Saturday, June 9, 2018

Taariikhda Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf)

 



Waxaa arbacadii magaalada Cadaado lagu doortay Axmed Ducaale Geelle(Xaaf)  isaga oo noqon doona madaxweynaha KMG ah ee maamulka Galmudug labada sano ee soo socota.
Axmed Ducaale Geelle(Xaaf), waxaa uu Galkacyo  ku dhashay 1949-kii, isla magaaladaas ayuu ku soo qaatay waxbarashada hoose/dhexe.

Mr. Xaaf waxaa uu sidoo kale wax ku bartay magaalada Muqdisho, dugsi sare Jamaal Cabdinasir kadib waxaa uu dhaqaalaha ka dhameeyay Jaamacadda umadda Soomaaliyeed 1976-dii.

Dhanka shaqada, waxaa uu ka shaqeeyay bangiga dhexe 1975-1979-kii, waxaa uu bruburkii kadib aasaasay shirkadda dhismaha ee ADCO Groups 1993dii oo Dib u hawlagisay Garoonka NO 50 iyo Dekada Ceel Macaan ee Gobolka Shabellaha Dhexe intii u dhaxeysay 1992-2011-kii .

Axmed Ducaale Geelle(Xaaf), waxaa uu hirgeliyay Shirkadii Dhoofka Mooska ee Sambana taasoo Xiriir la lahayd Dole Group oo Mareykanka  laga lahaa, waxaana Ku diirsaday oo ka faa’idestay  mashruucaasi  Kumanaan Garab rarato iyo Xirfadlayaal arimaha wax soo saarka ah .

Sidoo kale Mudane Xaaf waa aasaasihii iyo hawlgeliyihii diyaaraddii ugu horeysay ee ka hawlgasha Somaliya (Daallo Airlines),  waxa kale ee uu Ceelal Biyood u sameeyay xoola dhaqato Soomaaliyeed Gaar ahaan Gobolada Sh/Hoose Hiiraan Galgaduud iyo Mudug.

Arimaha Dib u heshiisiinta ayuu ku laha door weyn Xaaf oo ka mid ahaa ganacstada maalgaliyay isku keenida iyo Walaalaynta Beelah Soomaaliyeed.

Axmed Ducaalle Geele Xaaf Sanadkii 2000 waxaa uu noqday xildhibaan, waxaana lagu xusuustaa gacantii uu ku lahaa fududaynta ergooyinkii Somaaliyeed ee ka qaybgashay Shirkii Magaalada Carta ee Wadanka Jabuuti, laguna soo doortay Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan,waxa uuna Xildhibaan soo ahaa illaayo sanadkii tagay ee 2016-kii.

Shaqooyinkii uu soo maray ka hor Ganacsigiisa iyo Siyaasada Axmed Xaaf waa Mudadii burburka ka hore Wuxuu la soo shaqeeyay qaar ka mid ah Hay’adaha Qaramada Midoobe sida WFP, Save Children, FAO  ACRC SOS Canoko.

Ugu dambayn Madaxweyne Xaaf wuxuu ku hadlaa marka laga Tago Luuqadeena Hooyo Sadex luuqadood oo  kala ah Ingiriis, Carabi Iyo Talyaani.

Banana Wars of Somalia


https://www.tandfonline.com/doi/abs/10.1080/03056249508704133?needAccess=true&journalCode=crea20

http://www.ipsnews.net/1996/04/somalia-politics-no-end-in-sight-to-banana-war/

SOMALIA-POLITICS: No End In Sight To Banana War

 
 
Moyiga Nduru
NAIROBI, Apr 24 1996 (IPS) - A banana war between two of Somalia’s main warlords is underway over the control of the lucrative banana export trade to Europe.

The forces of Gen. Mohamed Farah Aideed, the self-proclaimed president of Somalia, are pitted against the militiamen of his former financier-turned-foe, Ali Hassan Osman “Atto”, and the fighting has been fierce.


Aideed needs the revenues, estimated at around 800,000 dollars a month, to pay his soldiers as he tries to establish his control in the Bay and Bakol regions and take on the Rahenweyne clan. Atto, in a lose alliance with another self-proclaimed president, Ali Mahdi Mohammed based in northern Mogadishu, wants to deny him.
Renewed clashes beginning last month have left scores of people dead, including Atto’s son shot by a sniper, as business leaders and elders attempt to negotiate a truce.


“We are doing our best to stop the fighting. People phone me every day from Mogadishu that they are working very hard to stop the carnage,” Hussein Ali Dualleh of the Nairobi-based Somali Affairs Monitoring Committee told IPS.


“What’s happening in Mogadishu is not a political war. It’s purely an economic war. A war sparked by an attempt to control the port of Merca and Somalia’s lucrative banana trade. That’s why the fighting is not being joined by other Somali factions,” says the former Somali ambassador to Kenya.

Merca, a small and ancient port some 90 kms south of Mogadishu, is Aideed’s economic lifeline. “The port was renovated by two tiny foreign firms — an Italian company called Somali Fruit and an American company called Sombana — when the main port of Mogadishu was closed by Ali Mahdi following a quarrel over the banana trade last year,” Dualleh explained.

“The two companies renovated Merca and pay Aideed for every carton they export 20 cents. That comes roughly to about 800,000 dollars a month during the peak season from April to August,” he says.

Additional levies bring in an additional 200,000 dollars to Aideed’s coffers each month.

Atto and Ali Mahdi blocked Aideed from using Mogadishu port last October. Fighting again flared in March when Atto demanded that the warlord either share the revenues from Merca or see that port closed.


In the battle that followed, Aideed’s forces were overrun. A full-scale war was averted after elders of the Habir Gedir clan, to which the two warlords belong, persuaded Atto’s militia to withdraw.
As they pulled back to Mogadishu, Atto’s militia felt “humiliated and bitter”, according to a Somali elder here who refused to be named, “and they immediately attacked Aideed’s forces. That’s the origin of the present conflict.”


Before Somalia collapsed into the anarchy of warlord politics with the overthrow of former dictator Siad Barre in 1991, the country was earning some 20 million dollars annually from banana exports. That represented around 15 percent of the country’s total export earnings.


The money now goes to whoever can control the fertile Lower Shabelle region and a port. Fearing that he may lose out on the banana trade, Ali Mahdi has built his own port of Al Eel Maan, 30 kms north of Mogadishu.

The current round of fighting comes at a time when the majority of Somalis struggle to survive. With the withdrawal of the U.N. peacekeeping mission in 1995 and the sharp drop in the number of foreign aid agencies willing to risk operating in Somalia, jobs are scare.


A recent report by the U.N.’s Food and Agricultural Organisation warned that poor harvests due to drought and insecurity in parts of the country have led to sharp rises in the cost of food and, with the low purchasing power of most Somalis, has caused pockets of malnutrition.


Between 1991 and 1992, some 300,000 people died of starvation and famine-related diseases as a result of the civil strife, prompting the ill-fated four billion-dollar U.S. and U.N. intervention.
Aideed, whose armed opposition to the mission led to its demise, last June declared himself president of Somalia. He has appointed a government, announced a budget, tried to collect taxes and enforce his authority from his south Mogadishu headquarters. Only Libya has recognised him.


He is resisted by the other warlords, not least Ali Mahdi and his Abgal clan, which retains control of the northern half of a divided Mogadishu. In other parts of the country, clan-based statelets have emerged and, since 1991, the north-western region has proclaimed itself independent as Somaliland.


Last week, several small Somali political parties formed a consultation group here to seek a peaceful solution to their country’s agony after the failure of repeated attempts brokered by neighbouring Ethiopia and the Organisation of African Unity. But the meeting was not attended by Aideed, Ali Mahdi or Atto.

“I think the conference was just a political gimmick to show the world that they were still alive and kicking,” says Dualleh. “A conference to bring peace in Somalia should not be held in a hotel in Nairobi. It should be held in Somalia and the deliberations should take at least three months, not four days.”


However, the spokesman for the group, Mohamed Awale, justified the peace initiative. “The people of Somalia are suffering simply because there is no government in their country and their leaders cannot agree to produce one,” he stressed.
 
 

Waa kuma madaxweynaha xilkiisa lagu muransan yahay ee Xaaf 

Xaaf, madaxweynaha xilkiisa la isku haysto ee GalmudugLahaanshaha sawirka .
Image caption Xaaf wuxuu diiday in xilka laga qaaday
Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin ka duwanaan kara madaxda kale ee maamul goboleedyada.
Mar waa oday dhaqameed oo wuxuu ka mid ahaa odayaashii dhaqanka ee ka qayb galay shirkii Carta ee horraantii 2000. Xilligaas ayuuna siyaasadda si toos ah ugu soo biiray.
Xilligaasi ka hor lama oran karo siyaasadda Soomaaliya kuma lug lahayn. Wuxuu ka mid ahaa raggii aadka u taageeri jiray Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid.
Siyaasadda wuxuu kaga soo biiray waddadii uu markii horeba jeexday ee dhanka dhaqanka maadaama hannaanka wax qeybsiga uu ahaa, yahayna 4.5.
Wuxuu miisaan siyaasadeed iyo mid dhaqan ku leeyahay gobolka Galmudug iyo magaalada Muqdisho oo muddo uu ku noolaa.
Dhan kale, waa nin ganacsade ah oo tan iyo billowgii todobaatameeyadii ku soo jiray ganacsiga Soomaaliya.
Sanadihii sagaashameeyadii, wuxuu ka mid ahaa ganacsatadii dibadda u dhoofin jirtay mooska Soomaaliya. Wuxuu xiriir wanaagsan la lahaa shirkadda khudaarta ee Dole, oo Maraykanka laga leeyahay.
Shirkaddaas oo madax uu ka ahaan jiray Xaaf iyo mid kale oo lagu magacaabo Somalfruit ayaa mooska Soomaaliya caalamka u iibgeyn jiray.
Isla sanadahaa, wuxuu aad u kobciyay hantidiisa ma guurtada ah ee uu ku leeyahay gobollada qaar ee Soomaaliya.
Wuxuu ka mid ah ahaa dadkii billaabay in dayaaradaha ay ka shaqeeyaan Soomaaliya. Wuxuu dhisay garoonka dayaaradaha ee Lambar-50, inkastoo hadda uusan gacantiisa ku jirin.
Wuxuu horraantii sagaashameeyadii, Muqdisho iyo qaybo ka mid ah bartamaha iyo koofurta Soomaaliya ka hirgaliyey xafiisyada iyo duullimaadyada shirkadda dayaaradaha ee Daallo oo ilaa iyo hadda ay maamulaan xubno ka mid ah qoyskiisa.
Siyaasadda, taajirnimada, galaangalka siyaasadeeda, aqoontiisa hoose oo dhisan, iyo shabakadaha uu ku leeyahay gobollada dalka, waxay u saamaxeen in dhowr goor uu xubin ka noqdo baarlamaanka Soomaaliya.
Baarlamaanka kaliya ee uu ka maqnaa tan iyo dawladdii Carta waa kan iminka jira, taa bedelkeeda, wuxuu hantiyey madaxtinimada maamul goboleedka Galmudug.
Waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin garanaya sida dadka loola saaxiibo, dhanka kalena wuxuu ku xeeldheer sida loo qaato go'aanno u baahan calool adeyg.
Sidaa darteed, waa go'aan laga filan karo in uu ku adkeysto diimadiisa ah in xilka madaxweynaha Galmudug laga qaaday, ka dib markii xubno ka mid ah baarlamaanka maamulka ay ku andacoodeen.

Maamul Goboleedyo ayaa la saftay Xaaf

Markii Khilaafka uu xoogeystay ka dib, madaxweynayaasha maamul goboleedyada qaar ee Soomaaliya ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku cambaaraynayaan xildhibaanno sheegay in ay xilka ka qaadeen madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
Warsaxaafadeedka oo ay ku wada xusnaayeen madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, kan Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kan Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa sidoo kale lagu cambaareeyay farogalin la sheegay in dowladda dhexe ay ku hayso arrimaha Galmudug.
Madaxtooyada Jubbaland ayaa BBC-da u xaqiijisay in ay warsaxaafadeedka qeyb ka tahay, balse maamul goboleedyada kale ayaan wali dhankooda ka hadlin in warsaxaafadeedkan ay wax ka og yihiin.
Madaxweynayaasha ayaa madaxda dowladda dhexe ugu baaqay in ay dib uga laabato go'aanka lagu taageeray hadalka xildhibaanada Cadaado, waxaana laga digay in talaabadan ay qalqal siyaasadeed iyo mid amni ka abuuro karto gudaha dalka.
Ugu dambeyntii madaxweynayaasha ayaa shaaciyay in ay shir degdeg ah ay isugu tagayaan magaalada Kismaayo si looga wada xaajoodo arrimaha taagan. Shirkan ayaa waxaa horey ugu baaqay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Dhanka kale madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa mar uu BBC-da waraysi siiyay waxa uu waxbo kama jiraan ku tilmaamay xil ka qaadis la sheegay in ay ku sameeyeen qaar ka mid ah xildhibaanada, wuxuuna intaas ku daray in dastuurka Galmudug uu qabo in aanan madaxweynaha xilka laga qaadi karin lixda bilood ee ugu horeysa xilka, isaga uu hadda xilka hayo afar bilood uun.

Ma haystaan ciidammo u gaar ah

Galmudug waxaa ka hawlgala ciidammada dowladda federaalka haddii ay ahaan lahaayeen xoogga dalka iyo waliba kuwa nabad suggida oo si toos ah uga amar qaata dowladda dhexe.
War saxaafadeedkii isbuucii hore kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ee lagu taageeray xil ka qaadista madaxweyne Xaaf ayaa qodobka ugu dambeeya waxaa amar lagu siiyay ciidamada kala duwan ee Galmudug ku sugan in ay sugaan amniga, kana hortagaan wixii qalqal ku ah amniga.
Xasan Xayle oo arrimaha siyaasadda ka faalloodo wuxuu qabaa in madaxweyne Xaaf ku dadaalayo sidii uu Galmudug uga samayn lahaa ciidamo isaga si toos ah uga amar qaata, si awoodiis xukunka uu salka ugu dhigo.
Arrin kale oo muujinaysa in uu jiro isku tashi xag ciidan ayaa waxa ay tahay in guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casar oo mar BBC-da la hadlay wuxuu sheegay: "Halkan waxaa ka taagan arrin aad u cakiran oo ciidamadii la uruurinaayo, oo la isku duba ridayo, meel loo wado ma garanayno."
Gudoomiyaha oo la sheegay in xilka laga qaaday iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa diidan go'aan uu Xaaf ku taageeray xulafada Sucuudiga oo Qadar go'doomiyay.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in arrinta Khaliijka dhexdhexaad ay ka tahay.
 



 

Friday, June 8, 2018

Treaties The Colonial Powers signed With Somali Clan leaders of Northern Dir Clans Issas, Gadabuursi, Isaaq and Hart


“in compliance with the wish of the undersigned Gadabursi Tribe, Eesa Tribe, abr Gerhajis Tribe, HabrAwal Tribe, Warsangalis Tribe undertakes to extend to them and to the territories under their authority and jurisdiction the gracious favor and protection of Her Majesty the Queen-Empress”
Qodobadii lakala saxiidayna waa kuwaan hoos ku qoran….
ART. I. The Gababursi tribe do hereby declare that
they are pledged and bound never to cede, sell,
mortgage, or otherwise give for occupation, save to
the British Government, any portion of the territory
presently inhabited by them, or being under their
control.

ART. II. All vessels under the British flag shall have
free permission to trade at all ports and places
within the territories of the Gadabursi tribe
ART. III. All British subjects residing in or visiting
the territories of the Gadabursi tribe shall enjoy
perfect safety and protection, and shall be entitled
to travel all over the said limits under the
safe-conduct of the Elders of the tribe
………… .
In token of the conclusion of this lawful and
honourable bond, Jama Roblay, ……..and Major Frederick Mercer Hunter,
Assistant Political Resident at Aden, the former for
themselves, their heirs and successors, and the latter
on behalf of the British Government, do each and all,
in the presence of witnesses, affix their signatures,
marks, and seals, at Zaila, on the 11th day of
December, 1884, corresponding with the 25th Safar.
F. M. Hunter
(the marks of Elders named.)
Agreement with the Gadabursi, ZAILA, Dec. 11, 1884 –
____________ _________ _________ _________ _________ _________
We, the undersigned Elders of the Eesa tribe, are
desirous of entering into an Agreement with the
British Government for the maintenance of our
independence, the preservation of order, and other
good and sufficient reasons.
Now it is hereby agreed and covenanted as follows:-
ART. I. The Eesa tribe do hereby declare that they are
pledged and bound never to cede, sell, mortgage, or
otherwise give for occupation, save to the British
Government, any portion of the territory presently
inhabited by them, or being under their control.
ART. II. All vessels under the British flag shall have
free permission to trade at all ports and places
within the territories of the Eesa tribe
ART. III. All British subjects residing in or visiting
the territories of the Eesa tribe shall enjoy perfect
safety and protection, and shall be entitled to travel
all over the said limits under the safe-conduct of the
Elders of the tribe
…….
In token of the conclusion of this lawful and
honourable bond, Ali Geridone, ………and Major Frederick Mercer
Hunter, Assistant Political Resident at Aden, the
former for themselves, their heirs and successors, and
the latter on behalf of the British Government, do
each and all, in the presence of witnesses, affix
their signatures, marks, and seals, at Zaila, on the
31st day of December, 1884, corresponding with the
13th Rabu-al-Awal, 1302
F. M. Hunter
Agreement with the Eesa Somal, ZAILA, Dec. 31, 1884 –
____________ _________ _________ _________ _________ _________
We, the undersigned Elders of the Habr Toljaala tribe,
are desirous of entering into an Agreement with the
British Government for the maintenance of our
independence, the preservation of order, and other
good and sufficient reasons.
Now it is hereby agreed and covenanted as follows:-
ART. I. The Habr Toljaala tribe declare that they are
pledged and bound never to cede, sell, mortgage, or
otherwise give for occupation, save to the British
Government, any portion of the territory presently
inhabited by them, or being under their control.
ART. II. All vessels under the British flag shall have
free permission to trade at all ports and places
within the territories of the Habr Toljaala, and the
tribe is bound to render assistance to any vessel,
whether British or belonging to any other nation, that
may be wrecked on the above-mentioned shores, and to
protect the crew, the passengers, and cargo of such
vessels, giving speedy intimation to the Resident at
Aden of the circumstances, for which act of friendship
and good-will a suitable reward will be given by the
British Government.
ART. III. All British subjects residing in or visiting
the territories of the Habr Toljaala shall enjoy
perfect safety and protection, and shall be entitled
to travel all over the said limits under the
safe-conduct of the Elders of the tribe
In token of the conclusion of this lawful and
honourable bond, Dirir Shaikh Don, ….[INSERT THE
NAMES OF THE ELDERS HERE]…..;and Major Frederick
Mercer Hunter, Assistant Political Resident, the
former for themselves, their heirs and successors, and
the latter on behalf of the British Government, do
each and all, in the presence of witnesses, affix
their signatures, marks, and seals, at Aden, on the
26th day of December, 1884, corresponding with the 9th
of Rabu-al-Awal, 1302
F. M. Hunter
(the marks of Elders named.)
Agreement with Habr Toljaala, Aden, December 26,1884
____________ _________ _________ _________ _________ _________
We, the undersigned Elders of the Habr Gerhajis tribe,
are desirous of entering into an Agreement with the
British Government for the maintenance of our
independence, the preservation of order, and other
good and sufficient reasons.
Now it is hereby agreed and covenanted as follows:-
ART. I. The Habr Gerhajis tribe do hereby declare that
they are pledged and bound never to cede, sell,
mortgage, or otherwise give for occupation, save to
the British Government, any portion of the territory
presently inhabited by them, or being under their
control.
ART. II. All vessels under the British flag shall have
free permission to trade at all ports and places
within the territories of the Habr Gerhajis, and the
tribe is bound to render assistance to any vessel,
whether British or belonging to any other nation, that
may be wrecked on the above-mentioned shores, and to
protect the crew, the passengers, and cargo of such
vessels, giving speedy intimation to the Resident at
Aden of the circumstances, for which act of friendship
and good-will a suitable reward will be given by the
British Government.
ART. III. All British subjects residing in or visiting
the territories of the Habra Gerhajis tribe shall
enjoy perfect safety and protection, and shall be
entitled to travel all over the said limits under the
safe-conduct of the Elders of the tribe
In token of the conclusion of this lawful and
honourable bond, Ahmed Ali, ……..and Major Frederick Mercer
Hunter, Assistant Political Resident at Aden, the
former for themselves, their heirs and successors, and
the latter on behalf of the British Government, do
each and all, in the presence of witnesses, affix
their signatures, marks, and seals, at Aden, on the
13th day of December, 1885, corresponding with the
28th of Rabi-al-Awal, 1302
F. M. Hunter
(Signatures of Elders)
Agreement with Habr Gerhajis, Aden, January 13,1885
____________ _________ _________ _________ _________ _________
WHEREAS the garrisons of His Highness the Khedive are
about to be withdrawn from Berbera and Bulhar, and the
Somali Coast generally, we, the undersigned Elders of
the Habr-Awal tribe, are desirous of entering into an
Agreement with the British Government for the
maintenance of our independence, the preservation of
order, and other good and sufficient reasons.
Now it is hereby agreed and covenanted as follows:-
ART. I. The Habr-Awal tribe do hereby declare that
they are pledged and bound never to cede, sell,
mortgage, or otherwise give for occupation, save to
the British Government, any portion of the territory
presently inhabited by them, or being under their
control.
ART. II. All vessels under the British flag shall have
free permission to trade at the ports of Berbera,
Bulhar, and other places in the territories of the
Habr-Awal tribe
ART. III. All British subjects residing in or visiting
the territories of the Habr-Awal shall enjoy perfect
safety and protection, and shall be entitled to travel
all over the said limits under the safe-conduct of the
Elders of the tribe
……
In token of the conclusion of this lawful and
honourable bond, Abdellah Liban, ……..and Major Frederick Mercer
Hunter, the officiating Political Resident of Aden,
the former for themselves, their heirs and successors,
and the latter on behalf of the British Government, do
each and all, in the presence of witnesses, affix
their signatures, marks, and seals, at Berbera, on the
21st day Ramdhan, 1301, corresponding with the 14th
July, 1884
F. M. Hunter, Major,
Officiating Political Resident, Aden.
Agreement with Habr-Awal, Berbera, July 14, 1884
____________ _________ _________ _________ _________ _________
TREATIES, &c., between the Warsangalis (British
Protection; Slave Trade; Wrecks: &c.). – January 27,
1886
THE British Government and the Elders of the
Warsangali tribe who have signed this Agreement being
desirous of maintaining and strengthening the
relations of peace and friendship existing between
them;
The British Government have named and appointed
Major Frederick Mercer Hunter, C.S.I., Political Agent
and Consul for the Somali Coast, to conclude a Treaty
for this purpose.
The said Major F. M. Hunter, C.S.I., Political
Agent and Consul for the Somali Coast, and the said
Elders of the Warsangali, have agreed upon and
concluded the following articles:-
ART. I. The British government, in compliance with the
wish of the undersigned Elders of the Warsangali,
undertakes to extend to them and to the territories
under their authorities and jurisdiction the gracious
favour and protection of Her Majesty the
Queen-Empress.
II. The said Elders of the Warsangali agree and
promise to refrain from entering into any
correspondence, Agreement, or Treaty with any foreign
nation or Power, except with the knowledge and
sanction of Her Majesty’s Government.
III. The Warsnagali are bound to render assistance to
any vessel, whether British or belonging to any other
nation, that may be wrecked on the shores under their
jurisdiction and control , and to protect the crew,
passengers, and cargo of such vessels, giving speedy
intimation to the Resident at Aden of the
circumstances; for which act of friendship and
good-will a suitable reward will be given by the
British Government.
IV. The Traffic in slaves throughout the territories
of the Warsangali shall cease for ever, and the
Commander of any of Her Majesty’s vessels, or any
other British officer duly authorized, shall have the
power of requiring the surrender of any slave, and of
supporting the demand by force of arms by land and
sea.
V. The British Government shall have the power to
appoint an Agent or Agents to reside in the
territories of the Warsangali, and every such Agent
shall be treated with respect and consideration, and
be entitled to have for this protection such guard as
the British Government deem sufficient.
VI. The Warsangali hereby engage to assist all British
officers in the execution of such duties as may be
assigned to them, and further to act upon their advice
in matters relating to the administration of justice,
the development of the resources of the country, the
interests of commerce, or in any other matter in
relation to peace , order, and good government, and
the general progress of civilization.
VII. This Treaty to come into operation from the 27th
day of January, 1886, on which date it was signed at
Bunder Gori by the Undermentioned.
F. M. Hunter
Witness:
J. H. Raintier, Commander, R. N.
Muhammad Mahmud Ali, Gerad of all the Warsangali.
Jama Mahmud, Gerad
Muhammad Ibrahim, ditto.
Omar Ahmed, ditto.
Mahmud Abdullah, ditto.
Yussuf Mahmud, ditto.
Of the Ayal Fatih sub-tribe-
Nur Abdullah.
Isa Adan.
Muhammad Ali Shirwa.
Abdy Nur
Of the Ogais Lebay sub-tribe–
Muhammad Abdy Nalaya.
Mahmud Sagullay.
Abdullah Sagullay.
Muhammad Abdullah
M.H.Buraleh
 
     


 

JILIB-JAMAAME-MAREERE ATLAS

http://sddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jiilib_186-193.pdf

Somali Region 5 Map Qariirada Kiilka Shanaad Ethiopia

Image

Tuesday, June 5, 2018

Liiska Xubnaha Golaha Guurtida Somaliland Iyo Saami Qaybsiga Beelaha 82 Kursi ee uu Golahu Ka Kooban

Saami qaybsiga beelaha Somaliland ay u kala leeyihin 82ka kursi ee aqalka guurtidu ka koban yahay ayaa waxaanu halkii idiinka sii ambaqaadi doona qaybtii 4aad ee magacyada xildhibanada iyo saamiga kuraasta .
Beesha Bariga Burco (Harbar Jeclo), oo ku leh 14 kursi, waxa ay xildhibaanada beeshaasi magacyadodu kala yihiin:
1  Gudomiyaha golaha guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan
2. Cawil Xuseen Axmed
3. Maxamed Jaamac Abokor
4. Axmed Dirir Cali
5. Ismaaciil Cabdi Ducaale
6. C/raxmaan Cismaax Xasan
7. Maxamed Maxamuud Diiriye
8. Maxamed Ducaale Qurux
9. Cawil Cismaan Dawiil
10. Siciid Shire Xuseen
11. Axmed Xuseen Sahal
12. Caydid Maxamed Cabdi
13. Aadan Shire Xuseen
14. Sahal Iidle
Beesha Habar-Awal, kuraasta ay ku leedahay golahaasi guurtida
1. Muxumed Aw Axmed Xaaji
2. Aadan Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdi
3. Sh Khaliif Xasan Xasan Gudaal
4. Sh C/raxmaan Maxamed Muuse
5. Xaashi Cabdi Mooge Kharaj
6. C/raxaan Sh Yuusuf Sh Madar
7. Xasan Axmed Faarax Boobe
8. Axmed Jaamac Carab
9. Saleebaan Garas Seed.
Beesha Garxajis, ayaa saamiga kuraastoodu yahay uu yahay:
1.  X Cabdi Xuseen (C/waraace)
2. Maxamuud C/llaahi Qaalib
3. Dheeg Maxamuud Yasiin
4. Faadumo Jaamac Raage
5. Axmed Muuse Obsiiye
6. Cumar Nuur Waaye
7. Ibraahin Aw Nuur Jiciir
8. Maxamed Nuur Cigaal
9. C/llaahi Ibraahin Dhugad
10. Farxaan Ciise Ubaxle 11.Siciid C/llaahi Yasir.
Beesha Balligubadle oo leh 6 Kursi.
1.C/qaadir Aw Xuseen Mire
2. C/casiis Gaaxnuug Boosh-cade
3. C/raxmaan Qawdhan
4. Khadar Ismaaciil Qardhab
5. Jaamac Faarax (Jaamac Riyo)
6. C/raxmaan Quulle.
Beesha Ayuub waxay ku leedahay 3 kursi
1. Gudoomiye ku xigeenka guurtida Sh Axmed Sh Nuux Furre
2. X C/raxmaan Cismaan Jaamac
3. Cali Aadan Qaliinle.
Beesha Toljecle 2 kursi
1. Haybe
2. Cabdi Maxamed Woqooyi
Beesha Sool iyo Buuhoodle
1. Cawil C/llaahi Caydiid
2. Axmed Xasan Saalax
3. Xirsi 4. Maxamed Weli Warsame
5. C/qaadir Maxamed Indho
6. Xasan Cumar Axmed 7 Cumar Faarax Budeeye
8. Muuse Ciise Xamari
9. C/Rashiid C/llaahi Fakar
10. Cismaan C/llahi Maja-qariye
11. C/raxmaan Cabdi Faarax.
Beesha bariga Sanaag oo leh 7 kursi
1.Gudoomiye ku xigeenka labaad Siciid Jaamac Cali
2. Siciid Cali Nuux
3. Maxamed Nuur Shir-tag
4. Faysal Axmed Ismaaciil
5. C/llaahi Maxmed Huruuse
6. C/salaan Maxamed Siciid
7. Maxmed Xuseen Huruuse.
Beesha Awdal oo ku leh 10. kursi
1. Maxamuud Xareed Rooble
2. C/raxmaan Axmed Aareeye
3. Daahir Cali Jaamac Goodad
4. Saalax Madar Xoosh
5. Diini C/llaahi Hindi
6. C/wahaab Sh Cali Jawhar
7. Nuur Rayaale Khayre
8. Ibraahin Ciise Buux
9. Yuusuf Axmed Ugaas.
10.   Suldan guray Nuur ayaa isaga kursigiisi banana yahay oo dhawaan geeriyooday.
Beesha gobolka Saylac oo iyadu ku leh saamiga kuraasta 4 kursi
1. Sh Maxamuud Xirsi Faarax
2. Axmed Daahir Jirde
3. Maxamed Nuur Sugaal
4. Axmed Maydhane Shibiin
Beelaha laga tirada badan yahay ayaa iyaguna ku leh aqalka guurtida, oo saami ahaan min hal kursi looga qoondeeyay
Beesha Aabo Yoonis
1. C/llaahi Sh. Xasan Cismaan
Beesha Gahayle.
1. Axmed Nuur Aw Cali
Beesha Madigaan
1. Yuusuf C/llaahi Cawaale
Beelaha Gabooye
1. Jirde Siciid Axmed
Beesha Akisho
1. Sheekh Cumar Furre

Sunday, June 3, 2018

Tribal Conflict Claims 15 More Lives- Qubeys Surre and Saleeban Habar Gidir Conflict 2011


 12/01/2011
Mudug Conflict Over Pasturelands Fueled by Weapons From Region
Clan fighting over pasturelands between two rival Somali sub-clans in central Somalia has triggered revenge killings, land disputes and conflicts and claimed the lives of at least 15 people on Wednesday.
 Residents of the region informed Somalia Report that more than 25 others were injured in fighting that began on Wednesday afternoon in the rural areas between Amaara and Ba’adweyne villages in Somalia’s Mudug region.


Most of the injured are the disputing tribesmen, according to the residents. They were admitted to hospitals in the Galkayo and Hobyo Districts.


The area is calm as of Wednesday evening, although the two pastoral communities are arming for future rural clashes, according to Mukhtar Hussein Ahmed, a resident of Galhure village near Amaara.

He said the fighting was between two armed militias from the Saleebaan and Qubeys sub-clans who had been fighting in the rural areas during the last two years. “The latest clashes were provoked by revenge killings, disputes over pasture lands and water in the countryside between Amaara and Ba’adweyne villages in Central Somalia,” Mukhtar said.


He added the fighting started near Amaara village, and spread to the surrounding rural areas. The residents of Galhurre confirmed to Somalia Report that the rural communities living in that area are fleeing their homes due to the heavy fighting, with shells from mortars and firearms endangering their homes.

An elder from the Qubeys sub-clan of Dir has strongly criticized the administration of Himan & Heeb, based in the Adaado District of Galgaduud region, for arming rural communities to instigate the conflicts between the two sub-clans.


“The administration is equipping the pastoral communities with weapons and armored vehicles,” Mohamed Abdi Ahmed, an elder from one of the sub-clans told Somalia Report by telephone. “Elders from the two sub-clans have stepped in to help resolve the repeated conflicts, and negotiations have started to settle the situation,” he added.


Somali rural communities are largely livestock herders, and conflicts and deadly clashes over grazing lands and water are common plights among the Somalia’s many clans.


Somalia Report tried to contact the administration of Himan & Heeb to address the fighting between the two sub-clans in central Somalia, but they were not available for comment.


During this year, the conflict between the two sub-clans of Qubeys and Saleebaan has killed at least 80 people, including women and children.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland Mudane Sayid Cumar Aadan Guuleed Ayaa Maanta Booqasho Shaqo Ah Ku Yimid Magaaada Hilsinki Ee Wadanka Finland (Sawiro) May 16, 2017



 Image result for Sayid Cumar Aadan Guuleed



Waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Jaaliyada Puntland waxaana ka mid ahaa Gudoomiyaha ku xigeenka Jaaliyada Puntland Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan shiinle,Gudoomiyaha haweenka Jaaliyada Puntland ee Finland Marwo Nasra Jaamac Deeble, Xamdi Cabdulaahi Qodmadow xubin ka mid ah gudiga golaha dhexe,Madaxda laanqayrta cas Mudane Maxamed Tarax iyo Cabdirisaaq Maxamuud Abuukar.Jaaliyada ayaa isla maanta qado sharaf u sameysay wasiiru dowlaada,halkaas oo wasiirku warbixino dheeraada oo ku saabsan shirki London uga warbixiyay jaaliyada.

Jaaliyada ayaa soo dhaweeyey warbixin uu wasiiru dowlaha ka siiyay xaalada caafimaad ee Puntland isagoo balan qaaday in ay xiriir iyo iskaashi kala samayn doonaan Puntland iyo waliban Dalada Qurbajoogta Puntland ee Finland sidii kor loogu qaadi lahaa tayada iyo tirada caafimaadka Puntland.



Gudoomiye ku xigeenka jaaliyada Puntland ayaa meesha ka xusay in dadwaynuhu aqoonsan yahay madaxda iyo hayadaha dadka iyo dalkaba wax uqabta iyadoo wasiirka lagu tilmaamay shaqsiyaadka wax qabadka dhabtaa uhaya bulshada Puntland.

Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Puntland Mudane Sayid Cumar Aadan Guuleed ayaa ka mid ahaa wafdigii uu hogaaminayey madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas wafdigaas oo ka qaybgalay shirkii London lagu qabtay.

Mudane Sayid Cumar ayaa wadanka Finland u yimid inuu madaxwaynaha Puntland kusoo dhaweeyo wadanka Finland.

Madaxwaynaha Puntland ayaa Casuumad ka helay wadanka Finland wuxuu imaanayaa 21.5 Maalinta Axada.






http://markanews.net/wp-content/uploads/2017/05/unnamed-1.png
 http://markanews.net/wp-content/uploads/2017/05/unnamed-6.png
 http://markanews.net/wp-content/uploads/2017/05/unnamed-5.png

Blog Archive