Saturday, June 9, 2012

Dir Clan in:Encyclopaedia Aethiopica: D-Ha edited by Siegbert Uhlig

AWBARKHADLE YIBIR BOQOR CISMAN WADADO





A Pastoral Democracy: A Study of Pastoralism and Politics Among the Northern ...

 By I. M. Lewis p260


Customary Strangers: New Perspectives on Peripatetic Peoples in the Middle ... edited by Joseph C. Berland, Aparna Rao










Maxamed Xinifi

Jamac
Gedi r, gedidheere
Anjid
Muse
Jamac

Muse-R.Bali, R.Malekhal yibir gadud galab


In Jubaland, where the Tumal, Yibir, and Midgan are called collectively Gaan- Walal, the Somali say that the first Yibir was born of a woman who had two husbands, sleeping with one by day and the other by night.




More editions

Surre Beelah Direed ee konfurta Somalia

.
 Surre views:  Southern Dir point of veiwand informed sources of Surre Dir Clan

Beelah Direed ee konfurta Somalia (Mudug/Galgaduud/Sh.Hoose) dagan waxa ay sheegan in odeyga Direed uu dhalay Afar wiil oo kala ah: Madaxeyne Direed oo curad ah, Mahe Direed oo ku xigeen ah, iyo labada kale oo kala ah Madoobe Direed iyo Mandaluug Direed oo ugu yar da'a ahaan marka la eego. Taarikhiyan waxa ay rumeysanyihiin Dirka Galbeedka iyo Konfurta dagan dhoor qodob oo ku saabsan tariikhda hore. 1)Dadka Direed in ay ka yimaadeen dhankan Galbeedka bilawgii, kunsano ka hor. 2)Magaca Dir in uu macnahiisu yahay "Fir" ama Ab. Oo lagu macneyn karo geesi ama Dhiire. 3)Konfurta Dirta dagan wexey rumeysan yihiin in ay Dirka xukumi jireen Saladiin loo yaqiin ROOBLE oo ahaa ilaaliyaasha Xeerka iyo caadada beesha. Rooble- Xeerbeegti,Qareemo, amanduuleyaal,Roobdoonayal,iyo mareynta reerka ayaa lagu aqoon jiray.Guud ahaana waxa ay ilaalin jireen xeerka oo Dirku rumeysnaa in ay ka dhaxleen Dir Aji abkoodi hore. Madaxdan oo loo aqoon jiray Roobleyaash dadku wey ixtiraami jireen ila heer xitaa isha laguma godi jirin, oo xitaa "ILKULULe" ayaa loo aqoon jiray. 4)Waxa kaloo ay rumeysan yihiin in Zeylac magalada la yiraahdo ay Dir badan soo jidatay qarnigii (700 AD) halkaas oo ay ka soo dageen Asxaab badan oo Rasuulka(Caleyhi salatu wa salaam) u soo diray magaalada Zailac Hijradii koowad. Oo dadka Direed iyo Canfarta (Oday Caliga) ay waagii danbe ka wada asaseen labo boqortooyo oo la kala dhihi jiray CIFAT iyo CAdal. 5)Dirta koonfurta iyo Galbeedka dagan waxa ay rumeeysan yihiin oo kale in 1400 ay dhaceen dagaalo far badan oo xabashida iyo muslimiinta is dagaaleen. Ilaa ay xabashida oo adeegsaneysa (Portugees)burtaqiis ay cagta mariyeen boqortooyoyinkii Musliminta oo kuwa Direed ee Cifat iyo Awda ka mid ahayeen 6)Dhamaan waxa ay rumeysan yihiin Dirka in ay door weyn ka ciyaareen fidinta diinta Somalia iyo Ethiopia dhexdooda. Sheekhyada waaweyn ee geeska Afrika sida Sheikh Xuseen Bali, Aw Barkadle, Awbarre iyo qaar kale ay Cadal iyo Cifad ka soo jeedan 4)Beelaha Biyomaal iyo Suure iyo Guure waxa ay sheegan in 1600-1750 ay u soo guureen duleedka dalka (Gobalada dhexe iyo labada wabi dhexdooda) mudo yar ka dib dagaladii Axamed Gurey iyo Amxaarada. *MADAXWEYN DIR Ali 1)Guureh 2)Jiide 3)Gariire 4)Akisho 5)Layiile 6)Gurgure 7)Wardey *MAAHE DIR Maxamed Xiniftire Biyamal Isaaq Gaadsan Bajimaal Dabruube Suure (caballe & Qubeys) Magadle Quranyow maxamed(Gare) Barsuug Madigaan Rooble *MANDALUUG DIR Madaluug (southern Madaluug) Gadabuursi * MADOOBE DIR Ciise *QALDHO DIR Noole Warday Jarso Babili Randiile Gabro Digoodi Ajuuran Read and submit comments[1]. Link. submitted by Agoon under Agoon 's Channel on 12/26/2004 @ 8:44 AM(UTC) Rate This 0 1 2 3 4 log this The Dir Clan Political Parties in Ethiopia and Somali region 5 USP - Partito Unito Somalo, si sta cercando di radicare nel Puntland, composto da clan Daarood/Dulbahante e Warsangeli appoggiato dalle caste dei Midgan e dei Tumal; leader MOhamed Abdi Hashi e Ahmed Gure Aden opera nel Somaliland orientale fra Las Anod e Las Koreh. *Calan Gaduud (Bandiera Rossa) gruppo opposto al SNM. *FLCS - composto dai clan Dir, Isse e Gadabuursi, opera nelle regioni di Zeilah e di Gibuti. *SNM - Movimento Nazionale Somalo - composto dal clan dir, Isaq, Habar Yunis, il gruppo è condotto da Abdurahman Ahmed Ali "Tur", 1° presidente della repubblica de facto del Somaliland dal 91 al 93. Ovviamente è riconducibile nella zona centrale e Nord della Somalia (Somaliland). *SDA - Alleanza Democratica Somala, del clan Dir/Gadabuursi, stanno nel distretto di Borama in Somalia del Nord, lo stato attuale del SDA è poco chiaro, leader della formazione è Mohamed Farah A. U.N.D.P (On the net) Dir Movements in Region 5 Ethiopia GLF (Gurgura Liberation Front) led by Abdelasis Ahmed HDP (Horiyal Democratic Party), from the WSLF (Western Somali Liberation Front), led by Abdi Ismail and representing the Gadabursi The IGLF (Issa and Gurgura Liberation Front), headed by Riyaale Ahmed, which, since a split in 1991, only defends Issa interests (essentially the control of the Djibouti-Ethiopian railway line). The pro-government ESDL which hope to become part of the EPRDF is headed by current Transport minister Abdulmejid Hussein (Issa Habar Awal). It has 76 of the 139 seats in the Regional Council and 15 of the Somali Region's 23 seats in the House of Peoples' Representatives, as well as the two seats for the autonomous city of Dire Dawa. Though it has little support among the Ogaden, the ESDL is backed by the northern clans, the , Dir (Issa,Issaq, Gadabursi, Gurgure) and the non-Ogaden Darod (Bartire, Yabare, Mejertein, Dhulbahante). Some southern Dir clans (Garre, Digoodiya) also support the ESDL. Also the Dir related Hawiye sympathizes with the group. Various Dir groups as :Surre,Qubeys, Fiqi Muxumed, Nacadoor, Gadsan, Badimal,Gariire, Guure,Akisho, Fiqi Cumar& Fiqi Yahye and Khayre) Naiposte kay If you see yourself as an Island you will become an Island. sa Fri Dec 31 09:18:14 EST 2004 ni Agoon. reply to this post Comments Gadabuursi siduu isku arko Agoon walaal waxan idii bayaaminayaa,in ay DIR ay ahayd 14 nin oo walaalo ah kaliya afar ka mi ahi ay hadda ku nool yihiin Geeska-Afrika waxana ay kala yihiin:- 1-Mandaluug dir oo ah Gadabuursi ahaana boqorkii ugu dambeeyay,magaciisuna uu ahaa Cali Cumar Mandaluug Dir ka dib markii qabsaday Gedo Plateu ee qabsaday min Ganaane Plateu ilaa Gedo loo magacdaray Gedonabiirsy taasi oo ah Gadabiisay tafiirtiina ku kala nooshay Min Kenya ilaa Djabuuti una badan yihiin Ethiopia,ahaana hormoodkii Ifat Kingdom oo ay hogaaminayeen Curaddii Makadoor (sida Sa'ad diin,Ahmed Gurey iyo Amiin Nuur(oo gurgure dhashay lana koray Gurgure oo Hoyaddii ah nabidoor ama Ina-aw-bare). 2-Madaxwayne Dir oo ah kuwa u badan oo aan ka garan Gurgure,gaadsan ,Akisho iyo kuwo kale oo aanan halkan ku soo koobi karin. 3-Mahade dir oo ah Isaaq,iyo Biya-maal iyo kuwo kale. 4-Madoobe Dir oo ah Ciisa Kaliya una yar. hadaba taariikhda Somali waxa uu ninkii u horeeyay Saciid oo dhalay Samaroon waana ninka laga maqlay Somali ahana abihii unugii IFAT kingdom of Islam dhalyna Raga ay ka mid yihiin Sa'ad-Diin,Gobe,Samaroon Iyo XeebJire,hadana waxa uu Sheikh SAciid ku aasan yahay dhul badeed u jira Saylac 60km xaga bada,hadaba waa inaan soo noolaynaa taariikhdii Dir. posted to Beesha Direed - Somali Dir clan and their sub-clans. at Fri Dec 31 09:28:35 EST 2004. Sumagot Great Pictures of the Dir Ethiopia Issas and Gadabursi and Gurgure Sawirad waan ka helay . Xageebaad ka hesha (Posted by guest: Aadil) posted to Gadabuursi siduu isku arko. at Mon Jan 03 21:23:36 EST 2005. Sumagot reply to this post Nearby Bur Gause Bur Gawse Midagdu Aweyon War Hamur Gal Gali Goghl Gogal Mado Ali Madow Cali Hool Ciinlay Haranki Hara Hosle Hareri Hosle Hareri Hawseli Gurgura Hara Gulgula Hara Galgala Garba Goof Mata Arba El Uara El Uaro Ber Hawamadi

Somali website links

Allputland.com

Awdalchroniclenews.com

Awdalnews.com

Awdalpress.com

Booramanews.com

Blog Archive