The Suure
Dir Political Movements
On, 17th May, 1956 Cabdullahi Isse
Names 5 cabinate Ministers which included a Surre, Qubeys , the young
Minster named Mr. Maxammed Cabdi Nuur Juuje- Minister of Public works
Cabdullahi Ciise was Prime Minister (Sacad)
Maxammed Cabdi Nuur Juuje Minister
of Public Works (Suure Dir)
Xaji Muuse Boqor Minister of Interior (Mejerteen)
Salaad Cabdi Muxummed Minister of Finance
Cali Jimcaale Buraale( Xawaadle) Minister of Social Works
Farax Ali Cumar Minister of Economics
Xaji Muuse Boqor Minister of Interior (Mejerteen)
Salaad Cabdi Muxummed Minister of Finance
Cali Jimcaale Buraale( Xawaadle) Minister of Social Works
Farax Ali Cumar Minister of Economics
The Suure Dir also created one of the first organizations to advocate for Dir interests which was the Dir Youth Association 1953 and the earliest political organization created for Dir interests was the "Associzione Gioventu Dir" 1948 and was claimed by the Somali conference as a member.
Under the guidence of Associzione Gioventu Dir and the Dir Youth Association emerged Honorable Maxammed Cabdi Nuur Juuje.
The Biimaal Dir of Merka and Banadir also created several political movements and were very active। The following Dir parties existed in the early 1950s competing in the Southern Capital Mogadisho। A strong centralized rule of Dir elders, like the Sultan Awad Mohammed of the Surre, and the late Sultan Hussien Guurey, existed in Iskuraran District of Mogodisho, in the early 1940s.
And the Sultan of Merka was active
in mobilizing the Bimaal Dir in their political efforts . The Bimaal
Union was formed July, 1947, this organization had 3000 members,
according to the British Administration, day it was founded which was
unequaled by any Somali Party in the South.
Associzione Gioventu Dir (Suure Dir)
Associzione Gioventu Dir (Suure Dir)
Dir Youth Association (Suure Dir)
Somali National League Biyomaal &
Mareehan
The Biyomaal Patriotic Union 1947
The Bimaal League
Somali Patriotic Union Dir (Gadabursi and Issa)
The Biyomaal Patriotic Union 1947
The Bimaal League
Somali Patriotic Union Dir (Gadabursi and Issa)
The United Nations and the
Italian colonies p-6 1950
Maxamed Xaji Bile Jamac
W/K. Gaadiidka & Isgaarsiinta Dir Reer Agoon uly 23/1967
Maxamud Cabdi Nuur (Juuje) Wasiirka Arimaha Bulshada Dir Qubeys Baay
Cabdullahi Xaaji Maxmuud (Insaania) W/K. Caddalada & Arimaha Diinta Dir Reer Agoon May 23/1969
Exploring and Collecting the History of the Somali clan of Hawiye.
The List of the Somali Cabinet Ministers from 1960-64
with 2 comments
July 22/1960 Golahii Wasiirada ee ugu horeeyey uu Ra’iisulwasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke uu magacaabo iyo beelaha ay ka soo jeedeen:
Aadan Cabdulle | Madaxweyne | Hawiye | Ujejeen | Hiraan |
Cabdi/shid Cali Sharmarke | Ra’iisul wasaare | Daarood | Majeerteen | Bari |
Cabdi Xassan Buuni | Ra’isulwasare kuxigeen | Gadabursi | Samaron | Awdal |
Axmed Xaji Ducale | Wasiirka Beeraha | Isaaq | H/Jecel | Sanag |
Maxamed Ibrahim Cigal | Wasirka Difaaca | Isaaq | H/Awal | W/galbeed |
Cali Garad Jamac | Wasirka Tacliinta | Darood | Dhulbahante | Sol |
Abdikaadir (Zoobe) | Wasiirka Maaliyadda | Raxweyn | Disow | Bay |
Abdullahi Ciise Maxamud | Wasiirka A/Dibadda | Hawiye | Habar gedir | Mudug |
Sheikh Cali Jimcale | Cafimaadka & Shaqada | Hawiye | Xawadle | Hiraan |
Sheikh Cabdule Maxamud | Warshadaha & Ganacsiga | Darood | Mareexaan | G/Gaduud |
Cali Maxamed Hirawe | Wasiirka Warfaafinta | Hawiye | Abgal | Sh/Dhexe |
Cabdi/saaq Xaaji Xusseen | Wasirka A/Gudaha | Darood | Majeerteen | Mudug |
Mohamud Axmed Maxamed | Wasiirka Caddaaladda | Hawiye | Abgaal | Sh/Dhxe |
Cabdi Nuur Maxamed Xussen | A/Bulshada & Isgarsiinta | Raxweyn | Bay | |
Cusman Maxamed Ibrahim | Wasirka Arimaha Soomaalida (Saddaxda maqan) NFD. Jabuti Ogadenya | Drood | Ogaadeen | J/Hoose |
July 20/1961, waxaa si aqlabiyad buuxda leh lagu doortay Axdigii joogtada ahaa ay ku dhaqmi laheyd dowladda la dooran doono. Waxaa dhamaaday halkii sanno oo xukuumadii kumeelgaarka ahayd, waxaa loo dareeray doorasho diimoqaraadiyad aheyd, waxaa gobolada iyo degmooyinka dalka laga soo doortay 121 xildhibaan (Dibutaate) oo noqday Golaha Barlamaanka.
July 11,1961, waxay mar labaad xubnaha barlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u doortaan mudane Aadan Cabdulle Cusmaan oo hal cod kaliya kaga adkaaday mudanihii la tartamaayey ee Sheikh Cali Jimcaale, oo isagan Hawiye ahaa.
Madaxweyne Aadan Cadde, waxuu markale Ra’iisul wasaare u magacaabay Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
Cabdirashiid waxaa laga sugayey inuu soo magacaawo Gole Wasiiro oo ka kooban 12 xubnood.
July 27/1961 Golihii wasiirada ee labaad uu Ra’iisul wasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke uu magacaabay, magacyadooda iyo beelaha ay ka soo jeedaan:
Aadan Cabdule Cusmaan | Madaxweyne | Hawiye | Ujeejeen | Hiiraan |
Abdi/shid Cali Sharmarke | Ra’iisul wasaare | Darood | Majerteen | Bari |
Ali Garad Jamac | Wasiirka Beeraha | Darood | Dhulbahante | Sool |
Sheikh Cali Cusmaciil | Wasiirka Difaaca | Isaaq | H/yoonis | Togdheer |
Maxamed Ibrahim Cigaal | Wasiirka Tacliinta | Isaaq | H/awal | W/galbeed |
Cabdulkhadir (Zoobe) | Wasiirka Maaliyadda | Raxweyn | Disow | Bay |
Cabdullahi Ciise Maxamed | Wasirka A/Dibadda | Hawiye | Habar Gidir | Mudug |
Sheikh Cali Jimcale | Cafimaadka & Shaqada | Hawiye | Xawaadle | Hiiraan |
Sh. Cabdullahi Maxamud | Warshadaha&Ganacsiga | Darood | Mareexaan | G/Gaduud |
Cali Maxamed Hiraabe | Wasiirka Warfaafinta | Hawiye | Abgaal | Sh/Dhexe |
Cabdi/saq Xaaji Xusseen | Wasiirka A/Gudaha | Daarood | Majeerteen | Bari |
Maxamud Axmed Maxamed | Wasiirka Caddaladda | Hawiye | Abgaal | Sh/Dhexe |
Cabdi Nur Maxamed Xussen | Wasiirka A/Bulshada & Isgaarsiinta | Raxweyn | Raxweyn | Bay |
November 19,1962, ayaa hadana Gole wasiirada oo cusub uu magacaabay Ra’iisulwasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke
Aadan Cabdule Cusmaan | Madaxweyne | Hawiye | Ujejeen | Hiiraan |
Abdi/shid Cali Sharmarke | Ra’iisul wasaare | Darood | Majerteen | Bari |
Ali Garad Jamac | Wasiirka Beeraha | Darood | Dhulbahante | Sool |
Hilowle Macalin Max’ed | W. Gaashandhigga | Darood | Ogadeen | J/hoose |
Yusuf Cusmacil Samatar | W. Waxbarashada | Isaaq | Habar Awal | Waqoyi Galbed |
Abdi/dir M. Adan Zope | Wasirka Lacagta | Raxweyn | Disow | Baay |
Abdulahi Ise Mohamed | W. Arimaha Dibadda | Hawiye | Habar Gidir | Mudug |
Maxamud Axmed Mohamed | W.Shaqalaha&Caafimadka | Hawiye | Abgaal | Sh/Dhexe |
Xaji Ibrahim Cusman Fod | W.Ganacsiga&Warshadaha | Isaaq | Habar Yonis | Waqoy Galbed |
Cali Maxamed Hirabe | Wasiirka Warfaafinta | Hawiye | Abgal | Sh/Dhexe |
Mohamud Abdi Nur(Juuje) | W. Arimaha Gudaha | Dir | Qubeys | Baay |
Axmed Geele Xassan | Wasirka Cadaalada & Arimaha Diinta | Hawiye | Xawadle | Hiiraan |
Cabdirisaq Xaji Xussen | Wasirka Isgaarsiinta & Arimaha Bulshada | Darood | Majeerten | Mudug |
Golahan wasiirada ee cusub waxaa lagu soo daray: | |||||||
Hilowle Macalin Maxamed Wasarada Difaaca…………………………Darood (Ogadeen) | |||||||
Yusuf Cismacil Samatar Wasarasa Tacliinta………………………….Isaaq(Habar Awal) | |||||||
Maxamed Axmed Maxamud Wasada Shaqaalaha iyo Caafimaadka …….Hawiye (Abgaal) | |||||||
Axmed Geele Xassan wasiirka Cadaalada & Arimaha Diinta…………..Hawiye (Xawaadle) | |||||||
Cabdirisaaq Xaaji Xussen Wasirka Isgarsiinta iyo arimaha Bulshada……Darood(Majerteen)
|
|
Maxamed Xaji Bile JamacW/K. Gaadiidka & Isgaarsiinta Dir Reer Agoon uly 23/1967