The Suure
Dir Political Movements
On, 17th May, 1956 Cabdullahi Isse
Names 5 cabinate Ministers which included a Surre, Qubeys , the young
Minster named Mr. Maxammed Cabdi Nuur Juuje- Minister of Public works
Cabdullahi Ciise was Prime
Minister (Sacad)
Maxammed Cabdi Nuur Juuje Minister
of Public Works (Suure Dir)
Xaji Muuse Boqor Minister of Interior
(Mejerteen)
Salaad Cabdi Muxummed Minister of Finance
Cali
Jimcaale Buraale( Xawaadle) Minister of Social Works
Farax Ali
Cumar Minister of Economics
The Suure Dir also created one
of the first organizations to advocate for Dir interests which was
the Dir Youth Association 1953 and the earliest political
organization created for Dir interests was the "Associzione
Gioventu Dir" 1948 and was claimed by the Somali conference as a
member.
The Suurre Dir always insisted on the use of the name of Dir
and always named any political movements they created as Dir
movements, they used the name Dir themselves and sincerly believed
that the Dir should unite under banner of Dir name and a common
league or party that was named Dir.
Under the guidence of
Associzione Gioventu Dir and the Dir Youth Association emerged
Honorable Maxammed Cabdi Nuur Juuje.
The Biimaal Dir of Merka
and Banadir also created several political movements and were very
active
। The
following Dir parties existed in the early 1950s competing in the
Southern Capital Mogadisho
।
A strong centralized rule of Dir elders, like the
Sultan Awad Mohammed of the Surre, and the late Sultan Hussien
Guurey, existed in Iskuraran District of Mogodisho, in the early
1940s.
And the Sultan of Merka was active
in mobilizing the Bimaal Dir in their political efforts . The Bimaal
Union was formed July, 1947, this organization had 3000 members,
according to the British Administration, day it was founded which was
unequaled by any Somali Party in the South.
Associzione
Gioventu Dir (Suure Dir)
Dir Youth Association (Suure
Dir)
Somali National League Biyomaal &
Mareehan
The Biyomaal Patriotic Union 1947
The Bimaal
League
Somali Patriotic Union Dir (Gadabursi and Issa)
The United Nations and the
Italian colonies p-6 1950
Maxamed
Xaji Bile Jamac
W/K.
Gaadiidka & Isgaarsiinta Dir Reer Agoon uly 23/1967
Maxamud
Cabdi Nuur (Juuje) Wasiirka Arimaha Bulshada Dir Qubeys
Baay
Cabdullahi
Xaaji Maxmuud (Insaania) W/K. Caddalada & Arimaha Diinta Dir Reer
Agoon May 23/1969
Exploring and Collecting the History of the Somali clan of Hawiye.
The List of the Somali Cabinet Ministers from 1960-64
July 22/1960 Golahii Wasiirada ee ugu horeeyey uu Ra’iisulwasaare
Cabdirashiid Cali Sharmarke uu magacaabo iyo beelaha ay ka soo jeedeen:
Aadan Cabdulle |
Madaxweyne |
Hawiye |
Ujejeen |
Hiraan |
Cabdi/shid Cali Sharmarke |
Ra’iisul wasaare |
Daarood |
Majeerteen |
Bari |
Cabdi Xassan Buuni |
Ra’isulwasare kuxigeen |
Gadabursi |
Samaron |
Awdal |
Axmed Xaji Ducale |
Wasiirka Beeraha |
Isaaq |
H/Jecel |
Sanag |
Maxamed Ibrahim Cigal |
Wasirka Difaaca |
Isaaq |
H/Awal |
W/galbeed |
Cali Garad Jamac |
Wasirka Tacliinta |
Darood |
Dhulbahante |
Sol |
Abdikaadir (Zoobe) |
Wasiirka Maaliyadda |
Raxweyn |
Disow |
Bay |
Abdullahi Ciise Maxamud |
Wasiirka A/Dibadda |
Hawiye |
Habar gedir |
Mudug |
Sheikh Cali Jimcale |
Cafimaadka & Shaqada |
Hawiye |
Xawadle |
Hiraan |
Sheikh Cabdule Maxamud |
Warshadaha & Ganacsiga |
Darood |
Mareexaan |
G/Gaduud |
Cali Maxamed Hirawe |
Wasiirka Warfaafinta |
Hawiye |
Abgal |
Sh/Dhexe |
Cabdi/saaq Xaaji Xusseen |
Wasirka A/Gudaha |
Darood |
Majeerteen |
Mudug |
Mohamud Axmed Maxamed |
Wasiirka Caddaaladda |
Hawiye |
Abgaal |
Sh/Dhxe |
Cabdi Nuur Maxamed Xussen |
A/Bulshada & Isgarsiinta |
Raxweyn |
|
Bay |
Cusman Maxamed Ibrahim |
Wasirka Arimaha Soomaalida (Saddaxda maqan) NFD. Jabuti Ogadenya |
Drood |
Ogaadeen |
J/Hoose |
July 20/1961, waxaa si aqlabiyad
buuxda leh lagu doortay Axdigii joogtada ahaa ay ku dhaqmi laheyd
dowladda la dooran doono. Waxaa dhamaaday halkii sanno oo xukuumadii
kumeelgaarka ahayd, waxaa loo dareeray doorasho diimoqaraadiyad aheyd,
waxaa gobolada iyo degmooyinka dalka laga soo doortay 121 xildhibaan (Dibutaate) oo noqday Golaha Barlamaanka.
July 11,1961, waxay mar labaad
xubnaha barlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u doortaan
mudane Aadan Cabdulle Cusmaan oo hal cod kaliya kaga adkaaday mudanihii
la tartamaayey ee Sheikh Cali Jimcaale, oo isagan Hawiye ahaa.
Madaxweyne Aadan Cadde, waxuu markale Ra’iisul wasaare u magacaabay Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
Cabdirashiid waxaa laga sugayey inuu soo magacaawo Gole Wasiiro oo ka kooban 12 xubnood.
July 27/1961 Golihii wasiirada ee
labaad uu Ra’iisul wasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke uu magacaabay,
magacyadooda iyo beelaha ay ka soo jeedaan:
Aadan Cabdule Cusmaan |
Madaxweyne |
Hawiye |
Ujeejeen |
Hiiraan |
Abdi/shid Cali Sharmarke |
Ra’iisul wasaare |
Darood |
Majerteen |
Bari |
Ali Garad Jamac |
Wasiirka Beeraha |
Darood |
Dhulbahante |
Sool |
Sheikh Cali Cusmaciil |
Wasiirka Difaaca |
Isaaq |
H/yoonis |
Togdheer |
Maxamed Ibrahim Cigaal |
Wasiirka Tacliinta |
Isaaq |
H/awal |
W/galbeed |
Cabdulkhadir (Zoobe) |
Wasiirka Maaliyadda |
Raxweyn |
Disow |
Bay |
Cabdullahi Ciise Maxamed |
Wasirka A/Dibadda |
Hawiye |
Habar Gidir |
Mudug |
Sheikh Cali Jimcale |
Cafimaadka & Shaqada |
Hawiye |
Xawaadle |
Hiiraan |
Sh. Cabdullahi Maxamud |
Warshadaha&Ganacsiga |
Darood |
Mareexaan |
G/Gaduud |
Cali Maxamed Hiraabe |
Wasiirka Warfaafinta |
Hawiye |
Abgaal |
Sh/Dhexe |
Cabdi/saq Xaaji Xusseen |
Wasiirka A/Gudaha |
Daarood |
Majeerteen |
Bari |
Maxamud Axmed Maxamed |
Wasiirka Caddaladda |
Hawiye |
Abgaal |
Sh/Dhexe |
Cabdi Nur Maxamed Xussen |
Wasiirka A/Bulshada & Isgaarsiinta |
Raxweyn |
Raxweyn |
Bay |
Golihii wasiirada ee la magacaabay July 1961-kii, ayaa qilaaf, isqabqabsi iyo qabiil qancin darteeda laysuga shaandheeyey.
November 19,1962, ayaa hadana Gole wasiirada oo cusub uu magacaabay Ra’iisulwasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke
Aadan Cabdule Cusmaan |
Madaxweyne |
Hawiye |
Ujejeen |
Hiiraan |
Abdi/shid Cali Sharmarke |
Ra’iisul wasaare |
Darood |
Majerteen |
Bari |
Ali Garad Jamac |
Wasiirka Beeraha |
Darood |
Dhulbahante |
Sool |
Hilowle Macalin Max’ed |
W. Gaashandhigga |
Darood |
Ogadeen |
J/hoose |
Yusuf Cusmacil Samatar |
W. Waxbarashada |
Isaaq |
Habar Awal |
Waqoyi Galbed |
Abdi/dir M. Adan Zope |
Wasirka Lacagta |
Raxweyn |
Disow |
Baay |
Abdulahi Ise Mohamed |
W. Arimaha Dibadda |
Hawiye |
Habar Gidir |
Mudug |
Maxamud Axmed Mohamed |
W.Shaqalaha&Caafimadka |
Hawiye |
Abgaal |
Sh/Dhexe |
Xaji Ibrahim Cusman Fod |
W.Ganacsiga&Warshadaha |
Isaaq |
Habar Yonis |
Waqoy Galbed |
Cali Maxamed Hirabe |
Wasiirka Warfaafinta |
Hawiye |
Abgal |
Sh/Dhexe |
Mohamud Abdi Nur(Juuje) |
W. Arimaha Gudaha |
Dir |
Qubeys |
Baay |
Axmed Geele Xassan |
Wasirka Cadaalada & Arimaha Diinta |
Hawiye |
Xawadle |
Hiiraan |
Cabdirisaq Xaji Xussen |
Wasirka Isgaarsiinta & Arimaha Bulshada |
Darood |
Majeerten |
Mudug |
|
Golahan wasiirada ee cusub waxaa lagu soo daray: |
Hilowle Macalin Maxamed Wasarada Difaaca…………………………Darood (Ogadeen) |
Yusuf Cismacil Samatar Wasarasa Tacliinta………………………….Isaaq(Habar Awal) |
Maxamed Axmed Maxamud Wasada Shaqaalaha iyo Caafimaadka …….Hawiye (Abgaal) |
Axmed Geele Xassan wasiirka Cadaalada & Arimaha Diinta…………..Hawiye (Xawaadle) |
Cabdirisaaq Xaaji Xussen Wasirka Isgarsiinta iyo arimaha Bulshada……Darood(Majerteen)
|
Waxaa Xilalkoodii waayey: |
Maxamed Xaaji Ibrahim Cigal (Isaaq) |
Sheikh Cali Cusman (Isaaq) |
Sheikh Cali Jimcale (Hawiye) |
Maxamud Axmed Maxamed (Hawiye) |
Cabdinur Maxamed Xusen oo (Raxweyn) booskiisa Cabdirisaq Xaji Xuseen aa lagu bedalay!960-1964-kii Wasiir Ku-xigeenadii uu magacaabay Ra’iisulwasare Cabdirashid Cali Sharmarke |
|
Cabdullahi Xaaji Maxamed (Insani) |
Ku-xigeenka Tacliinta |
Dir/Agon |
Baay |
magacabay July 22/60 |
Sheikh Maxamed Isaaq |
Ku-xigenka Arimaha Gudaha |
Hawiye/Jejele |
Baay |
July 22/60 |
Mohamed Ossoble Adde |
Ku-xigenka Isgarsinta& Arrimaha Bulshada |
Hawiye/Murasade |
Galgaduud |
July 22/60 |
Sheikh Cali Cusmancil |
Garsorka & Arimaha Diinta |
Isaaq/Habar Yonis |
Togdheer |
July 22/60 |
Xassan Caliyow Mursal |
Ku-xigenka Golaha Wasiirada |
Raxweyn/Elay |
Baay |
Julay 22/60 |
Maxamed cali Daar |
Ku-xigenka Arimaha Dibada |
Darod/Majeerten |
Nugaal |
Aug.14/61 |
Xussen Cumar Xassan |
Ku-xigenka Beeraha & Xanaada Xoolaha |
Darood Ogaaden |
Somali Galbeed |
Aug.14/61 |
Maxamed Cali Dhore |
Ku-xigeenka Tacliinta |
Hawiye/Habar gidir |
Galgadud |
Aug.14/61 |
Mohamed Sh. Maxamed Dahir |
Ku-xigenka Difaaca |
Raxweyn/Yantar |
Baay |
Aug.14/61 |
Aadan Shire Jamac |
Ku-xigenka Arimaha Gudaha |
Darood/Marexan |
Galgadud |
Nov.19/62 |
Abdiraxman Xaji Mumin |
Ku-xigenka Xanaanada Xolaha |
Hawiye/galjacal |
Hiraan |
Nov.19/62 |
Maxamed Sh. Maxamed Dahir |
Ku-xigenka Golaha Wasirada |
Raxweyn/yantar |
Baay |
Nov.19/62 |
|
Maxamed
Xaji Bile JamacW/K.
Gaadiidka & Isgaarsiinta Dir Reer Agoon uly 23/1967