October 9, 2016
eesha Biimaal ayaa sidii horey loo qorsheynayay waxa
ay ka heshay aqalka sare ee baarlamaanka Soomaliya laba xubnood,kuwaas
oo ka kala imaanayay maamulada Jubaland iyo K.Galbeed.
Liiska ay soo gudbisay maamulka Jubaland waxaa musharixiinta u
tartamaya aqalka sare, eesha Biimaal waxaa ugu jira:Axmed Macalin Cumar
Axmed(Nadiir) iyo Aadan Maxamed Axmed, oo la rabo in uu midkood ka soo
baxo
Dhinaca Maamulka K.Galbeed ayaa beesha Biimaal waxa iyagana uga yimid
labada musharax oo kala ah: Xuseen Cali Xaaji oo la dhashay Ibrahim
Cali Xaaji iyo Cabdullahi Maxamed Cabi oo ay ilo-adeero yihiin Ibarahim Cali Xaaji, kuwaas oo midkood la rabo inuu soo baxo.
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)
No comments:
Post a Comment