Tuesday, November 20, 2018

Shirkii Mideynta DIR oo London ka qabsoomay 22.7.13 iyo Suldaanka guud ee beesha Direed oo loo doortay.. Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye xamse | July 23, 2013 | Beesha Isaaq Maxamed Xiniftire Dir ( Suldaanka Guud)


IMG_8482

Waxaa shalay kadhacay magaalada London xaflad loogu dhawaaqay gudida midaynta Dirka oo lagu cumaamaday
Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye, oo ah suldaanka guud ee beelaha Dirka oo gudoomiye loogu doortay inuu hogaamiyo gudida midaynta Dirka iyo guud oo dhamaan Soomaaliya Djabouti,Kilinka 5aad iyo waliba NFD.
IMG_8441
Waxa shirka ka hadlay Odayaal,Suldaano,Haween,dhalinyaro iyo dadkale oo madasha kulankan kasoo qaybgalay waxay dhamaantood ka waramee xaaladda ka jirta degaanka Dirtu ay degto,midnimada beesha Dir iyo sidii loo der-der galin lahaa hawlaha mideynta beelaha Dir. 
IMG_8413
IMG_8440
Waxa   hadalo isugu jirta mahadnaq,Dar-Daaran usoo jeediyey ”Suldaanka madasha lagu cumaamaday Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Ismaaciil Suldaan Nuur Suldaan Diiriye,Waxa uu aad ugu dheeraaday hawshan loo igmaday oo ah hawl aad u balaadhan aanan ka rajeynaayo in hawshan Illahay ii fududeeyo idinkuna aad ila hawl gashaan oo aanan waxba qaban karin hadii aydinaan garab isiinin,Waxa kale oo suldaanka la cumaamaday uu ku tilmaamay in ay tahay guul usoo hoyatay dhamaan beesha Direed meelkasta oo ay jogaan  in ay yeeshaan hogaan ay leeyihiin taasina ay wax weyn ka qaban karto dhamaan mideynta beesha Dir iyo horumarka dhinac walba ah,ayna diirada saari doonaan dhamaan baahiyaha u yaala sidii si deg-deg ah wax looga qabto.Isaga oo ugu danbeyntii Suldaanku Baaq u direy dhamaan DIR meelkasta oo ay joogaan in ay midoobaan oo ay ka taliyaan aayahooda iyo Mustaqbalka dalkaba .Waxa kale oo uu kula taliyey dhamaan dadka wada tacadiyada ay kula kacayaan ama dhibka ay ku hayaan beesha direen noockastaba ha ahaatee in ay joojiyaan oo ay ka shaqeeyaan nabada iyo Horumarka.Ugu danbeyntiina waxa uu Illahay uga baryay in ay khayr ku dhamaato”.
IMG_8442
Waxa gudida jirta ee beesha DIR  ay dhawaan u ambabixi doonaan magaalada Muqdisho oo Ramadaanta markay dhamaato usbuuc kadib lagu qaban doono shirweyne dib uheshiisiin Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb gali doonaan dhamaan beelaha Soomaaliyeed laguna lafa guri doono mustaqbalka Somaliya iyo xasilinta gobolada oo dhan. 
IMG_8470
Sida aynu wada ognahay DIR Waa  beesha ugu balaadhan dadka af Soomaaliga ku hadla waxayna degtaa beesha Dir Dhamaan 5antii la isku odhan jirey Somaliya,waxa yana keeni kartaa horumar la taaban karo horumarkan la wada ee ah sidii loo mideyn lahaa DIR si ay hawlaheeda dhinacwalba u qabsadaan.
IMG_8466
IMG_8467IMG_8474IMG_8469IMG_8476IMG_8477IMG_8488
DAAWO VIDEO MASUULKA LA CUMAAMAD SAARAY OO FARIIN DIRAAYA.
https://www.youtube.com/watch?v=2u2C6HLaQuQ&list=UUKfEZcNSTtxqfjLWBDDvnzw&index=1

Shirkii Wadatashiga Qoomiyadda Beel-weynta Direed- Beesha Direed Shir Weyn Loo Dhanyahay Numbar 50

Shirkii Wadatashiga Qoomiyadda Beel-weynta Direed

Sawirada soo socda wa kuwii ugu dambeeyey ee aan idin kaga haaynay shirkii wadatashiga ee ahaa ee lagu qabtay Degmada Nambar ee Gobolka Shabeelada hoose.

Waxaan idin kaga muuqan doona mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka midyihiin Xildhibaan Saciid, Ex wasiir
Muxdiin Maxamed Xaaji, Ugaaska guud ee Biimaal, Suldaan Saciid oo ah suldaanka Beesha Isaaq iyo duubab dhaqameedyo kale oo halkaan aan kusoo koobi karin.


Sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa shirka wadatashiga Haweenka Qoomiyadda Beesha Direed, dhawaan waxaaan soo gudbin doonnaa dhamaan khudbadaha ay halkaasi ka jeediyey duubabka dhaqan iyo siyaasiyiinta aan weli idin daabixin.
DSCF1329-1-768x576
DSCF1330-768x576
DSCF1331-768x576
DSCF1332-768x576
DSCF1333-768x576
DSCF1335-768x576
DSCF1337-768x576
DSCF1339-768x576
DSCF1340-768x576
DSCF1341-768x576
DSCF1342-768x576
DSCF1343-768x576
DSCF1344-768x576
DSCF1347
DSCF1348-768x576
DSCF1349-768x576
DSCF1350-768x576
DSCF1351-768x576
DSCF1352-768x576
DSCF1353-768x576
DSCF1356-768x576
DSCF1357-768x576
DSCF1358-768x576
DSCF1360-768x576
DSCF1365-768x576
DSCF1366-768x576
DSCF1369-768x576
DSCF1371-768x576
DSCF1373-768x576
DSCF1375-768x576
DSCF1387-768x576
DSCF1390-1-768x576
DSCF1399-768x576
IMG_20160108_114037-576x1024

Blog Archive