AQriso Liiska Xildhibaanada Galmudug oo la soo dhameystiray
LIISKA MUDANAYAASHA BAARLAMAAANKA MAAMULKA GALMUDUG;
| No | Magaca | Beesha | Degmada |
| 1 | Maxamed Mire Axmed | Madhibaan | Dhuusamareeb |
| 2 | Maxamed Xassan Xuseen | Madhibaan | Cadaado |
| 3 | Khadiija Cadaan Jimcaale | Tumaal | Ceeldheer |
| 4 | Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise | Murusade/Habaradinle | Galhareeri |
| 5 | Garaad Yuusuf Maxamuud | Murusade/Habaridinle | Galhareeri |
| 6 | Cabdikarin Macalin Axmed | Murusade/Abakar/Israfil | Ceelbuur |
| 7 | Maxamed Geedi Cawaale | Murusade/Abakar/Saciid | Ceelbuur |
| 8 | Cabdikarin Cumar Axmed | Murusade/Cabdalle | Galhareeri |
| 9 | Mahad Sheekh Cali Cibaar | Murusade/Cabdalle | Galhareeri |
| 10 | Farxiya Xasan Cali | Murusade/Habar ceeno | Ceelbuur |
| 11 | Cabdullaahi Maalin Gaafow | Murusade/Habar ceeno | Ceelbuur |
| 12 | Salaad Axmed Ceynte | Murusade/Habar ceeno | Ceelbuur |
| 13 | Cumar Maxanuud Mahadalle | Murusade/Habar Maxamed | Ceelbuur |
| 14 | Cali Gacal Casir | Murusade/Habar Maxamed | Ceelbuur |
| 15 | Cabdiwali Aadan Cabdi | Surre/Fiqa-muxumad | Balanbale/Xeraale |
| 16 | Cabdirizaaq Xuseen Maxamuud | Surre/Fiqa-muxumad | Balanbale/Xeraale |
| 17 | Bashiir Axmed Xuseen | Surre/Cabdalla Saleebaan | Galgacyo |
| 18 | Xareed Cali Xareed | Surre /Qubeys | Galgacyo |
| 19 | Canab Maxamed Cosoble | Surre/Qubeys | Xarardheere |
| 20 | Cabdullahi Xersi Maxamed | Surre /Qubeys | Hobyo |
| 21 | Max’ud Aaden Cusmaan | Waceysle/Caligaaf | Galcad |
| 22 | Cabdullaahi Imaan Afrax | Waceysle/Absuge | Ceeldheer |
| 23 | Yoonis Muxudiin Xaaji Max’ed | Waceysle/Maxamedcadde | Xarardheer |
| 24 | Cabdullahi Xirsi Wardhere | Waceysle/Cabdiraxman | Ceeldheer |
| 25 | Mukhtaar Macalin Cabdullaahi | Waceysle/Marrooyin | Ceeldheer |
| 26 | Sh. Ciise Macow Gacal | Waceysle/Abdi Macalin | Galcad |
| 27 | Cali Xasan Cali Calasoow | Waceysle/Dhegaweyne | Galcad |
| 28 | Hassan Cabdullaahi Maxamed | Habargidir/Saleelbaan | Hobyo |
| 29 | Maxamed Hasan Geelle | Habargidir/Saleelbaan | Cadaado |
| 30 | Mahad Cilmi Cali | Habargidir/Saleelbaan | Cadaado |
| 31 | Cabdullaahi Faarax Jimcaale | Habargidir/Saleelbaan | Hobyo |
| 32 | Cabdullahi Cumar Maxamud | Habargidir/Saleelbaan | Cadaado |
| 33 | Faysal Axmed Cabdulle | Habargidir/Ceyr | Xarardhere |
| 34 | Yuusuf Xassan Cali | Habargidir/Ceyr | Dhuusamareeb |
| 35 | Nuur Cali Sahal | Habargidir/Ceyr | Balanbale |
| 36 | Xuseen Xirsi Shidane | Habargidir/Ceyr | Balanbale |
| 37 | Cabdirashiid Yuusuf Axmed | Habargidir/Ceyr | DXarardhere |
| 38 | Axmed Yuusuf Ciyoow | Habargidir/Ceyr | Dhuusamareeb |
| 39 | Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey | Mareexaan/Reer Warsame | Balanbale |
| 40 | Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon | Mareexaan/ Reer Dalal | Caabduwaaq |
| 41 | Bashiir Diiriye Shariif | Mareexaan/Reer Dalal | Caabudwaaq |
| 42 | Xassan Ali Dhuux Maxamuud | Mareexaan /Reer Xersi | Caabudwaaq |
| 43 | Duraan Cali Fareey | Mareexaan/Wegerdhac | Caabudwaaq |
| 44 | Cabdi Xaashi Jaamac | Mareexaan/Wegerdhac | Caabudwaaq |
| 45 | Cabdullaahi Xaashi Warsame | Mareexaan/Reer M. Guled | Caabudwaaq |
| 46 | Dr. Cabdisalaan Diini | Mareexaan/Wegerdhac | Caabudwaaq |
| 47 | Bosteeyo Jaamac Cali | Mareexaan/Wegerdhac | Caabudwaaq |
| 48 | Cabdixakiin C/llaahi Warsame | Mareexaan/Reer Nuur | Balanbale |
| 49 | Nadiif Maxamed Guuleed | Mareexaan/Celi | Caabudwaaq |
| 50 | Cabdi Sugulle Guuleed | Mareexaan/Reer Siyaad Xuseen | Caabudwaaq |
| 51 | Axmed Sheekh Yuusuf | Habargedir/Saruur | Xarardheere |
| 52 | Daahir Cabdi Shiiqoow | Habargidir/ Saruur | Xarardheere |
| 53 | Liibaan Cabdullaahi Xasan | Wadalaan/Cali Kuulle | Ceeldheer |
| 54 | Dr. Maxamed Cabdullaahi Cali | Xaskul/Cabdi Idde | Xarardheere |
| 55 | Caasho Maxamed Warsame | Duduble/Qadhoob | Xarardheere |
| 56 | Axmed C. Max’ed Cago Madow | Duduble/Maxamed Camal | Ceelbuur |
| 57 | Xasan Maxamed Axmed Geedi | Dudble/Aarsade | Ceelbuur |
| 58 | Bile Maxamuud Diiriye | Dudble/Maqlasame | Ceelbuur |
| 59 | C/llahi Xassan Maxamed Xayle | Dudble/celi | Dhuusamareeb |
| 60 | Xirsi Axmed Maxamed | Carab Saalax | Gaalkacyo |
| 61 | Abuukar Warsame Cali | Saruur | Xarardheere |
| 62 | C/llaahi Cabdi Cabdulle | Duduble/ Awradeen | Celbuur |
| 63 | C/naasir Axmed Yuusuf | Surre/ Qubeys | Hobyo |
| 64 | Maxamed Cilmi Afrax | Duduble/ Maxamed Camal | Celbur |
| 65 | Maxamed Cabdi Guuleed Afrax | Duduble/Maqalsame | Dhusamareeb |
| 66 | Maxamed Tahaliil Biixi | Mareexaan/ Reersiyaad | Balanballe |
| 67 | Maxamed Xuseen Tahaliil Cali | Sacad/ Culus | Cadaado |
| 68 | C/dahir Maxamed Xirsi Aadan | Sacad/ Wuqujire | Galkacyo |
| 69 | C/qaaddir Cali Diirshe Cumar | Sacad/Wuqujire | Hobyo |
| 70 | Liibaan Cabdi Cali | Mareexan/ Reer Siyaad Xuseen | Dhusamareeb |
| 71 | Daahir Weheliye Siyad | Saruur/ Cali weheliye | Xarardheere |
| 72 | Maxamed Shiikh Axmed Maalin | Saruur/ Cali weheliye | Xarardheere |
| 73 | Maxamed Faarax Aadan | Mareexaan/ Celi | Dhusamareeb |
| 74 | C/weli Cali Maxamuud | Shiikhaal/loobage | Gaalkacyo |
| 75 | Qaasim Maxamed Cali | Shiikhaal/loobage | Gaalkacyo |
| 76 | Muxyadiin Axmed Maxamed | Shiikhaal/loobage | Gaalkacyo |
| 77 | C/kariin Maxamed Cusmaan Ciiro | Shiikhaal/loobage | Gaalkacyo |
| 78 | C/qani Aadan Garagaar | Surre / Cabdalle | C/waaq |
| 79 | Maxamed C/qaadir Xaashi | Sacad/ Wuqujire | Galkacyo |
| 80 | Maxamed Cabdi Faarax | Sacad/ Cabdalle | Cadaado |
| 81 | Maxamed Axmed Max’ed Afrax | Waceysle/ Haaruun | Galcad |
| 82 | Maxamuud Diini Xasan | Sacad/ Odow | Galkacyo |
| 83 | Muxyadiin Sh. Cabdullaahi | Shiikhaal/ Loobage | Caabudwaaq |
| 84 | C/raxmaan Xuseen Faarax | Mareexaan/ reer Guuleed Faarax | Dhuusamareeb |
| 85 | Cabdi Xasan Cilmi | Saleemaan / Maxamed Cabdi | Xarardheere |
| 86 | Axmed ShiikhNuur Warsame | Beesha Shanaad/ Madhibaan | Galkacyo |
| 87 | Maryan Cali Abtidoon | Saleemaan/Abukar | Hobyo |
| 88 | Faadumo Cabdi Weheliye | Saruur | Xaradhere |


