegtan -- Lakin wax cad magacyadood iyo dhaqankooda inuu yahay mid Oromada ka soo jeeda sidaa uu qorahan cadeeynayo. Donbiro ayaa na dhashay oo carab geed saaran ayuu ahaa sheekadi ehey waa la beeneyay ee Daroodka soo saray 1840. Sheekadan foljariga ah waxa ay Daroodka ka soo coobiyeen Quranka Surata Tahaa oo ay ku saleysantahay qisadii Nabi muuse oo fircoon soo dilay isagoo macluul hayso uu laba hablood oo Nabi Shucay dhalay uu ariga u waraabiyay. Ka dibna uu gursaday gabartii ina nabi shuceb.. Qisad waxa ay qarnigii 1900 ku dareen sheeko kale oo Hawiyah iyo Ajuuranka kale dhex martay oo sidan ah--- 1) Ajuuranka wax ay shhegteen Carab oo Ajuuran wax ay yirahdeen odeygii oo carab ah oo geed saran ayaa malin malimaha ka mida ayy 6 Hawiye u yimadeen Karanle, Jambiile ,Raranle ,Haskul e.t.c Ajuuran oo carab ah geedkii ayuu diday inuu ka soo dago ilaa uu nin gabar siiyo ( Jambeele Hawiye ayaa gabartiisa siiyay) Ilaa uu nin dhabarkiisa ku soo dago Hawiye Raranle ayaa dhabarka u dhigay( Ajuuran ayaa adoonsaday oo ay ka mid noqdeen) Xaskuul Hawiye isagana wuu cuskaday Ajuuran carabkii geedka sarnaaa oo farta uu ka taabtay ayuu gooyay.. Story is well know See the Somali History By Lee Cassanelli. DAROODKA LABADAN SHEEKO OO MIDNA UU QURANKA IYO QISADII QOOMKII MADYAN DHEX MARTAY IYO RASUULKA MUUSE IYO SHUACAY S.A.W.S AYEEY WAXA AY WAKHTIGII DARAWISHTA KU DAREEN SHEEKADII DHEX MARTAY HAWIYE IYO AJUURAN. LABADA SHEEKO HARTIGA (DHULBAHANTE--MAJEERTEN--IYO WARSANGALI) AYAA ISU GEEYAY OO MARKAA LA DAGLAMAYEY iSAAQ (MAHE DIR) OGOW SADEXDA HARTI WAXA AY KU FAANAN IN AY BAH DIR YIHIIN WAXAN WADA DHALA DIRTA ISAAQ HABAR YONIS(MUSE ARREH) DHULBAHANTE SACIID AYAA DHALAY (ARAB) BAH DIR MAJEERTEN BOQORADOODA (ISAAQ BAA DHALA) WARSANGALIGA SIDOO KALE. GABEYGII GUBA MARKAAD DHAGEYSATO ISAQ DIR AH OO DONBIRO SHEEQANAYA AYAD MAQLI. ***** NASIIB DARO PROPAGANDADII DAROODKA WEY SHAQEYSA MARKII AY ABUUREEN WAX DOOBIRO LA YIRAHHADO OO AY KU XUMEYNAYEEN ISAAQA (Posted by guest: X-large)
(Posted by guest: PROPAGANDA AGAINST DIR NAME--DOOBIRO)
posted to Gurgure Dir. at Sat Feb 14 17:07:34 EST 2004.
返信
Direey Balo ku aragtay=== Cidkasta makusheegatay
Ninnaba uunka kama dawladsana, Dir iyo Daaroode Ilaah baa dabkoodiyo nasakhay, danabbadoodiiye Dadka uguma liitaane’e way, diriri waayeene. Iiddoorse Dir weeyee hadduu, duullan soo bixiyo Dunji Habar Magaadluhu hadduu, dabarka soo gooyo Dunbuq iyo rasaastana hadduu, Debecsanow siiyo, Horta yaa la da’a wayla yaab, dawyadaad mariye? Maxamed Fiin [Habar Yoonis] http://allsomalianews.com/suugaan/guba/Guba3.htm Qamaan Bulxan [Ogaadeen]
posted to Gurgure Dir. at Sat Feb 07 13:52:57 EST 2004.
Sunday, January 10, 2010
Daroodka tarkhiikda uu Dir u Sameeyay :Irir Samaale : Been Abuurka Daroodka Dir Ka Fidiyo:

Somaalidu maah afarta qabiil ee Dir, Darood, Hawiye iyo Raxanweyn oo la dhaho qudhoodu waa Samaale, in kastoo halkan lagu darin:
MAXAA LOO AASAY QABIILKAN SAMAALI ?
Dad badan oo ay ka mid yihiin, Cawara Malleh (Awramalleh), waa beelo ka fil weyn Dir iyo Daroodba. Xawaadle, Degoodi, iyo Gaaljecel maaha ilmo Hawiye.
Hawiyah, xitaa ma qariyaan, oo waxa ay dhahaan anagu waxaan nahay 6:
- KARANLE--MURUSADE
- GORGARTE- HABAR GIDIR IYO ABGAAL (HIRAAB)
- JAMBIILE- AJUURAN IN KASTOO HAWIYUH KURAAS SIIN OO OTHERS AY KA HELEN
- RARANLE- WAA TIRTIRMEEN AMA IN YAR AA KA HARTAY
- HASKUL- WAA TIRTIRMEEN
- GUGUNDHABE- BADI CADE+ JEJEELE-LAAKIN HADA HAWIYAH WEXEY KU DARAAN BEELO BADAN OO SAMAALE LIISKAN KA AH
Waxaan rajeynayaa Hawiyah in ay naga xanaaqin, runtu cidwalba kama farxiso.
Laakin, Habar Gidir iyo Isaaq oo ay soo eryeen Daroodka ayaa waxa ay kala saar saaridaan ku koobeen iyagoo magac cusub "Alifay oo la Dhaho Irir Samaale" 1960's. Iyagoo ku guuleystay in ay meeshoo dhan ka saaran magacii hore ee mucamka ahaa ee "Dir".
Dir Waligiis muu dhalin nin Irir la yiraahdo ! Laakin waa xaqiiq in Dir lagu naaneysi jiray, Dirir. Haa magac Dir wuxuu ka yimid --- Dir oo ay macnaheedu tahay dad iyo Dhiiri -ninimo- raganimo. Waxaa layiraahdaa Dirir waa xidig, ay Dirkii hore dhahaan waxaa dhashay odeyga Dir saas Daraaded waxaa loo baxshay kii dhashay xili Dirir soo baxay! Aniga cilmi falaqa ma aqaan laakin say doontaba ha noqoto. Waxa Dir Dhalay oo si toosa uu ugu abtirsadaa Aji Samaale Xiile.
Darood iyo Dir: DAROOD CARAB MAAH MUXUU QARINAYAA OO QURANKA ALLE XITAA U ADEEGSADAY?
Dadkun intaa ka hor waxa ay ahayeen Dir iyo Daarood, sida ay jecel yihiin wiilasha aan abtiyaash u nahay Darood . Laakin Daroodkuna wuxuu qariyaa in uu isagu xitaa Dir sheegan jiray oo uu bari danbe 1700, markii ay madaxa kor u qaadeen ay is dheheen war Dir saan uga baxnaa ay alifeen sheeko xariir. Ha Sheeko xariir ah, anagu carab bari dhaw timid baan nahay Hooyadeen Doonbiro ayaa Dir aheyd, oo anagoo geed saaran ayaa nala soo dhaweeyay.
Sheeko xarirtaan wax ay Daroodka ka soo xadeen ama ka naqileen. Quraanka: Haa walaahay !!!
Sheekadan, Daaco Qarmoonka ah, naaxyadeeda waxaa laga soo naqilay Suurata Taha iyo Ayadaha Quraan Alle. Fiiri Saan ayay u dhacaysaa.1)Sheekh Daarood waxaa dhalay nabi Ismaaciil ( xasuuso ceelkii Zam Zam)
2)Darood oo Doon kula soo caariday Geeska Africa oo baqdin iyo anfariir geed saaran ayaa waxaa helay laba gabdhood oo ari wata(waa gabadheeni Donbiro).
3)Qeybtaan waxaa ay Darood ka soo qaateen Sheekadii Quraanka Xakiimka ahaa ee Nabi Muuse (SaWS) uu dilay ninka Fircoonka ah, ee uu u fakaday, Siinay (Sinai) dalka ay Daganayeen Madyan oo uu ka dhashay Nabi Shucyb (Saws) oo isagoo geed saaran uu la kulmayo laba gabdhood oo aru wata.
4) Daroodka waxaan waxa ay ku qoreen buugag ay qoreen Gaalada ( Western writers) oon soo bandhigi doono. Marka Darood booskii Muuse ayay galiyeen, Shucayb iyo qablikiisina Madyan (SAW) waxa ay ka dhigayaan Dir.
5) Malintii danbe ayaa Dir ( Shuceyb ) Xanaaqay oo daba galay Gabdhihii oo uu la kulmay ninkii geedka Saarnaa.
Daarood abti maxaad qarineysaa oo aad geedaha la fuul fuuleysaa ?- Daroodka waxay qarinayaan waxa weeye waa "Gaal Ka Hareen". Haa, si fiican ii dhageyso, Darood iyagaa Abtiyaal u ahaa Dir oo Dir dhulka ugu yimid. Dirna geed kama soo dagin, (saan cadde ) Carab muusacagaleyda (lizards) iyo Ayaxa (grasshoppers) oo suuqa ka xamaala, kubabka xoolaha cuna, maqnuuda kuma abtirsadee waxan ka imid Galbeedka Somalia. Waxan Dir Dhalay Xarla (Harla) oo ah dadkii ay Dir guumeysan jireen ilaa Qarnigii 700AD.
- Haa Dir Dalka wuxuu ugu yimid Daroodkaan iska Dhiqdhigaya Shariifka, waana niman Xarla Koombe ah. Waa Xarlada ay ummadah Harrar oo dhan ku sheegan qown la rogoy oo Ilaahey duleeyay. Oromada kuu sheegi, Cafartaa kuu sheegi, oo anigaa kuu sheegaya.
- Cadeeyntan hayona waa ka naxaysaa mana rumeysan doontid. War ma magacyadaan Darood ee ah kuwa Gaalada ayaa Shariif Shariif ka soo urayaa ?
KabLalax, Kuumada, Kuumbe ( Koombe), Geri, IWM
Daroodka waxa ay qarinayaan iyaga ayay u taal. Abtiyaal, hadii aad Shariif Sharif mataleysan Gaaladan xun xun ha ugu sheekeyn aniga Amiir baan ahay oo dad Cawaana oo Dir iyo Hawiye iyo Raxanweeyna ayaan Diinta ku fidiyay.
War Diinta Alleh kaa Saaryee ma adaa Diin Faafiyay, oo shariifa, oo dalka doon ku soo galay. Miyaadan aheyn, Gaalkii aan anigu ilaa Iifat ilaa Adal ilaa Axmed Gurey soo Islaminayay. Bal fiir Daroodkan Shariif isku sheega magacyadooda:
Tagal Waaq- Absame Darood
Jidwaaq
Cabdul Waaq
Gudoon Waaq Majeerteen
Siwaaq roon Majeerteen
Amarti Waaq Majeerteen
Muunan Waaqan ahayn Wixii ay Cabudi jireen Gaalo Ka Hareenkii Cawaanka ahaa ee ilaa hada ay Boorantu caabudo adiguna waxad la baxday kii Jidkii waaq maray, Tagaal Waaq kii waaq u tagay, Gudoon Waaq iyo kii isaga iyo waaq markey wada hadleen yeelay " Sidii u rooneyd waaq".
DOONBIROOY YAAD AHEYD ?
KITAABKA UU QORAY : SHIHAAB EE BUUGA " FATUUX AL XABASH AYAA SHEEGAYAY IN XAASKA MUJAAHID AXMED GUREY AHAA MAROW : BAATI DELWAMBER OO MAJEERTEENKA AY DOONBIRO XAGAA KA NAQLIYEEN.
Ugu yaraa 1000 jeer aayaan ku arkay warar kaladada oo Daroodku Dir ka bixinayaan ilaa I. M lewis ilaa Qoraalo kale oo dadka Daroodka ugu sarsareeya ay Dir magacooda burburinayaan, iyagoo leh Dir waa Dadkii dalka loogu yimid, ee ilaa wixligii cawanimada oo Somalida oo dhan ka timid. Geed baan saarnaa oo ka soo dagay dalkaan oo dhana Dir baan ka qaaday ?
Darood hadii uu guursaday awoowgiin Darood gabar la yiraahdo Doonbiro Direed sidee dalkan oo dhan ( Itoobiya ilaa Jabuti ilaa NFD) uu u dhali karaa nin aad gabadhiisa qabto oo arooskaagi fadhiya ?
Isweydii, Tusaale ahaan, hadii aad tahay ka soo qaado 30 jir oo anigoo Magaceyga la dhaho Dir aan ku siiyo, Gabadheyda oo la yiraahdo Doonbiro oo 20 jir ah, macneheedu waxaa weeye adigu qiyaastii anigoo Magaceygu yahay Dir, waxaan jirikaraa ilaa 60 sano soo maha. Marka hadii aad suuq galiso Sudogeey oo Dir la dhaho oo 60 jir ah ayaa dhalay dadka ku nool Somalia iyo Ethiopia illaa Kenya iyo Erithrea. Waxaas yaq yaqsiga leh ayay u sheegeen Daroodka qoraaga I M Lewis la yiraahdo oo uu dunida ku fidiyay.
GAALKA DIL GARTIISANA SII BAAY DIR HOREY U TIRI, DAROOD ABTI, ANA WAAD I DHASHAY, ANA WAA KU DHALAY. MAAD NA KALA DEYSID. ABOOR AYAAD TAHAY ABOORNA GURI GEED KA SAMEYSAN AYUU DUNSHA, ANIGU SE WALEE DIR BAAN AHAY, ABOORNA DHAGAX WAXBA KAMA QAADO, INUU LEEF LEEFO MOOYE.
A TERMIT CAN DO NOTHING TO STONE BUT LICK IT- ASALAMA CALEYKUM
Markale ayaan Arinkan u soo noqon, Qoraaladan Soo tabin
Blog Archive
- ► 2012 (418)