Sunday, January 10, 2010

SAMAALE CLANS : THE NINE SAMAALE CLANS OF SOMALIA


Daroodka tarkhiikda uu Dir u Sameeyay :Irir Samaale : Been Abuurka Daroodka Dir Ka Fidiyo:



Somaalidu maah afarta qabiil ee Dir, Darood, Hawiye iyo Raxanweyn oo la dhaho qudhoodu waa Samaale, in kastoo halkan lagu darin:


MAXAA LOO AASAY QABIILKAN SAMAALI ?

Dad badan oo ay ka mid yihiin, Cawara Malleh (Awramalleh), waa beelo ka fil weyn Dir iyo Daroodba. Xawaadle, Degoodi, iyo Gaaljecel maaha ilmo Hawiye.

Hawiyah, xitaa ma qariyaan, oo waxa ay dhahaan anagu waxaan nahay 6:


  1. KARANLE--MURUSADE

  2. GORGARTE- HABAR GIDIR IYO ABGAAL (HIRAAB)

  3. JAMBIILE- AJUURAN IN KASTOO HAWIYUH KURAAS SIIN OO OTHERS AY KA HELEN

  4. RARANLE- WAA TIRTIRMEEN AMA IN YAR AA KA HARTAY

  5. HASKUL- WAA TIRTIRMEEN

  6. GUGUNDHABE- BADI CADE+ JEJEELE-LAAKIN HADA HAWIYAH WEXEY KU DARAAN BEELO BADAN OO SAMAALE LIISKAN KA AH

Waxaan rajeynayaa Hawiyah in ay naga xanaaqin, runtu cidwalba kama farxiso.

Alifaadii Magacan Been Beenta (Irir)

Laakin, Habar Gidir iyo Isaaq oo ay soo eryeen Daroodka ayaa waxa ay kala saar saaridaan ku koobeen iyagoo magac cusub "Alifay oo la Dhaho Irir Samaale" 1960's. Iyagoo ku guuleystay in ay meeshoo dhan ka saaran magacii hore ee mucamka ahaa ee "Dir".

Dir Waligiis muu dhalin nin Irir la yiraahdo ! Laakin waa xaqiiq in Dir lagu naaneysi jiray, Dirir. Haa magac Dir wuxuu ka yimid --- Dir oo ay macnaheedu tahay dad iyo Dhiiri -ninimo- raganimo. Waxaa layiraahdaa Dirir waa xidig, ay Dirkii hore dhahaan waxaa dhashay odeyga Dir saas Daraaded waxaa loo baxshay kii dhashay xili Dirir soo baxay! Aniga cilmi falaqa ma aqaan laakin say doontaba ha noqoto. Waxa Dir Dhalay oo si toosa uu ugu abtirsadaa Aji Samaale Xiile.

Darood iyo Dir: DAROOD CARAB MAAH MUXUU QARINAYAA OO QURANKA ALLE XITAA U ADEEGSADAY?

Dadkun intaa ka hor waxa ay ahayeen Dir iyo Daarood, sida ay jecel yihiin wiilasha aan abtiyaash u nahay Darood . Laakin Daroodkuna wuxuu qariyaa in uu isagu xitaa Dir sheegan jiray oo uu bari danbe 1700, markii ay madaxa kor u qaadeen ay is dheheen war Dir saan uga baxnaa ay alifeen sheeko xariir. Ha Sheeko xariir ah, anagu carab bari dhaw timid baan nahay Hooyadeen Doonbiro ayaa Dir aheyd, oo anagoo geed saaran ayaa nala soo dhaweeyay.

Sheeko xarirtaan wax ay Daroodka ka soo xadeen ama ka naqileen. Quraanka: Haa walaahay !!!

Sheekadan, Daaco Qarmoonka ah, naaxyadeeda waxaa laga soo naqilay Suurata Taha iyo Ayadaha Quraan Alle. Fiiri Saan ayay u dhacaysaa.
1)Sheekh Daarood waxaa dhalay nabi Ismaaciil ( xasuuso ceelkii Zam Zam)


2)Darood oo Doon kula soo caariday Geeska Africa oo baqdin iyo anfariir geed saaran ayaa waxaa helay laba gabdhood oo ari wata(waa gabadheeni Donbiro).

3)Qeybtaan waxaa ay Darood ka soo qaateen Sheekadii Quraanka Xakiimka ahaa ee Nabi Muuse (SaWS) uu dilay ninka Fircoonka ah, ee uu u fakaday, Siinay (Sinai) dalka ay Daganayeen Madyan oo uu ka dhashay Nabi Shucyb (Saws) oo isagoo geed saaran uu la kulmayo laba gabdhood oo aru wata.

4) Daroodka waxaan waxa ay ku qoreen buugag ay qoreen Gaalada ( Western writers) oon soo bandhigi doono. Marka Darood booskii Muuse ayay galiyeen, Shucayb iyo qablikiisina Madyan (SAW) waxa ay ka dhigayaan Dir.


5) Malintii danbe ayaa Dir ( Shuceyb ) Xanaaqay oo daba galay Gabdhihii oo uu la kulmay ninkii geedka Saarnaa.

Daarood abti maxaad qarineysaa oo aad geedaha la fuul fuuleysaa ?
  1. Daroodka waxay qarinayaan waxa weeye waa "Gaal Ka Hareen". Haa, si fiican ii dhageyso, Darood iyagaa Abtiyaal u ahaa Dir oo Dir dhulka ugu yimid. Dirna geed kama soo dagin, (saan cadde ) Carab muusacagaleyda (lizards) iyo Ayaxa (grasshoppers) oo suuqa ka xamaala, kubabka xoolaha cuna, maqnuuda kuma abtirsadee waxan ka imid Galbeedka Somalia. Waxan Dir Dhalay Xarla (Harla) oo ah dadkii ay Dir guumeysan jireen ilaa Qarnigii 700AD.
  2. Haa Dir Dalka wuxuu ugu yimid Daroodkaan iska Dhiqdhigaya Shariifka, waana niman Xarla Koombe ah. Waa Xarlada ay ummadah Harrar oo dhan ku sheegan qown la rogoy oo Ilaahey duleeyay. Oromada kuu sheegi, Cafartaa kuu sheegi, oo anigaa kuu sheegaya.
  3. Cadeeyntan hayona waa ka naxaysaa mana rumeysan doontid. War ma magacyadaan Darood ee ah kuwa Gaalada ayaa Shariif Shariif ka soo urayaa ?

KabLalax, Kuumada, Kuumbe ( Koombe), Geri, IWM

Daroodka waxa ay qarinayaan iyaga ayay u taal. Abtiyaal, hadii aad Shariif Sharif mataleysan Gaaladan xun xun ha ugu sheekeyn aniga Amiir baan ahay oo dad Cawaana oo Dir iyo Hawiye iyo Raxanweeyna ayaan Diinta ku fidiyay.

War Diinta Alleh kaa Saaryee ma adaa Diin Faafiyay, oo shariifa, oo dalka doon ku soo galay. Miyaadan aheyn, Gaalkii aan anigu ilaa Iifat ilaa Adal ilaa Axmed Gurey soo Islaminayay. Bal fiir Daroodkan Shariif isku sheega magacyadooda:

Tagal Waaq- Absame Darood

Jidwaaq

Cabdul Waaq

Gudoon Waaq Majeerteen

Siwaaq roon Majeerteen

Amarti Waaq Majeerteen

Muunan Waaqan ahayn Wixii ay Cabudi jireen Gaalo Ka Hareenkii Cawaanka ahaa ee ilaa hada ay Boorantu caabudo adiguna waxad la baxday kii Jidkii waaq maray, Tagaal Waaq kii waaq u tagay, Gudoon Waaq iyo kii isaga iyo waaq markey wada hadleen yeelay " Sidii u rooneyd waaq".

DOONBIROOY YAAD AHEYD ?

KITAABKA UU QORAY : SHIHAAB EE BUUGA " FATUUX AL XABASH AYAA SHEEGAYAY IN XAASKA MUJAAHID AXMED GUREY AHAA MAROW : BAATI DELWAMBER OO MAJEERTEENKA AY DOONBIRO XAGAA KA NAQLIYEEN.

Ugu yaraa 1000 jeer aayaan ku arkay warar kaladada oo Daroodku Dir ka bixinayaan ilaa I. M lewis ilaa Qoraalo kale oo dadka Daroodka ugu sarsareeya ay Dir magacooda burburinayaan, iyagoo leh Dir waa Dadkii dalka loogu yimid, ee ilaa wixligii cawanimada oo Somalida oo dhan ka timid. Geed baan saarnaa oo ka soo dagay dalkaan oo dhana Dir baan ka qaaday ?

Darood hadii uu guursaday awoowgiin Darood gabar la yiraahdo Doonbiro Direed sidee dalkan oo dhan ( Itoobiya ilaa Jabuti ilaa NFD) uu u dhali karaa nin aad gabadhiisa qabto oo arooskaagi fadhiya ?

Isweydii, Tusaale ahaan, hadii aad tahay ka soo qaado 30 jir oo anigoo Magaceyga la dhaho Dir aan ku siiyo, Gabadheyda oo la yiraahdo Doonbiro oo 20 jir ah, macneheedu waxaa weeye adigu qiyaastii anigoo Magaceygu yahay Dir, waxaan jirikaraa ilaa 60 sano soo maha. Marka hadii aad suuq galiso Sudogeey oo Dir la dhaho oo 60 jir ah ayaa dhalay dadka ku nool Somalia iyo Ethiopia illaa Kenya iyo Erithrea. Waxaas yaq yaqsiga leh ayay u sheegeen Daroodka qoraaga I M Lewis la yiraahdo oo uu dunida ku fidiyay.

GAALKA DIL GARTIISANA SII BAAY DIR HOREY U TIRI, DAROOD ABTI, ANA WAAD I DHASHAY, ANA WAA KU DHALAY. MAAD NA KALA DEYSID. ABOOR AYAAD TAHAY ABOORNA GURI GEED KA SAMEYSAN AYUU DUNSHA, ANIGU SE WALEE DIR BAAN AHAY, ABOORNA DHAGAX WAXBA KAMA QAADO, INUU LEEF LEEFO MOOYE.

A TERMIT CAN DO NOTHING TO STONE BUT LICK IT- ASALAMA CALEYKUM


Markale ayaan Arinkan u soo noqon, Qoraaladan Soo tabin








Blog Archive