Showing posts with label SURRE DIR. Show all posts
Showing posts with label SURRE DIR. Show all posts

Saturday, May 28, 2011

The Suure and first hijira AQIIL IBNU ABI TAALIB ? SAMAALE DIR HAWIYE IYO RAXAN WEYN ABTIRSINYO

The Dir Suure clans claim Dir was the Son of Aji Aqiil ibnu Abi Taalib

The Suure Dir who have well respected Fiqis Islamic jurisprudence scholars and who have been instrumental in religious studies in many part of Somalia claim descent from Aqiil Ibnu abi Taalib(first cousin of the prophet SAW) and the Suure claim in the first Hijra many As-haab of the prophet well know figures come to Somalia through Djibouti like :

84 males and children and women including-- Uthman ibnu Affan 3rd Caliph and SAW's son in law Ruquyya daughter SAW Abdul Rahman Bin Awf Zubeyr Bin Al awwam and Gafar Bin Abi Talib(read suratal Maryam 19 and his wife sahla Amar and khalid sons of said bin al As Abu Hudayfa b Uthman mazum his wife sahla wife Umm Salama bint Abi Umaayya all three amoung ten who were promised heaven.

The Suure claim this is in the: biographer Ibnu Hisham .while others claim only 33 come

AFAR OF ERITREA AND DJIBOUTI ALSO (ODA ALI OF ZAILA)

The ruling house of the Afar Assayo Marre and their king Ali Mirre (of fertail areas Ausa nad Beadu and Gewani Area) claim the Madoobe Dir Issas are cousins to Afar because the Afar claim direct descent from One Har al Mahis the son of Jacfar ibnu Abi Taalib a cousin of the prophet SAW.Many Samaale clans claimed as an ancestor Aqiil ibnu abi Taalib. (Adventures in Bone Trade mentions fact)

Jacfar Ibnu Abi Taalib was the head of the As-haab who came to the Horn of Africa and he represented them and spoke at the court of the Christian King at the first hijra when anti-Muslim Quraish sent a delegation after the Muhajirs.

The Suure Dir claim Abdumatalib had 10 sons :

* Abu lahab
* Hamza
* Al Abas
* Safar
* Azzubair
* Al Harith
* Maqwan
* Abdalla (SAW's Father)
* Abu Talib who had 3 sons Jacfar, Aqiil and Ali
* Ghidaq

Qabiilada Samaale oo Aqiil ku wada abtirsada isda Dir


Magacaasi waa odeyga la yiraahdo Hiil, kaas oo aanan la haynin wax magaciisa dhaafsiisan, markii laga reebo laba wiil ee uu dhalay oo lakala yiraahdo Sab iyo Samaale, kuwaas oo waalid u noqday dadka soomaalida ah intooda badan. Waxaa la sheegaa in Hiil uu yahay nin ka soo farcamay Cuqayl binu Abii Taalib oo ahaa suubanihii Maxamad ahaa (s. c. w.) ina adeerkiis. Xiriirka abtirsiinyo ee ka dhaxeeya Hiil iyo Cuqayl lama hayo, markiise sawir laga bixiyo silsiladda faceed oo ay leeyihiin durriyaddii Hiil waa sidatan :
Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale
Sab wuxuu dhalay
1. Digil : (Jiiddo, Tunni, Gelledi, Dabarre Garre)
2. Mirifle : Siyeed (Elaay. Leysaan, Eemid, Diisow, Maallan, Wiin) iyo Sagaal (Luwey, Gellidle, Yantaar, Jilible, Hbeer).
Samaale wuxuu dhaley Irir
Irir wuxuu dhalay :
1. Hawiye.
2. Aji.
3. Mayle (Xawaadle).
4. Yaabur (Gaaljecel iyo Dagoodiye).
5. Maqaarre.
6. Gariire.
7. Xamarre.
8. Xariire.
Hawiye wuxuu dhalay : Karanle (Murursade), Gorgaate (hiraab), Gugundhabe (Baadi-cadde). Jambeelle (Ajuraan).
Aji wuxuu dhalay :Dir, Dangolo.
Dir wuxuu dhalay : Madaxweyne (Akishe), Mandaluug (Gadabiirsay), Madoobe (Ciise), Mahe (Isaaq, Biyamaal iyo Surre).



.

Thursday, May 19, 2011

Deeganada Cabas Muuse (Qore Nin Cabas Muuse ah oo Bari Dagan)

Deeganada Cabas Muuse
(Qore Nin Cabas Muuse ah oo Bari Dagan)



Cabas muuse waxaa uu dagan yahay gobolka sanaag gaar ahaan magaalooyinka iyo tuulooyin aan si gaar ah looga la hayn maanta sida magaalooyinka
baran , hadaaftimo, laasqoray, yube, iyo dagmada ceerigaabo, waxay ku teedsan yihiin reer guuraagooda buuraha calmadow halkaas ay ku lee yihiin dhul beereed ay ka baxaay qaadka iyo dhamaan qudaarta inteeda kale halkaas oo lagu magacaabo (daadlay)

Cabas muuse waxaa uu dagan yahay gobolka sanaag gaar ahaan magaalooyinka iyo tuulooyin aan si gaar ah looga la hayn maanta sida magaalooyinka
baran , hadaaftimo, laasqoray, yube, iyo dagmada ceerigaabo, waxay ku teedsan yihiin reer guuraagooda buuraha calmadow halkaas ay ku lee yihiin dhul beereed ay ka baxaay qaadka iyo dhamaan qudaarta inteeda kale halkaas oo lagu magacaabo (daadlay) ayna si qaas ah beerahaa u leeyihiin khayraadka bada
waxay kaluumaysato ka yihiin magalada laasqoray iyo dhamaan xeebaha bariga iyo waqooyiga waxaa wax ka aasasay magalada sheekh nimankaa cabas muuse qaar ka mid ah oo deeganaa buuraha sheekh galayna mudo hore halkaas waxaa ii sheeay oday cabas muuse ah aan la sheekaystay oo magacisa la yiraahdo maxaud cumar axmed bulqaas jawaabo awooda saleebaan c/le e halkaan aad iyo aad bay ubaaladhan tahayin kastoo dhaqaalo xumo iska jirto misena waa dad isku xiran oo badan ayna lee yihiin ciidan ka difaaca cadawgooda

abtisiinyaha cabaas muuse
cabaas muuse wuxuu dhalay 1
maxamed cabaas
maxamed cabaas wuxuu dhalay 1
cabdikariim maxamed
cabdikariim maxamed wuxu dhalay1
yuusuf cabdikarim wuxu dhalay1
yuusuf cadakariim wuxu dhalay6
1.maxamed yuusuf
2.hasgim yuusuf
3.abakor yuusuf
4.axmed yuusuf
5.ugaadh yuusuf
6.bare yuusuf
bareyuusuf wuxu dhalay 2
1. fataax bare
2.faarax bare
farax bare wuxu dhalay 1
cigaal faarax
cigaal farax wuxu dhalay3
1.maxamed cigaal
]2.faahiye cigaal
3.axmed cigaal
farax bare wuxu dhalay 4
1.sharmaake farax (bah adaan yacquub)
2.faatax farax(bah adan yacquub)
3.samatar faarax (bah adan yacquub)
4.cali farax (bah jibriil siciid)
sidaas iyo nabad galyo

S
nimankaa waa niman taariikhaa soo maray hadana ay yihiin niman wax ka dagan gobolka sanaag waxna l qabsada warsangali \


waxana barlamaanka ku jira nin la yiraahdo maxamed xuseen huruuse oo lagu magacaabo (shiine)waana laga helaaa goboladaa waqooyi barlamanka somaliland shiine uu ku jiro

waxay wax kaga jireen maamulka p/land agaasimaha guud ee wax barashada p/land mude Cabdulaahi Axmed bulqaas hana ku sugan kiinya ka dib markii maamulka laga ceeriyay laguna badalay booskiisa nin warsangali ah hadana ay jagana ka hayn puntiland .

=============================
CABDALLE YAA LA DHASHAY?
Suure (Qubeys and Abdalle Gutaale &maxamed Gutaale=
Abdalle (Gutaale)and maxamed Gutaale Habar Deel
The Abdalle are 4 subclans and an Uncle"the Habar Deel"
=Maxamed Gutaale(Habar deel

o
 Samater naleeye.
 Maxamud Naleeye.

Abdi Abdalle

o Fiqi Muxumed




Nin Qubeysa oo ilaa odeygii Dir Abtisanaya oo lagu soo qoray buuga

Nin Qubeysa oo ilaa odeygii Dir Abtisanaya oo lagu soo qoray buuga la magaca baxay "the invention of Somalia" ee ka hadlaya tariikhda somaliyeed.

Ninkaan Surre ayaa wuxuu ka soo jeeday deeganada Kabxanley/ Aabaaley ee gobalka Hiiraan wxuuna sheegtay in uu odeyga Direed ku galo 25 aabe ka dib.

Sidan buu u abtirsaday:

1. Cali

2. Xasan

3. Cali

4. Cabdi

5. Maxamuud

6. Khaliif

7. Ay-Bakar

8. Fiqi-Walaal

9. Adeer

10.Mahad-Alle

11.Yabar Cadde

12.Fiqi-Cumar

13.Xuseen

14.Buraale

15.Ciise

16.Waqantiile

17.Abti-Udug

18.Wacayeen

19.Reer-Toonle

20.Qubays

21.Sinji

22.Lafa-gaab

23.Surre

24.Maha

25.Dir

Blog Archive