Tuesday, August 16, 2022

Daarood Waa Cadow manaxaanka Qaba Akhri Ceebta Dir Iyo Donbiro - Iyo Dad...The Daarood Torah- Jewish Claims Of Based On Old Testment History- Banu Hashim Dont Think So

 


 Daarood Dir Wuu Ceebeeyay ilaa 1840-1960 Daarood Waxa Uu Ka Shaqeeynayay Sidu U Ceebeyn lahaa magac Dir Oo Ilaa hada la garan la'ayahay waxa Dir uu u dhibay oo Uu Daarood iskugu dayay in uu buugaagta reer galbeedka istacmaarkii Somalida guumeystay inuu abtiyaashii ugu caayo bugaagtooda. 


 Waa hidaha iyo cadada Somalida in ay Odeyna(Aabo) ku abtirsadaan;qaarna iyagoo aabo ku abtirsanaya ay reerkooda ku magacaabaan bahda hooyadood. Taas macnaheedu waa Bahda reerkii abtiyaasha u ahaa ayaa Qabiilkii lagu magacaabayaa (intii abohood ay ku abtirsan lahayeen) reerkii hooyadood ayaa lagu magacaabayaa.


 Bal fiiri sharafta reer abtigu leeyahay.Bal eeg sida reer magac aabahood uga tagayaan oo u qadanayan abtiyaashood. Waa sharaf weyn oo hooyadu iyo reer abtiga ay Somalidu siiyaan. 


 Tusaale Gaaban: Dhaqanka Somalida Iyo Beelaha Reer Abtiyaashood Lagu magacaabo: Odeeygii dhamaa ee Darood Ismaaciil waxa dhalay odeygii Direed gabdhiisi Donbiro ayaay Daarood gaal iyo muslimba u sheegeen.Sidoo kale Reer boqorka Ciismaan Maxamuud, Majeerteen waa bah Dir, oo suldaankooda waa in ay hooyadii Dir tahay ayaa shardi ah.Suldaanka Cusmaan Maxamuudna(Bah Dir Waa Boqorka) Daarood oo dhan ayaa loo aqoonsan.Waxaa Bah Dir ah oo kale Dhulbahante oo Arap Mahe Dir dhaleen, Ilaa Harti Oo dhan oo Ciise Madoobe Dir ay hooyadood aheeyd sida Harti sheegaan.Daarood beelo badan oo ay dhaleen Dir ayay leeyihiin waxanaad maqleysaa Bah Dir ilaa bah Madaluug, Bah Gaadsan, Bah Barsuug, iyo Baho badan ayaa jira. Beelaha Isaaq Maahe Dir waxaa qeybtooda ugu curadsan dhalay Magaadle Dir oo waa Habar Magaadle (Habar Yoonis,Habar Awal, Cidagale, Arap).

 Isaaq Maahe beesha Habar Yoonis- Waxaa dhalay Geri- Aba Yoonis Waxana ay Ku magacaaban yihiin Aba Yoonis oo Darood Geri ah. U fiiro sharaftaas Habar Yonisna hadeey arkaan cid Aba Yonis aflagaadeyneysa weey u hiiliyaan oo wax ay dhahaan ha caayina abtiyaasheen. Surre Dir wax ay leeyihiin Bah Cabdi Ciise, Majeerten iyo iyagoo ay wada dhaleen majeerteen oo baho Ciise Maxamuud iyo Cumar Maxamuuda leh ba leh.


 Habar Gidir oo Hawiye ah waxa ay ku magacaaban yihiin Gidiro- Oo Karanle Hawiye ah.Geri Waxa ay leeyihiin Bah Hawiye. Somaalida waxa ku jira Bah Gurgure Ciise, Bah Nabidoor, Bah Sheikhaash, Bah Xawaadle, Bah Warsangali, Bah Leylkase, Bah Madigaan, Bah Isaaq, waa dad hooyo ku abtirsada Somaalidu, reer walbana abtiyaashod waa sharfaan intaan ka aheyn Darood sidaan idin tusi doono. Ancient Kingdoms of West Africa: African-centred and Canaanite-Israelite ...By Dierk Lange Tales of Punt: Somali Folktales Abdi Abdulkadir Sheik-Abdi, ʻAbdi ʻAbdulqadir Sheik-ʻAbdi Dr. Leisure

 https://books.google.ca/books?id=syATJKcx5A0C&pg=PA255&dq=donbiro&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwjBg_HupqTfAhXSFzQIHXBOABYQ6AEIKjAA#v=onepage&q=donbiro&f=false


 1)1840 Daarood waxa uu bilaabay in Ingriskii iyo reer galbeedkii isticmaarkii wadank imanayay u sheegtay carab oo uu dhalay carab Yeman Zubaida Ku aasan oo Ismaaciil Jabarti la dhaho oo dhintay dabyaaqadii qarnigii 1500. 


 2)Daarood waxa uu sheegtay in uu isagoo doon la soo caariday uu ceel qotay oo uu geed dushiisa seexan jiray.Ceelkana biyo ka cabi jiray.


 3)Darood oo Doon kula soo caariday Geeska Africa oo baqdin iyo anfariir geed saaran ayaa waxaa helay laba gabdhood oo ari wada(waa gabadheeni Donbiro).


 4)Daarood Gabdhihii waxaa uu u waraabiyay arigii. Gabar gabdhii ka midana wuu shukaansaday oo Dombiro la yiraahdo.Waxa ay u sheegtay nin caan ah ama boqor oo Dir la yiraahdo inuu dhalay.Daarood iyo gabdhii xiriir ayay sameeysteen waxana uu u sheegay in ay cidna u sheegin xiriirkooda. 



 5)Maalintii dambe Dombiro waxaa ka shakiyay Abaheed Dir iyo walaalkiis Hawiye waxayna soo dabagaleen iyadoo geedkii Daarood u socota. 


 6)Odeyaashii Daarood 1940dii waxa ay Kuufaartii istacmaarka ee tariikha been beenta aha Daaroodka ka qori jiray: "In odeygii Dir iyo Hawiye ay qabteen Daarood iyo Dombiro oo Galmo geedkii hoostiisa ku sameynayay iyagoon is qabin, oo zino meel iskula jira.Illahow ciil iyo ceeb ha na badin. 

 7)Doombiro Waa carartay maadama Abaheed iyo Hawiye arkeen iyaadoo nin ajanabi ah zino la sameynaysa. Daaroodna geedkii uu saarnan jiray ayuu ku cararay isagoo ka baqaya labadii nin ee gabadhu ka dhalatay ineey dilaan. 

 8)Odeeygii Dir iyo Hawiye ayaa Carabkii la dagaalamay oo soo dag yiri. Calaa kuli xaal dood dheer kadib ayaa waxa lagu heshiiyay (sideey odeyaashii Daarood)qorayaashi reer galbeedka in lagu heshiiyay sida tan.

 a) Darood inuu soo dago oo sodan sano adoon ama shaqaale (qowsaar) (Shepard) u noqdo odeeyga Dir. In uu Daarood xaq u leeyahay in hadii uu wiil dhalo uu Dir ku soo wareejin karo oo isaga iyo reerkiisana madax furasho u noqon karo. Waxaan waa caadooyinkii Yahuuda Reer Binu Israail ay Toorah ku xuseen ee Bibleka Yuhuuda ee la nasakhay ayay dadkaa ka soo qaateen waxan


b) Daarood waxa uu ogalaaday in uu wiil haduu dhalo Dir ku wareejin doono inta ka horeeysana ahaan doono adoon ama shaqaale (qowsaar) (Shepard)u shaqeeya Dir. 


 c)"Daarood Waxa uu ku soo dagay dhabarka odeygii Dir waxaan uu raacay Dir iyo walaalkii Hawiye.Oo uu u shaqeynayay ilaa uu dhalay wiilkiisi Aawrtable(Yuusuf Daarood) oo adoon ama shaqaale (qowsaar) (Shepard) u noqdo odeeyga Dir.Daarood waa la fasaxay isaga iyo reerkiisi 


 d)Odeyaashii Daarood Dir weey ceebeyeen, oo hooyadii ayuu ceebeyay, oo isagii baa is ceebeeyay. -Ceebtaas eeg Dir Aji waxa lagu tilmaamay (Cawaan) wiilkuu sodoga u ahaa ka dhigtay Qoowsaar. -Daarood waxa kaloo odeygii Direed ku sheegeen in uu hadana dadnima xumadiisa uu Daarood markuu fasaxay uu reebtay wiilkii Uu awoowga u ahaa Dir oo gabadhiisa Doombiro dhashay Awrtable oo ay yiraahdeen Qowsaar ayuu ka dhigay. -Daarood hooyadood Dombiro ayay inteey gaaladii reer Galbeedka ahaa hor gadhiisteen yiraahdeen Zino ayay abeheen la sameysnaysay markii Geedka lagu hoos qabtay. 

 9)Daroodku Qisadaan Waxa ay ka soo qaateen qeybo ka mida ah 1900 sheeko kale oo Hawiyah iyo Ajuuranka kale dhex martay oo sidan ah--- 

 1) Ajuuranka wax ay shegteen inuu dhalay odey oo carab ah oo geed saran Oo Baalcade la yiraahdo.

 2) Hawiye u yimadeen Karanle, Jambiile ,Raranle ,Haskul e.t.c Ajuuran oo carab ah geedkii ayuu diday inuu ka soo dago ilaa uu nin gabar siiyo ( Jambeele Hawiye ayaa gabartiisa siiyay) Ilaa uu nin dhabarkiisa ku soo dago Hawiye Raranle ayaa dhabarka u dhigay( Ajuuran ayaa adoonsaday oo ay ka mid noqdeen) Xaskuul Hawiye isagana wuu cuskaday Ajuuran carabkii geedka sarnaaa oo farta uu ka taabtay ayuu gooyay..


 Story is well know See the Somali History By Lee Cassanelli Sheekadaa Daarood waxa ay ka dhaxleen Hawiye Iyo Ajuuraan. 1940dii ayaa Dir lagu soo Wareejiyay. Daaroodka waxa ay sheekooyinkooda ka soo qaateen Bible ka Yuhuuda ee Tauraadka (Jewish Old Testement iyagoo ku dardaraya qeeybo qisadii Ajuuranka Gareen ay Hawiyaha ka Sameeyeen iyo qeybo ay toos uga soo qaateen Yuhuda Kutubkooda Torah iyo Talmuudka sida aad ka arkeeysaan buuga Dierk Lange.

 Hadaba Qisadaan waxa ay hada leeyihiin waxa ay Daaroodku sheekadoodu waafaqsantahay Qisaaska Israaiiliyaadka ee Toowraadka Yuhuud laga soo qaaday oo waxaa Daaroodka ku aasan xikmad iyo aqoon hoose oo Biblical ah.Ciil iyo Ceeb weyna. Daarood ilaa 9kii Buug oo laga qoray Somalia intii isticmaarka waxa ay ku mashquulsanaayeen burburinta,cayda, ceebeynta,iyo tirtirida Taarikhda Direed iyo dadka Direed ilaa Cabdirisaaq Xajji Xuseen ilaa Dawladii Sharmaarke waanan soo bandigi doonaa in burburiyaan sumcadii Direed iyagoo Talyanigii iyo Ingriikskii qorayaashooda siyaabo kala duwan u adeegsaday.

 1)Daarood Qisadaan Waxa ay ku mataleen Nabi Muuse (SCWS) siduu Biblka Yuhuuda uga hadlay ama qaybo quraanka ka mida : Nabi Muuse (SCWS) A)Isaagoo Yar oo Masar Jooga ayaa Fircoon amray in la dilo Ciyaalka Reer Benu Israaiil. Hooyadii ayaa doon sameeysay oo ku riday wabiga Niilka. 

 B)Daarood isagoo Carabta joogay ayaa Suldaan Banu Hashiima oo Adeerkiisa aya mucjisaat ku arkay oo rabay inuu dilo markaasaa Daarood Yar isagaa sabi yar ah ayaa Doon la saaray iyadoo Bareed Bari kula soo cariday.Sahayna Loo Soo siiyay (Sarartii Daarood) ee markuu goosto oo kale Soo baxeysay. 

 C)Daarood hadana Sidii -Nabi Muuse (SCWS)- ayay dheheen Isaagoo geed saaran ayuu gabar helay sidii Nabi Muuse markii uu Fircoonka Soo dilay ee Isagoo geed saaran helay Nabi Shuceyb (SCWS) gabdhana siiyay isagoo qoowsar ama shaqaale noqday siduu Bibleka Yuhuuda ku sheegay Sheekada Jethro iyo Moses.

 D)Daarood hadana Sheekadii Nabi Ismaaiciil(SCWS) oo abiihii samigiisa ah waxa ay Odeyaashii Daarood ka soo qaateen Nabi Ismaaiil Siduu (SCWS)ceelkii Zamzamka ahaa u siiyay isaga iyo Hooyadii oo dhibaateysan Hajra. Daaroodna ceel buu helay oo geedkii uu saarnaa ku dhawaa oo Dombiro ka waraabiyay sidii Nabi Muuse (SCWS)uu uga waraabiyay Nabi Shuceyb (SCWS)Jethro Bibleka yuhuuda.Quranka Surata Tahaa. 

 E)Kama Danbeeyees Reer Galbeedka waxa ay tilmaameen in sheekada Yuusuf Awrtable ay ka soo qaateen qisadii Nabi Yuusuuf (SCWS) oo walaalihii ay inteey qabteen ay ka iibiyeen dad shisheeye oo guuraya isagoo yar oo adoon laga dhigtay. Daaroodka waxa ay dheheen Awrtable ama adoonkii uu Daarood yardka u bixiyay oo uu siyay dad shisheeya ah waxa ay u egtahay qisadii nabi Yuusuf SCWS. Ceebtaas bal eeg. Waxa ay Daarood iyo dadkoodu gaalada u sheegeen ilaa hadana caruurtooda baraan ilaa mantana ugu faanan Gaalada reer galbeedka.Buugaan uu qoray nin Daarod ayaa ilaa hada ku taalaa ceebtii odeygii Direed oo ay leeyihin Majeertenku waxaa uu guumeeystay Awrtable Yuusuf Daarood Iyo qisada dulinimada ah ee Majeerteenku ku celceliyaan ee ah Odeygii Daarood ayaa Habaaray Yuusuf Awrtable (qowsaarkii Dir) iyo Tanade Daarood oo yiri hana Tarmina hana Tirtirmina(Istaakhfurulah istaakhfurulah ma Abaa Curadkiisa habaaraya.(Tales of Punt: Somali Folktales Abdi Abdulkadir Sheik-Abdi, ʻAbdi ʻAbdulqadir Sheik-ʻAbdi Dr. Leisure)

Monday, August 15, 2022

PROOF: DNA RESULTS OF THE SOMALI DIR CLAN: SURRE DIR (AGOON) ISAAQ, CIISE, BIIMAAL GADABUURSI GURGURE- AKISHO- BURCO HARGEYSA DIRA DHAW DJIBOUTI

 




 In the age of enlightment and science there is no need to believe in the Arab man with the flying carpet myth arriving at the Somali shores and breeding with the locals . 

Dameertu geela ha didisee qururuftay kaga dartay ( Maahmah Direed) Dir Somali clan members in Djibouti. DNA analysis of Dir clan members inhabiting Djibouti/ Ethiopia all of the individuals belonged to the Y-DNA T1 paternal haplogroup. Somalis (Dir clan) Somali (East Cushitic) Djibouti 24/24 100% [76] Dir Somali clan members in Djibouti. DNA analysis of Dir clan members inhabiting Djibouti found that all of the individuals belonged to the Y-DNA T1 paternal haplogroup.[49] All genetic analysis carried out on Gadabuursi male clan members have so far shown that they exclusively belong to the T1 paternal haplogroup.[50][51][52]

 DNA analysis of Dir clan members inhabiting Djibouti[14] found that all of the individuals belonged to the Y-DNA T1 paternal haplogroup and in Dire Dawa 82% a city in Ethiopia with a majority Dir population.[15] All genetic analysis carried out on the Surre male clan members have so far shown that they exclusively belong to the T1 paternal haplogroup. DNA of West Burco/East Hargeisa/Sanaag community - T1 Haplogroup Haplogroup T is found at exceptionally high levels amongst the Dir mainly Gadabursi, Issa,and Gurgure clans in the Republic of Djibouti, and Ethiopia.[6] 

It is also found at relatively high levels in specific populations in other parts of the world. These include Kurru, Bauris and Lodha in South Asia; among Toubou in Chad; and in a significant minority of Rajus and Mahli in South Asia; general Somalis, southern Egyptians and Fula (Fulbe) in north Cameroon; people from the Chian, Aquilani, Saccensi, Ibizan (Eivissenc) and Mirandese regions in Europe; Zoroastrians, Bakhtiaris in the Middle East, and Nenets and Kazakhs (especially Momyns and Argyns) in Siberia/Central Asia. The ancient claim of southern Dir of the Dir presence in Chad in this case - GORAN- QURANYOW- GUURRE - GURGURE OF CHAD ARE OUR COUSINES - Toubou in Chad is attested; and in DNA of West Burco/East Hargeisa/Sanaag community - T1 Haplogroup 

 The maximal worldwide frequency for haplogroup T-M184 is 100%, amongst Dir clan Somali males (Iacovacci et al. 2016).[6] It accounts for approximately 82.4% of Somali male lineages overall in Dire Dawa, Ethiopia (Plaster et al. 2011).[7] 

 Geographically, it is found at the highest levels in the Dire Dawa area of Ethiopia,[7] and Djibouti.[6] DNA analysis of Dir clan members inhabiting Djibouti found that all of the individuals belonged to the Y-DNA T1 paternal haplogroup. -M184 (xM70) 2.1; T1-L206 (xM70) 2.2; T1a1-L162 (xL208) 2.3; Northern ..... 

The paternal haplogroup T-M70 varies between 3% and 24% of male lineages in Germany. ...... Bauris are thought to be descendants of a native tribe of the Central ... 14/17, 82.4%, Dir sub-clans of Dire Dawa are Issa, Gurgura and Gadabuursi. DNA analysis of Dir clan members inhabiting Djibouti found that all of the individuals belonged to the Y-DNA T1 paternal haplogroup DNA of Gabiley/West Hargeisa community - E1b1b Haplogroup The full document: Somali Demes

 https://docs.google.com/spreadsheets/d/1MWpljgkrKUhJZUFnzB5nboKRE28BgiBLGTSGHe4fRVY/pub?gid=6# 

 Maakhiri 20-25% of Somalis have T Haplogroup it is not rare. Basically the GX community, Galbeedi's Borama community, Waraabe community of Djibouti and Dhire Dhaba, the water folks of Merka, the Shower folks of central Somalia (many from those communities have been tested and came out as T haplogroup). 

It seems Galbeedi is closer to me DNA wise than someone from Gabiley who happen to share the "flying Arab man" myth with me.

 T Haplogroup is found in the highest frequencies among Northern Somalis around 70-90% specially the "D" community and the GX folks. But yes T is rare in other Somali communties if you are not one of those two groups. "The maximal worldwide frequency for Haplogroup T-M184 is observed in the "D" Clan of Somalia, Djibouti and Ocaden region, where it accounts for

 https://www.sciencedirect.com/science/article/abs/pii/S1872497316302484
 https://www.fsigenetics.com/article/S1872-4973(16)30248-4/fulltext http://codkabeeshadireed.blogspot.com/ http://codkabeeshadireed.blogspot.com/2007/10/devastating-effects-of-ahmed-gurey-wars.html READ MORE https://en.wikipedia.org/wiki/Haplogroup_T-M184 approximately 70 to 90% of the male lineages" https://docs.google.com/spreadsheets/u/0/d/1MWpljgkrKUhJZUFnzB5nboKRE28BgiBLGTSGHe4fRVY/pub?gid=6 http://www.abtirsi.com/forum/viewtopic.php?f=8&t=909&abtirsiLang=0

Saturday, August 13, 2022

Darod Dir Abtiyaashin Oo Idinka Xishooda Maxaad U Caydaan- Hawiyoo Nolosha Idinku Gubayna Aad Wax Uga Sheegi Weydaan- Mise Ka BaaqTaaN

Darood Waa eey habaaran Meel

Darod Shariif Carab 400 sano Kahor yimid Ayuu Rabay inuu iska Dhigo Ab Iyo Isir Carab Iyo Shariif - Laangaab Dir Sheegad U ah oo Dir Koriyay Oo Gaal Ka Hareen Oromo Waaqle caabuduu Ahaa Walaahay

Darood Dir Buu ahaa nin Sheegta oo 1543 Imamkii :Direed Axmed Gurey Markii Uuu dhintay dad is mooday oo walina Dir Aji magaciisa Ku abtirsada--- DNA Daroodna Waatan Soo Baxday iyo magacyadaada Gaal Ka hareenka ah--- hada been Sheeg - Guggi ayaad tahay Kuumbe IYo Waaqle iyo Diinta gaalada Oromada Caabudi jiray . PROPAGANDA OF THE DAROOD AGAINST DIR Daarodka carab ayeey sheegtan -- Lakin wax cad magacyadood iyo dhaqankooda inuu yahay mid Oromada ka soo jeeda sidaa uu qorahan cadeeynayo. Donbiro ayaa na dhashay oo carab geed saaran ayuu ahaa sheekadi ehey waa la beeneyay ee Daroodka soo saray 1840. Sheekadan foljariga ah waxa ay Daroodka ka soo coobiyeen Quranka Surata Tahaa oo ay ku saleysantahay qisadii Nabi muuse oo fircoon soo dilay isagoo macluul hayso uu laba hablood oo Nabi Shucay dhalay uu ariga u waraabiyay. Ka dibna uu gursaday gabartii ina nabi shuceb.. Qisad waxa ay qarnigii 1900 ku dareen sheeko kale oo Hawiyah iyo Ajuuranka kale dhex martay oo sidan ah--- 1) Ajuuranka wax ay shhegteen Carab oo Ajuuran wax ay yirahdeen odeygii oo carab ah oo geed saran ayaa malin malimaha ka mida ayy 6 Hawiye u yimadeen Karanle, Jambiile ,Raranle ,Haskul e.t.c Ajuuran oo carab ah geedkii ayuu diday inuu ka soo dago ilaa uu nin gabar siiyo ( Jambeele Hawiye ayaa gabartiisa siiyay) Ilaa uu nin dhabarkiisa ku soo dago Hawiye Raranle ayaa dhabarka u dhigay( Ajuuran ayaa adoonsaday oo ay ka mid noqdeen) Xaskuul Hawiye isagana wuu cuskaday Ajuuran carabkii geedka sarnaaa oo farta uu ka taabtay ayuu gooyay.. Story is well know See the Somali History By Lee Cassanelli. DAROODKA LABADAN SHEEKO OO MIDNA UU QURANKA IYO QISADII QOOMKII MADYAN DHEX MARTAY IYO RASUULKA MUUSE IYO SHUACAY S.A.W.S AYEEY WAXA AY WAKHTIGII DARAWISHTA KU DAREEN SHEEKADII DHEX MARTAY HAWIYE IYO AJUURAN. LABADA SHEEKO HARTIGA (DHULBAHANTE--MAJEERTEN--IYO WARSANGALI) AYAA ISU GEEYAY OO MARKAA LA DAGLAMAYEY iSAAQ (MAHE DIR) OGOW SADEXDA HARTI WAXA AY KU FAANAN IN AY BAH DIR YIHIIN WAXAN WADA DHALA DIRTA ISAAQ HABAR YONIS(MUSE ARREH) DHULBAHANTE SACIID AYAA DHALAY (ARAB) BAH DIR MAJEERTEN BOQORADOODA (ISAAQ BAA DHALA) WARSANGALIGA SIDOO KALE. GABEYGII GUBA MARKAAD DHAGEYSATO ISAQ DIR AH OO DONBIRO SHEEQANAYA AYAD MAQLI. ***** NASIIB DARO PROPAGANDADII DAROODKA WEY SHAQEYSA MARKII AY ABUUREEN WAX DOOBIRO LA YIRAHHADO OO AY KU XUMEYNAYEEN ISAAQA (Posted by guest: X-large) (Darood iyo Dir: DAROOD CARAB MAAH MUXUU QARINAYAA OO QURANKA ALLE XITAA U ADEEGSADAY? Dadkun intaa ka hor waxa ay ahayeen Dir iyo Daarood, sida ay jecel yihiin wiilasha aan abtiyaash u nahay Darood . Laakin Daroodkuna wuxuu qariyaa in uu isagu xitaa Dir sheegan jiray oo uu bari danbe 1700, markii ay madaxa kor u qaadeen ay is dheheen war Dir saan uga baxnaa ay alifeen sheeko xariir. Ha Sheeko xariir ah, anagu carab bari dhaw timid baan nahay Hooyadeen Doonbiro ayaa Dir aheyd, oo anagoo geed saaran ayaa nala soo dhaweeyay. Sheeko xarirtaan wax ay Daroodka ka soo xadeen ama ka naqileen. Quraanka: Haa walaahay !!! Sheekadan, Daaco Qarmoonka ah, naaxyadeeda waxaa laga soo naqilay Suurata Taha iyo Ayadaha Quraan Alle. Fiiri Saan ayay u dhacaysaa. 1)Sheekh Daarood waxaa dhalay nabi Ismaaciil ( xasuuso ceelkii Zam Zam) 2)Darood oo Doon kula soo caariday Geeska Africa oo baqdin iyo anfariir geed saaran ayaa waxaa helay laba gabdhood oo ari wata(waa gabadheeni Donbiro). 3)Qeybtaan waxaa ay Darood ka soo qaateen Sheekadii Quraanka Xakiimka ahaa ee Nabi Muuse (SaWS) uu dilay ninka Fircoonka ah, ee uu u fakaday, Siinay (Sinai) dalka ay Daganayeen Madyan oo uu ka dhashay Nabi Shucyb (Saws) oo isagoo geed saaran uu la kulmayo laba gabdhood oo aru wata. 4) Daroodka waxaan waxa ay ku qoreen buugag ay qoreen Gaalada ( Western writers) oon soo bandhigi doono. Marka Darood booskii Muuse ayay galiyeen, Shucayb iyo qablikiisina Madyan (SAW) waxa ay ka dhigayaan Dir. 5) Malintii danbe ayaa Dir ( Shuceyb ) Xanaaqay oo daba galay Gabdhihii oo uu la kulmay ninkii geedka Saarnaa. Daarood abti maxaad qarineysaa oo aad geedaha la fuul fuuleysaa ? 1. Daroodka waxay qarinayaan waxa weeye waa “Gaal Ka Hareen”. Haa, si fiican ii dhageyso, Darood iyagaa Abtiyaal u ahaa Dir oo Dir dhulka ugu yimid. Dirna geed kama soo dagin, (saan cadde ) Carab muusacagaleyda (lizards) iyo Ayaxa (grasshoppers) oo suuqa ka xamaala, kubabka xoolaha cuna, maqnuuda kuma abtirsadee waxan ka imid Galbeedka Somalia. Waxan Dir Dhalay Xarla (Harla) oo ah dadkii ay Dir guumeysan jireen ilaa Qarnigii 700AD. 2. Haa Dir Dalka wuxuu ugu yimid Daroodkaan iska Dhiqdhigaya Shariifka, waana niman Xarla Koombe ah. Waa Xarlada ay ummadah Harrar oo dhan ku sheegan qown la rogoy oo Ilaahey duleeyay. Oromada kuu sheegi, Cafartaa kuu sheegi, oo anigaa kuu sheegaya. 3. Cadeeyntan hayona waa ka naxaysaa mana rumeysan doontid. War ma magacyadaan Darood ee ah kuwa Gaalada ayaa Shariif Shariif ka soo urayaa ? KabLalax, Kuumada, Kuumbe ( Koombe), Geri, IWM Daroodka waxa ay qarinayaan iyaga ayay u taal. Abtiyaal, hadii aad Shariif Sharif mataleysan Gaaladan xun xun ha ugu sheekeyn aniga Amiir baan ahay oo dad Cawaana oo Dir iyo Hawiye iyo Raxanweeyna ayaan Diinta ku fidiyay. War Diinta Alleh kaa Saaryee ma adaa Diin Faafiyay, oo shariifa, oo dalka doon ku soo galay. Miyaadan aheyn, Gaalkii aan anigu ilaa Iifat ilaa Adal ilaa Axmed Gurey soo Islaminayay. Bal fiir Daroodkan Shariif isku sheega magacyadooda: Tagal Waaq- Absame Darood Jidwaaq Cabdul Waaq Gudoon Waaq Majeerteen Siwaaq roon Majeerteen Amarti Waaq Majeerteen Muunan Waaqan ahayn Wixii ay Cabudi jireen Gaalo Ka Hareenkii Cawaanka ahaa ee ilaa hada ay Boorantu caabudo adiguna waxad la baxday kii Jidkii waaq maray, Tagaal Waaq kii waaq u tagay, Gudoon Waaq iyo kii isaga iyo waaq markey wada hadleen yeelay ” Sidii u rooneyd waaq”. DOONBIROOY YAAD AHEYD ? KITAABKA UU QORAY : SHIHAAB EE BUUGA ” FATUUX AL XABASH AYAA SHEEGAYAY IN XAASKA MUJAAHID AXMED GUREY AHAA MAROW : BAATI DELWAMBER OO MAJEERTEENKA AY DOONBIRO XAGAA KA NAQLIYEEN. Ugu yaraa 1000 jeer aayaan ku arkay warar kaladada oo Daroodku Dir ka bixinayaan ilaa I. M lewis ilaa Qoraalo kale oo dadka Daroodka ugu sarsareeya ay Dir magacooda burburinayaan, iyagoo leh Dir waa Dadkii dalka loogu yimid, ee ilaa wixligii cawanimada oo Somalida oo dhan ka timid. Geed baan saarnaa oo ka soo dagay dalkaan oo dhana Dir baan ka qaaday ? Darood hadii uu guursaday awoowgiin Darood gabar la yiraahdo Doonbiro Direed sidee dalkan oo dhan ( Itoobiya ilaa Jabuti ilaa NFD) uu u dhali karaa nin aad gabadhiisa qabto oo arooskaagi fadhiya ? Isweydii, Tusaale ahaan, hadii aad tahay ka soo qaado 30 jir oo anigoo Magaceyga la dhaho Dir aan ku siiyo, Gabadheyda oo la yiraahdo Doonbiro oo 20 jir ah, macneheedu waxaa weeye adigu qiyaastii anigoo Magaceygu yahay Dir, waxaan jirikaraa ilaa 60 sano soo maha. Marka hadii aad suuq galiso Sudogeey oo Dir la dhaho oo 60 jir ah ayaa dhalay dadka ku nool Somalia iyo Ethiopia illaa Kenya iyo Erithrea. Waxaas yaq yaqsiga leh ayay u sheegeen Daroodka qoraaga I M Lewis la yiraahdo oo uu dunida ku fidiyay. GAALKA DIL GARTIISANA SII BAAY DIR HOREY U TIRI, DAROOD ABTI, ANA WAAD I DHASHAY, ANA WAA KU DHALAY. MAAD NA KALA DEYSID. ABOOR AYAAD TAHAY ABOORNA GURI GEED KA SAMEYSAN AYUU DUNSHA, ANIGU SE WALEE DIR BAAN AHAY, ABOORNA DHAGAX WAXBA KAMA QAADO, INUU LEEF LEEFO MOOYE. A TERMIT CAN DO NOTHING TO STONE BUT LICK IT- ASALAMA CALEYKUM

Darood Waa Kadib Reer Abtigii Iyo Dadkii Hooyadii Dhalay Aduunka Ku Ceebeyay Iyo Biblka Yuhuda- Iyo Qiso Ajuuran Siduu Shegtay Carab Oo Yiri Hawiye Dushiida Ku Soo Kor Dagay Dir Gurada Ka Saaray

Qarnigii 1500 Ajuuraan Waxa Ay Sheegteen in Uu Dhalay Nin Carab Ah Oo Geed Saarnaa Oo Balad La yiraahdo. "Carabkii Balad,"waxa uu ku codsaday in Faadumo Jambiile Hawiye u yeerto geedkana hoose keento abaheed, adeeradeed, iyo walaalaheen- Carabkii waxa uu yiri hadii aad u yeedho waan soo dagayaa." "Faadumo Jambiile waxa ay u yeertay Lixda Hawiye ee Liibantay ama Hawiye Uu dhalay Oo kala ah: 1) Jambiile Hawiye ( Fadumo Abaheed- Carabku gursandoon Kana dhalay Ajuuran) 2) Karanle Hawiye (Curadka Hawiye) 3) Gorgaarte Hawiye ( Abihii Hiraab- Abgaal Iyo Habargidir) 4) Gugundhabe Hawiye 5) Raranle Hawiye 6) Xaskuul Hawiye " Lixdii Hawiye iyo Fadumo Jambiile ayaa muda yar ka dib geedkii ninkii carabka ahaa Balad Sarnaa isugu hoose yimid". Iyagoo baryay ninkii Carabka inuu ka soo dago geedka." "Carabkii geedka saarnaa, Balad oo Ajuuraan abihii ahaa ayaa markii danbe ogalaaday inuu soo dago laakin ku xujeeyay lixdii Hawiye afar masalo ama arrimood oo uu ka codsaday ineey fuliyaan oo kala haa: 1) In gabadha Jambiile Hawiye Faadumo Jambiile Loo guuriyo (Dhiso)carabka geedka saaran. 2) In Carabka Boqol halaad oo kurus madoow la siiyo. 3) In adoon (Slave) qoowsaar Carabka la siiyo. 4) In lixda Hawiye mid ka mida dhabarkiisa uu ku soo dago." "Gugundhabe Hawiye Yiri dhabarkeeyga ku soo dag" "Boqolkii halaadna waa la siiyay Carabkii" "Carabkii wuxuu ku soo dagay Raranle Hawiye oo Ajuuranku adoonsadeen" "Gurgaarte Hawiye cadhooday oo yiri gabar Hawiye iyo boqol halaad isugamakaa darno." Daarood Shekadaa Ayay 1940 Kii markeey Kismayo Gubeen Dirkii Dagaanaa ay Ajuuraanka ka Soo qaadeen oo Dir korka Ka Saareen Galadii Wadanka Imaneysayna Ku khasbee in ay yiraahdaan iyagoo Shariifyo iska Dhiga isleh Dirna Ceebeeya. Daarood dulinimadiisa Gaalada Wadanka imaneysay wexeey ugu sheekeeyeen Bariga ilaa Nugaa jilaa Mudug waxa ay ka Saareen Dir Abtiyaashood. dolinimadooda hadii ay dhacday xitaa ma wax lagu faanaa.. oo qof aad leedahay hoyadeey buu dhalay ayaa Gaal ama Mulsim lagu hor caayaa. Allah ha idin nacdalo Allah ha idin ceebeeyo Dadkii Aad ka dhalataa Inkirtay Dadkii ku dhalaad Gaal Cad oo Kaafira aad U caayaysaa Illahey Ku takoor oo ku casil

Darood Oo Donbiro Iyo Abtiyaashood Direed Been Bible Ka Yahuud Ka Soo Minguuriy Dusha Ka Saaray Iyo Sheekadii Ajuuran Uu Hawiye Ku Soo Kor Dagay- GALADII REER GALBEEDKAN U SHEEGAY

Qabiilada Sixiroolayaasha Ahe Ee Sheegta in Geed iyagoo Saaran la helay Ee Dadka Ku Soo Kor Dagay Waxa Ka Mida: 1) Ajuuran Oo Yiri Carab Baalcad La yiraahdo Oo Hawiye Ku Soo Dul Dagay Ayaa I Dhalay Oo Faadumo Jambiile Hawiye Guursaday, Rarane Hawiyena Guumeystay. 3)Qabiilka Oromada Ee Gujji lana dagan Beelaha Booran ayaa Iyaguna Sheegta In ay ka Farcameen Nin geed Saarnaa. Beesha Ajuuraan waxa ay u egtahay Qisadaan in ay ka dhaxleen Gujji/Iyo Oromada Arsi Arussa. Kadibna Daarood ayaa Sheekadii Ninka Geedka Saaran ku sii dabakhay Kutubta Yuhuuda Sheeko laga soo dhex saaray. Sideey Doonto Sheekooyinkaan Reer Galbeedka loo sheegay ha ahaadaan: Odeeyga Direed Waxas Waa ka Bari waayo 1600dii ama 400 sano ka hor Dir Ras Xaafuun walaa Caluula ma joogin 2)Qowmiyada Canfarta Qeeybteeda Cadayo Mara (Ado Mara)Carab Geed Saaran Oo Ku Soo duldagay sheegtay Canfarta Qeeybta Asayo Mara (Aso Mara) Layiraahdo. Asayo Mara (Red Man-Dadka Cas) waxa ay dhisteen been ah in ay Carab geed Saran ahayeen oo Cafarta Qebta (Cado Mare - White Man Dadka Cad(heleen) Canfarta Beeshooda Aso Mara ayaa Guumeystihii Faransiska (French Colonial Rulers) u sheegteen in ay ka duwan yihiin Canfarta Kale oo ay ahaayeen Carab Geed Saarnaa oo ay heeleen Canfarta kale Sida Cadaayo Mara (Ado Marre). Aso Mara waxa ay u adeegeen Guumeystihii Faransiska oo ay ka dhadhiciyeen dad Cadaan ah baan nahay. Xitaa Dalka iyo Qowmiyada Canfarta waxa ay ku guuleysteen in loogu qoro Khariiradaha magacooda ( Dankali) Dankali Desert, The Dankali, waa danbe ayaa lag badalay magacaas. Waa sida Guumeystaha Ingriiska looga dhadhiciyay Ogadeenya- Ogaden Desert iyo Dalka Somali Galbeed Waa Ogadenia. Buuga Invention Of Somalia - Proffessor Jimaale

Beesha Direed, Hawiye Oo Daarod Ku Tilmaamen Gaalo- Abgaal- Gaal Jecel -...

Blog Archive